ARTICLES
-
Madaxweyne Biixi Oo Lafilaayo In Uuna Marlabaad Isku Soo Taagin Madaxweyne –nimada Dalka!
Waxay ku beegnayd 13 December 2017 maalintii uu Madaxweyne Muuse Biixi la wareegay hogaaminta dalka kadib doorashadii qabsoontay 13 November 2017 ee ay ku tartameen seddexda Xisbi qaran ee Kulmiye , Waddani iyo Ucid.
Khud...
Friday, March 26, 2021
-
My Point ln Somaliland Stand In This Somalia/Kenya Maritime Dispute!By Ibrahim Mead.
For Every situation one sets the narrative that suites their Politics and policies. For conformity with your point, you have To lead the public to that direction. Don't let them astray saying The wrong things or worse yet leave ...
Monday, March 22, 2021
-
Ma Caaqilo Ayaanu Dooranaynaa,Mise Xildhibaanada Goleyaasha Wakiilada Iyo Deegaanka?W/Q; Omar Yuusuf.
Dhawaan Waxaa loo dareeri doona doorashada Golaha Wakiilada iyo Deganka, haddaba su’aashu waxay tahay, Maxaynu dooranaynaa? Ma Caqilo, Mise xildhibanada Goleyaasha Wakiilada/Deganka?
Musharaxiinta Golaha Wakiilada iyo Degaank...
Friday, March 19, 2021
-
Ma Ogsoontay Inaad Qabri Galayso! W/Q; Cabdiraxiim C. Shiine.
Beryahan Danbe Waxaa bulshadeena iyo caalamkaba ku soo Badanayaa geerida degdega ah ee loo Yaqaan mawtal qaflaha Taas oo ah in qofkii aad ku ogayd inuu caafimaad qabay ama Waqtiyar ka hor Kula joogay laguu soo sheego geeridiisa am...
Thursday, March 18, 2021
-
Inta Sharcigu Ogol Yahay? Sida Wax U Dhigma!Qalinkii:Axmed Cali Kaahin.
Dunida Waxa kaliya ee aadmigu mahadiyay, marka laga istaago Dhinaca wax soo-saarka waxa gacmahoodu hooriyeen, ama ah Maxsuulka ugu mudan ee aadmi shaaca ka qaaday, daah Furkiisa, hindisihiisa, iyo hal abuurnimada ugu mudo’karsan...
Saturday, March 13, 2021
-
Mead,s Comment On President Bixis,s Speech!
I listened the yearly Presidential address to the Somaliland joint houses of congress. It was well written and well delivered.
It was the administration preceded him that opened the gate where any and every traitor and tantrums...
Thursday, March 11, 2021
-
“Iyada Oo Aan Lagu Sixrin, Naftaada Ha Sixirin Adigu”!W/Q;Khadar Ibrahim Aar.
Sixirku Waa Wax jira oo Ilahay Quraankiisa inoogu Sheegay,waana shay aan la dafiri karin,waxaana adeegsada Dad Ilahay iyo Rasuulkiisaba caasiyey waana Danbi wayn oo Kabaa'ir ah.
Lakiin waxaa jira sida Maanta Dunida la ogaaday i...
Wednesday, March 10, 2021
-
Difaac Dugsiga Nuuradiin! W/Q; Dr. Aaden Ismail.
Waxa Aan Maalmahan kala socday waxyeello badan oo loo Geystay dugsi gaar loo leeyahay oo uu maal gashaday Muwaadin u dhashay Somaliland oo bixiya cashuur. Waxa Weeye mehered la mid ah meherdaha gaarka loo leeyayahay Sida Huteellda...
Saturday, March 6, 2021
-
Sodon-guurada May 2021 Awgeed, Maxay Tahay In Aan Is Weydiino? Qalinkii; Maxamed Haaruun
“Wax-is-weydiinni ma Xumee, Wax-is-waydaarin taa Daran!”
(Hees baa tuducyadaasu ka mid ahaan jireen)
Sanadguurada 30aad ee qadiyadda gooni-isu-taagga Somaliland ayaa soo dhow, waana munaasabad muhiimadeeda leh. Muhiimadd...
Friday, March 5, 2021
-
Baanka Dhexe Ee Somaliland Waxa Uu Ka Mid Yahay Hayadaha Ku Suntan Bilaa Waxqabadka!W/Q; Cabdiraxiim C. Shiine.
Inkastoo xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi laga dayrinayay Waxqabd la’aanta dul hoganaysa sannadkii ina dhaafey ee 2020 Taas oo ay tahli wayday in bulshadii soo dooratay ay tusto wixii Ay ku soo kordhisay dalka sanadkii ina dha...
Sunday, February 28, 2021
-
Dhaqaalaha Ku Baxa Doorashooyinka Jsl Qayb Kamid Ah Waxay Kasoo Noqonaysaa Lacagta Laga Qaadayo Murashixiinta Wakiilada Iyo Deegaanka!
Qadarka Dhaqaalaha Kasoo Xaroonaysa Murashixiinta Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka Utartamaya Doorashada!
Doorashooyinka somaliland ee wakiilada iyo deegaanku waxa ay ka dhacayaan lix(6) gobol iyo sadex iyo labatan (23) degm...
Monday, February 22, 2021
-
“Ciidanka Bilayska Dhaqankoodu Maaha Loomana Abuurin, Inay Hablaha Iyo Hooyooyinka Garaacaan!W/Q;Cabdilaahi Xasan,
Waxaan Daawaday Muwaadinadan loogu yeedho Hoodo Garays oo iyada iyo hooyadeed lagu gacansaaray saldhiga Guryosamo ee Ciidanka bilayska.
In dhaqankeenu soo xumaanaayo waxaad ku garataa in inan iyo hooyadeed isku meel lagu fa...
Monday, February 22, 2021
-
“Waxa Ay Umuuqataa In La Rabo In Siyaasada Dalka Kooto Loogu Xidho Sadexda Xisbi Qaran Ee Hada Jooga”Aqoonyahan Dhimbiil.
Hadii sharciga iyo xeerarka dalku inaga noqdaan in lagu jaangooyo hadba inta umada ugu tunka weyn ama fursada saaxada siyaasadeed heshay iyo darmo wadaagta siyaasadeed ee hadda joogta , sharcigaasi sharci ma noqonayo ee waxa uu no...
Friday, February 19, 2021
-
Nuxurka Buuga (Hayaan) Cabdilaahi Beershiya Q/2aad. Soo Ururintii: Axmed Cali Kaahin.
Qoraaga Buuga Hayaan ee dhawaan dhashay Cabdilaahi Beershiya waxaynu qaybta labbaad ku eegi doonaa arrimo muhim u ah isbadalka ama hore ruqaansiga hayaanka bulsho, taasi oo cida hogaaminaysaa in ay dhugasho u yeelato waxa qoraagu ...
Monday, February 15, 2021
-
Fariin Ku Socota Culimada Umada Soomaaliyeed!W/Q:Abwaan Cabdi Kariim M.Cadde (Qaamuus)
Qormadan Iyo maansadan Yar ee la socotaa waa Fariin Aan Maanta U dirayo Culimada soomaaliyeed waxaanan leeyahay Waa aragtidayda oo badhax tiran ee shifo ku afsaara shar idiin Ma lahee :
Caalimka Soomaaliyeedow :waxaynu nahay um...
Monday, February 15, 2021
-
XALWADII WAXAA CUNEY KUWII XAAWA GOWRACAY….
Markii aanu cabaar halkii is hor fadhiney ayaan damcay in aan waydimo horleh oo degdega ku bilaabo.
Laakiin Wax su.aala iigama uu jawaabin ee inta uu cabaar aamusey ayuu ii bilaabay sheeko aan idinka wadagi doono.
Wuxuu ii b...
Friday, February 12, 2021
-
Wakaalada Biyaha Hargaysi, Ma Waxay Isku Badashay Bakhaar Sacaadaha Iibiya!W/Q Cabdiraxiim Cabdilaahi Shiine.
Wakaalada Biyaha Hargeysa waxay u taagan tahay siday shacbiga ku dhaqan Hargeysi u heli lahaayeen Biyo ku filan oo nadiifa, halkudhigani waa mid badanaa ay isticmaasho Wakaalada Biyaha Ee Hargaysi taas oo lagu qoro bogaga ay barah...
Thursday, February 11, 2021
-
Nuxurka Buuga (Hayaan) Cabdilaahi Beershiya Q/1aad, Soo Ururintii; Axmed Cali Kaahin.
Qoraaga Buuga Hayaan ee dhawaan dhashay Cabdilaahi Beershiya waxa uu daah furayaa baal baahi badan iyo hammuun bulshadu u qabto in badana la surma seego sida loo abaarayo, taasi oo dunida oo dhami ka siman tahay sidaa daradeed wax...
Saturday, February 6, 2021
-
Waa Kuma Gen Ina Bogmadow Ee La Sawiran Wasiir Dube!
Ninka Gen ah ee la sawiran Wasiir dube magaciisa waxa la yidhaahdaa Gen Cali Maxamed Maxamuud ( Bog-madow) waxaanu ku magac dheer yahay Ina bogmadow .
Hadaba waa kuma Ina bogmadow , maxaadse ka taqaanaa Dembiyadi dagaal ee uu g...
Saturday, January 30, 2021
-
“Anigu Magacyo Waan Arkaa, Mase Arko Xisbiyo Dhab Ahaan Dhisan Oo Nolol Waxqabad Siyaasadeed Leh”.Qoraa Rashiid Gadhwayne.
Soomaaliland Xisbiyo Ma Jiraan Mise Maya?
“Anigu Magacyo Waan Arkaa; ma se Arko Xisbiyo dhab ahaan Dhisan Oo nolol Waxqabad Siyaasadeed leh”.Rashiid cabdilaahi.
Xisbiyada la sheego ku ma arkin oo ku ma baadisooci karo ...
Friday, January 29, 2021
-
Xilka Oon Allah Dartii Loo Gudan,Hantida Umadda Oo La Xalaashado, Geerida Iyo xisaabta Aakhiro Oo Danbeysa!
Marka hore waxaan salaan qadarin,sharaf iyo karaamaba leh u Dirayaa dhammaan shacabka xariirta ah ee reer Somaliland iyo Inta maqaalkan akhrisataba. Waxaan walaalayaal meel aad Joogtaanba,idinku salaamaya salaanta islaamka ee qiim...
Friday, January 29, 2021
-
Donald Yamamoto:“Wallee Feytanow Dhaan Dambe Ayaanay Cidina Kuu Dhiiban”Cabdiraxman Cadami.
Dawladda Maraykanku safiirrada ay u magacaabayso in ay wakiillo uga noqdaan dalalka Dunida waxa lagu soo xulaa waayo aragnimadooda iyo aqoonta ay u leeyihiin diblamaasiyadda iyo xidhiidhada caalamiga ah (career diplomats); waxase ...
Friday, January 29, 2021
-
Kaalinta Muwaadinku Ku Leeyahay Horumarinta Dalka!
Aduunka waxaa loo kala qaybiyaa dalal horumaray, qaar horumaraya iyo kowo aan horumarsanayn (underdeveloped). Tani waxay ku timaaddaa marka xaaladaha kala duwan ee dalalkaas heerkooda lagu qiimeeyo halbeegyo la dajiyay. Halbeegyad...
Thursday, January 28, 2021
-
Muuse Biixi Waa Madaxweynihii Ugu Horeeyay Ee Aan Muddo Sannad Ah Waxba Qaban!W/Q;-Cabdiraxiim Cabdilaahi Shiine.
Xukuumada Kasta marka la doorto inta ay ku dhex jirto muddo Xileedkeeda waxay samaysaa waxqabadyo hadhow lagu Xasuusto oo la yidhaahdo xukuumadii waqtigaas ayaa ka
Tagatay ama xukuumadii uu gadhwadeenka ka ahaa Madaxweyne hebel...
Sunday, January 24, 2021
-
“Madaxwayne Caafimaadka Dalku Gurmad Dawladeed Ayuu U baahan Yahay!”Guray Maydhax.
Mudane Madaxwayne ma ogtahay in dad iyo duunyaba aad masuul ka tahay ilaaahay ka sokow.
Mudane Madaxwayne Ma Ogtahay In Xaalada Adeega Caafimaad ee dalku ay marayso halkii ugu xumayd.
Mudane Madaxwayne Ma Ogtahay in Dhakhaat...
Sunday, January 24, 2021
-
Gorfayn Kooban Buugga-The Journey Of My Life- Q1aad!
Buuggan “the journey of my life” waxa qoray Dr Xassan Ismaaciil Yuusuf ; 2020; wasiirkii hore caafimaadka Somaliland. Waa buug ah nooca loo yaqaan taariikh nololeedka oo ka hadlaya xaaladihii kala duwanaa ee uu soo maray qora...
Thursday, January 21, 2021
-
Fadeexadda Agab Doorasho Oo Lagala Baxsaday Guddida Doorashada Iyo Sida Loo Maamulay Diiwaangelinta G, Sanaag.
Waxaan ka mid ahaa dadka fursadda u helay inay xogogaal u noqdaan hawlaha diiwaangelinta gaar ahaan gobolka Sanaag oo aan booqday wakhti dheer ka dib. Dhacdooyin ugub ku ah hannaanka doorashooyinka iyo horumar badan ayaa is hareer...
Tuesday, January 19, 2021
-
Maxamed Cali Dable: Masuulka Ugu Haboon Ee Ka Saari Kara Duruufaha Ay Ku Jiraan Bulshadda Berbera!
Berbera(W,N)-Bulsho waynta ku dhaqan guud ahaan gobolka saaxil ku dhawaan 27 sannadood ayeynu raadinaynay shaqsi fiican oo dadkan iyo gobolkan wax u qaban kara,maanta ayeynu gacanta ku haynaa ee u dhug yeesha”.waa Maxamed Dabl...
Friday, January 15, 2021
-
Guddiyada Musharixiinta Reeraha Kala Reeba Horta Yaa Kalsoonida Siiya?W/Q Cabdiraxiim C. Shiine.
Beryahan waxaa warbaahinta kusoo badanyay niman guddi sheeganaya oo intay qol soo xidhaan odhanya waxaan matalnaa reer hebel oo anagaa go,aaminayana cida reerka u matalaysa doorashooyinka soo socoda ee dalka ka dhacaya, maalmo ka ...
Thursday, January 14, 2021
-
Sheeko Iyo Qiso Xanuun Badan,Hayb-Sooc Iyo Jacayl”.W/Q;Mustafe Axmed M. Geeddi.
Waa salaad hore waxaa caado u ahayd guleed in uu salaada subax jamac ku soo tukado masaajidka ,si uu ugu jarmaaaddo shaqadiisa uguna diyaar garoobo in uu aado meherrad yar oo uu ku dhex leeyahay magaalada Burco, aabbihiis Mu...
Wednesday, January 13, 2021
-
Weebartu Ha Shaqayso!Q/1aad.Qalinkii: Axmed Cali Kaahin.
Saxaabigii Anas Ibnu Maalik Waxa laga wariyay Allaah raali ha’ka ahaadee wuxuu yidhi waxaanu ahayn kuwo la fadhiya Rasuulka (Salaahu Calayhi Wasalam) wuxuu yidhi “ waxa idiin soo gali doona, hadda nin ka mida dadka janada” w...
Sunday, January 10, 2021
-
SOLJA:Way Galbataye Yaanay Aas Seegin!W/Q;-Mohammed Aaden Dirir.
Ururkii Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Waxaan arkaa In Gudoomiye loo Cantatabay Kaasoo Wasaarada warfaafinta ka Shaqeeya Waana xaq uu leeyahay balse Halkani maaha Meeshiisii Wakaalada wararka ee Solna iyo Ururka Suxufiyiinta Sol...
Friday, January 8, 2021
-
Warqad Furan Oo Ku Socota Komishanka Tamarta Qaranka Somaliland! W/Q; Cabdiraxiim Cabdilaahi Shiine.
Komishanka Tamarta Qaranka Somaliland waa hayada loo baahnaa isla markaan in badan la nawilayay oo waxqabdkiisa ay sugaysay bulshada dalka oo dhan gaar ahaan kuwa ku dhaqan caasimada dalka ee Hargaysa.
Komishankan oo shaqdiisu ...
Thursday, January 7, 2021
-
Maxa Ictiraafka Somaliland Fogeeyey Oo Inaga Khaldan?W/Q:Amb Abdirizak Diinaari.
Hadii 1991 Sidii AHN Madaxweyne Cigaal Cigaal Iyo Madaxweyne Cabdiraxman Tuur qabeen aan Magaca Dowladdnimadda Somalia qaadan laheyn. Ineynu markeynu dowladdnimadda qabsano iyaguna Hargeisa Marti inogu noqon lahayeen. Maanta calan...
Thursday, January 7, 2021
-
Madaxwayne Laaca Aragtaye, Laaga Ma Og Tahay?W/Q;Mahamed Dhimbiil.
Loolanada Iyo Tartanka loogu jiro ilaha dhaqaale ee gobolka Geeska Africa ayaa ah mid xoog ku socda iyo xawaare Dheeraynaya , waxaana lagu tartamayaa adeeg siinta bariga Africa iyo halka uu noqonaya albaabka ugu muhiimsani , Hadda...
Wednesday, January 6, 2021
-
We Must Stop Guelleh’s Somaliland Encroachment! By; Ali Guban.
President Bihi and his sycophant ministers seem to think that Djibouti dictator, Omar Guelleh, is our friend. But many Somalilanders do not agree, especially those who live in Gabiley and Guban areas. Guelleh’s agenda includes...
Sunday, January 3, 2021
-
Isbadelada Ku Yimid Gobolka Geeska Africa 10kii Sanadood Ee La soo Dhaafay Oo Noqday Qaar Aan La Fileyn!!
Waxa aan aad ula socdaa siyaasada Gobolka Geeska Africa guud ahaan ,waliba tobankii sanadood ee ugu dambeeyey , waxaa is badelay wax weyn oo marka aad eegto halkii la taagnaa 2010/11 iyo saadaashii xiligaasi siyaasada gobolku laha...
Saturday, January 2, 2021
-
Yool Dhigashada Iyo Dabarada. Soo Ururintii:Axmed Cali Kaahin.
Yool dhigashada iyo Dabarada.
Soo Ururintii: Axmed Cali Kaahin iyo Diyaarintii iyo Soo jeedintii Mubaarak Haddi.
1;Doonis dhaba Ama Xiise waldhaq
Haddaad doonayso natiijo wax ku oo’la ah in aad gaadho la kaalay dooni...
Saturday, January 2, 2021
-
Amb Sharmaake Geelle Hoggaankii Iyo Hay-baddii Qaranka, Waa Maxay Astaanta Wanaagsan Ee Uu Dheeryahay Masuuliyiinta Kale Ee Somaliland? W/Q; Mustafe Axmed
“Qabashada Xil Qaran Oo Ummadeed Waa Masuuliyad Culus Oo u Baahan Karti,Daacadnimo ,Kalsooni Iyo Dulqaad”
Qabashada xil qaran iyo gudashada waajibaadka xilleed ,waa Arrin ay masuuliyiinta xilalka ka qabta Somaliland uu mid...
Friday, January 1, 2021
-
Ururkii Saxaafada Somaliland Oo Laba Garab u Kala Jabtay Iyo Xiisada Oo Meel Halis ah Maraysa!
Mudooyinkii U Danbeeyay Waxa Khilaafaad Ka Dhex Oognaa Bahda Saxaafada Somaliland Qaybo Ka Mid Ah Iyo Maamulka Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Kaasi Oo Salka Ku Hayay Hanaanka Qabsoomidda Shirwaynaha ...
Friday, January 1, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|