ARTICLES
-
Dadweynaha Reer Gabiley Yaa U Maqan Ansixinta Gobolnimada Gabiley W/Q Farxaan Cabdi
Tan iyo Intii ay Madaxweynayaasha Dalka soo maray ee uu Ugu Danbeeyo
Madaxweynaha Hadda Talada dalka haya Mudane Maxamed Maxmauud Siilanyo
Waxa markii uuu Xisbiga Kulmiye Ahaa Dadweynah reer Gabiley Ku Maran
Habaabiyey Ha...
Sunday, February 14, 2016
-
Somaliland: Hoggaamiyayaal Ku Dul Loolamaya Shacbi DhibaatooyinAbbaaro Iyo Kuwo Nololeed Hadheeyeen
Faallo: Carraale M. Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist.
Araweelo News Network
Laba wefdi oo ay kala hoggaaminayaan Hoggaamiyayaasha Labada Xisbi ee
WADDANI iyo KULMIYE, ayaa socdaal kaanabayn siyaasadee...
Sunday, February 14, 2016
-
Waa maxay Maalinta Jacaylka “VALENTINE DAY” & Sababaha Diinta Islaamku ku diiday?
Qore: Maxamuud Cali Sh. Maxamed (Walaaleye)
Sheekda maalinta loo bixiyey Jacaylka Aduunka “Valentine Day) ayaa ka dhalatay iska horimaad dhexmaray boqor Roomaan ah iyo nin diinta Kiristaanka haystay oo Valentine la odhan jira...
Saturday, February 13, 2016
-
Maxaa Tuke Lagu Haystaa? Qormo Dhacdooyin Xanuun Badan Xanbaarsan!!
Inyar ii kaadi, ha iga boodin, dacwadda ninkaas ee dalka Maraykanka ka socotaa ha ii danbeyso, Tukayaashu waa badnaayeene. Aan ka soo bilaabo, dhacdo boqolaal qof oo reer Somaliland ah saameysay 1986-kii.
Waxaanu deganayn...
Friday, February 12, 2016
-
Somaliland: Rubuc Qarni Dhugasho Mudan (Feb. 1991kii–Feb. 2016ka)!
Hal-qabsi:
Guddoon dhacey waa nacas ninkii gaar u faashadey,
Guri ba’ay waa cadow ninkii raarta sii korey,
Guushaada waa lala jiraa ee gees ha ka ahaan,
Gobanimo waa quus ninkii gawska dhaafsadey,
………Inta Ma...
Friday, February 12, 2016
-
Somaliland: Dal Sadex Qasnadood leh.Waiye Mustafe Herer
Somaliland: Dal Sadex Qasnadood leh: Dalka Somaliland oo ah dal yar oo ku yaala qaarad ay ka jiraan Colaado iyo musuq salka ku haya Nidaamka Jaahiliga ah ee Qabiilka iyo Qolqolada oo ah waxa kaliye ee hogaanka u haya xaalada dhabt...
Thursday, February 11, 2016
-
Xisbigii Xalaal Isku Doorta Ayaa Xornimo Loogu Codayn Doona.
Tiroba inta xisbiyo ina soo martay mid dumay iyo kuwan dagaw dagaw leh lagama hayo xisbi
Xisbiga dhab ahaan u dhaxeeya bulshda waxa lagu gartaa sida gudihiisu yahay ee markay mushraxnimo noqoto kala saara tartamayaashisa iyadon l...
Thursday, February 11, 2016
-
Dhabada Baligee, Ku Dhacaysa Hargeysa, Dhagaxbuurbaa Ka Dhaweyd
BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM.
S.C.W.R.W.B
Salaantaas Islaamka kadib waxan tu khaas ah u soo dirayaa,
Dhamaan bahda hadhwanaagnews iyo akhristayaasheeda.
Wadooyinkii waa la dhameeyey ee tan baligubadleh malaha,
In x...
Thursday, February 11, 2016
-
Rigoore siyaasadeed baa yaala FLORIDA kaas oo ah cidda ama xisbiga dhaliya arrintaa gobol nimada Gabilay waqti xaadirkan.
Rigoore siyaasadeed baa yaala FLORIDA kaas oo ah cidda ama xisbiga dhaliya arrintaa gobol nimada Gabilay waqti xaadirkan.
Waxay Gabileyna jeceshahay taa cakiskeeda oo ah : in maanta mujaahidku musharaxnimadiisa ka tanaasulo m...
Wednesday, February 10, 2016
-
Dareenka Ka Dhashey Hadal Muuse Biixi Reer Gabiley Ugu Duur-xuley “Waxaad Noqon Doontaan Xaruntii Kaambeynka” oo Lamacno ah( Rarkaad ku Fiican Tihiine) Udiyaar Garooba!!
Gudoomiyaha Xisbi Xaakimka Kulmiye ee Murashaxa Jagada Madaxweyne u ah
Xisbigaasi Muuse Biixi Cabdi ayaa, la sheegay in dareen weyni ka
abuurmey hadal uu guriga Martida uga jeediyay odoyaal cuqaal ah oo
loogu soo uriyay g...
Tuesday, February 9, 2016
-
Xisbiga Wadani Oo U Muuqda Midka Kala Garan la Mucaaridada Xukuumada Siilaanyo Iyo Qaranimada Somaliland.
HARGAYSA() Xisbiga Wadani Oo ah xisbiga ugu da da,yar Asxaabta somaliland isla markaana lagu tilmaamo in uu yahay mid qunyar socoda ayaa mudooyinkan udanbeeyay waxaa kasoo ifabaxaya war murtiyeedo isburinaya kuna aradan milgii x...
Monday, February 8, 2016
-
SIILAANYO Wuxuu Marayaa. Allahayow Doc Naageed, Miyaad Igu Dambaysiisay?
DAYAX DHACAY...
Siilaanyo oo todobaatannadii ahaan jiray mid ka mid ah xiddigii ugu ifka badnaa ee dawladdii kacaanka, isla markaana sideetannadii ahaa gadhwadeenkii halgankii Jabhaddii SNM.
Sagaashannadiina ahaa,halgamaagii...
Monday, February 8, 2016
-
Hadii Dabkii (DASTUURKII) Dhaxoomooday-Maxaa lagu Diiriyaa?
Qore: Maxamuud Cali Sh. Maxamed (Walaaleye).
Bani’aadamka markii Ilaahay abuuray, waxuu u soo dejiyey kutub ay u raacaan wax kastoo noloshooda khuseeya, dhinac walbana xalka ay uga baahdaan ka helayaa, sida Ilaahay aayad qura...
Friday, February 5, 2016
-
Qab iyo Quus: Qalinkii Cumar Seerbiya
Sidadeedaba bani -aadamka waxaa ku jira sifo iskaga abuuran oo ah han-weyniiyo qab taas oo aan cidna u gaar ahayn ee ay wadagaan dhammaan dadku, waxaana tusaale inoogu filan haddii aad qof ka doonaysid in uu wax ku siiyo waxaa...
Friday, February 5, 2016
-
SIXIR-BARARKA IYO MUSUQMAASUGU WAA AAFO QARAN PROF: AHMED AL-AZHARI
Jamhuuriyadda Somaliland ee ka tisqaaday Geeska Afrika waa Dawlad curdin ah oon weli aqoonsi ka helin Beesha Caalamka.
HADDABA HADDII DAKHLIGA YAR EE DALKEENA KA SOO BAXA IYO WIXII MUCAAWIMOOYIN XUKUUMADDA LA SIIYO LOO MAAREEYO...
Wednesday, February 3, 2016
-
Doorashadii Madaxtooyada Somaliland 2018 Ayey U Dhacday..W/Q Cali Maxamed Biixi.
Doorashadii Madaxtooyada Somaliland 2018 Ayey U Dhacday..W/Q Cali Maxamed Biixi
Shirar qarsoodiya oo is-daba joog ah oo madaxtooyada Somaliland ka socday muddo todobaad ah.
Waxa wada yaashay shirarkan qarsoodiga ah madaxwe...
Monday, February 1, 2016
-
Ninka sanadka soo socda waalanayaa sanadka ka horeeya ayuu sii faydfaytaa.By Ahmed jama
Ninka sanadka soo socda waalanayaa sanadka ka horeeya ayuu sii faydfaytaa.By Ahmed jama ismail..By Ibrahim ahmed (silaanyo)
Hadalkani wuxuu jawaab u yahay wiilyar oo bari dhaweyd tahriib ku soo galey wadanka belgium oo lagu mag...
Monday, February 1, 2016
-
Warkuu Mohamed Kaahin togdheer ka keenay baa kalifay in Silaanyo safar ku tago by Abdi Mustafe.
Warkuu Mohamed Kaahin togdheer ka keenay baa kalifay in Silaanyo safar ku tago by Abdi Mustafe
Waqti ay wefti xisbiga Waddani iyo wassirkii hore ee madaxtooyada Xirsi Xaji Cali ba ku sugnaayeen Burcao ayaa si kedis ah waxa loog...
Monday, February 1, 2016
-
Faallo Siyaasaddeed: Halkee Ayuu Saldhigi Doonaa Hirdanka Musharax Ku Xigeenka Xisbiga Waddani?
Marka laga eego xarraarada dhanka loollanka ka dhex aloosan musharax ku xigeenka xisbiga waddani ayaa ahaa mid waayadan dambe dadka siyaasadda lafa guraa ay indhaha aad ugu hayaan, muddooyinkan dambena waxa aad isu soo tarayay...
Sunday, January 31, 2016
-
Saddex Khalad oo Madaxwayne Siilaanyo ka Galay Dalka :Faallo Wariye Ilyas Abdi Ali
Dalkan 25 jirsaday ee Somaliland waxaa uu ka curtay ururkii xornimo-doonka soomaaliyeed ee SNM, waxaa gardaadiyey AUN Cabdiraxmaan Axmed Cali (Tuur ) madaxwaynihii u horeeyay ee Somaliland, waxaa socod Baray AUN, Aabihii dimuq...
Sunday, January 31, 2016
-
Maxaa ka jira isku Shaandhaynta Xukuumada Ee La Filayo Iyo C/Lahi Dirawal Iyo Xubnaha Kale Madaxtooyada laga Hadal-Hayo!!!!
Xukuumada somaliland ayaa dhawaan laga filaya inay isku shaandhayn ku samayn doonto golaha wasiirada somaliland, ka dib markii ay soo baxeen qaban-qaabo xoogan oo ka muuqda axsaabta qaranka oo ay ugu diyaar-garoobayaan doorashoo...
Saturday, January 30, 2016
-
DAAWO; filasho Wacan. Bandhig faneedka Dibadaan Kaga Raagee Wacanaa Dalka Hooyo, Iyo fanaanta Maxamed Bk,Yurub Geenyo Iyo Jilayaasha , faarax Murtiile, Sooraan
DAAWO; filasho Wacan. Bandhig faneedka Dibadaan Kaga Raagee Wacanaa Dalka Hooyo, Iyo fanaanta Maxamed Bk,Yurub Geenyo Iyo Jilayaasha , faarax Murtiile, Sooraan.
https://youtu.be/GbPtZCLa9Gs...
Saturday, January 30, 2016
-
Timirtii Horeba Dab Loo Waa, Waa Talada Reer Xamar.
BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM.
S.C.W.R.W.B
Salaantaas Islaamka kadib waxan tu khaas ah u soo dirayaa,
Dhamaan bahda hadhwanaagnews iyo akhristayaasheeda
1-TIMIR WAA NIN IIBSADAY,TAB LOO CUNANA GARANAYN,
TUNKA WUXUU KU SID...
Saturday, January 30, 2016
-
Dhidarka Iyo Jiirkuba In Kastay Wax Dabayaan Aar Baa Dul Yuurura.
Dhamaan fulinta iyo taageerayaasha xusbiga kulmiye ee ku kala sugan daafaha aduunka. Mudanayaal iyo marwooyinba
Gudoomiyaha Xusbiga kulmiye ee dalka holland
Khadar suleiman yusuf ( xasancade ).
Dhamaan shacabka reer somal...
Saturday, January 30, 2016
-
Wax Qabadka Maayarka Burco Waa Mid Sida Qoraxda U Muuqda .
maxamed muraad mudadaa dadexda sano ah ee uu hogaaminayay golaha degaanka ma siinayo amaan aanu
Asc anigoo ka Mid ah ganacsatada magaalada burco waxaan kalkan ka cadaynayaa kana markhaati kacayaa in dawlada hoose ee degmada b...
Saturday, January 30, 2016
-
Curadkii Curinta: Calan-side Cali Sugulle Cigaal, (1936kii – 2016ka) Qormada: 12aad
"Waxan waayey, waayeel murtida, waajibkeed gudaye,
Waxan waayey, waadiga hiddaha, weel nin noo dara e',
Waxan waayey, ruux loo wakiyo, wiiqii bawdada e',
Waxan waayey, ruux lagu wardiyo, weedhuhuu yidhiye,
Waxan waayey...
Friday, January 29, 2016
-
MA TAQAAN CURIYAHA AADAMAHA DULLEEYA?! Cabdinaasir Axmed Ibraahim
Murti maanseedda Soomaliyeed ee tidhaa, Gobonimana waa quus, haddii quud la dhaafsado! Ayaa waxbadan isku fuuqsanaysa, hasa yeeshee, laga yaabee in qoraalka hoose aad wax uun ka dheefto.
117 ka curiye, walow, la sheegayo in ay ...
Friday, January 29, 2016
-
Khalad keliya uu Madaxweyne Qaran galo am il-duufo, ayaa Dal iyo Dadkiisaba Burburin Kara Sidii Ciraaq, Liibiya ama Somalia. Qalinkii: Prof. Ahmed Al-Azhari
HOR-DHAC:
Lixdankii xorriyadeenii, Calankii iyo Dowladeenii muquuno ayeynu u bixinay (wey luntay), shan iyo konton sanno (55 years) ka dib, qiimaha la soo noqoshadii innagu kacday waxay noqotay in aynu ku weynay Wixii ummaddu m...
Friday, January 29, 2016
-
Astaamaha Lagu Dooran karo Hogaan fiican.
HOGAAN FIICAN DOORO SI AAD HORUMAR U GAADHO
BISMILAAI RAXMAANU RAXIIM.
Dadka kii wax tari kara
Iyo kii danayste ah
taariikhdu way qori
oo mahadhooyinkuu gali………
Culimmada ku xeelka dheer aqoonta la taqaca...
Monday, January 25, 2016
-
Hoos U Dhigga Qiimaha Sarifka Dollar ku Waa Farsamo Cusub Oo Ay Xukuumadu Kula Baxayso Lacagta Ku Jirta Jeebka Danyarta Somaliland. By. Mohamed Gacayte
Maalmihii u danbeeyay waxa si wayn looga dareemay Suuqyada Somallland, hoos u dhaca balaadhan oo ku yimid qiimhii sarrifka dollar-ka iyo kor u kac ku yimi qiimihii lacagta shillinka Somaliland, balse waxa uu sicirkoodii kor u si...
Monday, January 25, 2016
-
QISO CAJIIB AH; Gabadhii u Malagu ka Naxay Ee Uu ka Ilmeeyey:
Qisadani waxay dhacday waqtiyadii ay noolaayeen ummadihii hore, waxaanay ku saabsan tahay gabadh socoto ahayd oo meel cidla ah iyada oo maraysa u dhammaaday waqtigeedii noloshu,
waxay dhabarka ku sidatay ilme yar oo bilo kooban...
Sunday, January 24, 2016
-
Gudoomiye Ku xigeenka Kulmiye oo safar Kadis ah ku Tagay Magaalada Burco Waxyabaaha Uu Daraan yahay,
Gudoomiye ku xigaanka Xisbi Xaakimka Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa xalay safar kadis ah ku yimi Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer isla markaana kusoo degay Hotel Plasa ee Magaalada Burco oo ku sugnaa Gudoomi...
Saturday, January 23, 2016
-
DAAWO; Sawirka Todobaadka Iyo Amin Arts Ee Xadhiga Wariye COLDOON.
DAAWO; Sawirka Todobaadka Iyo Amin Arts Ee Xadhiga Wariye COLDOON.
...
Saturday, January 23, 2016
-
Ganacsatada Shidaalku Haddii Shacbigii Iyo Xukuumaddii Illaahay Kasii Jeediyey, Ha U Tudheen Tooda Aakhiro Qore: C/llaahi Aadan Cumar [ Wayab ]
Sicir-bararka abaaraha ka darran ee aafada ku ah bulshada dan-yarta ee Jamhuuriyadda Somaliland, waxa kow ka ah waxyaabaha ku sii shidaya qiimaha Shidaalka oo ay halkii Foosto ka taagan tahay Somaliland $200 [ laba boqol U...
Friday, January 22, 2016
-
Ubaxa Kacaanka Yaa U Warrama ?
Cigaal , Waa bastii, saddex Gu’ roob kuma Hoorin, ma yaqaan cidaan xoolihiisa iyo caruurtiisa aheyn, waxaa uu maqlaa inay jirto dawlad, balse wali ma uu arag meel ay joogto, waxaa uu dhageystaa nin la yidhaa Axmed oo k...
Thursday, January 21, 2016
-
Sahan ku Guur, Sahanna ku Guurso “50 Su’aalood Guurka Hortii” Cabdinaasir Axmed Ibraahim
Qormo waydiimeeddan, waxa aan ka soo dheegay buuggaygii ( GUURKA IYO NOLOSHA) qofkasta wuxuu la kaashanayaa garaadkiisa, jawaabaha waydiimahanna waa inay ka yimaaddaan garaadka qof guurdoonka ah. Jawaabkasta oo aad heshaa waxa ay ...
Wednesday, January 20, 2016
-
DAAWO:XISBIGA KULMIYE LAANTIISA FINLAND OO DOORTAY HOGAAN CUSUB
Shirbalaadhan oo ay isugu yimaadeen dhamaan laamaha Xisbiga kulmiye ee Finland oo kadhacay hotel President ayaa lagu doortay hogaanka cusub ee hagi doona Laanta xisbiga labada sano ee soosocda
Xafladdan oo ahayd mid si Aada loo...
Monday, January 18, 2016
-
Xinif Isaguu Calool Jileecu Ka Reebay Ciidankiisi Uu Calanka Ugu Dheer La Hor-cararaayay, Shirkii Xisbiga KULMIYE-na Masaaraco Laguma Ciyaarayne Cidbaa Isugu Cumaamaday” Axmed Cigge Yare
“Saxiibkay Xinif Isagaa Hanti Maguurto Ah Ka Helay Xisbiga, Anigu 8-dii Qof Ee Ugu Horeeyay Aasaaskii KULMIYE Ayaan Kamid Ahaa, Hal Maalina Kuma Faanin Kumana Ciilqabo”. Siyaasi Axmed Cigge Yare.
Siyaasiga Axmed Cigge Y...
Saturday, January 16, 2016
-
Seddex Meelood Oo Ay Iska Eeg Yihiin Dhibaatada Dhaqaale Ee Dulsaarka Iyo Hab Dhaqanka Baananka Somaliland Ee Sheegta Baanan Habka Islaamka Ku Shaqeeya.
Dhibaatooyinka dhaqaale ee ka jira aduunka daafihiisa oo dhan waxa qayb wayn ka ciyaaray dulsaarka(ribada) taas oo inta badan la isla gartay dhamaan umadaha dunida ku nool, sida ku cad buuga uu qoray Maurice Allais ee la yidha...
Saturday, January 16, 2016
-
Curadkii Curinta: Calan-side Cali Sugulle Cigaal, (1936kii – 2016ka) Qalinka Boobe Yuusuf Ducaale Qormada: 2aad
"Waxan waayey, waayeel murtida, waajibkeed gudaye,
Waxan waayey, waadiga hiddaha, weel nin noo dara e',
Waxan waayey, ruux loo wakiyo, wiiqii bawdada e',
Waxan waayey, ruux lagu wardiyo, weedhuhuu yidhiye,
Waxan waayey...
Saturday, January 16, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|