ARTICLES
-
Khilaafyada Dhinaca Biyaha Ee Ka Jira Bariga Dhexe. Q:7aad. W/Q: Cabdixakiim Mukhtaar Cali.
Guud ahaan caalamka, biyuhu waxa ay yihiin muhiimadda kobaad ee nolosha Aadamaha. Dhinaca kale, waxa ay yihiin khayraad ay dawladuhu uga faa’idaystaan dhinacyo badan, kana sameeyaan dhaqaale badan. Biyahu, iyagoo ay muhiim u...
Saturday, December 5, 2015
-
“Waa baa beryay” Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale
Cabdiraxiim Axmed Maxamed (Hal-deeq)
(Naadiga Hal-karaan ee Burco)
"Dhulka waax madoobayd,
Inta waa ku saro-kaco,
Qorrax Gaandi weheshaa,
Wac ku soo tidhaahdaa,
Bulsho weerka xoortaa,
Anigana Wajiiniyo,
Waq...
Saturday, December 5, 2015
-
GABILEY MAAHA MEEL XISBI KALIYA AHI LEEYAHAY EE WAA MEEL U FURAN XISBIYADA OO DHAN.
Waxaan qalinka u qaatay inaan ka jawaabo dhacdadii maalmihii u danbaysay saxaafada ku soo noq-noqonaysay ee ahayd in xisbiga wadani magaalada Gabilay lagaga mudaharaaday.
Haddaba, aniga oo ku hadlaya afka aqoonyahanka Gobo...
Saturday, December 5, 2015
-
Baroor-diiq Loo Sameeyey Allaha Unaxariistee Wariye Axmed Xasan Cawke Oo Sidaad Ogtihiin ku Geeriyood 17/11/15 Magaalada Jigjiga.
"Cajiib ah" markaan leeyahay, weli ma arag nin aan siyaasi aheyn, kaabo qabiil ladaba ordayo aheyn, maal qabeen dadka wax tari jirey aheyn ama aan kamidka aheyn culumaa udiinka aqoonta dheeiga uleh shareeda oo arday badan ka aflax...
Friday, December 4, 2015
-
Madaxweyne, Sixir-bararku Uma Baahna Guddi Aad Usaarto Ee Wuxuu U Baahanyahay..! Qalinkii: Mohamed Gacayte
“Nin dawee la leeyahay
Danbi uu badh leeyahay
Xalka doon la leeyahay
Isaguu u daranyoo
Inuu daaro ma ogola”
Waxa si aada looga dareemayaa suuqyada ganacsi ee dalka sicir barar aad u sareeya oo saameeyay dhamaan ...
Friday, December 4, 2015
-
Maayar Cabdishakuur Masuul Mudan In La Abaal Mariyo. Qalinkii Cabdisaciis Maydhax
Qofkasta aoo bani,aadam ah oo ka mid ah bulshada afka somaliga ku hadasha ama reer Somaliland waxay leeyihiiin dad kooban oo ka tagay magac iyo taariikh lama ilaawaan ah oo bulshada Somaliland dareento,xiliga shakhsigaasi,umadda k...
Friday, December 4, 2015
-
Why we wait until crisis strike?
Somaliland Watch Group
To: Madasha Wadatashiga.
The Opposition Parties!
Reputable civil society organizations
Authentic and Organic Cultural leaders, not plastic ones
All Concerned Citizenry
From: Somaliland Wa...
Friday, December 4, 2015
-
Somaliland Musuqmaasuqu Dabarka Ayuu Goostay!
Cabdinaasir Axmed Ibraahim; "Haddii Dowladnimadu ahaan lahayd qof, musuqmaasuqu wuxuu ahaan lahaa Cancer."
Muddo dheer oo shacabka caadiga ah ee muwaadiniinta reer Somaliland ay hurdo-dakhar ku jireen iyo In badan oo kale oo ...
Wednesday, December 2, 2015
-
SOMALILAND:Dalku Waa 3,000 oo Nin oo Murmaya iyo 5 Malyuun oo Kuwaa Naf ka Sugaya!! W/Q: Prof: Mohamed Ali Bile
warbixin daaha ka fayday xaqiiqada somaliland W/Q: PROF: Mohamed Ali Bile
Dadku waa kun dawladda ka tirsan oo ama xilhaya oo wasiiro ah, ama golayaasha ah ama “Darafu-Dawlo ah” oo difaacaya dawladda. Iyo kun kale oo ka soo ...
Tuesday, December 1, 2015
-
Wasiirkii Saboolka Ahaa, Sannadbuu ku Taajiray!
Duunyo dhaxal iyo miduu dhaqday midna ma jirin wuxuu ahaa sabool aan lahayn dhaqaale fiilooyin lagu bineeyo. Xisbiga kulmiye markuu talada dalka ku guulaystay waxa loo magacaabay Xoghayha Dawlada Hoose ee Berbera. Muddo sannad iyo...
Monday, November 30, 2015
-
Dalku Waa 3,000 oo Nin oo Murmaya iyo 5 Malyuun oo Kuwaa Naf ka Sugaya!
Dadku waa kun dawladda ka tirsan oo ama xilhaya oo wasiiro ah, ama golayaasha ah ama “Darafu-Dawlo ah” oo difaacaya dawladda. Iyo kun kale oo ka soo horjeeda oo badankoodu ka tirsanayeen dawladihii hore iyo tanba oo hadafkoodu...
Monday, November 30, 2015
-
Qiimaynta Siyaasiga Maantu Waa Garashada Ka Berri. Markaa Axmed-Siilaanyo Aniga Sidan Hoos Ku Taxan Ayuu Iigu Qiimaysan Yahay.HAWD
Qiimaynta Siyaasiga Maantu Waa Garashada Ka Berri. Markaa Axmed-Siilaanyo Aniga Sidan Hoos Ku Taxan Ayuu Iigu Qiimaysan Yahay.HAWD
Waagii uu ka tirsanaa maamulkii dawladihii Soomaaliya waxaa la gu ammaanay in uu ahaa nin hawlk...
Sunday, November 29, 2015
-
Horta Wasiirada Somaliland Iyo Baarlamanka Soomaaliya Iyamaa Badan?
Jaw!waxaagu waa habaare.Waar wasiiradeeno waa dhow iyo konton qudha .Lixdan ma gaadhaan xataa.
dhalin weeye magaallo.
dhaqankoodu mid maaha .
Dhaliil la iskama qaato .
DHafoor taabasho weeye .
Dhibtana la iskuma eeg...
Sunday, November 29, 2015
-
“Somaliland Waxay U Baahan Tahay Dib-U-Habayn Mug Leh Iyo Jihayn Cusub”
Hargeysa (Wajaalenews)- “Gudiga Daba-galka Hubka ee dalalka Eritrea, Somalia iyo Somaliland (International crisis group) oo loo soo gaabiyo ICG waxay dhawaan soo sareen warbixintoodii sanadlaha ee 2015. Gaar ahaan Somaliland w...
Sunday, November 29, 2015
-
Maxaa Iska Bedelay Wasaarada Maaliyada Intii Ay joogtey Wasiir Samsam Abdi Adam?
Hadaba waxaa la isweydiin karaa suaasha ah maxaa iska bedelay wasaarada Maaliyada Somaliland, mudadii koobnayd ee ay joogtay
Wasaarada Maaliyada Somaliland waxay ka mid tahay wasaarada halbowlaha u ah qaranka Somaliland, waa ...
Saturday, November 28, 2015
-
Dad iyo duni wada siyaasi noqotey! By maxamed jeex.
Waxa kale oo inagu soo korodhay dhalin yaro camal ka dhigatey waxaanu nahay siyaasiyiin intey kamaradaha isa soo
Markii aan arkey dad u wada yaacaaya siyaasad oo aan waxba xeerineyn ama aan xishooneyn ayaan waxaan is weydiiyey ...
Saturday, November 28, 2015
-
Maanso Baroor Diiq U Ah Wariye (CAWKE).
Axmedoow walaalkayoow indhahaa ilmeeyaye Imisaa nin magac lahaa xabaal lagu adkeeyey Imisaa nin maal lahaa aayar uun ka hoyday
Wixii ifka taagani maruun wuu idlaaniye
Aqallada danbeetiyo aakhiraan dhamaanine
Allaheena qaa...
Saturday, November 28, 2015
-
XIKMADO; Necawda Jaceylka Nacabka jiroo Naceybka ka Dhowr Qaybta:1
Bini'aadanka saddex baa mustaqbalkiisa ugu shiddo badan:- a) Saacadda uu moowdka lakulmayo. b) Saacadda uu qabriga kasoo baxayo. c) iyo saacadda Allaah uu hor istaagayo. Adduunku waa saddex maalmood: - a) Maalin tagtay oo...
Friday, November 27, 2015
-
Xulashadeeday Eedday!!!W/Q. Mustafe Iid Maxamed
Gu’ iyo jiilaal waa u laba mataano ah, hugurka iyo sawraca way wadaagaan soomal haadna waagii guduuta iyo cedceedii soo bidhiiqdaba waa ina daanwayne. Boodhka iyo habaaska kulka kaliishii mayay iyo maahiigaan ma maydhaan haraa...
Friday, November 27, 2015
-
Faallo: Jamaal Iyo Faysal Iyamaa Dhab Ahaan Murashax U ah UCID?
Saddex sanno kadib markii ay Jamaal Cali Xuseen iyo Cabdirashiid Xasan Mataan ku biireen UCID isla markaana loogu dhawaaqay in ay murashaxiinta xisbiga yihiin, waxa hadda calaamad su'aal weyni fuushay cidda dhab ahaan murashaxa u ...
Thursday, November 26, 2015
-
Xusuustii Mujaahid Maxamed C/laahi Guri-barwaaqo Iyo Waayihiisii Dhismaha Ciidamada Qaranka JSL + Samaynta Astaamaha iyo Darajooyinka Ciidanka 1950—2008.
Sida la wada ogsoon yahay ma jiro Aduunka Qaran aan la hayn Ciidamo difaaca soodimaha (Dhul , Cir iyo Bad) isla markaana suga nabad gayladiisa (Gudaha iyo Dibada) iyaga oo u adeegaya xaquuqda aas aasiga ah ee muwaadiniinta...
Wednesday, November 25, 2015
-
Saamayntii Uu Dagaalkii Qaboobaa Ku Yeeshay, Siyaasadda Dalalka Qaaradda Afrika. Q: 2aad. W/Q: Cabdixakiim Mukhtaar Cali
Akhristayaal sida aynu qormadeenii hore kusoo iftiimanay, waxa ay quwaddiihii isku hayay dagaalkii qaboobaa ay xoogga saareen sidii ay xidhiidh dhaw ulla yeelan lahayeen dalalka Qaaradda Afrika. Waxa xaqiiqo ahayd, in wakhtiyadii ...
Wednesday, November 25, 2015
-
Ina Xasan-cawke: Xarragadii Iyo Xaash-Xaashkii Makrifoonka (1948kii – 2015ka) Qalinka: Boobe Qormada: 3aad
"Geeridu dibnaha waa mid qudha, dihasho yeedhmeede,
Kala daran se waa kala dareen, dugayda dhiilleede,
Axmed Xasanna tii naga dishaay, dubatay jiidhkayga,
Dar Ilaahay waan kaa naxee, diric miyaad qaadday,
Dadkii baad k...
Monday, November 23, 2015
-
Abwaan Sacad OO GABAY BAROOR-DIIQ AhKA TIRIYAY GEERIDII , CAWKE : “Saxafigii Hoyday”
Abwaan Sacad Axmed Xasan-roodhiile wuxuu Gabaygan ugu baroor-diiqayaa geeridii ku timid suxufigii caanka ahaa ee Axmed Xasan cawke, 17/11/2015, magaaladda jigjiga. Wuxuu yidhi sidan:
Anoo saxin war aan salal ku kacay, subaxdi s...
Monday, November 23, 2015
-
Tacsi Ku Socota Reer Axmed Ismaciil Bookh Geeridii Naxdinta Lahayd Ee KuTimid Marxuum Kenadiid Axmed Ismaciil Bookh Oo Ku Geeriyooday London.
INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN
Sacad X. Max,ud Cumar (Gadhle) Isagoo ku hadlaya magiciisa ka qoyskiisa wuxu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Kenadiid Axmed Ismaciil Bookh oo saa...
Saturday, November 21, 2015
-
Muuse Biixi , Jimmie Akesson ka somaliland. W/Q. Mustafe İid Maxamed
Jimmie Akesson waa hogaamiyaha xisbiga cunsuriga ah (Midigta fog) ee dalka swedan ee la yidhaahdo swedan Democrety. Wuxuu caan ku yahay duridda dadka Qaxoontiga iyo İslaamka ah ee dalkaa ku dhaqan. Hadaba Gudoomiyaha ahna murasha...
Saturday, November 21, 2015
-
Dhallaankii Waalidkii Dhibay !! Cumar Seerbiya
In aan la yaabo maaha oo aniguba sidan si la mid ah ama u dhaw ayaan samayn jiray waxaanan ku samayn jiray qof iga weyn oo wax badan oo aniga macno ila leh isaga ayna u cunta maynin hadana dulqaadkiisu uu isku caqli naga dhigay ...
Saturday, November 21, 2015
-
Baroortu Orgiga Ka Weyn by Maxamed Laanloobar
Waxaan qalinka uqaatay dhacdo tagto ahayd oo mudan in wax laga qoro taas oo ahayd shirkii 5aad ee kulmiye sida aynu la wada socon waxaan ogayn in isbahaysiga kulmiye geed dheer iyo geed gaaban u koreen sidii ay shirkaa dib ugu ...
Saturday, November 21, 2015
-
“Erayada Qalbigayga Taabtay Ee ay Canab Xasan Cawke Igu Tidhi ..” C/Risaaq X. Catoosh
TOGWajaale(Wajaalenews):- Weriye ka tirsan Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da, ayaa Shalay booqday Qabriga Isniintii lagu aasay Allaah ha u naxariistee Marxuum Axmed Xasan Cawke, waxaanu ka sheekeeyey hadallo ay is-waydaar...
Friday, November 20, 2015
-
Marxuum, Axmed Xasan Cawke : Saxafigii lahaa Sifooyinka badan-W/Q: Saxafi Siciid Khadar aw Cabdillaahi.
Subaxnimadii Salaasada, 17ka November,2015 oo Salaasa ah, waxay ahayd Maalin murugo, Maalin- naxdineed oo ay indhaha ku kala qaadeen guud ahaanba Dadka ku hadla, luuqada Soomaaliga. Waa geeridii naxdinta iyo amakaaga lahayd ee ku ...
Friday, November 20, 2015
-
Taariiikh Nololeedkii Muwaadinkii Sameeyey Qaabka Darada Ciidamada Somaliland, Mujaahid Maxamed C/laahi Guri Barwaaqo (Fani) 1950—2008.W/Q:- Miyir Cali Xuseen Qaybtii 2aad.
Mujaahid Gaashaanle Sare Eng.Maxamed C/laahi Guri Barwaaqo (Fani) wuxuu ku dhashay magaalada Hargeysa 1950-kii , Malcaamadii Quraanka waxa uu ka galay magaalada Hargeysa,Dugsigii hoose waxa laga qoray magaalada Berbera 1958-ki...
Wednesday, November 18, 2015
-
Noocyada Cabsida ( Qalin maal Cabdinaasir Axmed Ibraahim)
Waxaa jira Cabsiyo badan dadka ku dhaca, haddii aad taqaan nooca cabsida ku haysa waxaa laga yaabaa inaad daawadeeda hesho, halkan ka akhri 21 Cabsiyood oo dadka ku dhaca.
Cocophobia: Cabsiga fool xumada, wuxuu qofku dareemaa ...
Wednesday, November 18, 2015
-
ABWAAN-WEEDHSAME OO TIX GABAY BAROOR-DIIQA KA TIRIYEY GEERIDA MARXUUM AXMED XASAN CAWKE.
Hargeysa(Wajaalenews):- Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) oo ah Abwaan ILAAHAY hibo u siiyey gabayaanimada, ayaa waxa uu tix Gabay baroor diiqa ka tiriyay Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timi Weriyihii Caanka ahaa Marxu...
Wednesday, November 18, 2015
-
Gabay Baroordiiq Ah Taariikhda Geli W/c : Cabdicasiis Ibraahin Ciise (Daacad) ———————–
Tixdan waxaan ugu baroordiiqayaa, inuu Eebbe naxariistii janno ka waraabiyo, marxuumkii, saxafigii, bashaashkii iyo geesigii cod karka ahaa ee Axmed Xasan Sh Suufi Cilmi (Cawke) oo 17kii Noofember ku geeriyooday magaalo madaxda ki...
Wednesday, November 18, 2015
-
YUUSUF GARAAD; SAAXIIBKEY CAWKE, SAAXIIBKII MIKROFOONKA
Allah ha u naxariisto, Axmed Xasan Cawke, in badan ayaan war isla qorsheynay, isla qornay oo isla qaabeeynay. Aad ayay ii dhibeysaa in aan maanta qalinka u qaado in qoro wax ka qoro Cawke aniga oo adeegsanaya fal tagto ah sida w...
Wednesday, November 18, 2015
-
”Tiir Kamid Ah Udub Dhexaadkii Saxaafadda Afka Soomaliga Ku Hadasha Ayaa Dumay..” Ex Wasiir Biixi Oo Tacsiyadeeyay Geeridda Weriye Cawke
Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Arimaha Dibadda Mohamed Biihi Yoonis, Ayaa tacsi tiiraanyo leh udiray eheladda Qaraabada, asxaabta guud ahaanba saxaafada Somaliyeed ee uu ka baxay Rabi naxariistii Jano ha ka waraabiye Suxufigii rug...
Tuesday, November 17, 2015
-
Wasiirkii Hore Ee Maaliyada C/casiis Samaale oo TACSI Udiray Qoyskii Iyo Shacabka S/land Geeridii MARXUUM Axmed Xasan Cawke Oo Galabta Lagu Aasay Magaalada Togwajaale.
INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN.
Wasiiirkii Hore Ee Wasaarada Maaliyada S/land ahna musharaxa madaxweyne ee xisbiga Kulmiye Md. C/casiis Maxamed Samaale isaga oo kuhadlaya magaciisa,ka Qoyskiisa iyo kan Shacabka Somali...
Tuesday, November 17, 2015
-
Muuse Biixi iyo Taageerayaashiisu Ha Ogaadaan In Laba Shayba Uu Siilaanyo Isticmaalay!!!
Muuse Biixi Cabdi maanta waa Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye wuxuuna doonayaa sidii ay shacabku ugu codayn lahaayeen Muuse Biixi mar la waydiiyey waxa uu ka bedali doono siyaasada xukumada maanta ee Madaxweyne Siilaanyo ay...
Monday, November 16, 2015
-
Weerarka Paris Iyo Dhacdooyinka Bariga Dhexe.
Sannadkii 1916kii wuxuu ahaa sanadkii ay labadii wasiir arrimo dibadeed ee Ingiriiska Iyo Faransiiska ee xilligaasi Sykes(Eng) –Picot(Fran) sida qorsoodiga ah ugu heshiiyeen in ay kala qaybsadaan dhulkii Carbeed ee ay ka talinay...
Monday, November 16, 2015
-
Muuse Biixi Talaabooyin Siyaasadeed Iyo Tallooyin La Gudboon.
Laga soo bilaabo 2002dii ilaa hadda oo aynu taaganahay 2015kii waxa aad halgan dheer usoo martay sidii aad maruun kursiga ugu sareeya Xisbiga Midnimda Iyo Horumarka somaliland aad u hanan lahayd kaasi oo ah musharaxnimada jagad...
Sunday, November 15, 2015
« Previous Page — Next Page »
|
|