ARTICLES
-
Hankiinu Ha Dhaafo Haamaha Kaydka Shidaalka Qaranka
Bulsho waliba waxay leedahay hanta iyo xoolo ka dhaxeeya oo si guud oo sian loo wada munaafacaadsado, Qaran walba oo dunidan korkeeda ka jiraa
Waa kuma masuul qaran
Waa kuma nin madax ahi
Dalka yaa miciin u ah
Dadka ya...
Monday, September 14, 2015
-
Feedhkii Guddoomiye Cirro shalay wadnaha ku jaray Baashe Dilaal wuxuu ahaa Hiil Qaran.
Intaa ka dib haddii aan fikirkayga shaqsi ahaaneed ka dhiibto, dhacdadii shalay ka dhacday golaha wakiilada waxay ahayd inqilaab qorshaysnaa
Marka hore waxaan salaan u dirayaa bahda saxaafadda Somaliland meelkasta oo ay joogto,...
Monday, September 14, 2015
-
Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro iyo Xil- Baashe Waa Saaxiibo isku dheer, Haddi ay Maanta is yara Riix-riixeen Berrina way wada Qadayn doonaan iyaga oo Saaxiib ah!
Waxaa dad badani ay ilowsan yihiin in Qaranka Jamhuuriyada Somaliland uu yahay Qaran Qaangaadh ah oo Dimuqraadiyadiisu ay tahay mid ay ku duxday muwaadin kasta oo Somalilander ah, taasi oo Dalkeena ka dhigtay mid Dadkiisu ay noqde...
Sunday, September 13, 2015
-
Sawirka Maanta Iyo Saadaasha Dagaalkii Shir Gudoonka+Doorkii Madaxtooyada.
Sawirka Maanta Iyo Saadaasha Dagaalkii Shir Gudoonka+Doorkii Madaxtooyada.
...
Saturday, September 12, 2015
-
Dareenkii Shacabka oo ka Itaal Roonaaday, Xildhibaanadii Dheemaalistayaasha Macal Qabadka Ahaa.
Haa guul shacab ayay ahayd, dareenkii shacabkuna waa guulaystay, Gollaha wakiiladuna sakaa wuxuu u muuqday golle shacab, Xukuumaddu hore ayay u iibisay, karamaddii, sumcaddii iyo milgihii shacabka oo ah qaranimada somaliland, iyad...
Saturday, September 12, 2015
-
Yuusuf Garaad Muxuu Ka Yidhi Dhacdadii Shir Gudoonka Jsl “Xeer iyo Xeer – Jajab”
Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Cabdiraxman Cirro (dhex) iyo Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad Baashe Maxamed Faarax (bidix) oo ah laba mas’uul oo aan ixtiraamo waxay maanta ku kaceen gef iyo foolxumo.
Inkasta oo ay raalli ...
Saturday, September 12, 2015
-
Hambalyo Meher Captan Kayse Cali Aaden Iyo Marwadiisa Asma Kayse C/laahi.
Hooyo Caasha Axmed Ismail,edo Faadumo Aden, edo XAYBA Ibraahim,edo SAYNAB Ibraahim iyo qoyka reer cali aden oo kala ah, Saado Cali Aden,Cabdi Cali Aden, Maxamed Cali Aden,Maxamud Cali Aden,Xasan Cali Aden, Xuseen Cali Aden, Muuse ...
Saturday, September 12, 2015
-
Ma Guurtida, Wakiilada ama Xukuumadaa Hortaagan Aqoonsiga Somaliland Iyo Cadaalad la helo, mise Shacabka?
Qofwalba markuu xanuun dareemo waxuu xalkiisa u doontaa dhakhtarka ugu haboon, isla markaana u isticmaala daawada uu siiyo, sida loogu tilmaamay, haddaba, akhristow ma laga filan karaa bukaankii inuu sagsaago ama sifo ka duwan...
Friday, September 11, 2015
-
Somaliland Waxay u Baahan Tahay Hoggaamiye Iimaan Qaba!. W/Q. Maxamed Siddiiq Dhamme.
Somaliland waa qaran soo koraaya, una baahan kobcin, korin iyo toosin . Jeeroon laga jirin hadimada haadaan baynu ka dhacaynaa hadh cad, waxa loo baahan yahay in lagu sabaaleeyo wadajir, midnimo iyo daacadnimo dawladnimada iyo qar...
Wednesday, September 9, 2015
-
Xukuumada Somaliland Awood Sharci bay U Leedahay Wareejinta Kiraynta Hantida Qaranka.
Somaliland oo maanta 25 jirsatay waxay leedahay awoodaha sharci kuwaas oo inoo ah marjac aynu u noqono islamarkaana aynu ku dhaqano , dastuurkeena waxaa loo codeeyey sanadkii 2001-dii xiligaasi oo dadka reer Somaliland u cod...
Wednesday, September 9, 2015
-
Xukuumadda Waa Maxay Dhibta Haysaa ?
Dhibaatadan haysa xukuumadda waa maxay Waatanoo way isku dhexyaac-santahay qofna qof maqlimaayo Qofna qof kama sarreyo waa wada madax-weyne
8 / 9 / 2015
Xukuumadda waa maxay dhibta haysaa
WAA KEENE IYO KORDH...
Wednesday, September 9, 2015
-
Wax Ka Ogow Cuntooyinka Yareeya Duxda Ama Cholestrol Ka
Isticmaalka caleenta shaaha ee leh Midabka Greenka ah ama cagaarka waxay yaraysaan Dufanka Dhiiga sidoo kale waxay yaraysaa
WAX KA OGOW CUNTOOYINKA YAREEYA DUXDA AMA CHOLESTROL KA
Waxaynu wax ka tilmaami doonaa cuntooyinka y...
Wednesday, September 9, 2015
-
Dameerkii Nacay Magaciisa Ximaar,Ee Qorta Soo Sudhay Kaluun.Wax Ka Dhigan Raga Ku Hirdamaya Kulmiye Ee Boodhku Qorta U Sudhan Yahay.By:Amiirka M.Gaadhane.
Bismillahi Raxmani Raxiim S/c Ku soo dhawaada maqalkan.waxan qoray laba malmood ka hor,dad badan ayaa i soo waydiyay,in aan sharaxo qisada Ximarka.waxad kala socon doontan geba-gebada.
Qofku hadu damco in uu hadlo ama qoro,haka...
Wednesday, September 9, 2015
-
DAAWO; DHACDO NAXDINLE: Soo Kaalmee Una Gargaar Wiil Isagoo Seexday Indho La’aan Kusoo Toosay..
DAAWO; DHACDO NAXDINLE: Soo Kaalmee Una Gargaar Wiil Isagoo Seexday Indho La'aan Kusoo Toosay..
https://youtu.be/zqAZfPCh1Mk...
Tuesday, September 8, 2015
-
Waa Kee Hogaamiyaha Aynu Rabnaa???
Ma Dhurwaa i haystaan ku baddali dhurwaa kale mise aniga dhiil xoor , igamaba dhamaadee
marka dhahar la waayaba
dhiqlaa soo badali jiray.
... Axmed Genius (AHN). 1984
...
Tuesday, September 8, 2015
-
Yaa Intuu Waddaagii Qawaday Kalidii Weel Miistay.? Eng Daa,uud Abiib Axmed
“Magacaagu yuu Noqon Mid Hunguri Ka Marag Kaca, Sida Macawisaha Qaar Ninba maalin Yuu Xidhan………Waxaa Sidaa Ka Dhigan Ku-xigeenka Golaha Ee Daaha Dabadiisa Laga hagayo………Eng Daauud Abiib Axmed”
Hargeisa(Wajaalene...
Tuesday, September 8, 2015
-
Xukuumada M/weyne Siilaanyo Oo U Banbaxday Burburinta Sharciga iyo Boobka Hantida Umada…. Qalinkii:. Mohamed Gacayte
“Wali lama arag xukuumad kaambayn ugu jirta in lagu taageero dulmiga iyo boobka hantida umada”
“Arinka wareejinta haamaha shidaalku waxay la mid tahay Waraabow Adhi Maad Raaci”
Umadi waxay dawlad ku noqotaa kolba sid...
Tuesday, September 8, 2015
-
MAXAY ISKA SHA’BAHAAN BANI-AADAMKA IYO XAYAWAANKA QAAR KA MID AHI. Q/Maxamed Faarax Qoti
Loolan kasta, Shucuur kasta, iyo Ficil kasta oo uu isku diyaariyo jidhka Aadamuhu, waxa loo nisbeeyaa inay tahay mid ka timid hab-dhaqanka iyo dabeecadaha shaqsi-ahaaneed ee gaarka u ah, inkastoo haddana laga yaabo in ay b...
Monday, September 7, 2015
-
Xasuuqa Tacliinta. Qalinkii Maxamed Sidiiq
Xasuuq ka weyni ma jiro dhallinyarada u soo kacaysa dalka oo aan loo samayn siyaasad waxbarasho, imtixaanaadka shahadiga ah ee laga qaado ardayada qaranaka dusgiyadu waxay ku tartamaan kaalmaha hore si ay ugu iibiyaan sannad dugsi...
Monday, September 7, 2015
-
“Bal Waxaanu Maantoo Dhan Ummada La Dhex Soconey Eega” W/Q: Mujaahid Cali Xaraaro
Dhacdooyinka guul wade yaasha Akhri oo ha qoslin
Sanadkii 1972 waxa la sameeyey ciidamadii guul wada yaasha markii la dhameeyey qorshihii iyo nidaamkii ay ku shaqayn lahaayeen, ayaa xaflad si weyn loo habeeyey lagu qabtay garoo...
Sunday, September 6, 2015
-
Adigoo Haysta Qarannimo, Ha Ku Doorsan Qolonnimo!!
Aas aaska iyo jiritaanka ummadnimo waxa saldhig u ah dareen-wadareed-shacab oo qoto dheer oo bulshada ku abuuran, kaasoo ay guud ahaanba ka siman-yihiin rag iyo haweenba. Dareen-wadareedka ummadnimo waa ka muwaadin walba ku bara...
Sunday, September 6, 2015
-
Sarkaal iyo Saaxiib kal-furraa: Siciid Cali Giir (1942kii – 2015ka) Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale Qormadii: 3aad
“Qacda kamaradaydiyo,
Buug xusuusta qaadiyo,
Qabashada rikoodhkiyo,
Qalinkiyo dawaaddiyo,
Qoraalkaygu way wehel,”
Tuduc aan ka dheegay maansada Dhayalsi,
Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale - cankaabo@hotmail....
Saturday, September 5, 2015
-
Maxamuud Xaashi Kuu Yahey Waxeynu Ku Garaneynaa Cadaalada Darada Dhibta Iyo Tacadiga Ka Muuqda Ex Shaqaalihii Duulista Hawada
Anigoo ah Muwaadin u dhashey dalka Somaliland gaar ahaana kasoo jeeda
Gobolka Sanaag,khusuusana Degmada Ceel-Afweyn Magaciisuna yahey Sadaam
Nuux Xirsi waxaan maqaalkeygii kan ka horeeyay kaga hadley Beenta
qaawan ee Wasi...
Saturday, September 5, 2015
-
Dhacdo Layaable; Salaadii Jimce : Janno Ayaa Iga Dagantay!Iyo Amb. Kaysar Cabdilahi Maxame,
Waxay ahayd xilli uu Khadiibkii Jimcuhu isu taagay akhrinta Qudbada Jimce iyada oo Markaas uu noo dhamaaday Tafsiir aad u macaan oo Suurto Al-Kahaf aayado ka mid ah uu Qalbiga noogu qaboojiyay. Markii uu Sheekhii Jarranjarradii ko...
Saturday, September 5, 2015
-
Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Jaxaastay Jeebkana Ka Buuxsaday Malaayiin Doollarka Maraykan Ka Ah Oo Dawlada Kuwayt Ugu Deeqday Madaarada Somaliland
Wasiir Xaashiga Duulista Iyo Hawada Somaliland wuxuu ka mid ahaa wasiiradii la magacaabay wakhtigii xukuumada kulmiye dalka qabtay waxaana loo magacaabay inuu noqdo wasiirka wasaarada duulista iyo hawada Somaliland, waxaa laga f...
Saturday, September 5, 2015
-
Firxadka Maareeyaha Madbacadda Qaranka, Faro-madhnaanta Shaqaalaha Iyo Fiirro-la’aanta Xukuumadda
Maxay Dawladdu U Soo Faro-gelin Wayday Xaaladda Musalafka Ku Dow Ee Madbacadda Qaranka?
Hargeysa (Wajaalenews)- Madbacada Qaranka JSL, ayaa gabi-ahaanba qarka u saaran in albaabada loo xidho, ka dib markii ay ku fashilantay i...
Saturday, September 5, 2015
-
Marwada koowaad Amina Weris Sheekh Maxamed Jirde Maxaa Loogu Doortay Wakiilka CARMMA? Muxuuse CARMMA Yahay?
Haween weynaha Somaliland oo nasiib u yeeshay in Marwada qaranku u noqoto Wakiilka la dagaalkan Dhimashada ama Umul raaca hooyada iyo dhalaanka (Iyadoo Geeridu ay xaqtahay).
Badiba waxa dalkeena ka jira oo muddo soo jiitama...
Friday, September 4, 2015
-
Dhamaan Dadkan Waxay Tacsi Udirayaan Maxamud Yusuf Xirsi( aw Buur )Oo Hooyadii Ku Geeriyotay Magalada Hargaysa ,
INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN.
Axmed Xasan Cawke, Cabdisalaan Hereri,Maxamud xaji Dahir, Axmed Yusuf liibaan iyo Xaaskiisa sheekh Ismaaciil Ibraahim Muxumed Muj Cabdisalaan Turki Xildhaan Axmed wayso cade Cab...
Thursday, September 3, 2015
-
Allow Yaa Sidaa Ka Wada Dhiga—-“Daacadnimada, Cibaadada, Deeqsinimadu Waa Deeq Eebe Siiyo Dadka Intii Garata”…..Aragtiday.
Hargeisa(W.N):-Xaasha Umaan Qaadan Qalinka Amaan, Buunbuunin, iyo Been Abuur Aan Shaqsi Ama Cid Gaara Ku Duro, Waxaanse U Qaatay Inaan Shacabka La Wadaago Hab Dhaqanka Iyo Sifooyinka Aan Kala Kulmay Shaqsi Aanu Isku Fac Ama Filn...
Thursday, September 3, 2015
-
XALKA: SAMI-QAYBSIGA GOLAHA WAKIILADA JSL.
Markasta oo doorashadii Golaha Wakiilada soo dhawato, waxaa bilaabma buuq iyo is-qabqabsiga sami qabsiga Golaha Wakiilada. Doorashada Golaha Wakiilada ee 2005 inta aan la qabanin, ayaa gobalada qaarkood ka biyo diideen samiga Gola...
Thursday, September 3, 2015
-
Prof: Gees oo ka Warramay Sida Uu Ku Yimid Xeerka Doorashooyinka Somaliland, Muranka ka Taagan Iyo Sida Looga Bixi karo Khilaafka Hadheeyey.
“Reer degayana, tis ood ah ayaa loo rittaa, Dad is-hayana hadal ayaa lagu darsadaa..” Odhaah Soomaaliyeed
Hargeysa,(Wajaalenews) Siyaasiga Prof: Maxamed Siciid Gees, ayaa ka warramay sidii uu ku yimid Xeerka doorashooyink...
Thursday, September 3, 2015
-
Wasiir Xirsi Waxa uu Ku Fashilmay Xilkii Qaranka iyo Kii Beeshiisa
madxweyne ma istaahilo inuu xilka qaranka sii hayo wasiirka qaranka waayeu xilka qaranka waxaan maqlayey muddo dhawr sano ah waxaa jira waxa badan oo xukumada axmed siilanyo hogaaminayo ka qaldamay kana xumaaday milgihii sharaft...
Thursday, September 3, 2015
-
Waa Sidee Xidhiidhka Qarsoodiga ah ee U Dhexeeya Gudoomiyayaasha Xisbiyada Kulmiye iyo Wadani
Qaar badan oo kamid ah Taageerayaasha Mucaaridka ee Xisbiga Wadani iyo xubno badan oo kamid ah taageerayaasha Kulmiye ee garabka
Hargeysa(Wajaalenews)-Gudoomiyayaasha Xisbiyada Kulmiye iyo Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi...
Thursday, September 3, 2015
-
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Ku Biidhikaasey In Ay Kaga Takhalusayaan Wasiirnimada Xirsi Xilkana Laga Qaadayo.
Wajaalenews(Hargeysa)-Sida laga helayo ilo udhow dhow Gudoomiyaha Xisbi Xaakimka Kulmiye Mujaahid Muuse
Cabdi Tibaaxeen ayaa, badka soo dhigay in uu ka takhalusay xubno uu ku sheegay in ay kamid yihiin kuwa caqabada ku ah musha...
Wednesday, September 2, 2015
-
MAANTA SOMALILAND CIDAY DAN U TAHAY WAA LABAD BEELOOD EE LOO YAQAAN BEELAHA DHEX ISAAQ IYO SAMAROON
Hadaba sida ka muuqata ciwaanka maqaalkaygan labada beelood ee igu aha beelaha dhexe waa labada beelood ee sidii ay dawlada Somaliland u la soo noqotay dawladnimadeeni sanadkii 1992 iyagu lafaha kal baxay ee hogaaminta wadanka h...
Wednesday, September 2, 2015
-
Sarkaal Iyo Saaxiib kal-furraa: Siciid Cali Giir (1942kii – 2015ka) Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale
Sarkaal Iyo Saaxiib kal-furraa: Siciid Cali Giir (1942kii - 2015ka) Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale
“Qacda kamaradaydiyo,
Buug xusuusta qaadiyo,
Qabashada rikoodhkiyo,
Qalinkiyo dawaaddiyo,
Qoraalkaygu way wehel,”...
Wednesday, September 2, 2015
-
Riyadii Madaxweynaha!
Hal-door barkhad oo mal-awaalaya sidii uu maruun madaxweyene uga noqon lahaa dalka uu muwaadinka ka yahay ayaa habbeen ka warramay riyo mucjiso ahayd oo uu ku riyooday, isagoon ka dul boodin waaqica iyo duruufaha dhaqan ee innagu ...
Wednesday, September 2, 2015
-
Hambalyo Meher Sacad Abdi Abdilaahi Riirash Iyo Marwadiisa Hibo Ahmed Muxumed Baadil Oo Meherkooda Ka Dhacay Magaalada Hargeisa+SAWIRO
HARGAYSA(Wajaalenews) DHamaan Masuuliyiinta Iyo Hawlwadeenada Shabakada Wararka Ee Wajaalenews ee ku kala sugan dalka iyo diibadiisuba Waxay Hambalyo Meher Wacan Hawada Umarinayaan Madasha Meherka Kulmisay haldoorka dhalinyarada s...
Tuesday, September 1, 2015
-
Xukuumadu Xilkii Iyo Hantidii Umadu U Dhiibtay Marka ay Hanan Kari Wayday Ma Waxay Door Biday In Shirkado Lagu Wareejiyo Wixii Umada Ka Dhexeeyey.
Marka waxa umada ka dhexeya ama shaqadii xukumadu umada u haysay lagu wareejiyo cid gaara oo dantooda mooyee danta umada eegan waxa dhaca in dan yarta iyo wada jirta meesha ka baxo waxa wax lala yaabo ah mant muwaadinka ku n...
Tuesday, September 1, 2015
-
Wareejinta Haamaha shidalku Waxay Halis Ku Tahay Amaanka iyo Wada Noolaanshaha Umada Somaliland.W/Q:C/risaaq Muxumed Cadde
Sidaynu ognahay taariikhda aduunka wixii dagaal iyo carqalad siyaasadeed kasoo dhacay iyo kuwa hadda ka socdaaba waxay salka ku hayaan arimaha shidaalka waayo casrigan danbe shidaalku waxuu nolasha guud haan aduunka u noqday sid...
Tuesday, September 1, 2015
« Previous Page — Next Page »
|
|