Ummad Ma Rabitaanka Shacbigaa Lagu Wadaa Mise Aragtida Hoggaamiyayaasha.
Adduunka ma jiro dal lagu maamuley rabitaanka shacbikooda oo guul fiican gaadhey. Hogaamiye dalkiisa ku dhaqa sida shacabkiisu jecelyihiin, waa shakhsi aan laheyn kartida hoggaaminta ama waa qof xil neceb iyo eed neceb, magaciisun...
Tuesday, June 23, 2015
Muran ka Dhashay Lows Dartiis Oo Diyaarad Loo Dejiyay
Diyaaraddu waxay daadisay 50,000 oo litir oo shidaal ah si ay u degto
Maxkamad ku taalla waqooyiga Ireland ayaa dacwad ku soo oogtay nin Maraykan ah, kaas oo loo haysto in uu halis galiyay diyaaradii uu saarnaa iyo dambiyo kale...
Tuesday, June 23, 2015
Lix Nooc Oo Kamida Faa,iidooyinka Soonka
Walaalayaal sida aynu wada ognahay bishan barakaysan ee ramadaan waa bishii ilaahay { swt} Quraankii ku xusay .
Sidaa awgeed xadiis rasuulka laga soo wariyey ayaa macniihiisu ahaa “sooma waa caafimaade { fast and be health }
...
Tuesday, June 23, 2015
Fadliga soonka Bisha Ramadaan 6aad. Sh. Jaabir Herblist
Soonka bisha ramadaan wuxuu leeyahay barakooyin fara badan oo ay ka kow tahay in qofka sooman uu yahay mid ducadiisa la aqbalayo,taasi oo qofka sooman looga baahan yahay inuu jaaniskaa iyo fursadaa ka faa,iidaysto oo uu ku dadaalo...
SOONKA IYO CAAFIMAADKA’ By: Dr. Hassan Wali
Waa markale iyo maqaaladeenii taxanaha ahaa ee caafimaadka bulshada, oo aynu maanta sii ambaqaadi doonno maqaalladii ku saabsanaa soonka iyo caafimaadka guud ee jidhka, innagoo ku guda jirna bishii barakaysnayd ee ramadaan, iyo so...
Friday, June 19, 2015
YUUSUF GARAAD: Xirfadle Caan Baxey Misna Muunad Baxey!
Mr. Yuusuf Garaad Cumar ayaa ah shaqsi ka baxey sifihii dhex-dhexaadnimo ee xirfadlaha sunaha u ahaa ka dib markii ay madax martey cadaawada
Hal-qabsi:-
Waxba yaanu xoolo I siin xeerna ii geline,
Xaashee nin libin kaa xis...
Friday, June 19, 2015
Qisadii Kunka Diinaar iyo damaaciga..!
Qisadan kooban waxaynu ku eegi doonaa nin damacu la galay xoolo nin kale leeyahay oo isu waalay dharkana u jeexjeexay sidii uu ku hel
Mar kasta oo aad dhugato baalasha iyo bogga taariikhda dunida, mar kasta oo aad dabciga d...
Saacadaha Muslimiinta Adduunku Soomayaan Sannadkan 2015-ka.
Waddanka saacadaha ugu yar laga soomayaa waa dalka Arjantiina oo laga soomayo 9 Saacadood, halka dalka Denmark uu yahay kan ugu saacadaha badan oo waa 21 Saacadood.
Waddamada adduunka intii jaar ahi, waa isku mid saacadaha ay s...
Monday, June 15, 2015
Tahriibaha maanta waa wasiirka Saandambe !!!!!!!!!!
“Ma la odhan karaa qurbo joogta xilalka loo dhiibiyaa waxay si dad ban dhiirigalin u tahay tahriibayaasha!?”
Sanadihii u dambeyey si isdaba joog ah saxaraha Suudaan iyo Biyaha Liibiya iyo Talyaaniga u dhexeeya oo kumanaan k...
Sunday, June 14, 2015
Caashaqii Awoowgay. Maxamed Sadiiq. Qaybtii 3aad
Gurxanka iyo guuxa siduu u taahayo ee kolba awoowo u leeyahay ayaan kasoo baxaa qolka jaan oo aan idhaa awoow waa xilli danbee waan sii soconayaa waxaan ku kallahayaa berri dugsiga oo aan leeyahay xiisad kallahaada, isagoo aan iga...
Saturday, June 13, 2015
Somaliland: Dooddii Xukuumadda iyo Xisbiyada W/Q. Maxamed Saleebaan Cumar
Telefishanka Star waxa uu dhowaan dood u qabtay dhinacyada ku loollamaya siyaasadda Somaliland. Dooddaas oo ahayd mid aad u xiise badan, waxa xukuumadda u metalayay Wasiirka Duulista Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, halka xis...
Saturday, June 13, 2015
Ogaysiis Ogaysiis; Bulshada Reer Somaliland
Dhamaan bulshada Reer somaliland waxaa la ogaysiinayaa in maalinta bari uu dalka somaliland caasimada hargaysa kasoo degayo SULDAANKA GUUD EE QURBA JOOGTA SOMALILAND SULDAAN CABDILAAHI CISMAAN AW XASAN .
Saldaan guud qurb...
Saturday, June 13, 2015
Ubaxii Abaarsadday..!! Qeybtii 3-aad W/Q: Mohamed Hassan Daacad
Waxaanay u dhignayd Fariintii qoraalka ahayd “ wllo,waxaan go’aansaday,isla markaana ay ila noqotay in aanan Wakhti xaadirkan kula wadi Karin xidhiidh Jacayl”. Waxa ahayd Wakhti habeenimo ah oo uu kasoo rawaxay Xafiiskiisa s...
HOYGA WAALIDA! sheeko xiise leh Waxa qoray SAKARIYE RIIRAASH
Waa dad qayirmay, dubaaqooka iyo dareenkooguna meel kalyuu ku wada dabranyahay, waa dadyow wada degen, muxubo iyo muusanawna isku haya hoostana iska haaraamaya, haddana ma ogola inay kala dareeraan oo way is dugsadaan, mid kastaan...
Wednesday, June 3, 2015
Caashaqii Awoowgay!
Aw Faarax waa doob aan weli guursan gacantana saarin gaari dumar, wuxuu ku gaboobay boqortooyada ingiriisaka oo uu yari ku tegay, waa markii u horaysay ee uu dalka yimaado, marka uu soconaayo waxaad is odhanaysaa dhulka waaka kaso...
Reer Xamarku Ma Xumaanta Somaliland Keliya Ayay Arkaan?
Muuqaalladii argagaxa lahaa markii lagu baahiyey warbaahinta kala geddisan, arrintaasi waxay keentay in shacabka Somaliland oo aan wax badan hubsani uu si ballaadhan u dhaleeceeyo ugana horyimaaddo, waxaa fursaddaas ka faa'iidayst...
Sunday, May 31, 2015
Doodda Qaxootiga iyo Xogaha Dahsoon Ee Somaliland iyo Somalia
Qaxootiga Yaa Siyaasadeeyey? Fariint ku Socota Qofkasta oo ka faallooday
Muuqaalka Hooyooyin dul saaran markab isla markaana ku calaacalaya in dhulkoodii loo diiday, haddii taasi lagu adkaystana isdilaya, waa dhacdo aad u xanuu...