ARTICLES
-
COL. MUUSE BIIXI OO BURCO KU GALAY TUBTII ‘BABRAK KARMAAL “
27th Dec, 1979 dawladda “ Ruushku” waxay xoog ku qabsatay dalka “Afganistan”.Markii ay ciidmadda Ruushku soo galeen caasimadda “KABUL”, waxa dabaabaddi ugu horaysay “Tank “ shidhka u saarna nin lo odhan...
Friday, January 15, 2016
-
Bal ka Warama Haddii Culimadda Xeerka Bangiyada Diidan Qaarkood SAAMI Ku Leeyihiin Shirkado Bangi Ahaan U Shaqeeya,
1) shirkado bangi ahaan u shaqeeya iyadoo sharcigii wali aan la ansixin,
2).shhirkado lacago sharci daro ah daabacadda oo sixir bararka qayb ka ah
3) shirkado aan cashuurta ku waajibtay aan bixin
4) shirkado daynta ku bix...
Thursday, January 14, 2016
-
Falanqaynta siyaasada Cusub Ee Madaxweynuhu Ku Dardar Galinayo Dadaallka Citiraaf Raadinta. ___
Citiraaf buuxa oo uu qaranka somaliland ka helo beesha caalamka waa hamiga iyo hiigsiga koowaad ee ay leeyihiin shacabka reer somaliland ee ku dhaqan gudo iyo dibadba.
Xukuumada uu hogaamiyo madaxweyne axmed maxamed silaanyo ...
Wednesday, January 13, 2016
-
Wargalin Aaska Marxuumad Khadra Xaaji Yuusuf Rooble Oo Maanta Ku Geeriyootay Magaalada Hargaysa Laguna Aasidoono Magaalada Arabsiyo.
INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN.
Eng Rashiid Sheekh Cali Askar wuxu ku wargalinayaa qoyskii iyo qaraabadii alleh ha unaxariistee ay baxday Marxuumad KHADRA XAAJI YUUSUF ROOBLE oo maanta galinkii danbe ku geeriyootay magaal...
Tuesday, January 12, 2016
-
Moyar Iyo Gole Deegaan Oo Waajibkoodii Fuliyay Qalinkii faysal Cumar Madar.
Mahad oo dhan ilaahay ayay u sugnaatay, Shaki kuma jiro in Sanadkan bishay uu yahay mid soo noolayn doona Rajadii laga Filayay Dhalinyarda Talada dalka Xilalka kala Duwan ka Haysa. Gaar ahaan kuwa Mayorada ka ah Qaarka Mida Magaal...
Saturday, January 9, 2016
-
It was not only “Ero” the chairman of the Defunct Parliament it was all of them
One Parliamentarian from Gabiley accused Mr. “Ero” of stalled thus denied the rights of the community in Gabiley to have their well deserved Region with out prejudice. Well that is not all correct. It was not only him; it was ...
Friday, January 8, 2016
-
“Haddii Uu Sucuudigu Iiraan Siyaasadda Gobolkoda Kaga Adkaan Waayey, Waxa Ay Ka Door Bideyaan In Isra’iil Ay Ehel Ka Dhigtaan”
W/Q: Axmed Negaashe
“Colaad Iyo Nac Ayey Qoladani Ummadeena Ku Beerayaan, Waxase Ay Garan Waayeen In Cidda Ay Doonayaan In Aynu Colaadinaa Aanay Carrigeena Joogin Oo Naarta Ay Afuufayaan Ay Innaga Uun Ina Gubi Doonto”...
Thursday, January 7, 2016
-
Xisbiyadu Waa Weelka Siyaasigu Ku Dawarsado Qore: Cali Cismaan Libaax ( Mujaahid Cali Xaraaro)
Xisbiyadu Waa Weelka Siyaasigu Ku Dawarsado dad weynaha codka Bixiya,
Xisbiga Kulmiye waxa hore uugu Soo dawersedey dad weynaha
Axmed Siilaanyo si fiicana dad weynuhu codkoodii way uugu Rideen waanay u buuxiyeen Weelkii Uu s...
Wednesday, January 6, 2016
-
Kooxda Real Madrid Oo Tababare Loo Magaacay Markii La Eryay Tababare Benitez.
Kooxda weyn ee kubadda cagta ee Real Madrid, ee dalka Spain, waxa ay eryeen tababarahoodii Rafa Benitez. Real Madrid ayaa haatan kaalinta saddexaad kaga jirta kala horreynta shaxda horyaalka Spain ee La Liga, waxa ayna ka hoosaysa...
Tuesday, January 5, 2016
-
Taariikhda Tirsiga Sanadka Milaadiga (Gregorian)
Taariikhda miilaadiga ama Gregorian-ka loo yaqaana ee aan hada galnay sanadkiisi 2016aad waa tirsiga taariikheed ee dunida loogu isticmaal badan yahay waxaana dunida carabta iyo islaamkaba looga yaqaana taariikhda miilaadiga madam...
Monday, January 4, 2016
-
Maxaa Mudan In Wax Lagu Xusho?
Xulasho ama doorasho waa erey micno ahaan sheegaya hal shay amase walax la gala soo dhex baxaayo waxyaabo kala duwan , taas oo aad ka door bidayso inta kale ee aad ka tagaysid. Adigoo ku salaynaaya wixii meesha yaalay. Qas...
Saturday, January 2, 2016
-
Saamayta sixir Bararka Ee degmada Togwajaale Iyo Kor u Kaca Miciishada
Waxaa maalmahan ugu dambeeyay si wayn looga dareemayaa magaalada wajaale sixir barar cirka isku
shareeray oo caqabad ku noqday ganacsiga kala duwan ee magaalada ka soda. Waxa adkaatay nolosha
dadwaynaha ku dhaqan mag...
Friday, January 1, 2016
-
DAAWO;Hambalyo Meherkii Sanadka Cusub Iyo Madashii Maanta Ee Mudane Cabdilaahi Muuse Cabdi Iyo Marwadiisa Kawsar Xasan Qawdhan.SAWIRO
HARGAYSA(Wajaalenews) Maalmuhu kala xusuus badan ee maanta oo ay bishu ay hayd 01/01/2016 waxay ahayd maali taariikhiya kuna suntanaan doonta cidkasta oo ay saamaynayso iyo lamaanihii maanta uu Meherkoodu kulmiyay haldoorka soma...
Friday, January 1, 2016
-
Dhaamaan Reer Muxumed Xasan Waxay Hambalyo Meher U Dirayaan Cabdiraxaam Sacad Muuse Iyo Marwadiisa Asma Muxumed Xasan Oo Maanta Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Hargaysa.
Aabo Muxumed Nuur Xasan, Hooyo Nimco Cumar Gaafane,Axmed Yaasiin Muxumed Xasan,
C/kariim Muxumed Xasan, C/risaaq Muxumed Xasan, Mustafe Muxumed Xasan,Aaden Muxumed xasan fadxiya Muxumed Xasan , Igraan Muxumed Xasa...
Thursday, December 31, 2015
-
Xukuumadda Siilaanyo Waxa Ka Dhiman Waxqabadkii Dhallinyaradda.
Xukuumadda uu hoggaamiyo Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud waxay waddanka ka qabatay horumar dhinacyo badan leh oo la taaban karo, waxa haddaba is wayddiin mudan xaggee lagu ilaabay labeentii waddanka oo ah dhallinyarada Jamhuur...
Wednesday, December 30, 2015
-
Dhamaan Masuuliyiintani Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh u Dirayaan Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum Muj Xasan Barkhad Maax Oo Maanta ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.
Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun
Alleh ha Unaxariistee waxaa maanta magaalada Hargaysa ku Geeriyooday marxuum muj,/sheekh Xasan Barkhad Maax oo kamid ahaa mujaahidiin dalka somaliland so xoreyay ismarkaana qaybta laxaad...
Tuesday, December 29, 2015
-
Saddexdii-sanno-Ee-Ka-Abaalka-Wacnaaday-30-ka-Sanno-
“Qiso Tariikhda Gashay Oo Dhex Martay Afar Siyaasi Iyo Silaanyo U Dhaxeeya: Muj: Maxamed Kaahin Iyo Muj: Dhegowayne: Xirsi Cali Xaji Xasan & Maxamed Biixi Yoonis.” Taariikhdu waa hagaha kaliya ee sugan tilmaamana ummad kas...
Tuesday, December 29, 2015
-
Door-roonihii Da’dii Aan Ogaa: Mujaahid Maxamed Ibraahin Xirsi (Bashiir) 1956kii – 1987kii) Qormada: 13aad
"Warka shalayto nagu soo dhaceen, aad u dhego-beellay,
Dhinbiilaha sidoodu wadnaha, nooga dhaawacaye,
Nin dhegaystay Caliyow ma tumo, Dhaanto iyo heese,
Xaqiisii nin lala dheelmadoo, dhuuntay baw darane,
Dhibaatada ka ...
Saturday, December 26, 2015
-
Wargays Ka Soo Baxa Dalka Imaaradka Carabta oo Waxka Qoray Lacag Somaliland Leedahay Oo Lagu Xayiray BAAN Ku Yaala Imaaradka Carabta.
Sida uu soo wariyay muj cali Xaraaro oo kamida dadka wax ka qora siyaasada xukuumada siilaanyo ayaa soo bandhigay qoraal uu uu daabacay Wargeys la yidhaahdo (Al iqtisaad) Oo ka soo baxa isu taga imaaraad Ka carabt ayaan horaantii ...
Friday, December 25, 2015
-
Ugaadhsiga Saraakiisha Ciidanku Muxuu Ku Sal Leeyahay? Iyo Tirada Saraakiisha La Khaarajiyey-W/Q: Cali Cabdi Coomay
Dilalka saraakiisha ciidanka Somaliland ayaa noqday mid si joogto ah, u soo noqnoqonaya muddooyinkii ugu dambeeyey. Dilalka ayaa ka dhacay meelo kala duwan iyo weliba siyaabo kala duwan. Waxa la yidhi” meyd waxa u dambeeyey kaa ...
Wednesday, December 23, 2015
-
Filanwaa! Qaybtii 2aad Maxamed Sidiiq Dhamme
Markay ciyaartii aroosku dhammaatay ayaan u soo baxay debeda hoolka xafladda aroosku ka socotay, anoo doonaya inaan ku nasto ubaxa ka baxay beerta hudheelka dhexdiisa. Waxaan ku kulnay iyada oo kursi ku fadhida ubaxa dhexdiisa oo ...
Wednesday, December 23, 2015
-
Kaalinta Ay Dawladnimadu Ku Leedahay Horumarinta Dhaqaalaha.
Inta badan marka laga hadlayo wasiilooyinka ama waddooyinka horumarinta dhaqaalaha loo maro way kala duwan yihiin, waxaanay ku kala xidhan yihiin xaaladaha iyo xeeladaha dhaqan dhaqaale ee waddamada iyo meelaha ay ku kala qanisan ...
Tuesday, December 22, 2015
-
Looma Ooyaan! Qeybtii 1-aad W/Q: Mohamed Hassan Daacad
Waxa uu uu ahaa qof caaddi ah,kaas oo leh dhammaanba awooddaha go’aan qaadasho ee uu leeyahay qof kasta oo ALLAH Caafimaad siiyay,kuna nool dunidda guudkeedda,waxaana uu lahaa hadafyo iyo himilooyin horumarneed,kuwaas oo dhamm...
Monday, December 21, 2015
-
Yuusuf Garaad Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Halka Ay Ka Timid Saami Qaybsiga Soomalida Wareeriyay Ee 4.5
Bishii Sebtember 1999 ayay ahayd markii Madaxweynaha Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle, oo xilka hayay dhowr bilood uun, uu ka istaagay magaalada New York shirka Golaha Guud ee QM (Qaramada Midoobay). Wuxuu ku dhawaaqay in Djibouti...
Monday, December 21, 2015
-
“Gorfeynta Buugga 100 Tallaabo Hore u Qaad.” Qalinkii Maal Cabdinaasir Axmed Ibraahim.
Buuggan oo uu qoray aqoon-yahan Maxamed Cali Bile, magaciisuna yahay "100 tallaabo hore u qaad," ayaan jeclaystay inaan intii RABBi iga waafajiyo ka tilmaamo guud ahaan wanaagga iyo dhalliilaha iiga muuqda labadaba. Buug...
Sunday, December 20, 2015
-
Hadii Madaxwayne Silaanyo Noqday Hulaago, Gaandi library Noqon Maayo Bagdaad Libarary,
Gaandi Library waxa laga iibiyay ganacsade ku iibin doona TIMIR & BISCUIT . Taariikhdu way soo noq-noqata. HULAAGO wuxu ahaa Abaanduulahi watay ciidamo kasoo duulay “Mongolia” oo cagta mariyay dunida inteeda bada...
Saturday, December 19, 2015
-
DAAWO; Sawirka Todobaadka Ee Xasan Sheekh iyo Xubnaha Ku Lamaan.
DAAWO; AMIN ARST IYO Sawirka Todobaadka Ee Xasan Sheekh & Xubnaha Ku Lamaan.
...
Wednesday, December 16, 2015
-
Ka Daa Qaladka Hooyada Uma Qalanto Xumahee!!!
Maansadii Saldhigii Aqoonta Erayadii Iyo Qalinkii Abwaan Sacad X Maxamuud Gadhle
Haka suulin garashada
Dulmigana ha saacidin
Suubanaanta dqankana
Soohdintooda dhawroo
Sodohaha ha faalayn
Inkastoon saboolnahay
...
Wednesday, December 16, 2015
-
Maxay Ku Kala Duwan Yihiin Axmed Siilaanyo Iyo Muuse Biixi?- By Cali Xaraaro
Axmed Siilaanyo waa gudoomiyaha Ruuxiga ah ee xisbul xaakimka Kulmiye, halka Muuse Biixina uu yahay gudoomiyaha Xisbul xaakimka Kulmiye.
Maanta Axmed Siilaanyo Oo ah xubinta uugu saraysa ee xisbul Xaakimka kulmiye wuxuu dhawaan...
Tuesday, December 15, 2015
-
7 Wax-yaabood Oo Caafimaadka U Xun, Haddii Wax Yar Kadib Wakhtiyada Cuntada La Sameeyo.
Waxaa jira 7 arrimood oo aan habboonayn inaad sameyso kadib markaad wax cuntid. Waxyabaasi waa qaar keeni kara caafimaad darro haddii aad sameyso wax yar kadib cuntada gaar ahaan xilliyada cuntada culus (sida quraacda, qadada am...
Monday, December 14, 2015
-
Door-roonihii Da’dii Aan Ogaa: Mujaahid Maxamed Ibraahin Xirsi (Bashiir) (1956kii – 1987kii) Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale.
"Warka shalayto nagu soo dhaceen, aad u dhego-beellay,
Dhinbiilaha sidoodu wadnaha, nooga dhaawacaye,
Nin dhegaystay Caliyow ma tumo, Dhaanto iyo heese,
Xaqiisii nin lala dheelmadoo, dhuuntay baw darane,
Dhibaa...
Monday, December 14, 2015
-
Waa kuma Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdilaahi Ibraahim Habbane?
Qalinkii Cabdinaasir Axmed Ibraahim
Taariikh nololeedka iyo hawl-qabadka qofku waa muraayadda laga dheehdo nooca qofnimadiisa, gaar ahaanna, marka uu masuul qaran yahay, waxa markhaati ugu filan xilkasnimadiisa iyo hawl-qabadki...
Saturday, December 12, 2015
-
Muse Biixi ku quuso casuumada Ethiopia A/rahman Ciro u fidisay by Abdi Mustafe.
Wayno la soconay mar hore oo Ciro oo keliya laga soo casuumay kilinka shanaad oo si heer sare ah loo qaabilay
Dowlada Ethiopia oo ah halkii halkankii SNM saldhiga u ahaa ayaa Muse Biixi ka dheregsan warkiisa iyo taariikhdiisa o...
Thursday, December 10, 2015
-
Maal Iyo Halkii Iin Leh Baa Maanta Sarayaa, Ka Meermeeri Maaye Run Baa Soo Mutaxayaa … Siyaasi Abdishakur Gande .
dhaxeeya siyaasada madaxwaynaha, madaxwayne ku xigeenka iyo gudoomiyaha xisbiga kulmiye geediga socodka sayaasadeed kuwada jira....
Madaxwayne Siilaanyo, Madaxwayne kuxigen Saylici iyo Gudoomiye Muuse Biixi si dhabay siyaasad w...
Thursday, December 10, 2015
-
Wasiir Zamzam Iyo Xusuusta Bulshada Deg.Togwajale Waxay Ku Suntanaan Doontaa Quluubta Jiilasha Dambe.
Waxana Ka Mid Ah AMBULLANCEKA IYO GROUNKA
Waa narkii ugu horeysay taariikhda abid ee deegaanada ku xeeran Degmada Togwajale ay yeeshaan gaadhi dhooliya ama ambullance,
Bulshada Deegaanka Ballaadhan degan ayaa waxay dhibi ka ha...
Thursday, December 10, 2015
-
Door-roonihii Da’dii aan ogaa: Mujaahid Maxamed Ibraahin Xirsi (Bashiir) (1956kii – 1987kii)
Maantana ballaysinku waa Bashiir oo ka mid ahaa baashayaashii halgankii hubeysnaa ee dibuxoreynta qaran ee ay SNM horseedka ka ahayd.
"Warka shalayto nagu soo dhaceen, aad u dhego-beellay,
Dhinbiilaha sidoodu wadnaha, nooga ...
Tuesday, December 8, 2015
-
Mala Fahmay Fool Xumooyinka Xukuumadda Xisbiga Kulmiye Qaar Kamid Ah Oo Ragaadshay Magaalada Hargaysa ?
Nasiib daro waxay kaga jiraa sideeda dagmo dhanka adeega Bulshada iyo adeega danta guud siiroo waxba la aan
Madax aan war uhaynin waxa kajira xaafaday galan ayay somalilandna wax kasugaysa
Halkan ka akhri madaxdani xaafada...
Tuesday, December 8, 2015
-
Sixir Bararka Maxaa Saldhig U Ah?
Marka sixir bararka ama kor u kaca qiimaha la micnayanayo waxa lagu micneeyaa lacag badan oo eryanaysa alaab yar. Tusaale ahaan haddii shan sano ka hor uu $ 20 doolar goyn jireen isku joog dhamays tiran oo dhar ah, waxa maanta lag...
Sunday, December 6, 2015
-
Xaalad Amni Daro Ee Degmada Togwajaale Iyo Hagrashada Gudoomiye Mustafe Shiine.
Degmada Tog Wajaale ee gobolka gabiley ayaa maalmihii ugu dambeeyey waxa halkaasi ka jiray xaalad nabadgalyo xumo xoogleh, oo sababtay dhimashada wiil dhalinyaro ah oo uu tooray ku dilay wiil kale oo dhalinyaro ah,inkastoo dilka...
Sunday, December 6, 2015
-
Marti Kama Ahaan Karo! Qalinka Yuusuf Garaad Cumar
Mas’uul sare oo ka tirsanaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Ethiopia ayaa mar aan socdaal shaqo ku tegey Addis Ababa waxaa uu ahaa sarkaalka loo xil saaray in uu iga warqabo si kulammada iyo wareysiyada aan la lahaa Madaxda iyo w...
Saturday, December 5, 2015
« Previous Page — Next Page »
|
|