ARTICLES
-
Xoggo-Muhiim Ah: Mustafe Qodax, Siyaasi Fahmi La’ Godka Siyaasadda iyo Hoos u Dhac Ku Yimi Meeqaamkiisii Siyaasadeed+ Gacan-yarenimo uu Dib uga Soo Billaabay+SAWIRO
Xoghayahii arrimaha gudaha ee dhawaan iska casilay xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Mustafe Qodax, ayaa hoos u dhac aad u weyni ku yimi qiimahii iyo meeqaamkiisii siyaasadeed ee uu hore ugaga jiray saaxadda siyaasadda Somalilan...
Sunday, November 15, 2015
-
Siduu kuyimid KURSIGA Maayarka Mr Abdishakur Mohamoud Hassan (Cidin) Waa Su,aal Taagan?
Waxaanu si guud mar ah idiinku soo gudbin doonaa xog baahsan kuna
saabsan Maayorka Degmada Berbera waana qormo xiiso badan waxaana ka
arki doontaa dhacdo in badan oo xiiso leh
Siduu kuyimi KURSIGA Mr Abdishakur Mohamoud H...
Saturday, November 14, 2015
-
Muuse Biixow Maalinta Ciidda ka Horreysa Ha Ciidin !(Qalin Maal Cabdinaasir Axmed Ibraahim)
Muusow Adeer Ragga Qaarbaa marka ay gabadha u geed fadhiistaan ee la siiyo mooda in ay hawli ba halkaa ku gam tidhi,hasa yeeshee, Munaasibaddii Guurka oo ta meherka aad uga hawl iyo kharashba badan iyo xaal guri oo dhan iyo Bi...
Friday, November 13, 2015
-
Dhamaan Masuuliyiinta Waxay Tacsi Tiiraanyo leh U Dirayaan Qoyskii iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Ganacsade Marxuum Ibraahim Cabdi Kaahin (Ibraahim Dheere) Oo Maanta Ku Geeriyooday Jabuuti.
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
CULIMO AW DIINTA, MADAXDHAQAMEEDKA, AQOONYAHANKA, SIYAASINTA, AY MAGACYADOODU HOOS KU QORAN YIHIIN IYAGOO KU HADLAAYA MAGACA BULSHO WAYNTA REER SOMALILAND WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U...
Thursday, November 12, 2015
-
Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Maaliyada Cabdicasiis Samaale Oo Tacsi Udiray Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Baxay Marxuum Ganacsade Ibraahim Cabdi Kaahin(Ibraahim Dheere)
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Wasiirkii Hore Ee wasaarada maaliyada Cabdicasiis Maxamed Samaale Ayaa Wuxu tacsi tiiraanyo leh udirayaa dhamaan shacabka somaliland qoyskii iyo qaraabadii uu kabaxay Marxuum Ibraa...
Thursday, November 12, 2015
-
Saamayntii Uu Dagaalkii Qaboobaa Ku Yeeshay Siyaasadda Dalalka Qaaradda Afrika. Q. 1aad. W/Q. Cabdixakiim Mukhtaar Cali
Markii uu soo gaba-gaboobay dagaalkii qadhaadhaa ee ka dhex qarxay Dalalka Reer Yurub, laguna magaacabo dagalkii labaad ee dunida, wax yar kadib waxa bilaabmay dagaalkii qabooba ee ay isku hayeen, Iskagana so horjedeen labadii...
Thursday, November 12, 2015
-
Kulmiye Dalka Ma ka Qaban karaa Doorasho xor ah 2017? Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd”
“Wax aan u mahadnaqayaa saaxiibbadayda aan is lee yahay si gacaltinimo leh ama xigaalnimo ah ayay kaagaga hadheen tartankii murashaxa madaxweynennimo ee Maxamed Biixi Yoonis iyo Cabdicasiis Samaale. Wax aan u ga mahadnaqayaa oo ...
Tuesday, November 10, 2015
-
Muuse Biixi Wuu Kala Yaqaana (Xirsi iyo Siilaanyo) (Siilaanyona Wuu kala Yaqaanaa Muuse Iyo Cabdicasiis.
Badhosaabkii hore ee gabiley rashiid cumar sheikh
Sadex baa rag qiima ugu liita
1-Qooq aan sahan lahayn
2 Qiiro aan sal lahayn
3 Qawl aan run ahayn
Qarankani,wuxuu u baahanyahay rag garanaya qiimihiisa iyo qaayihi...
Sunday, November 8, 2015
-
Ganacsatada Somaliland Iyo Siyaasadda!!
Ganacsigu wuxuu ku qurux badan yahay in uu ahaa mid xor ah, oo aan ku xidhnayn cid gaar ah, sidaasi oo kale ayey ganacsatada looga baahan yahay inay ummadda ay ka shaqaysanayaan ay u muujiyaan madax bannaanida ganacsigooda. Hadd...
Thursday, November 5, 2015
-
Kala Dhaqaaqa Kulmiye Iyo La Isku Joojin Maayada Garabka Muuse Biixi!! Faallo
Waxaa wali cakiran khilaafka keenay kala fogaanshaha labada garab ee Kulmiye. Musharaxiinta isbahaystay ayaa u muuqda kuwo ka rajo dhigay ka sii mid ahaanshaha xisbiga inkasta oo badankoodu tacab badan soo galiyay xisbiga. Waxaa l...
Wednesday, November 4, 2015
-
Ma Dhabaa In Eng Daauud Abiib Loo Magacaabayo Badhasaabka Gobolka Gabiley…
Hargeisa(Wajaalenews):- Iyadoo maamulka Heer Gobol Uu Hadda Gudoomiye Ka Yahay Badhasaab Mustafe Shiine, Ayaa ilo Xogogaal Ah Oo habeenkii Xalay kasoo Baxay madaxtooyada somaliland sheegeen in badhasaab cusub loosoo magacaabayo go...
Tuesday, November 3, 2015
-
Sirta Dhabta Ah Ee Xisbiga Kulmiye Ku Jirta Iyo Dhinacyada Is-haya.
Waxa aynu wada ognahay in xisiga Kulmiye uu soo maray mar xalado badan oo dhawr jeer oo hore uu soo qabsaday shirar kala duwan oo lagu dooranayey gudoomiye iyo musharaxiinta Madaxweynaha iyo M/kuxigeen marka laga soo bilaabo 2008-...
Tuesday, November 3, 2015
-
Xirsi Cali X, Xasan Waxay Bulsho s/land Uga Markhaati Tahay Waxqabadka Muuqda Iyo Horumarka uu Ku Talaabsaday Mudadii Uu Wasiirka Madaxtooyada Ahaa Q2aad,
Waa Qormo Maamuus iyo Xusid ugu Filan Masuul Dadaalay oo Waajibaadkii iyo Xilkii loo Igmaday u Gutay si Daacadnimo iyo Karti ka Muuqato Muwaadiniinta Waa Waajib Saaan in ay soo Bandhigaan Masuuliyiinta Dalka si ay Dhiiri...
Sunday, November 1, 2015
-
Maxaa Kala Qabsadey Muuse Biixi iyo Askarigii Wajaale Raadse Maku Yeelaneysaa Doonistiisa Madaxweyne?
Masahlana in Taariikhdu aaney duug laheyn iyadoo Dunida hurumartey
lagu Xisaabtamo nin kasta oo la yimaada Damaca hogaaminta xilka
Madaxweyne ee qaran ama dal dhan waxa mar kasta dib loogu noqdaa
Taariikhdiisa hore,iyo so...
Sunday, November 1, 2015
-
Muuse Waa Askari Oo Waa Dugsi Nabadu Hurudo.
Baryahan waxaa dhegaha dadka ku badatay, askari dal ma maamulikaro, askari waa laga ilbaxay, wakhtigii askari la dooran jiray waa la dhaafay. Ereyadaas oo loola jeedo mujaahid Muuse Biixi Cabdi, akhriste waxoogaa ii samrin si aan ...
Sunday, November 1, 2015
-
Hanfiga khilaafka kulmiye Oo lafilayo Inuu Banaanka Usoo Saaro Halaqyo Badan oo halis ku ah Murashaxnimada Muuse Biixi.
Xisbiga Kulmiye oo kamid ah xisbiyada ugu faca wayn axsaabtii soomaray wadanka tan iyo qaadashadii nidaamka xisbiyo badan, waa xaqiiq in uu ahaa xisbiga ugu nidaamka iyo abaabulka wanaagsan inkasta oo uu kasoo gudbay xisbigu mar...
Saturday, October 31, 2015
-
Kala Duwanaanshaha Shaqo Iyo Shakhsiyadeed Ee Maxamuud Xaashi Iyo Xirsi Cali!
Kala duwanaanshuhu maaha mid ku yimaada doorasho iyo rabis, mana aha mid ka dhasha iska yeelyeelid, mana aha mid qofku siduu doono u dhigi karo. Waxaynu se ognahay in uu kala duwanaashu yahay mid ka yimaada xagga rabbi taas oo ah ...
Saturday, October 31, 2015
-
Khilaafyada Dhinaca Biyaha Ee Ka Jira Bariga Dhexe. Q.6aad. W/Q. Cabdixakiim Mukhtaar Cali.
Bariga dhexe, waa mandaqad ay muddo aad u dheer oo ku siman 500 oo sanno ay kaso jireen khilaafyo iyo collaaddo baahsan oo salka ku haya dhinaca khayraadka biyaha. Maamulka, qaybsiga iyo isticmaalka biyaha ayaa waxa ay noqdeen...
Saturday, October 31, 2015
-
Xirsi Cali X. Xasan Waxay Bulsho Waynta s/land Uga Markhaati Tahay Wax Qabadka Muuqda Iyo Horumarka Uu Ku Talaabsaday Mudadii Wasiirka Madaxtooyada Ahaa.
Faalo;Maahmaah Soomaali ayaa tidhaa ALLE markuu Guul kula Damco waxuu kuu soo Horaysiiyaa Dadkii Guushaa kuu Horseedi lahaa Sidaa waxaa ka Dhigan Madaxwayne Siraanyo oo Maalintii uu la Wareegay Hogaaminta Talada Dalka S/land Wax...
Friday, October 30, 2015
-
Eng Cabdiqani Maxamuud Caateeye Oo La Qorshaynayo In Loo Magacaabo Wasiirka Cusub Ee Ciyaaraha Somaliland
Ka Dib Is Casilaadii Wasiirka ciyaaraha Somalilan Axmed Cabdi Kaahin, waxa bilaabantay loolan loogu jiro cidii buuxin lahayd booskaas.
Eng Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo ka mid ah dadka aqoonyahanada ee ka soo jeeda gobolka Sal...
Thursday, October 29, 2015
-
AKHRI; Shan Dabeecadood Oo Gudoomiye Muuse Biixi La Wadaago Rajiimkii C/laahi Yuusuf Axmed.
Bon(Wajaalenews) Sooyaalka Siyaasadeed ee Gudoomiye Muuse Biixi ayaa ka marag furaya Shanta Dabeecadood ee uu la Wadaago Kalidii Taliyihii Hore Marxuum C/laahi Yuusuf Axmad Iyadoo Shantii Sano ee u danbeeyay Gudoomiye Muuse Biix...
Wednesday, October 28, 2015
-
Shaqaalihii Duulistu Dabkay Foox Ku Riteen Hadii Laga Bedelay Maxamuud Xaashi oo Qaybyaalad iyo Eex kula Dhex Jiray.
Akhriste waxaan maqaalkan u soo qoray aniga oo xog ogaal u ahaa hab dhaqanka wasiir Maxamuud Xaashi ee uu kula dhaqmi jiray shaqaalihiisa,iyadoo shalay laga bedelay wasaaradaasi ayaan jeclaystay in aan umadda u soo bandhigo hab ...
Wednesday, October 28, 2015
-
Curashada KACAANKII Geerida + Dadkii Mahadiyey Balse Aan u Aayin Iyo Halyeeyadii Dumiyey
Hargeysa(Wajaalenews)-Arbacadii dorraad oo Bishuna ahayd 21-ka Oktoober Sannadka 2015-ka, waxa Lix iyo Afartan Sanno (46 Years) laga joogaa markii talada Jamhuuriyadda Soomaaliya ay koox kula wareegeen koox Saraakiil ah, oo iyagu ...
Friday, October 23, 2015
-
Maantana Ma Mashruucbaa lagu soo Qaatay Burburka Somaliland !
Ganacsatada & Siyaasadda Somaliland ! Haddii adiga oo jooga Somaliland, gaar ahaan Magaalada Hargeysa la soo hadal qaado Ganacsatada waaweyn ee Somaliland waxa Maxamed Aw Siciid noqonayaa ashkhaasta ku soo deg-degaya xasuustaa...
Friday, October 23, 2015
-
Dhan Baan Anigu Ahayoo, Dhedhexaad Ma Noqon karo! W/Q Maxamed Baashe Xaaji Xassan.
Anigu, Maxamed Baashe ahaan, waxa aan isku tiriyaa inta u qoolan ee u dabran danta guud, una xidhan ilaalinta qaddiyadda ummadeed.
Sidaas awgeed, waxa aan ka mid ahay inta dantaas daba socota ee hadba halka ay is leeyihiin way ...
Thursday, October 22, 2015
-
GORFAYN:Doorka Qurba joogga Somaliland: Siyaasada, Dhaqaalaha Iyo Musuq Maasuqa: Q2aad
W/Q: Maxamed Cabdikarim (M-Maarshaal)
mmaarshaal@hotmail.com
{Dhaqaale intee leeg ayay masuuliyiinta qurba joogga ah ee la magaacaabaa u diraan dibbaddaha? Doorka qurba joogga ee musuq maasuqa, tahriibka...
Thursday, October 22, 2015
-
Xasuustii Xanuunka Badnayd!! Qalinkii R/Akiid
Aadamaha waxaa noloshooda ku gadaaman arrimo kala gadisan oo hadba si ay u waajahaan xalintooda qofkastaa waxa uu raadiyaa sidii ugu haboon ee uu u maareyn lahaa mashaakilka soo food saara si uu u helo xasilooni dheeraad ah ugana ...
Tuesday, October 20, 2015
-
CEBSIGA DAL-JIRAHU WAA QUDHSI (ASKARI)
NINA DHUUNI KU DHEX JOGA NINA DHAQASHU KU DHEX JOGA (sow kala man maha 2 da nin)
Dal hadi anu lahayn Gees iyo Halyeey ka jira cadowka hifka iyo dhibka la damacsan ee nitaqada la raba waa sida Geel an lahay cid jirta wana u badi...
Tuesday, October 20, 2015
-
SALDANADA SUBEER AWAL MA MID QOYS U ADEEGTAA?
SALDANADA SUBEER AWAL MA MID QOYS U ADEEGTAA?
Haddaad garab i siisiyo
Haddii aad giriiftaba
Gobanimadu waa dhalan
Iyo dhaqan gun weynoo
Taariikhda kuu gala
Waa geed hadh waynoo
Gelin lagu negaan karo
Gocondhiyo qudhaanji...
Tuesday, October 20, 2015
-
Xukumada Oo Shaqadeeda Ka Mashquushay Loollanka Xisbiga Kulmiye Iyo Xaalada Adag Ee Jira Deegaanada Somaliland.
ilaa hada ma jirto cidi ka socota dhinica xukumada oo soo kala dhexgashay khilaafka labada beelood
xaalada colaadeeda oo salka ku haysa muran xagga dhulka ah ayaa ka jirta deegaanka hoose yimaada degmada Mandheera g...
Monday, October 19, 2015
-
Mudane Aan ku Caayo si la ii Ogaado inaan Jaamacada ka soo Baxay oo aan Shaqo u Helo. W/Q Xildhiban Maxamed Cabdi Yoon.
Mida kale waxaa ceeb ah in aqoonta aad baratay aad bulshadaada uga faaiidan kari waydo ama ugu gudbin kari waydo wanaag eee aad miciinsato
Waxaa ayaamahan danbe ku soo batay baraha dadwaynuhu ku kulmaan in dhalinyaro badan oo j...
Saturday, October 17, 2015
-
Hogaamintu Ma Xil Iyo Derajaa?
Hogaamiyaha dhabta ah ee aragtida wanaagsan waa ka arka in kabadan inta ay arkaan kuwa kale,waa ka arka in ka dheer
“dad waxaa u talin kara,nin doofaar cay uga dulqaad badan,oo kurtin qorrax uga adkeysi badan,oo dhagax qabow ...
Saturday, October 17, 2015
-
Meherkii Baaqday!Qormadii 6aad. Maxamed Sidiiq Dhamme.
Xamda waxa guriga ugu yimi dumar u habar yara iyo hablo ay Ilmaadeer yihiin, dumar war laga raacye waxa laga waraystay judhiiba meherkay ku heshiiyeen Xaamud ee ay qabsatay qadarkiisa, waxay u shegtay inay ku heshiiyeen Kont...
Friday, October 16, 2015
-
DAWLADIHII HORAA KAGA WANAAGSANAA DAWLADAN XIDHIIDHKA. MAYDH IYO XIIS.
Jamhuuriyada Somaliland waxa la aas aasay 18 may 1991 ayaa laga dhawaaqay magaladda burco. Waxana lagu doortay madax waynihii ugu horeeyey Cabdi Raxmaan Tuur iyo Xasan Ciise Jaamac oo ahaa madaxwayne ku xigeen dawladii lagu soo ...
Friday, October 16, 2015
-
Natiijada Shir Taabacsan Musharraxiin Huwan Ah Oo Xalay Ka Dhacay Hargeysa Iyo Ergo Niyad-jabsan Oo Madaxweyne Ku Xigeenka Ka Magan-gashay Dhoolla-tuska Muuse Biixi
GUDAHA KA AKHRI: Tirada iyo Magacyada Wasiirro, Wasiir—ku-xigeenno, Xildhibaanno iyo Kaadiriin KULMIYE Ah
Cabdicasiis Samaale, Maxamed Biixi Iyo Xildhibaan Kijaandhe Oo Meel Isugu Keenay Xalay Dhowr iyo Labaatan Xubnood O...
Thursday, October 15, 2015
-
Doorka Qurba joogga Somaliland: Ee Siyaasada, Dhaqaalaha Iyo Musuq Maasuqa.
W/Q: Maxamed Cabdikarim (M-Maarshaal)
{Dhaqaale intee leeg ayay masuuliyiinta qurba joogga ah ee la magaacaabaa u diraan dibbaddaha? Doorka qurba joogga ee musuq maasuqa, tahriibka iyo qabyaaladda? Doorkii d...
Monday, October 12, 2015
-
Wasiirka Dhaqannada Iyo Arrimaha Diinta Ee Djibouti Dr. Aden Hassan Aden oo ku Guulaystay Billadda “Dhaqan Ee Heer Qaran.”
Qalin maal Cabdinaasir Axmed Ibraahim; Annigoo ah xubin ka mid ah ururka qalinleyda ee Soomaaliyeed (Somali speaking pen). Ogaalkayga dadaallada uu horkacayay Aden Hassan Aden muddadii aan sida rasmiga ah ugu xidhnaa xarunta weyn ...
Saturday, October 10, 2015
-
Meherkii Baaqday! Qormadii Saddexaad.Maxamed Sidiiq Dhamme.
Intuu dhegta Aleenka ku hayay Xaamud wuu riyaaqsanaa, wuxuu la qushuucsana sida geesinnimada lehe ee ay uga gudoontay dalabkiisi Xamdi, niyada wuxu ka sawiranaayay meherkii oo Maansoor ka socda, labadii qosy oo is hor fadhiya,...
Saturday, October 10, 2015
-
Ducaddii Aan ka Guntay Ayeyday Faadumo. W/Q. Khadar Gureyte
Hordhac:
Sida aynu ka warqabno Soomaalidu muddo dheer oo taariikhdeeda ah marka laga sheekaynaayo waxa ay ku aroortaa in ay ahayd dad xoolo dhaqato ah oo u badan reer guuraanimo, isla mar ahaantaana aanay waayaddii hore aqoon b...
Saturday, October 10, 2015
-
Uur-Ku-Taallo Jacayl Qeybtii 1-Aad W/Q: Mohamed Hassan Daacad
Sannado badan ayay is muuq-yaqaaneen,sammo iyo wanaag ayuu mid kastaaba ka kale ka malaysan jiray,manaanay jirin wax dhibaato ama dheg-xumo ah oo kala gaadhay intii ay dadkale iskaga soocnaayeen.Taasi waxay keentay inuu mid kastaa...
Saturday, October 10, 2015
« Previous Page — Next Page »
|
|