ARTICLES
-
Cunsuriyada Iyo Qabiil Takoorka Xisbiga Kulmiye Wuxuu Ku Abtirsaday Oo ay isku Mid Yihiin Xisbigii ka Talin Jirey Dalka (South Africa) Xiligii Gumeystuhu heystey.
Tusaale waxa ah markii Axmed Siilaanyo ka tanaasuley tartankii Doorashada waxay ahayd ama Dadku eegayeen in ku xigeenkiisa oo Ah Seylici noqdo murashaxa Jagada m/weynaha ee xisbiga
Kulmiye,
Hase yeeshee sidaa wax u may Dhici...
Saturday, March 5, 2016
-
SHIRKADA SOMPOWER EE KA SHAQAYSA ADEEGA LAYDHKA AYAA SAMAYSAY QIIME DHIMIS BALAADHAN
Shirkada Sompower ee kashaqaysa Adeega Laydhka ayaa bilahab udambeeyayba kawaday Gobolka Gabilay Dardargalin Hawleed iyo dib ucasriyayn balaadhan iyo inay Dhamaan badalku Samayso Xadhkihii duuga ahaa ee ay Ku shaqayn jirtay Shirka...
Saturday, March 5, 2016
-
Marka Coladi Dhacdo, AF Soomaaliga Waa La Iloobaa.
Shilka gobolka saaxil ka dhacey dhawaan uu iska dhamaan, cidii danbi ku caddaadana sharci ayaa la marin. Waxanse la yaabey dad badan oo aan colaadda
Maalintii uu qarxey dagaalkii sokeeye 1994, waxa an tababar ku bixinayey...
Saturday, March 5, 2016
-
Noocyada Jacaylka (Q 2 aad). W/Q: Axmed Cali Diiriye
Qaybtan tii ka horreysay waxa aynu ka soo hadalnay laba nooc oo ka mid ah noocyada jacaylka. Imikana halkii beynu ka sii anbo qaadi doonnaa.
3. Jacaylka Ciyaarta Ah
Noocan jacayl waa marka lammaanaha is jecel marka uu mid ...
Saturday, March 5, 2016
-
Shirkada ASAL PRINTING PRESS Oo Shaqaale Ajinabiya Dalbanaysa Iyo Shaqo La,aanta Dhalinyarada Haysata Warbixin Akhriso.
Hargeisa (WJN):-Waaxa jira shirkado badan oo ka hawlgala Somaliland oo si madaxbanaan u shaqeeya ku waasi oo qarkood kalin wayn ka qaataan shaqo la,aanta baahsan ee haysata dhalinyarada reer saomaliland
Iyada oo ay soo badanaya...
Saturday, March 5, 2016
-
Mala fahmay Intuu Madaxwayne Siiraanyo Xilka Hayay Dhibaatooyinka Ka Dhacay Dalka Ee Aanu Lasocon In ay Dheceen Madaxwaynuhu??
1 Wasaarad la iibsho dhulkeedii iyo dhiskeedii bilaa sobob:wasaaradii duulista
2 Kaalin la iibsho : sida kaalintii kaydka shidaalka dawlada hoose hargaysa
3 Magtabad la iibsho :sida gaandi oo kale
4 Mashaariic been ah oo ...
Friday, March 4, 2016
-
Idaacadda codka maraykanka oo marin habaabisay falkii uu gaashaanle casayr ku naf-waayey
VOA waxay Sheegtay In Taliyihii Qeybta Booliska Ee Berberi Ku Dhintay Shaqaaqo Mudaharaad
Hargeysa (W,N) – Laanta afsoomaaliga ee Idaacada VOA, ayaa marin-habaabisay xaqiiqada warkii dilka Taliyahii Qeybta Booliiska ee Gobolk...
Thursday, March 3, 2016
-
Akhristow ma ka soo baxday waajibkii Ilaahay ku faray dhacdada SAAXIL
Fitnadu way Hurudaa, ILAAHAY ha NACDALO qofkii Toosiya! Waa Xadiis.
Akhristow ma ka soo baxday waajibkii Ilaahay ku faray dhacdada SAAXIL
Qore: Maxamuud Cali Sh. Maxamed (Walaaleye).
Hargeysa- Ilaahay markuu bani’aadamk...
Wednesday, March 2, 2016
-
Madaxwayne Is-casil Qoddobadan Dartood!
Madaxwaynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waa mujaahid bartay Cilmiga dhaqaalaha waana siyaasi muddo badan kusoo jiray dawladihii kala dambeeyay ee umada soomaaliyeed.
Madaxwayne Siilaanyo waxaa codkii...
Wednesday, March 2, 2016
-
DHARDHAARADDA OO LAKALA BEDDELLAA TAYADA MARRAQA WAXBA KAMA BEDELLAYSO.
24\02\2016
1
DHARDHAARADDA OO LAKALA BEDDELLAA TAYADA MARRAQA WAXBA KAMA BEDELLAYSO.
Waxaynu dawladda u samaysanay in dadka iyo Dalka loogu adeego. Shacbiga reer Somaliland ee samirka badan ee Nabadda jecel waxay madaxwey...
Wednesday, March 2, 2016
-
MAREEYAHA WAKAALADA BIYAHA EE DAGMADA ARABSIYOOD AYAA UGU BAAQAY BULSHADA KU NOOL MAGAALADA ARABSIYO INAY KA FAAIDAYSTAAN BIYO GALINTA SOCOTA.
Arabsiyo(WJN):-Maareeyaha Wakaalada Biyaha ee Dagmada Arabsiyood,Maxamuud Daahir Cilmi,Inay kafaaidaystaan biyo Galinta kasocota MAGAALADA Arabsiyo oo ay diyaar yihiin Shaqaalihii Biyo galinta oo Habeen iyo dharaarba heegan uah Si...
Wednesday, March 2, 2016
-
Nafaqo Darrada Caruurta ,, Sh, Jaabir Herblist
Caruurta u dhimata maalin walba ama u jiifta nafaqo darradu waa wax ku mudan bulsho kasta oo ku dhaqan dunida guudkeeda,gaar ahaan wadamada faqiirka ah.
Gaajada iyo cudurada ayaa ah kuwan isku bahaystay sidii ay aafo joogto ah ...
Tuesday, March 1, 2016
-
Madaxdhaqameed Iyo Waxgarad Katirsan G, Gabiley Oo Tacsi Tiiraanyo Leh u Diray Qoyskii ,Uu ka Baxay Marxuum Mukhtaar Cumar Mire (Dooyoo) Oo ku Geeriyooday Gabiley
INNAA-LILLAAHI WA INNAA -L ILAYHI RAAJICUUN
SALAADIYIINTA WAXGARADKA, KATIRSAN GOBOLKA GABILEY OO TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYA DHAAMN SAHACABKA REER GABILEY GAAR AHAAN QAOYSKII IYO QARAABADII UU KA BAXAY MARXUUM MUKHTAAR CUMA...
Sunday, February 28, 2016
-
WAXA LAGAADHAY WAKHTIGII DAGMADA ARABSIYOOD AY HELI LAHAYD MAAMUL UHORSEEDA HORUMAR,DHALIILAHA DUL HOGANAYA MAAMULKA HADA JIRA OO KU FASHILMAY.
Arabsiyo(WJN):-Sideebay u arkaan Shacabka reer Arabsiyood inlala xisaabtamo Maamulka Dagmada Arabsiyood?Ma yahay Masuul garanaya Waajibaadka loo igmaday?Muxuu ku qancinkaraa shacabka reer Arabsiyood ee uu Qabtay?waxay gaadhay wakh...
Sunday, February 28, 2016
-
Hooyo Samsam Waa Daneeyaha Danyarta Jamhuuriyadda Somaliland
Halkan waxa aan jecelaystay maanta inaan ka soo gudbiyo maqaal yar oo dul ka xaadisa oo ku saabsan marwo samsam cabdi aadan. .kuna saabsan shaqsiyadda iyo shaqadda ay uhayso qaranka jamhuuriyadda soomaliland oo idil min bari...
Sunday, February 28, 2016
-
“Hargeysa Caasimad ku goblantay Quqnimada Cabdiraxmaan Soltelco!”
Dadweynuhu markasta oo ay filayaan in ay doorteen masuul wanaagsan, midkii ay rabeen mid aan ahay ayaa uga soo baxa meesha.Waa kan Abwaan Gabax oo arrintaa ka hadlay;
“Tacabbaan dhul galiyaa , ...
Sunday, February 28, 2016
-
Hab-Dhaqanka Iyo Dabeecada Hoggaamiyaha Wanaagsan
Hab-dhaqanka awoodeed iyo dabeecada wanaagsani waxay qayb ka tahay hogaamiyaha wanaagsan.
Waxaana lagu tilmaamaa in koritaanka dabeecadaha aadamuhu ay qaadato muddo dheer, inkastoo aan la garan Karin qiyaasta saxda ah ee ay...
Saturday, February 27, 2016
-
Muranka Dhulka Ee Hargeysa Iyo Boorame: Bam Gacmeed Uu Ku Adeegto Nin Dan Leh!
Hal-qabsi:
Dhan haddey u wada jeedo oo duurka ka heshiiso,
Dadka kama yaraateen ee waa is dabar-jareysaaye,
Wixii hore u soo daashadey bay degashaneysaaye,
Dugsi ma leh Qabyaaladi waxay dumiso mooyaane…
Maansadii ...
Saturday, February 27, 2016
-
Sababaha Gun Dhigga U Ah Shilalka Soo Noqnoqday Faalo:- W/Q/ Xasan Maal
Sababaha Gun Dhigga U Ah Shilalka Soo Noqnoqday:- W/Q/ Xasan Maal Dhidar Sida aynu Lawada Socono waxaa Soo Noq Noqda inta Badan Dhibaatada Shilalka Gaadiidka Hadaba Aqriste Ma is waydiisay Dhibaatadaasi waxaa inta Badan Sababa, i...
Friday, February 26, 2016
-
Qoraal ka hadlaya inaanay qabyaalada iyo xubinimada Kulmiye tahay labo aan is qabanin Cali-kubad.
Kulmiye waa xusbi ay qabiilnimadu ay biyo dhigtay. Maxay wadaagaan Xukuumada Kulmiye iyo Carabta Badowiyiinta ahi?
Kulmiye waa xusbi ay qabiilnimadu ay biyo dhigtay.
Maxay wadaagaan Xukuumada Kulmiye iyo Carabta Badowiyiinta a...
Friday, February 26, 2016
-
Ah Miyada Ay Leedahay In Yari Lagu Tarbiyeeyo Carruurta.
Hadaba hadi aad tahay hooyo ama Aabe la jecel awladisa wanaaga iyo in ay tarbiyaad wanaagsan yeeshan yaran ku tarbiye ilmahaga
Bismillah
Awladu waa hibo u Alle subxanahu watacala inogu daqey aynaa tahay in an uga mahad celin...
Friday, February 26, 2016
-
Duqii Burburinta Danyarta Hargeisa Q2aad
Alle ma jecla dulmiga haddii duul dulmigu ku bato oo masaakinta la dulmiyo nimcada ilaahay way yaraadaan, bal aynu eegno wuxuu
Waa iska xaal adduun burburinta laftigeedu oo wakhtigaa sidaa ina baday lakin noloshu sidaa uun ahaa...
Friday, February 26, 2016
-
Who Is Mr. Siilanyo Fooling Again This Time?
Therefore, Is Mr. Siilanyo fooling the people he fooled them two times before? That is during the SNM liberation struggle and now when they again
Ibrahim M Mead
Ottawa, Canada
Date:
Who Is Mr. Siilanyo Fooling Again Th...
Friday, February 26, 2016
-
DAAWO; SAWIRKA TODOBAADKA MAXAA KAAGA BAXAY!!
DAAWO; SAWIRKA TODOBAADKA MAXAA KAAGA BAXAY!!
...
Monday, February 22, 2016
-
Ictiraafku Maantuu Agteena Yaallaa Ee Ma Ka Badheedhnaa? Qalinkii: Cabdillaahi Aadan Cumar “Wayab”
Inkasta oo la moodayey inuu dagaalkii qaboobaa ee u dhaxeeyey quwadaha waaweyn ee adduunku inuu dhammaaday 1989kii, ayaa haddana aanay quwadaha ku hirdama hoggaaminta dunida ee ay ugu horreeyaan Mareykanka iyo Ruushku midkoodna aa...
Monday, February 22, 2016
-
Madaxwayne Suxufiyiinta Xamar tagey, waa Dambiilayaal Qaran.
Waxay Aheyd 11-12January 2016ka markii laba suxufi oo ka mida warbaahinta Somaliland ay ka qaybgaleen Shir dawlada federaalka Somaliya ku mijo xaabinayso warbaahinta Soomaaliyeed oo lagaga hadlayay qorshaha dawlada federaalka So...
Friday, February 19, 2016
-
Wasaaradda Biyaha Oo Gabtay Shaqadii Ay Qaranka u Haysay Iyo Masuuliyiinta Sare oo ku Mashquulsan Hanti Urursi,Eex iyo Qaraabo kiil sidoo Kale Waxay ku fashilantay in ay Gacan Ka Gaysato Gurmadka Abaaraha & biyo Dhaamiska
Somaliland Waxaa ka jira Abaaro kuwaas oo ku dhuftay Gobolada galbeed abaartan oo baahida ugu weyn ee jirtaa ay tahay biyo yari
Hadaba waxaan jeclaystay in maqaalkaygan aan kaga hadlo xaaladda dhabta ah ee ka jira wasaaradda ...
Friday, February 19, 2016
-
Komishanka Doorashooyinka Qaranka Ee Cadaalada Darrada Kula Kacay Wiilkaa Shaqada Ku Guuleystay,Malagu Aaminkarayaa Doorashooyin Xor Oo Xalaal Ah? ???
Hargeysa (W.N)-Guddiga doorashooyinka qaranka somaliland ayaa guddoomiye ku-xigeenka guddiga doorashinka gobolka saaxil u magacaabay Agaasimaha qorshaynta iyo jinsiyadaha dowlada hoose ee magaalada Berbera Maxamed C/raxmaan Xasan ...
Wednesday, February 17, 2016
-
Iskushaandhayn Joogto Ah Iyo Dowlad Aan Sal Dhigan Kulmiye Waan Ku Ogaaye Doorkan Se Aleylehe Marwadii Baa Ku Faygartey.
Waxaase taa ka sii daran badhaasbyada la bedelay waxaa liiska badhasaabyadaa xaga hore kaga jira guulwade mustafe shiine oo aamina
Muwaadin lixda sano ku dhawaad ee uu jiray maamulka Siilaanyo astaamaha gaarka u ah dowladiisa w...
Wednesday, February 17, 2016
-
Xildhibadanada Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Dayacay Shaqadoodii.
kudhamatay mid kursi laguilalinayo hadaba mude madxwaye waxan sinaxariisiku jirto kaga codsanaynaa shacabka
Xildhibadanada dawlada hoose ee hargaysa oo dayacay shaqadoodii iyo boobka kudhaqameen hadaba madaxwaynaha somaliland w...
Wednesday, February 17, 2016
-
Qadiyada Aqoonsiga Somaliland Ma Lo Gudbin Karaa Maxkamada Caalamiga (International Court of Justice)?
Dawlad kasta xiriir ayay lasamaysan kartaa dawlad kale, taas macnaheedu waxaa weeye dawladuhu waxay samaysan karaan xiriir
Maxkamada Caalamigu( International Court of Justice) maxay tahay? Awood ma uleedahay inay dawlad aqoonsa...
Wednesday, February 17, 2016
-
Dadka Somaliland Maxay Tahay Arimaha La gudboon Maanta? Qaybta 2 aad
Qofku hadii uu Allah (swt) iyo rasuulkisaba Rumeysan yahay dee waa inuu Allah(swt) ka baqdaa taas uun baa nolosha wanaagsan sal u ah.
Maqaalkaygan kooban waxaa aan dirada ku saarayaa tartanka dhaqaale ee ka soo ifaya qaybo ka m...
Wednesday, February 17, 2016
-
Cali Mareexaanaw Miyaanay Qorshaha Kuugu Jirin Jidka Isku Xidha Hargaysa iyo Baligubadle Q.2aad.
Baligubadle waxay ku taala xadka u dhaxeeya s/land iyo dalka Ethoipia waxayna 65km ka xigtaa dhinaca koonfureed caasimada hargaysa.
Waxaynu mudooyinkii u danbeeyey aynu warbaahinta kala duwan ka maqlayney in dawlada jarmalku in...
Wednesday, February 17, 2016
-
Liibaan Ismaaciil Oo Dhambaal Hambalyo Iyo Duco Ah U Diray Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Ganacsiga Iyo Maalgashiga. Mudan Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr)
Mudane Madaxweyne waad ku mahadsan tahay inaad ku qanacdo mudane Xuseen Aadan Cige inuu hanan karo hawshaas baaxada leh ee wasaaradda ganacsiga iyo maalgashiga.
Waxaanan ku ogahay karti, dadaal, daacad, hufnaan, samir iyo h...
Monday, February 15, 2016
-
Somaliland: Maxaa Caqabad ku Noqon Kara Doorashada Is-barkan ee Kal-dambe?
Hal-qabsi:
Runeey lagu neceb;
Lagu rookee;
Layska kaa reeb;
Ristaad daaqdaba
Lagu raad-goob
Fule kaa roor;
Ruxrux-doon iyo
Ra’iis daalin ah,
Midna kuma rabo.
(Gabyaa M. X. Dhamac-Gaariye maansadii R...
Monday, February 15, 2016
-
Qisadii Qaar-waraabe Waxa Qoray Cumar Seerbiya
qoysaska xoolaha leh sida adhiga caruurta inta badan waxa loo kala calaamadiyaa neefka mid ah xoolahaas waxaana la yidhaahdaa hebel ama heblaayo ayaa iska leh neef hebel marka la iibiyo qofkii iska lahaa waxyar oo sabir siin ah ay...
Monday, February 15, 2016
-
Hambalyo ku socota Wasiirka cusub Ee Wasaaarada Ganacsiga Iyo Maalgashiga Somaliland
London -Jaaliyadda gobolka Gebilay ee dalka Ingiriiska ayaa waxa ay na soo gaadhsiiyeen taageero mug leh iyo hambalyo ay u dirayaan Wasiirka Cusub ee Wasiirka GanacsigaSomaliland Mudane Xuseen Aadan Cige ( Eng Xuseen...
Monday, February 15, 2016
-
Dabayshii Isbedelka Horumarka Qaranka Somaliland.
Hadaba muxawiliintani maa aha qaar loosoo xiwishay ka shaqaynta ahanaan socodka iyo wax qabadka umada ama dar dar cusub galinaya raadintii
Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarkaato.
Bulshada reer Somaliland waxay had iyo j...
Monday, February 15, 2016
-
DHIBAATADA AY WADA LA’AANTU KU HAYSO DAGMADA ARABSIYOOD.
Magaalada Arabsiyo ee katirsan Gobolka Gabilay ayaan habayaraatee lahayn Wax lagu tilmaamo Wado,Ama uu Gaadiidku Maro iyadoo Magaalada ay ku noolyihiin Dad aad utiro badan,Gaadiid faro badan iyadoo Ay Arabsiyo Ku Caan tahay Xaga W...
Monday, February 15, 2016
-
Dhamaan Dadkani Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Qoyskii Ay Ka Baxday Marxuumad Hibo Jirde
Dhamaan qoyska reer Jaamac xirsi Oo Kala ah Cabdi Jaamac Xirsi iyo xaasaskiisa,Yuusuf Jaamac Xirsi iyo xaaskiisa,Muxuyadiin Jaamac Xirsi,Saado Jaamac Xirsi,Hodan Jaamac Xirsi iyo Dhamaan Ilma Jaamac Xirsi waxa ay tacsi tiiraanyo l...
Sunday, February 14, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|