ARTICLES
-
Waxba kuma lihi Qulqulatooyinka Qalalaase ee Qarqiyay Ummaddayda! “Qalin maal Cabdinaasir Axmed Ibraahim”Qaybta 2aad
XUKUUMADDA…
Xukuumaddu waxa ay ka seexatay waajibaad badan oo saarnaa. Dhammaan masuuliyiinta jagooyinka sarsare ka haya xukuumaddu, waxa ay ahayd in ay ku mashquulaan jaangoynta masayrka ummadda iyo dejinta siyaasadda da...
Monday, August 31, 2015
-
“Ina Aw Siciid Haddii Uu Joojin Waayo Waxa Uu Beesha Ka Dhex Wado Isagay Dambarsandoonta”Nasra Cabdirahman
Hargeysa (Wajaalenews) Nasra Xaaji Cabdiraxman oo ka mid ah Muwaadinad reer Somaliland ah ayaa ganacsade Maxamed Aw Siciid ugu baaqday in uu Dhex u noqdo Musharixiinta u tartamaya Xisbiga Kulmiye.
Nasra Xaaji Cabdiraxman ...
Monday, August 31, 2015
-
Reer Hargeysa Oo Beddelka CABDIRASHIID DURAAN U Arka Fallaadh Ka Go’day Cadaalladdoodii Iyo Walaaca Reer Reer Saaxil
Hargeysa (Wajaalenews)-Shacabka ku dhaqan Caasimadda Somaliland, ayaa si weyn usoo dhaweeyey tallaabadii lagu beddelay Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Rafcaanka Gobolka M/jeex oo loo beddelay dhinaca Maxkamadda Rafcaanka Gobolka ...
Monday, August 31, 2015
-
Milicso Sawir Taariikhi Oo Marxuum Siciid Cali Giir Laga Qaaday 33 ka hor halgankii SNM
iyadoo uu maanta alla ha u naxariiste magaalada laascanod ku geeriyooday Mujaahid Siciid Cali Giir ayaa waxaan jeclaystay inaan idinla wadaago sawir taariikhi ah oo laga qaaday marxuumka xiligii uu ku gudo jiray halgankii dib u xo...
Monday, August 31, 2015
-
Madaxweynaha JSL Mudane, Oo Tacsi u Diray Shacbiga Somaliland Isaga Oo ka Tacsiyadaynaaya geerida ku Timid MARXUUM Xaaji Daahir Cilmi Ducaale.
TACSI MADAXWEYNE
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, guud ahaan shacbiga Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ...
Sunday, August 30, 2015
-
Qabyaalad Aynu Ka Hadhnee Maxaynu kaga maarmi karnaa:? Qalinkii Nimco Baashe Cabdi:
In qabiilku duli yahay
qab qabluhu tijaar yahay
alla ma cidbay ka dadan tahay:
Abwaan ilkojiir
Shayga la yidhaa qabyaalada waa cudur siday shegeen, aqoon-yahanadii ka hadlay kaas oo ku dhex milmay isla markaan...
Sunday, August 30, 2015
-
FAALLO SIYAASADEED: JAHA-WAREERKA SIYAASADDA HOGGAAMINEED EE XISBIGA UCID W/Q: SIYAASI MAXAMED MAARSHAAL
Bahasha carsaanyadda la yidhaa, way caggo baddan tahay, afarta jihana way u socotaa, lama garto dhinacay u dhaqaaqi doonto, Waxaa xaalkiisu sidaa ka dhigan yahay xisbiga UCID oon loo kala garan Karin Mucaarid iyo muxaafid. Bal ...
Sunday, August 30, 2015
-
Qabyaaladdee La Dilayaa?Qalinkii Ibrahim Hawd
FIIRO! Walaal, qoraalkani wuu yara dheer yahay ee haddii aad doonto warbaahinta ka akhri!
Qofka bani aadanka ahi abuur ahaan waa noole suubban oo khayr leh oo samaha jecel. Isaga oo sidaas ah ayay duruufo jiraa qofka saameeyaan...
Thursday, August 27, 2015
-
Mujaahid Cali Xaraaro; oo Maanso Kooban Kaga Hadlay Xaalada Dalka Uu Hadda Maraayo Iyo Sida Uu Madaxwayne Siilaanyo U Wadda Fasaxay Hantidii Ma-Guurtada Ahayd Ee Uu Dalkani Lahaa.
Mujaahid Cali Cismaan Libaax ( Mujaahid Cali Xaraaro) Ayaa Maanso Kooban Kaga Hadlaaya Xaalada Dalka Uu Hadda Maraayo Iyo Sida Uu Madaxwayne Siilaanyo U Wadda Fasaxay Una Xaraashay Hantidii Ma-Guurtada Ahayd Ee Uu Dalkani Lahaa .
...
Thursday, August 27, 2015
-
Ma dhabaa In Dad Badan Oo Itoobiyaan Ahi U Haysteen Markii Dhargigu Qabsadey In Boqor Hayle Salaase Wali Joogo.
labadii Maxaa Kala Qabsadey Taliskii Dargiga iyo Shacbigii Itoobiya Lasoco Taariikhdii Boqorka
Hargeysa(Wajaalenews)-Magaciisa dhabta ah waxa la odhan jirey Raas Tafarri Mokonon, haseyeeshee, waxa si caan ah loogu yaqaaney Duni...
Thursday, August 27, 2015
-
Somaliland: Xoggogaal U Noqoshada Dulinka Innagu Dul-Nool- Qalinkii. Maxamed Faarax Qoti
Waxaan garowsaday in aan halkan idinkula wadaago aragtida wax ka dhaadhicinta iyo dareensiinta qofka aad ka aragti-dheer tahay ama kaa aragti-dheer xaga fahanka waxa jira iyo cabirka waxa inagu soo fool leh.
Qiyaasta guud ee fi...
Wednesday, August 26, 2015
-
Waan Gartay Inuu Qoladaas Yahay!!!
Qudhac: Waar maygaag saaxiib ninkaas hebel ee aad saaxiibka tihiin waa nin aad iyo aad u qoraala wanagsan !
Maygaag: waar niyow waa runtaayoo qoraaladiisa asxaabtoo dhan ayaa jeceloo i waydiisa.
Qudhac: waa sidaa aad u sheegtayo...
Saturday, August 22, 2015
-
Bahda Wajaalenews Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Qoyska Uu Ka Baxay Marxuum Maxamed Yuusuf Mooge(Maxamed Buur) Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa,
"INAALILAAAHI WA INAA ILAYHI RAAJACUUN"
Dhamaan bahda shabakada wararka ee wajaalenews, masuuliyiinta iyo hawl wadeenadeeda gobolada iyo degmooyinka iyo dibaduba, waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyska ilma Yuusu...
Friday, August 21, 2015
-
Filasho Wacan Showga fanaanka Caanka ah Cabdi Jibaar Alkhaliiji Iyo Xidigaha Geeska.
Hargeysa, (Wajaalenews) -Fanaanka rug cadaaga ah ee Cabdijibaar Al Khaliiji oo ay weheliyaan xubnaha ugu codka macaan uguna caansan fanaaninta xidigaha geeska Sahra Ilays iyo fanankii waynaa ee Shay Mire Dacar ayaa jimcaha soo soc...
Friday, August 21, 2015
-
Reer Awdal Ilmo Yaxaas Uma Baahna Ee Waxay U Baahan yihiin In Laga Jawaabo Tabashadoodii; Siyaasi. Mustafe İid Maxamed.
Waxa dhawaan furmay kalfadhigii 28aad ee golaha wakiiladda JSL. sidii caadiga ahayd waxay shirgudoonku mudanayaasha golaha wakiilada soo hordhigeen Ajandaayasha kalfadhigan furmay. oo uu ka mid yahay xeerka lagu soo dooranayo Gola...
Friday, August 21, 2015
-
Musuq-Maasuqa Waxa Ka Mid Ah Hawl-Yaraanta Aynu Qof Ugu Sheegno Darajo Waxbarasho Oo Aanu Wali Gaadhin.
Ninkii Ajanabiga Ahaa Ee Ay Prof. Cabdul Salaam Yaasiin Oo Qori Sita Ku Kulmeen Buuralayda Sheekh Dagaalkii 1984-Kii Markii La Sii Daayey Muxuu Caalamka Ugu Waramay?
Haatuf Staff Writer
Musuq-maasuqu kuma koobna oo kaliya la...
Friday, August 21, 2015
-
Faallo Siyaasadeed, Doorashooyinka Iyo Mudo Korodhka: Malaga Yaabaa Doorasho Inay Dhacdo 2017?
Siyaasi Maxamed Cabdikariim ayaa siqoto dheer u falanqeeyay waxa laga filan karo mudo kordhinta iyo sida ay u dhci karto 2017 isagoo arimahaa ka halayana wuxu yidhi.
Malaga yabaa doorasho inay dhacdo 2017? Diyaar ma u yihiin go...
Thursday, August 20, 2015
-
Soomaaliland Maxaa Ka Qaldan? Ibraahin ”Hawd”
(1) Ma taqaannaa khammaarka Istaahil Jookar ee tuugnimada ah ee saddexda turub la is dhaafdhaafiyo? Tuugga turubka dhigdhigaya waxaa la socda dhawr tuug oo kale kuwaas oo uu marba lacag siiyo si qofka daacadda ahi u moodo in lacag...
Wednesday, August 19, 2015
-
Astaamaha Hogaamiyaha Suuban…Q 1aad W.Q Kaptanka
Hogaamiyaha Suuban waxaa uu leeyahay astaamo ka badan wax qoraalo lagu soo koobo lakiin waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa qaar mihiimadooda leh oo ka mida astaamahaas.
Hogaamiye Cidkasta way noqon karta lakin Hogaamiye S...
Monday, August 17, 2015
-
Maxay Wadaagaan Boqorkii Faransiiska Ee Ludwigii 14aad Iyo Maamulka Axmed Siilaanyo Duruufo Isku Mid Ah:
Taariikhdu makay ahayd 1675 waxa dalka faransiiska qabsaday Ludwigii afar iyo tobnaad waxaana lagu tilmaamaa adoonsigii dadka faransiiska loo geystey kii uugu xumaa ee dunida soo mara inta la ogyahay adoonsigu waa dhawr nooc mida ...
Monday, August 17, 2015
-
Khilaafka Xeerka Doorashada Baarlamaanku Waa Kubad Siyaasadeed Oo Lagu Carqaladaynayo In Dalkan Doorasho ka Dhacdo.
“khilaafkan waxaan u arkaa kubad siyaasadeed oo la hordhigayo in dalkan ay ka dhacdo doorasho, waana mashruuc ka mid ah mashaariicda dib udhaca doorashooyinka kaasi oo si hoose ay u bixiso xukuumada M/weyne siilaanyo”
Waxa ...
Monday, August 17, 2015
-
Nin Jeclaaday inuu la Noolaado Riyaha si uu Cilmi-baadhis ugu Sameeyo Dabaceedahooga Nololeed
Hargeisa(wajaalenews)-Cilmi-baadhe ku dhashay magaalada London ee dalka Ingiriiska oo magaciisa la yidhaa Thomas Thwaites, ayaa sannadkii 2014ka oo dhan u noolaa sida riyaha si uu wax badan uga ogaado dabeecadaha nololee...
Sunday, August 16, 2015
-
Qaran Gaboobay Qalinkii:- Garyaqaan Cabdale Dahir Adan.
Weydiimo u yaal DHalinta iyo Odayaasha:-
Qormadan oo dhamaanteed weydiimo ah waxa aan u dhaafayaa dhalinta iyo cida kale oo ah odayaasha, waxana aan rabaa in ay weydiimahaasi noqdaan kuwo furfuridooda ay labadaas dhinac isla me...
Sunday, August 16, 2015
-
Waa Kee Wadanka Kaliya Ee Ogol In Uu Qofku Dili Karo Naftiisa iyo Dhacdooyinka Wadankaa Laga Aaminsan Yahay.
Aduunkan ilaahay sameeyey waxaa ku nool ama waxaa ka jira ku dhawaad 230 Dal oo iskugu jira qaar la yaqaan iyo kuwo aan la aqoon, sidoo kale waxaa jira in wadan kastaaba uu leeyahay Dhaqan iyo Caado u gaar ah oo wadan walba uu ku ...
Sunday, August 16, 2015
-
Xafladda Qurbo-joogga Kulmiyaa Isku Fadeexaddeeyey !!Faallo Qallinkii : Saleeban Cabdi Cali (Kalshaalle
Qofba si u arag Khalad iyo Sax midkay doontaba ha noqotee, Su’aashuse waxay tahay maxaa laga ogyahay Mowqifka Xukuumadda iyo Musbadabeedkeeda hirdanku ka dhexeeyaa inay ku wada socdeen sannadkan qaabillada iyo Casuumadda ...
Sunday, August 16, 2015
-
Wasiirka Duulistu Mohamed Hashi faraha hakala baxo arimaha Warsangeli.
Sidaan la soconno waxa uu dhowaan kaxeeyey odayaal iyo qaar saladiin sheeganaya oo uu u geeyay Madaxweynaha
Haddaannu nahay dhamaan odayaasha dhalinyaradda haweennka beesha warsengali waxaannu ka codsanaynaa wasiirka Duulista M...
Sunday, August 16, 2015
-
HALISTA ISA SOO TARAYSA IYO DHAYALSIGA XUKUUMADDA Q.2aad Muj Cali Guray
Wixii dhacay hadii ay dhaceen Guddida Nabadgelyada heer gobol iyo heer qaran midna maynu maqal kulan bay yeesheen Golaha Wasiiradana hadalkiisaba daa. Miyaan intaas oo dhami taloba wada lahayn oo aanay is waydiinin waxan dad oo dh...
Saturday, August 15, 2015
-
Xummadda Shacabka, Xabada joogtada ah, Xilgudasho la,aanta Jirta iyo xurmo darada xukumadda.
Alle swc wuxu shareecada u soo dejiyey ilaalinta shan shay oo kala ah:
Nafta qofka oo aan si yar dilkiisa loo xalaashan karin
Maalkiisa,
Cirdiga
Caqliga
Diinta
Waxaa in dhaweydba xummad xoog badan shacabka gudde iyo...
Saturday, August 15, 2015
-
Saliid Waxtar Fiican u leh Joojinta Timaha Go’a Iyo Soo Celinta Kuwa Baaba’ay Bidaarta Oo Tijaabin Lagu Xaqiijiyey
Hargeysa (Wajaalenews)- Aamina Xuseen ayaa sheegtay in saliida Zaki aan lagu darin wax kiimiko ah, isla markaana waxtar fiican u leedahay joojinta timaha go’a iyo soo celinta kuwa baaba’ay sida bidaarta.
Salii...
Saturday, August 15, 2015
-
Muj Cali Guray Muxuu ka yidhi Dhacdooyinkii Maalmahan?.Maato Lays Waa Ii Maato Lays.
Waa nasiib darro caruur aan waxba galabsan oo rasaas aanay geyin la dhacayaan kuwii nabadgelyadooda ilaalin lahaa hadana aan laba Cali is waydiinayn waayo iyo yaa ka masuul ah?
Weli waxaa dhacaya shir degdeg ah mar keliya xukuu...
Friday, August 14, 2015
-
Dhamaan Asxaabtani Waxay Hambalyo Meher Udirayaan Maxamed Xasan Yuusuf Iyo Muna Xaashi Aw Jaamac
Xildhibaan Maxamed Cali Sh. Cumar, Cabdirisaaq Muuse Xasan, Maxamed Iid Aadan, Cabdifataax Axmed Cabdi(Boosh), Xamse Jirde Axmed, Eng Maxamuud Maxamed Ciise, Maxamed Axmed Cali(Dheere), Eng Cabdiraxma...
Thursday, August 13, 2015
-
Sawirka Akhristaha:Indho Indho Team & Hirsi Group
Sawirka Akhristaha:Indho Indho Team & Hirsi Group.
...
Wednesday, August 12, 2015
-
Email-ada Gaarka Ah Ee Hillary Clinton oo la Baadhayo
Afhayeen u hadlay musharaxa madaxweynaha ee xisbiga dimuqraadiga ah ee Hillary Clinton, ayaa shaaca ka qaaday inay waaxda caddaaladda Mareykanka ku wareejineyso keydka emailadeeda gaarka ah. Clinton, ayaa waxaa cadaadis ku hayey...
Wednesday, August 12, 2015
-
Axmed Siilaanyo Iyo Casaabadiisa Oo ku Hawlan Waxka Badalka Xeerka Saxaafada Ee Golaha Horyaala Iyo Doorkii Solja Oon Meesha Ka Muuqan. muj cali xaraaro
Waxa maal mahanba golaha wakiilada hor yaaley xeerkii saxaafada somali land xeerkaa oo ay mudo dheer daba socdeen axmed siilaanyo iyo casaabadiisu iyagoo raba iney ku sameeyaan wax ka bedel iyo wax ku darsi hase yeeshee waxa in ba...
Tuesday, August 11, 2015
-
Bal ka Warrama Dalka Uu Cali-Warancadde U Yahay Wasiir Muhiim ah, Mee Madaxweynihii Aynu Dooranay 2010?
Bal ka warrama dalka uu Cali-Warancadde u yahay wasiir muhiim ah (basaaskii ilaa Afweyne aan shaqo kale qaban ee aan weligii xaq iyo sharci dawladnimo ku shaqayn)? Bal ka warrama dalka uu wasiirka u gu awood badani yahay Xirsi-Too...
Tuesday, August 11, 2015
-
Wasiirka Duulistu Markuu Albaabka Gurigiisa Garaacayo Oo Kaliya Ayuu Runsheegaa Waase La Isaga Dambeyn Beenta Dadka Loo Sheegayo.
Anigoo ah Sadaam Nuux Xirsi waxaan halkan kaga hadlayaa Taariikhdu waa
Mudan waa Tiro Markhaati Leh oo aan sinaba ku Hadheyn haduu duugoobo
Qofku iyo haduu joogo ifka labadaba waxeynu wada ognahay in Wasiirka
Duulista Xil...
Tuesday, August 11, 2015
-
Arday 14 Jir Ah Oo Mindi Ku Dilay Macalinkiisii Oo 50 Jir Ah.
HARGAYSA(Wajaalenews) ;Sida uu qoray wargaysa Emirate 24 todobaadkan arday da,adiisa lagu sheegay 14jir ayaa mindi ku dilay macalinkiisii oo 50 jira taasi oo keentay geerida macalinkan halka 11 sano oo xadhiga lagu xukumay ardayga...
Monday, August 10, 2015
-
Riyaddii Rumawday W/Q: Mohamed Hassan Daacad
Meertadda Nolashu wey muuqaalo badan tahay.Ifisaddii soo baxdaana waxay wadataa waayaheeda.Qofku waxa uu markasta u dhexeeyaa; Farxad,murugo,caafimaad,xanuun,hodan-nimo, wax la’aan iyo ugu danbayntii geeri iyo nolol.Marka aad ...
Monday, August 10, 2015
-
Xildhibaan Mubaarik Yuusuf (Bidhi)oo tacsii u diraya Qoyskii iyo Golaha Deegaanka Berbera Uu Ka Baxa Marxuum Xildhibaan Mustafe Axmed Cabdilaahi oo ku Geeriyooday shil baabuur
Xildhibaan Mubaarik Yuusuf (Bidhi)oo tacsii u diraya Qoyskii Iyo Ehelkii iyo Golaha Deegaanka Berbera iyo shacabka Berbera Uu Ka Baxay Alle Haw Naxariiste Xildhibaan Mustafe Axmed Cabdilaahi oo ku geeriyooday shil baabuu...
Monday, August 10, 2015
-
Dumaasha kursiga Nin kii lahaa nool yahay. Hirdankiisa lagu Riiqday Ee Adduunka Badan ku Burburay…!
“ Qalin maal Cabdinaasir Axmed Ibraahim”
Tii oo aannan ka tegayn milgaha iyo maamuuska qoraalka tolmoon, sharaf iyo qadarrinna u hayo madaxda Qarankayga. Waxa laga ma maarmaan noqotay, in aan jawaab u helo waydiimaha tiro-b...
Sunday, August 9, 2015
« Previous Page — Next Page »
|
|