Mudo Kordhinta Cida Ku Faa’iiday iyo Cida Ku Khasaartay.
Hargeisa(wajaalenews)-Mudo kordhintii maalintii dhawayd ay samaysay Golaha Guurtida ayaa waxa ay ahayd laba mid laba dhinaca ah oo cidna faa’iido ayey u lahayd halka dadka qaarna aanay faa’iido u ahayn.
Mudo kordhintan oo a...
Shaydaan Ma Ku Shuqul Lahaa Soo Dejintii Waxyiga?
“Mahad oo dhami waxay u sugnaatay Allihii ku soo dul dajiyey adoonkiisa(muxamed) qur’aan ka, ee aan u yeelin(kitaabkaas) qallooc, deel-qaaf, laaxin, iska-hor-imaad, is khilaaf, been abuurad iyo wax allaaliyo wixii nusqaan ah e...
Sheeko Qosol Badan Oo Dhacday Maalin Ciida.
Hargeisa(wajaalenews)-Odaygu waa reer mii waligii muu tukan salad ciideed maalin danbe ayuu yimid magaalada isagoo ay dani ka soo gashay.
Odaygu markuu dantiisii dhamaystay muu noqone mudo danbe ayuu iska sii joogay magaaladii ...
Askarigii Sharaf la Hoyday Oo Qoyskiisii Deeq Ay Ku farxeen La Gaadhsiiyey.
Wuxuu ahaa askari ay geeridiisu dad badan taabatay. Shaqadiisa oo uu ku fiicnaa, dadka oo uu si fiican ula dhaqmi jiray, xilkasnimo iyo aqoon uu u lahaa shaqada uu qabanayey ayaa ka dhigtay in laga murugoodo geeridiisa. Ibraahin F...
Monday, July 13, 2015
Nabsi Iyo Nabar Jeceyl; Qalin Cabdinaasir Axmed Ibraahim,
Qalin maal Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Sheeko taxanne ah, ciwaanka; Somaliland_author@yahoo.com
Samiira waa agoon, waxay wax ka baran jirtay dugisiga agoomaha. Samiira waxay ka dhalatay qoys danyar ah. Waxay la dhallatay laba w...
Dhaliillayaasha iyo dhegaystayaasha Somaliland!
Waagii u beryay siyaasaddii cakirrantay geeridii marxuum Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal (AHUN) ka dib, waynu af go'nay oo aynu aabbayaasheen fuudka la cabnay.
Waxa soo ifbaxay fashilaad ba'an oo xilkasnimo u badan, kaas oo ku ha...
Sunday, July 12, 2015
Police-ka dalka Canada oo ganaaxay wiil 3 sano jir ah
Ciidamada Police-ka ee dalka Canada ayaa warqad ganaax ah u jaray wiil 3 sano jir ah oo dalkaasi u dhashay, kadib markii uu baaskiilkiisa dhigay meel aan haboonayn oo ka mid ah lagu eedeeyay inuu jabiyay shuruucda gaadiid dhigas...
Sunday, July 12, 2015
Doorasho Deg Deg Ah Diiwaan Galin Sax ah Ayaa Ka Muhiimsan
Waxaa baryahan dambe dalkii mashquuliyay oo jaha wareryay muran iyo is maan dhaaf ka jira dhinaca siyaasadda oo ku saabsan doorashada madaxweynaha iyo doorashada Golaha wakiilada xiliga la qaban doono. U malayn mayo in muran iyo...
Sunday, July 12, 2015
Baryo Ruux Kunoolaa Berri Soo Noqo by: cabdalle ciise xassan
Waxa uu ahaa wiil dhallinyaro ah kana mida ardayda waxkabaratay dalka gudihiisa,run ahaantii caan wuxuu ku,ahaa samaha, wuxuu deeqsi ku,ahaa hadalka intiisa fiican, dhabcaalna kamuu ahayn waddaniyadda,wadajirka,dad jacaylka iyo da...
Saturday, July 11, 2015
Tijaal Cawarrow maanta……. Somaliland!
“Politics without principle.”
Qalin Maal Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Ciwaanka: Somaliland_author@yahoo.com
Tijaal cawarrow maanta ayaad ugu fursad fiicantahay, dalkayga Somaliland waxaa jooga dad aan mabda lahayn, wax...
CUSMAAN Bin CAFAAN (Amiirkii Mu’miniinta)……..Qayb ka mid ah siiradiisii..
Hargeisa(wajaalenews)-Cusmaan bin Cafaan waxaa uu ahaa amiirkii saddexadaad eee khulafada waxaana ka horeeyey Abii bakar Al Sadiiq iyo Cumer bin Khadaab isagaana ahaa amiirkii saddexaad ee Islaamka.
Cusmaan waxaa soo islaamiyey...
Hogaamiye Diiday Wixii Uu Shalay Ka Dagaalamay Inuu Maanta Ku Dhaqmo.
Ninka oynaya ee muuqaalka aad u jeeddid ka muuqda waa madaxweynihii hore ee dalka Baraasiil Lula da Silva. Hooyadiis waxay ku soo korisay guri hal qol ka kooban, isaga iyo lix walaalihiis ah. Wuxuu ka tagay wax barashada isaga oo ...