ARTICLES
-
Sheekh Aadam Siiro Waslad Dheemana Oo Ka Dhex Ifaysa Bulshada Reer Somaliland. Ugagaarida Dadka Tabaalaysan Iyo Himilada KOR UQAADISTA GUURKA.
Udamqashada Sheekh Aaden Siiro Ee Dadka Tabaalaysan+Barnaamijyadiisa khayriga ah Ee Dhaxalgalka Noqday Iyo Himiladiisa KOR UQAADISTA GUURKA.
Dharaartii Hilaaciyo Qaraxyadu Dhaceen.
Dhimashadu Hadhbeeshee Dhaawaceeni Halis ...
Thursday, October 8, 2015
-
Ma Gabadha Mise Shabeelka?
Wakhti hore oo la soo dhaafay waxa jiray Boqor ka mid ahaa boqoradii hore ee aduunka ku noolaan jiray uguna awood badanaa, boqorku wuxuu lahaa fikradu badan oo uu ku soo kordhiyey shuruucda iyo qawaaniintii dajisnaa ee la isku x...
Tuesday, October 6, 2015
-
LOOMA OOYAANKII AAN TAARIIKHDA LAHAYN.
Indhahaygu way ilmaynayeen, qalbigayguna wuu murugoonayay,maskaxdaydu su’alo badan ayay is waydiinaysay, qaraaca wadnahaygu aad ayuu u sareeyay, qalinka iyo buugu waa iskugu kay hagaagi waayeen, gariirka gacmahayguna way tahli w...
Sunday, October 4, 2015
-
Gurigaygu Ma Gayo!!! Dhacdo Cajiib ah — Qalinka Mustafe Sheekh Cumar Geeddi.
Saaxiibkay Mahdi, waxaa uu maalmo dhexe iiga sheekeeyay Dhacdo cajiib ah oo aan dhowr kale oo ay si isugu eg yihiin ku xasuustay. Waxaa uu ii sheegay in laba nin oo midkood uu caawinayay ay gurri kala kiraysteen waa Magaaladda Har...
Sunday, October 4, 2015
-
Hibo Hiilwayday!Qalinkii Maxamed Sidiiq
“ Toddobaadkii waxaan ciyaara kubadda maalinta khamista, waxaan ururiyaa nususaacaha dugsiga lay siiyo subixii, aabbahay waa dilaal ka adag masaariifta aanu quudanayno. Waxaan ku ciyaarra anniga iyo saaxiibaday saacaddi laba d...
Saturday, October 3, 2015
-
Muuse Biixi Waxaan Xusuusinayaa Suldaan Xasan Inaanu Ahayn Suldaan Cabdale Siciid Samaystay E Waa Suldaankii Guud Ee Beesha Subeer Awal.
Muuse Biixi Cabdi faras wuxuu
Maanta marayaa halkii uugu liidatey ee
Qof siyaasad ku jiraa gaadho, waxa
Lala yaabsan yahay munaafaqada iyo ceebta uu ka dhex sameeyey nin
Bileysku dileen oo xukuumadu
Bixineysey magti...
Thursday, October 1, 2015
-
Warbixin Sir ah: Osama Bin Laden Wuu Nool Yahay, Waxana Biiliya Sirdoonka Maraykanka.
Waxaan hayaa dokumanti iftiiminaya in Bin Laden weli nool yahay oo CIA-du lacag siiso, waxaannu helaa in ka badan $100,000 dollar bishiiba’
Basaaska Snowden ee fashiliyey siro badan oo Maraykanku lahaa
Moscow (Wajaalen...
Thursday, October 1, 2015
-
Maamul Daadajintii Loogu Talagalay In Gobolada Dalka Horumarkooda Kor Loogu Soo Qaado Waxay Isu Badashay?
Hadaba waxay bulshada inteeda badan is waydinayaan maxay kusoo kordhisay
Sidaynu lasoconay intii ay xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay axmed maxamed maxamuud silanyo talada dalka qabsatay waxay ku dhaqaaqday qorshayaal aad u wa...
Thursday, October 1, 2015
-
Tuug Salaad Sax Ah, W/Q: Cali Cabdi Coomay.
Dabeecad ahaan wuxuu ilaahay u dhaliyey furfurnaan iyo dad dhexgal. Wuxuu khabiir ku yahay barashada dad badan oo meelo kala duwan ka yimid.
Wuxuu toosaa afarta habeenimo, waxaanu tagaa masaajidka si uu u soo tukada salaadu-lay...
Thursday, October 1, 2015
-
Muuse Biixi Siyaasiga ugu Godobta Badan Uguna Illowshaha Badan! (Qalin maal Cabdinaasir Axmed Ibraahim)
“Ninkaan taada weynayn, isna tiisa waydee.” Abwaan Hadraawi
Qoraalka maqaalkaygani kuma sallaha tartanka musharraxnimo ee u dhexeeya Maxamed Biixi Yoonis iyo Muuse Biixi Cabdi. Hasa yeeshee, waa mid ku dhisan dhacdo na dhex...
Thursday, October 1, 2015
-
KA XOROW UUR KUTAALADA W/Q: Maxamed Cabdikarim (M-Maarshaal)
Si aad hore ugu socoto, Umad u hogaamiso, Horumar nafsi ah iyo mid umadeedba aad u gaadho, ka xorow urursiga naxliga iyo uur kutaalada.
Shakhsi, bulsho ama kooxi waxay hore u socon kartaa, horumar gaadhi kartaa, dadka wax la qa...
Wednesday, September 30, 2015
-
İna Muuse Diiriye, Alla Doori Afkana Waa Yaqaan Waa Se Ka Agnaan.!!!
Nin gumeysi habayoo
isticmaar habeeyoo
la hal maalay baad tahay
Hamrashada xaq-dhawrkiyo
haasaawahoodana
nin u heellan baad tahay.
Markay heedhe waalaha
hirwo kuu tuntumayaan
hebed minaw san baad tahay
H...
Tuesday, September 29, 2015
-
Hambalyo ku socota Gudoomiyaha garabka dhalinyarada stockholm sweden Ikraan Cabdi gadhle
Hooyo cibaado Cigaal cali Iyo dhamaan ilma cabdi gadhle
Oo kala jooga sweden america Emirates,Waxay hambalyo udirayaan
Ikraan Cabdi gadhle
Oo loo dortey
Gudomiyaha garabka dhalinyarada stockholm sweden...
Monday, September 28, 2015
-
Qoddobo Sal u ah Nidaamka Maamulka Hantida Maguurtada Ah Iyo Wareejinta Qalabka [Haamaha]
Wareejinta Haamaha iyo Waxa Khaldan (Public Procurement Act) -W/Q: Maxamed Axmed Obolos, ACCA, CAT, BFA
Sawaxankii u dambeeyey ee dhex qaaday bulshada Somaliland ee ahaa in dawluddu ku wareejiso haamaha kaydka shidaalka ee berb...
Sunday, September 27, 2015
-
“Somaliland qaran wali baadi-goob ugu jira mahdigii caymin lahaa !”
Ma-hadhada adduunku waxa ay inna bartay in ummad kasta RABBI uu mar ka soo dhex saaro mahdigii ka samato bixin lahaa dhib ay muddo ba ku riiqdeen, oo ay maarayn kari waayeen. Muddo dheer ayuu qarankan Somaliland ku jiray marxala...
Sunday, September 27, 2015
-
Sheekh Shacabkiisa La Dareena!Qalinkii; Maxamed Sidiiq.
Intabadan Sheekhu wuxuu can ku yahay ka hadalka duruufaha nololeed ee innagu xeeran sida looga gudbi karo. wuxuu ka fekera danta guud iyo daryeelka bulshada. Sheekhu qaran ahaan wuxuu ku jiraa kaalin muhiima. Waxay ahayd...
Friday, September 25, 2015
-
Waa Aduunyo !!! Qalinkii :Xuseen Siyaad Cilmi{mataan}
Maalmuhu kala duwan waagii dilaacaaba waayihiisuu leeyahay sidaynu wada ognahayba “Dharaaruhu way kulmaan waktigu wuu dhalan rogmaa” dhabtii markaad sidaa wax u sheedaalisid ee aad meel fog wax ka eegto waxa kuu muuqanaya ...
Friday, September 25, 2015
-
Jaaliyada Somaliland Ee UK (SSUK) Oo Hambalyada Ciida Udiray Shacbiga Somaliland.
Somalilandna ay noqoto xubin buuxda oo ka mid ah qaramada midowday.
H a m b a l y o
Jaaliyada Somaliland UK (SSUK) waxay Shacbi weynaha Somaliland meelkastoo ay joogaanba, Madaxweynaha iyo Xukuumadiisa, Axsaabt...
Thursday, September 24, 2015
-
Mala Odhankaraa Xukumada Somaliland Wayku Adkaatay In Ay Shacabkeeda U Sheegto Maslaxada Kujirta Kiraynta Haamaha Shidaalka?
xukumadu way kiraynkartaa way iibinkartaa cid gaarana way siinkartaa
tan iyo intii uu bilaabmay muranka haamaha shidaalku waxaynu
warbaahinta ka maqlaynay masuuliyiin xukumada katirsan oo difaacaya
wareejinta haamaa ereya...
Tuesday, September 22, 2015
-
Daraasad Cusub:Maxay ka qalinjebiyaaan?,Maxayse u qalinjebiyaan? yayse u qalinyebiyaaan?.mukhtaar nadaara.
waxaaana xaqiiqa aduunka in marka uu aradaygu ka baxo jaamacad uu noqonaayo arday ku filan oo kifeeya naftiisa iyo danahiisa nafeed mida eheleed
waxaaan salaan ku maamuusayaa dhamaan ummadda soomaliland qaran joog iyo qurbo joo...
Tuesday, September 22, 2015
-
Bilowgii Suugaanta Dareenka Waddaniga ah ee Soomaalida, Qaybtii 2aad
Gulufka Sheekh Bashiir waxa soo raacaya dhaqdhaqaaqii siyaasiga ahaa ee Xaaji Faarax Oomaar iyo gaylankii Sheekh Xasan Barsame ee Gobolka
Markii Daraawiishtu jabtay, waxa uu hakad weyni ku yimi gaylankii Soomaalidu ay ugu jirta...
Tuesday, September 22, 2015
-
Lama Yaabani Wareejinta Haamaha Shidaalka Ee Berbera, Balse Waxaaan Ka Walaacsanahay Tallaabada Ku Soo Xigi Doonta! …
(Hoombaro Libaax Bay Soo Waddaa)! W/Q: Maxamed Cabdiraxmaan Sharmaarke (Hisoori)
Marka laga shidaal qaato wixii tegay, ee lagu eego waxa jooga, waxa hubaal ah in la saadaalin karo waxa iman doona. Hadaba marka aad u fii...
Tuesday, September 22, 2015
-
Maxaa Sharciga Loogu Kala Bixi Waayaa Ee Dhexdhexaadinta Guurtida Loogu Kala Baxaa?..Q..2aad, W/Q: Cali Cabdi Coomay.
Horaantii sannadkii 2010-kii ayuu Golaha Guurtida dhexdeeda soo galay daadkii khilaafka siyaasadeed, waxaana Golaha Dhexdiisa ka dhacay
Afeef:
Marna kama soo horjeedo dhexdhexaadinta Golaha Guurtidu ku dhameeyaan khilaafyada...
Tuesday, September 22, 2015
-
Waxa Inoo Haboon Inaynu Kitaabka Ilaahay Isku Xukuno..Sacad Ali
Waxa Inoo Haboon Inaynu Kitaabka Ilaahay Isku Xukuno..Sacad Ali
Bismilaahi Waxaan ku bilaabayaa magaca ilaahay ee naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista marka hore waxaynu nahay umadd islaama oo diinta islaamka ku abtirsata
...
Tuesday, September 22, 2015
-
Xukumada Maanta Jirtaa Waxa Ay Maraysaa Waraabihii Yidhi Ila Meeraysta…
Xukumada Kulmiye ee maanta talada dalka haysa ee uu hogaamiyo madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) ayaa waxa ay mareysaa wakhtigii Sakaraadka. Waraabe ayaa meel uu deganaa waxaa afarta jiho Bari, Galbeed, Waqooyi iyo K...
Sunday, September 20, 2015
-
Erey ku saabsan Dhacdadii Wakiillada W/Q. Maxamed Saleebaan Cumar
Khilaafka siyaasadeed ee Soomaalilaan ku soo noqnoqdaa waa mid ka soo jeeda hirdanka sharciga iyo sharci darrada. Ma jiraan hay’ado garsoor oo si madax bannaan uga garnaqi kara khilaafaadka sharci ee dalka ka dhaca, haddii ay ji...
Saturday, September 19, 2015
-
Xadhig Iyo Lacag kala Dooro? Waa Arinta Hor taala Saxaafada Madaxa Banaan Ee Somaliland,
Waxaan ka markhaati kacayaa iney jirtey xili la odhon jirey ama lagu tilmaami jirey Saxaafada madaxa banaan golaha afraad ee dalka ka jira anigu in kastoo aanan ahayn saxafi hadana mudo dheer ayaan ku dhex jirey saxaafada madaxa b...
Friday, September 18, 2015
-
Dhamaan Dadkani Waxay TACSI U Dirayaan XAAJI MAX’UUD BILLE MAX’ED OO Maaanta Jimcihii ku Geeriyoodey Masjidka Barakeysan ee Makka Al-mukkrama.
INNAA LILLAAHI WA INNAA RAAJACUUN
Boqor Mux’ed Geele Seed, Caaqil Khader Cabdi Cali, Caaqil Nuux Iimaan, Sh. Suleymaan Aare, Sh. Aaden Xuseen Ibraahim, ODEY: Mux’ed Xasan Max’uud (Budle), Axmed Ismaaciil Max’uud, Axmed ...
Friday, September 18, 2015
-
Wasiiro Aakhiro-Sabaan!
Intaan Madaxweyne Siilaanyo lagala wareegin hogaaminta Maamul ee Dalka ee isaga loo doortay waxaa kamid ahaa Xukuumadiisa Xubno Wasiiro ah oo kasoo Jeeda Beesha Sacad Muuse ,kuwaas oo aad u miisaan cuslaa marka loo eego Aqoont...
Friday, September 18, 2015
-
Ra’yigu Ma Dambi Baa Xadhig Lagu Mutaysto?
taas oo xadhigiisa ay dawladu sabab uga dhigayso in uu qabo ra'yi ka duwan kan dawladu ku rabto in ay ku xidho seeraha banka qool caday.
waxa magaalada hargeysa lagu xidhay maalintii isniintii la soo dhaafay ee taariikhduna ahe...
Friday, September 18, 2015
-
Fadliga Maalinta Carafo
Sidaa awgeed xaajiga ama xaajiyada waxaa laga doonayaa inuu maalintaa Carafah ALLAH(swt) u toobadkeeno
Maalinta Carafo waa maalin weyn oo khayr iyo fadli badan,waa maalin la qabto kulan islaami ah oo aad u balaadhan,waa maalin ...
Friday, September 18, 2015
-
Qalan jabisee Aan ku Tilmaamo?
sidaan wada ognahay,dalkeen waa dal curdin ah oo soo koraya runtii aan haysan dhaqaale buuran waa dal imka uun kasoo kabtay dagaalo sokeeye waa dal dib ula soo noqoday Xornimadiisii luntay waa dal runtii aan wali aqoonsi helin waa...
Friday, September 18, 2015
-
Dhalinyaro Uu Wasiir Maxamuud Xaashi Kasoo Abaabulay Magaalada burco Oo Hargaysa ku Sugan Iyo Shirar Ay Galeen oo La Sheegay In ay lid Ku Yihiin Hogaaminta Madaxwayne Siilaanyo.
Waxaa Magaalada Hargaysa ku sugan dhaliyaro u baabulan habqabiil oo kasoo kicitimay magaalada burco iyadoo la xusay in uu safarkoodu daaran yahay sidii maxamuud xaashi taageero loogaga raadin lahaa midkamida beelaha ay siyaasad wa...
Thursday, September 17, 2015
-
Waaggii Shaqada Loo Diiday Aamina Maxamuud Jirde (Aamina Waris) Iyo Dagaalkii Uu Kulmiye Qorsheeyay
Sanadkii 2008 axmed siilaanyo oo xiligaa mucaarid ahaa ayaa iskugu yeedhey xubno ka tirsanaa golihii dhexe ee xisbiga kulmiye ka dibna dhawriyo lixdan xubnood ayaa iskugu yimid hool ku yaaley gurigii uu degenaan jirey axmed siilaa...
Thursday, September 17, 2015
-
Caqligii Dhalinta Somaliland Musharixiin Ayaa Marin Habaabisay Oo Bohol Ku Riday!!!
MUSHARIXIINTA BEESHOODII LABA U KALA JABIYAY SOMALILAND MA KABI KARAAN?
Loolan Xoogan oo u Dhexeeya Muuse Biixi Cabdi iyo Maxamed Biixi Yoonis,Oo Hargeisa Ka Socda.....................................
Indhawaydba Waxaa Harge...
Thursday, September 17, 2015
-
DAAWO; Xukumadda Oo Wali Ku Dhegen Mooshinka Lagu Wareejinayo Haamaha Shidaalka iyo Farshaxan Aamin Caamir Oo Sawir Kale Ku Muujiyay.
DAAWO; Xukumadda Oo Wali Ku Dhegen Mooshinka Lagu Wareejinayo Haamaha Shidaalka iyo Farshaxan Aamin Caamir Oo Sawir Kale Ku Muujiyay.
...
Thursday, September 17, 2015
-
Lugooyada Jamaal, Lurta Cabdiraxmaan Iyo Lulashada Muuse!
Abuurida fursadaha siyaasiga ahi marba waxay leeyihiin heerar kala duwan kuwaas oo meertadu jaangooyn u tahay. Gaadhida hanka siyaasaddeed waa mid u baahan ka baaran dag badan iyo feejignaan dheeraada oo ay ku lamaan tahay taxadar...
Tuesday, September 15, 2015
-
Hal Aan Goor Danbe Ogaaday; In Jaamacadda Gollis Hargeysa Tahay Xarunta Ugu Weyn Ee Dhididka Shaqaalaha Lagu Xalaashado!
( Qalin Maal Cabdinaasir Axmed Ibraahim)
“ Qormadan qormada xigta waxaan ku daahfuri doonaa, macluumaad badan oo ku saabsan dulmiyada jaamacaddu ka gasho shaqaalaha”
Ruggaha dulmigu ma raagaan, xuquuqda aadamuhuna wax sa...
Tuesday, September 15, 2015
-
Miyaynaan Soo Guurin?….
Nin bilaa camala oo raganimo u dhashay ayuu ahaa, wuxuu is yidhi intaad cid martiyi lahayd qol iska kirayso. Qolkaas ayuu kaligii kunoolaa.
Albaabkiisuna handaraab malahayne habeen habeenada kamida ayuu tuug usoo galay ninkoo q...
Tuesday, September 15, 2015
-
Ma Waxa Aad Galaysaa Jaamacadda?Qallinkii: Maxamed Cabdi Cali hayaan.
Naftu inay hillowdoo,
Hamidoo hawaawido,
Hiiigsataa waxaanay hayn,
Waa himiladadeedee,
Hir makay ka gudubtaba,
Mid kalaa u hilaacee...
(Abwaan. Xasan Sh. Muumin)
Noloshu waa safar. hir markaad ka gudubtaba...
Monday, September 14, 2015
« Previous Page — Next Page »
|
|