ARTICLES
-
Wasiirka Maaliyadu Iyadaa Dadka Oo Dhan U Sheegtey In Madaxweynuhu Wasiirkii Tacliinta U Haysto Wali Caado Ee Dadku May Wada Ogeyn(Faallo)
Hargeysa(Waaalenews)-Tan iyo intii uu Madaxweyne Siilaanyo socdaalada ugu kacay Gobolada Bari ee dalka Somaliland,indhawaale waxa iska soo daba baxayay fadeexado iyo raadad fashilaadeed oo daba socda isaga iyo Waftiga u raacey ila...
Sunday, August 9, 2015
-
Qodobo Ka Mid Ah Arimaha Dumiya Qoysaska Ama Sabab U Noqda In Uu Qoys Dumo.
Hargeisa(wajaalenews)-Qoysaska ama guryaha dhisan waxaa dumiya waxaa kow ka ah is faham la’aan ay is fahmi waayaan labada lamaane ee nolosha wadaagaya gaar ahaan xaga dabeecada.
Hadaba waxaad iska ilaalisaa hadaad tahay lamaa...
Friday, August 7, 2015
-
Xeer Ciqaabeedka Somaliland Ma Bible Code’ baa Mise Waa Penal Code.
GOGOL DHIG :-
Wadan kastoo aduunka dulsaarani wuxuu leeyahay Xeer-Ciqaabeed lagu xadeeyo hab-dhaqanka umada (Morals & Conduct), waana xeerka jideeya falkasta oo Dembi noqon kara iyo waxa lagu ciqaabayo qofka fal sharcigu De...
Friday, August 7, 2015
-
Maah Maah Soomaliyeed Baa Ahayd Hadan Kobtaa Laga Guurin Goroyo Heeryaysana Way Soomari!!Qalinkii Aamina Deqa,
Maah maah Soomaliyad baa ahayd hadan kobtaa laga guurin goroyo heeryaysana way soomari! Taa waxan uga socdaa Ayaan daradan Qoysaskii Soomaaliyeed haysata oo waliba Waalidkii haysata, Hablihii Soomaliyed Noloshii guurkaba Xaflada A...
Friday, August 7, 2015
-
Dhawaaqii Golaha Guurtida Ee Madaxtooyada Dhexdeedu Waxay Cay Ku Tahay Caqliga Bulshada Reer Somaliland Eng Daa.uud Abiib
HARGAYSA (Wajaalenews) Engineer Daauud abiib axmed oo hore ugu dhawaaqay inuu u sharaxan yahay doorashada golaha wakiilada ee inagusoo fool leh ayaa si xeeldheer uga hadlay hadalkii kasoo yeedhay golaha guurtida.
musharaxan aya...
Friday, August 7, 2015
-
Golaha Guurtidu Waa Gole Dhaqan Mana Aha In Ay Ku Milmaan Hirdanka Siyaasadeed Ee U Dhaxeeya Fulinta Iyo Xisbiyada Qaranka. Qalinkii A/Rahman Fidhinle.
Mudo kordhintan xukuumada loo kordhiyey waa Fadeexad iyo Fashilaad qaran, taas oo ku saleysan khariidad waqti dheer ku qotonta oo hantida wadanka lagu boobaayo.Waxay aheyd in ay Golaha Guurtidu ansixiyaan waqtigii xisbiyada qarank...
Friday, August 7, 2015
-
Somcable Yaa Af Soomaaliga..
“Nin rag’ii eraygiisa, afeef buu ka dhigtaaye, RABBOW eex ma tiraabin’e, aqoon ha igu cadaabin, Gaarriye.” Cabdinaasir Axmed Ibraahim: haddii gef qoraalkan ishaydu ku dhacday isla markaa aan isku dayay inaan ummadda u so...
Wednesday, August 5, 2015
-
DAAWO Sawirka Maalmahan; Haraadka Shacbiga Caasimada Hargaysa Iyo Hawo Raaca Maareeyaha Wakaalada Biyaha.
DAAWO Sawirka Maalmahan; Haraadka Shacbiga Caasimada Hargaysa Iyo Hawo Raaca Maareeyaha Wakaalada Biyaha.
...
Tuesday, August 4, 2015
-
Madaxweyne Maxaad Runta Noogu Sheegi-wayday! Mustafe-Janaale
In Baddan waxaan maqlaa xukuumaddu wax ayay qabatay, waxaanan is-weydiiyey taageerayaasha KULMIYAHA Madaxtooyadu sababta ay u xusuusan la’a yihiin in sababta meesha loo keenayba ay tahay inuu wax-qabto, iyo inaanu wada rumayn fi...
Tuesday, August 4, 2015
-
Shuftuu U Af-duuban Yahay!!!!
Waayo baddan ayuu farxad, Aftahanimo iyo Aqoon ku soo caano maalay, kartidisa Iyo firfircoonidiisa ayaa lagu soo tanaaday, Tilmaamida tubta toosan iyo Go'aan Qadaashadda waa lagu hilaadshay, faro dhuudhubnaanta iyo xeeladdaha siya...
Tuesday, August 4, 2015
-
Socdaalka Madaxwayne Siilaanyo Iyo Safaradda Boqoradda Carabta.
Sida xeerarkoodu qeexayaan , Boqoradda Carabtu ’ Arab Sheikhs & Kings “ waxay iska leeyaheen Dadka, Dalka, Hantida & khayraadka ku jira dalalka ay xukumaan. Marka ay safaro u baxyaan, waxa horgala...
Tuesday, August 4, 2015
-
Safarkii Madaxwayne Siilaanyo Ee Gobolada Bari Iyo Mooganaanta Xukuumada Ee Abaarta Ba’an Ee Dalka Ku Habsatay+kharashkii ku baxay.
Safarkii bilaa ujeedada ahaa ee Axmed Siilaanyo ku tegey Gobolada Bariga JSL ayaa lacagta ku baxday lagu qiyaasay Shan Boqol oo Kun oo Doolar halka uu haraad ku diley Sagaal qof Gobolka Gabiiley halkaas oo Abaaro Ba'ani ka jiraan ...
Monday, August 3, 2015
-
Muwaaddin Aan Waallayn Oo Markhaati U Haysta In Uu Miyir Qabo!!
Ku: Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Korkordhinlaand, Hargeysa
Ku: Garyaqaanka Maxkamadda Sare
Aniga oo ah eedaysane hore/dembilaawe Ibraahin-Hawd Yuusuf Axmed, wax aan Maxkamadda u ga mahadnaqayaa eedaynta aan awalba sha...
Sunday, August 2, 2015
-
Tubta Madow Ee Soomaaliland Ku Socoto: Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd”
Soomaalilaand waxaa la qaatay hannaanka dawladeed ee loo yaqaan dimuqraaddi. Waa hannaan ay tijaabada taariikhdu xaqiijisay in uu waxtar u yahay sinnaanta iyo caddaaladda siyaasadeed ee dal, is la markaa si adag u xakameeya cidda ...
Sunday, August 2, 2015
-
Weerarka Ka Dhanka Ah Gudoomiye Ciro, Ee Xukuumada, Hogaanka Kulmiye iyo Xubin Kasta Oo Muxaafid ahi Sidee Bay U Muuqataa(faalo)
Hargeysa(Wajaalenews)-Marka si xaqiiq ah loogu dhabo galo hadalada dhaliilaha
Xukuumada loo jeediyo habeen iyo maalin ee Xubnaha Mucaaridka
xiligani, ku ekeysiiyaan Madaxweyne Siilaanyo Xukuumadiisu waxeynu
ognahay in aan...
Saturday, August 1, 2015
-
Final: Chelsea Iyo Arsenal Ee Community Shield-ka iyo Dhacdooyinka Ku Duugan.
Hargeisa(wajaalenews)-Koobka Community Shield-ka ayaa ah koob ay xili ciyaareedkasta horyaalka ka hor ku tartamaan labada kooxood ee xili ciyaareedkii hore ku kala guulaystay koobka horyaalka Ingiriiska ee Premier Leaque-ga iyo F...
Friday, July 31, 2015
-
Xanuunada Ay Keento Buurnidu iyo Sidaad iskaga ilaalin Lahayd Cayilka Ama Buurnida.
Waa maxay cayil ama buurnida xad dhafa ka ahi ?
Hargeisa(wajaalenews)-Cayilka xad dhaafka ahi waa cudur. Waana marka qofka baruurta fara badani korto ee qofka culayskii noqdo xad dhaaf.
Waxa ugu wayn ee keena cayilkan cudurka ah...
Friday, July 31, 2015
-
Qalabkii Wadooyinka Ee Dawlada Hoose Hargaysi Sheegtay Inay Keentay Xaguu Ku Danbeeyay, Madibaa Loo Kaasheeyay Tolow.
Ilaahaw khayr ka dhig beryahan danbe intaana kaa sheeda ayaa inagu badane
Waan salaamaya dhamaan warbaahinta xorta ah ee ka jirta Somaliland .
Inaan qoraal dgeer qora umaan qaadan maanta qalinka ee waxaan uqaatay inaan wax y...
Friday, July 31, 2015
-
Sagaalka Qodob ee Qoysnimo ku tilmaamaya Taariikhdda Siilaanyo kuna Ah Barta Maddow
Waxa madaxweyne Siilaanyo Taariikhda u gashey waxyaabo badan balse waxa ugu mihiimsan ee lagu xasuusan doono ee taariikhdiisa ku ah barta maddow.
Waxayaabaha Maamulka Maddaxweyne Siilaanyo Loogu Tilmaamo mId ku haya Qabiil salk...
Thursday, July 30, 2015
-
Waa Maansadii , Damiir Xalan…… sucaad Sh Axmed.
Maanso cusub oo ka turjumaysa wakhtiga iyo wacyiga taagan waxaana hal-abuuray qoraa Sucaad sh ahmed oo ah qoraa dayar kuna xeel dheer wacyi galinta bulshada Somaliland -
Waa maansadii
Damiir xalan
Adigoon durbaan tuman...
Thursday, July 30, 2015
-
Burburinta Saxaafada Xorta Ah Ee Ay Xukuumada Kulmiye Ku Hayso Iyo Doorka Ay Ku Leeyihiin Baashe Cawil Iyo Xasan xiis Liqe
Dagaalkii dhinaca Saxaafada ee ay wadeen Baashe Cawil Moorgan Yare iyo Cabqariga Saxaafada loo haysato Xasan Xiis Liqe ayaa markii ay ku Guuleysteen iney in badan oo ka mida Wargeysyada iyo Tilifayshanada (TV). ay Gacanta ku dhige...
Wednesday, July 29, 2015
-
Siyaasiga Baar-qabka ah: Jamaal Cali Xuseen
Hor-dhac:
Waa mid aynu dhamaanteenba rumaysanahay in qof kasta oo inta uu aduunka jooggo hogaamiye u noqda ummad in suurtogalnimadeedu ay tahay mid xagga RABI laga qoray, isla markaana aanu shaqsigaasi ku kasban a...
Wednesday, July 29, 2015
-
Hargeysa Macaluul Ba’an! Qalinkii Abdinasser Ibraahim
Markaan nahay ilmo-Aadan, Rabbi weyne sharfay. Maskaxdoodu fayo qabto. Isla-markaana aan ka bixin xayn-daabka dadnimada iyo dhowrsoonaanta. Deegaanta aan ku nool nahay, inaan dabci baranno ayaa habsan ama qurxoon.
Magaalada Har...
Wednesday, July 29, 2015
-
Talo Qaran Iyo Laba Qodob Oo Sir Ah Oo Ku Wajahan Shir Weynaha Xisbiyada Mucaaradka.
in aaydin Guurtida teeda u yeeshaan idinka oo eegaya duruufaha adag iyo ujeedada ka hor imanaysa qadiyada Somaliland.
Bismillahi Raxmani Raxiim S/c,ku soo dhawaada Talo bixintan.
waxaan idiinku hanbalyaynaya shirka idiinka s...
Tuesday, July 28, 2015
-
Dhashaaday Sugtaa Xaajadaaad Dhawrto Abidkaa. W/Q:- Deeq C/laahi Cawaale
Tan iyo intii madaxweyne dalka soo martay ama golayaashii kala duwanaa ee dalka soo maray ha noqoto kuwa Deegaan, Wakiilo iyo kowo Guurtiba waxa dhacday in mid walba loo kordhinayay iyagoo kuwa ka danbeeyaana ku dooda kuwii inaga ...
Monday, July 27, 2015
-
Qaababka Aad Kaga Hortagi Karto Hurdo La’aanta Kusoo Wajahda.
Hargeisa(wajaalenews)-Baadhitaano fara badan oo ay sameeyeen qolooyinka ku xeel dheer cilmiga caafimaadka ayaa tilmaamaya in sedex meelood meel ka mid dadka dunida ku nool ay la tacaalayaan dhibaato hurdo la’aan. Hurda la’aant...
Monday, July 27, 2015
-
Waa Ilaahay Mahadii Madaxweynuhu Haduu Waraaq Noo Akhriyey Oo Aanu Cajalad Soo Dirin.
Maalmahan u danbeeyey dalka xiisad ayaa ka taagnay xiisadaas oo u dhaxaysay xisbiyada mucaaridka iyo xukumada taas oo ku saabsanayd muranka ka dhashay mudo kordhinta iyo sidoo kale shirweyne qaran oo ay xisbiyada mucaaradka ahi ay...
Sunday, July 26, 2015
-
Go’aankii Maxkamada Dastuuriga ah: Maalin kale oo Loo Hiiliyey Dowladnimada!
Halqabsi:
Guushaada waa lala jiraa ee gees ha ka ahaanin,
Guri ba’ayna waa cadow ninkii raarta sii korey,
Guddoon dhaceyna waa nacas ninkii gaar u faashadey,
Gobanimona waa quus ninkii gowska dhaafsadey….
Tixo...
Sunday, July 26, 2015
-
Qorshaha Xukuumadu Ku Wado Xisbiga Wadani iyo Faa,iidada Xisbi Ahaan ay Uga Faa,ideysan Karaan Wacyiga Aan Duruufta Aheyn(faalo
Hargeysa(Wajaalenews)-Waxeynu ogsoonahay had iyo jeer waayaha Koox urur Xisbi,
Umad iyo Bulsho kusoo waajaha duruuftu in uu yahay mid lagama beydhaan
ah oo wacyigu u keenay,waxaanay had iyo jeer duruuftaasi meesha ka
saar...
Sunday, July 26, 2015
-
Cabista Biyaha Kulul Waxa Ay Dhimaan Miisaanka Qofka.
Hargeisa(wajaalenews)-Biyuhu waxa ay ku tirsan yihiin curiyeyaasha dabiiciga ah ee ugu muhiimsan qaybaha jidhka, gaar ahaan marka uu qofku cabbo biyo ku filan, sababtuna waa unugyo jidhka ku jira oo mar kasta u baahan biyo si ay u...
Sunday, July 26, 2015
-
SOMALILAND: Nina Dhaqashuu Kuugu Dhabar Jabey Nina Dheef Buu Kuu Dhex Joogaa!
Halqabsi:
Il bay doqoni leedahey nin xiga ay ku aragtaaye….
Tix ka mid ah Gabayadii Gabyaa Dacar Ibraahim (AHUN).
Arrimaha yaabka ah wadankeena waxaa ka mid ah Milan Culus oo ka jira akhlaaqda guud oo aynu hidde wanaa...
Sunday, July 26, 2015
-
Waxyaabaha Taarikhiga ah Ee Lagu Xasuusan Doono Booqashada Obama Ee Kenya
Nairobi(wajaalenews)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama, ayaa xalay fiidkii gaadhay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo si weyn looga sugaayay, Kenya waa halka uu kasoo jeedo Aabihii.
Safarka Obama oo noqday mid guud aha...
Saturday, July 25, 2015
-
Siyaasi Damac Xun iyo Dadweyne Wacyi Liita
Hargeisa(wajaalenews)-Waxaa la is ku raacsan yahay dawladnimadu in ay tahay dhaqan innagu cusub oo aynnu fahankeeda aad u gu liidanno. Haddaba si dhibaatadaa wax loo ga qabto, u gu horrayn laba masalo ayaa u baahan in garashadooda...
Saturday, July 25, 2015
-
Ilowsha Dhowaa Ma Umul Baa?-Qalinkii: Farduus Siciid Dirir.
Hargeisa(wajaalenews)-Januarius waa bisha ugu horaysa ee tiro aminka Roman kii hore (Gregorian calendar), waana halka ay ka timid bisha January ee ugu horaysa sanadka miilaadiga ah, macnaha ka danbeeyey magacaas wuxuu salka ku h...
Saturday, July 25, 2015
-
Waa Kuma Wadanka Ugu Sigaar Cabista Yar Aduunku?
Sida ay baahisay wakaalada wararka ee Afp wadanka ugu sigagaar CABISTA yar aduunka ayaa noqday turkumenistan oo kuyaala qaarada Asia.
Warbixin ay soosaartay ururka caafimaadka aduunka oo daraasad kusamaysay heerka uu marayo...
Friday, July 24, 2015
-
Hambalyo Aroos
Ayeeyo Xaawa Maygag Samtar, Aabo Axmed Geele Axmed, Hooyo Kaltuun Maxamed Yuusuf iyo Caruurtooda oo kala ah Sawda Axmed Geele iyo saygeeda, Khawla Axmed Geele iyo saygeeda, Xamna Axmed Geele, Huda Axmed Geele, Hoodo Axmed Geele, C...
Friday, July 24, 2015
-
Mudaharaad ay dhigeen Dhalinyaro Reer Hergeisa Ah Oo Khaati Ka Taagan Doobnimo(Single-ka).
Hargeisa(wajaalenews)-Mudaharaad aan wali noociisa oo kale hore loo arag mid noocan oo kale ah ayaa ka dhacay maalintii Arbacadii galinkii hore ee subaxnimadii.
Mudaharaadkan loo lagu qabtay magaalada Hargei...
Thursday, July 23, 2015
-
Guri Shuf Beelay Oo Uu Ka Badbaaday kitaabka Quraanka Kariimka Oo Kaliya.
Hargaysa(Wajaalenews) Sida uu baahiyay todobaadkan wargayska the rich oil ee kasoo baxa khaliijka carabtu ayaa lagu sheegay in guri dab qabsaday oo ay Gubteen dhamaan agabkii yaalay gurigaasi marka laga reebo kitaaabka barakaysan ...
Thursday, July 23, 2015
-
Xukumadu Hadii Ayna Waxba Qabanayn Maxay Heshiiska ula Gashay Xisbiyada Mucaaridka ah.
Waxa aynu wada ognahay in golaha guurtida ee soomaliland uu sameeyey mudo kordhin taasoo ay xisbiyada mucaaridka iyo qof walba oo damiir lihi uu diiday sababta ay u diideena ay tahay laba arimood.
Labadaa arimood oo kala ah:-
...
Wednesday, July 22, 2015
-
Siyaasi Damac Xun iyo Dadweyne Wacyi Liita: Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd”
Hargeisa(wajaalenews)-Waxaa la is ku raacsan yahay dawladnimadu in ay tahay dhaqan innagu cusub oo aynnu fahankeeda aad u gu liidanno. Haddaba si dhibaatadaa wax loo ga qabto, u gu horrayn laba masalo ayaa u baahan in garashadooda...
Wednesday, July 22, 2015
« Previous Page — Next Page »
|
|