Sir-Ma Qabe Allow Sahana Wiikileaks Waxay Qortay War Laga Arga-gaxo
Somalidu waxay tidhaa Sir-ma qabe allow sahana, warka wiikileaks soo bandhigtay in Somaliland heshiis la gashay Somalia iyo Puntland waa wax laga arga-gaxo oo laga cabsoodo. ilaahay baa xukuumadan kashifay oo in badan bay ummada b...
Monday, July 6, 2015
Halaaggii Noloshayda!
Da’daydu waa sideed iyo toban. Hooyaday iyo aabbahay waxa ay ku dhinteen shil Baabuur sidaa darteed waxa aan la noolahay habaryartay.
Wiil ayaanu iska baranay Internet ka, muddo ayaanu xidhiidhaynay. Xudhiidhkayagii wuxu ...
Aad Ha u Dadaalin Yaan Lagu Qaline!!!!!
Nin beeroole ah ayaa waxa uu lahaa Faras iyo Ri, malin maalmaha kamida waxa xanuusaday Faraskii, ninkii beeroolaha ahaa oo aad u jeclaa faraska ayaa aad u murugooday, waxaanu u tagay dhakhtarka xoolaha,
Dhakhtarkii ayaa u sheeg...
Saturday, July 4, 2015
Faca Guul Darada, Qalinkii:- Garyaqaan Cabdale Dahir Adan
Tan iyo maalintii uu Eebe taagay udubka aduunyadan aan ku noolnahay, waxa dadku isgu xidhnaayeen xidhmo xidhmo, taas oo ah intii isku da’ dhawi in ay isku tahay fac’ wadaag.
Hadaba waxan aan rabaa in aan si gaara u qeexo in...
Muran Kama Taagna In Uu Siyaasigu Yahay HIRAAL;Eng Da,uud Abiib
HARGAYSA(Wajaalenews) Muran kama taagna in uu siyaasigu yahay HIRAAL POLITICAL VISION.ubandhigi kara bulshada qancinkara.walibana ubandhigi karo barnaamuj siyaasadeed ootayo leh taasi waa ta keenta [falaax] guusha kasbashada qul...
Axmadow:- Miyaad Xuutaysan-Tahay!!! A.A. Cige
Afhayeenadii soo maray Madaxtooyada Somaliland shantii sano ee Madaxweyne Siilaanyo talada dalka hayey, inkastoo ay ku kala duwanaayeen xidhiidhada is-dhexgal ee ay la leeyihiin qaybaha saxaafada dalka (interaction), balse waxa fa...
Sunday, June 28, 2015
Soonku Yuu ku waajibey?
Soonku wuxuu ku waajibey cidda Shuruudahan leh:-
Qof kasta oo Muslim ah.
Qaan gaadh ah.
Caqli fayow leh.
Aan bukin.
Aan Safar ku jirin.
Ka nadiif ah Dhiiga Caaddada & Dhalmada, tan oo Dumarka ku gaar ah.
Haddi...
Siilaanyo Ayaa Sidaa Ku Dambayn Marna Maan Suuraysan!
Qorshe iimay ahayn inaan qalinka siyaasad u qaato bil Ramadaan taladana kumaan darsan ka hadalkeedaba. Waxaase saaka igu diray ficillada aan siisan waayay ee ku lamaanaa ama ku gadaamnaa soo guryo noqoshadii Madaxweyne Siilaanyo. ...
Wednesday, June 24, 2015
Kulmiye Wuu Tegi Doonaye Dhalinyaro!
Laga soo bilaabo intii uu talada dalka qabtay xisbiga kulmiye ayaa waxa maalinba maalinta kasii dambaysa sida aynu ka warqabno sii siyaadaya dabar go’a dhalinyarada Somaliland amaba Tahriibka loo yaqaan, iyada oo ay dhalinyaro f...
Wednesday, June 24, 2015
Curyaankii Kibraanigga Ahaa.!! W/Q: Mohamed Hassan Daacad
Waa maalintii labaad ee bisha barakaysan ee Ramadaan,dadkuna waxay hadda uu si tartiib-tariib ah ula soo qabsanayaan hab-nololeedka cusub ee soonka,badidoodna waxay la riyaaqsan yihiin wakhtiga wanaagsan ee ILAAHAY ugu beegay bi...