Dooroonnayaal, Ha Noqonina Kuwo Lagu Hungoobo! WQ: Xuseen Cali Nuur.
Qalabka farsamo ee ciyaartoyga iyo niyadda ay ku ciyaaraan, Marka ay garoonka galaan waxay ku xidhan yihiin tababarka ay Qaateen iyo hadba dareenkooda, sida loo diyaariyo inta aanay Garoonka gelin ka hor. Waxa kale oo ay ku xidh...
Tuesday, June 15, 2021
Dardaaran Ku Socda Baarlamaanka Cusub! W/Q; Abiib Axmed Xirsi.
Marka hore Ilaahay baa mahad oo dhami u sugnaatay isagoo Si nabadgelyo ah inoogu dhameeyey labadii doorasho ee Degaanka iyo aqalka wakiilada. Marka labaad waxaan u Ducaynayaa xildhibaanada sharafta leh ee lasoo doortay in Allaha r...
Tuesday, June 15, 2021
Hargeysa Jaho-wareer Iyo Yooyootan Uma Baahna!W/Q: Xuseen Cali Nuur.
Wiil iyo gabadh ama gabadh iyo wiil aqal-galay ayaa xaflada arooskoodu markuu dhammaado duco iyo hambalyo la isku raaciyaa. Waxa laga ilaaliyaa hadal iyo deymo xun. Waxa laga dhawraa shanqada, loomana ogolaado qoyska cusub wax kas...
Wednesday, June 9, 2021
Loolanka Hogaanka Gollayaasha Deegaanka Iyo Wakiiladda Ee Somaliland!
Laga bilaabo 6/6/2021, waa bishan lixaade, kadib markii lagu Dhawaaqay, natiijadii hordhaca ahayd ee doorashadii isku-sidkanayd, waxaa dalka ka bilaabmay loolan siyaasadeed oo loo Gelaayo hogaanka gollayaasha doorashada loo galay....
Doorashooyinka Somaliland Iyo Muhiimada Ay Qaranka U Leeyihiin.
1;Doorashooyinku marka koowaad waa xaq dastuuri ah oo ay leeyihiin muwaadiinta jamhuuriyada Somaliland si ay u soo xushaan masuuliyiinta ku matali lahaa kuraasta qaranka ee doorashooyinka ku yimaada .
2;Doorashooyinku waxa ay k...
Where Are The Gabiley Candidates?Who Speaks For Gabiley!
Why No One Of Gabiley candidates or an elder, or a personality Of Gabiley (despised) region talk of Gabiley issues, aspirations, Equities and rights, while others are less seriously talking and Reminding Gabiley community what the...
Monday, May 24, 2021
For Only Sacrifice We Can Survive!
In March 2018, a friend of mine called me an unaccustomed time. He is sharing with me the grim news of his uncle’s death and wants me to participate in the obsequies. Together on the way, he told me that the death of his uncle i...
Monday, May 24, 2021
Dawladnimada Iyo Saameynta Ay Taariikhda Iyo Dhaqanku Ku Leeyihiin.
Dawladnimadu Waa hab is maamul iyo kala dambayn oo ay ku heshiisay dad meel wada degan oo leh dhul ay ku xukunto dad ay xukunto iyo qaabka loo xukumayo oo ah wax qeexan oo la isla yaqaano oo laga wada raali yahay.
Nidaamka dawl...
Muuse Biixi: Iska Jir Inaad Lacag Geliso Somaliland!W/Q; Amir Bide.
Maalka shirkadaha iyo shakhsiyaadka maalqabeenka ah ee dal la galiyaa, waa shayga ugu wayn ee dal ku hormaro. Waayo wuxuu maalgashigaasi abuuraa shaqo, oo boqolaal ama kumannaan qof ayaa shaqo ka hela ay ku mushahar qaataan. Dadka...
Friday, May 14, 2021
Dhallinyaro Ma Dhabbaa Mise Gudcur Baan Guurayaa?W/Q:Xuseen Cali Nuur.
Dhallinyaro ma dhabbaa, inaad tihiin aqlabiyada shacabiga Somaliland? Ma dhabbaa in aad tihiin qaybta bulshada ugu tirada badan ee isticmaasha baraha bulshada? Ma dhabbaa in aad tihiin bulshada inta ugu badan ee haysata digriiya...
Saturday, May 8, 2021
Xeerar Kamida Farxada Lamaanaha! Soo Ururintii Axmed Cali Kaahin.
1;in la is’kula dhaqmo dhaqan wacan oo lagu raali galinayo Allaah Subxaanah.
2;in had iyo jeer la wadaago dhoola cadayn iyo dabacsanaan joogta ah marka guriga la soo galo, iyo marka la sii baxayaba iyo salaanta istaalmka in l...
Horn Of Africa Political Situation And Security Perspectives!
Somalia political situations aren't stable last 6 months , the main issue is election problems , the somalia government mandate was ended eight febauary, the opposition and the government failed to make a consensus and good agre...
Siyaasadda Iyo Damiirka Ma Kala Saari Karnaa?W/Q;Cabdinaser Ibrahim.
Sebankan Siyaasaddu Damiir xumaatay baahi weyn baan u Qabnaa, wax ka ogaanshaha siyaasadda iyo damiirka Xidhiidhka ka dhexeeya. Sidaas darteed ayaan qormadan si kor-Ka-xaadis ah ugu sharxi doonaa; damiirka, siyaasadda iyo Dami...
Thursday, April 22, 2021
Mucjisada Singapore!W/Q; Omar Yousuf.
Kishore Mahbubani waa nin ka soo jeeda qoomiyada Hindida ee ku nool Singapora, waana qora wayn oo mudo sodan (30) sano dadka hogaaminayay siyaasada dalkiisa. Waxuu noqday Wasiirka arimaha dibada, iyo safiirka qaramada midoonay ee ...
Sideen U Qaabilnaa Ramadaan?W/Q; Axmed Cali Kaahin.
كيف نستقبله رمضان .شهر الخير القرآن
Adoonka wanaagsani wuxuu ku qaabilaa, toobad saafiya, Go’aan adag, ka gacan qabsashada khayrka, iyo ku camirid Camalo suuban, Allaale baan ka tuugaynaa in cibaa...
Dr Gaboose Muxuu Doonaayay In uu Innoo Sheego?Qalinkii: M. Haaruun.
Runtii Dhawr jeer baan ku celiyay warkiisa, hal qodob oo aan qoro na kama guntin odayga. Midhkaasi waa iga dhab. Sidaas darted, waxa aan is weydiiyay dhab ahaan waxa uu rabay in uuDigtoorku innoo sheego. Su’aalaha aan iska waydi...
Two Are Better Than None! By; Ibrahim Mead.
Note:This Article Was Written Eleven Years Ago.
The author republished the article because the same or even Worst situation is rampant now in Somalia
If we have done what the author advocated and appealed than It wouldn’t ...