ARTICLES
-
“Dawladnimadu Maaha Hayb Ku Dirir, Hanti Urursi Iyo Humaag Been Ah Oo Umada Lagu Hago”Mohamed Dhimbiil.
Dawladnimadu waa hab is-maamul iyo kala dambayn leh oo ay umadi sameysato kaasi oo leh qorsheyaal , sharciyo ,siyaasado hagis iyo maamul kala sareeya , dawladnimada qaababka aduunka ka shaqeeyaa way badan yihiin waanay kala duwan ...
Thursday, August 19, 2021
-
Uma Tudheyaasha Qoysaskoodu, Qaranka Waxba uma Aha! W/Q Xuseen Cali Nuur.
Masuuliyaddu waa ammaano, waxaanay diinteenu ina baraysaa in qof kastaa uu masuul yahay, hase ahaatee ay ku kala duwan yihiin xilka saaran. Masuuliyadda waxa u saldhig ah oo ay ka unkantaa aabbaha qoyska, waxaana u sarreeya Madaxw...
Thursday, August 19, 2021
-
Golaha Wakiiladu Yaanu Ku Mashquulin Xeerar Mashaariic Iyo Ujeedooyin Kale Laga Leeyahay, Ee Kuwa Dawladnimada Muhiimka U Ah Waxwalba Haka Horeysiiyaan!
Dalku marba marxalad buu marayaa , marba xaalad baa taagan Iyo duruufo gaar ah , oo waxa laga soo bilaabay xili nabadayn iyo dib u heshiisiin , xili hub ka dhigis , xili dawladnimo iyo dib u dhis haykal qaran , xili dastuur sameyn...
Monday, August 16, 2021
-
Hoombaro Libaaxbay Soo Wadaa! Qalinkii;Axmed C. Kaahin.
Dhawaan waxa in qabsaday midhii iyo waxsoosaarkii xarunta hargaysa arrintadoodu ka taagan tahay ee kufsi, waxa ka wayn in quraanka iyo xadiiska si jeejees iyo dheel dheel canjilaad la socoto la inala soo horfadhiisto.
Waa wixii...
Friday, August 13, 2021
-
Maxaad Ka Ogtahay Weerarka Midabbada Badan Ee Somaliland Lagu Hayo?
Somaliland cadowgeedu ma yara, mar uu si toos ah u soo Badheedho iyo mar uu soo xulo dariiq kale amaba soo dhex maro dad uu yeeshay, dad ka tagay dadnimadii oo damiirkooda Iibsaday.
Haddaba, Dadkaasi ma daalaan, ma quustaan, ma...
Wednesday, August 11, 2021
-
Isbahaysiga Siyaasadeed Waxa Uu La Kowsaday Hanaanka Dimuqaradiga Ah Ee Somaliland,Waxaana Uu Xal Unoqon Karaa Caqabadaha Saami Qaybsiga.
Dalka jamhuuriyada Somaliland waxa aan ka dhamaan tabashooyin iyo murugyo marwalba sababa in doorashooyinka dalku dib u dhacaan oo ay mudo dhaafaan kuwaasi oo ku salaysan saluug laga muujiyo sida goleyaasha xeer dejinta kuraasidu ...
Wednesday, August 11, 2021
-
SifooyinKa Wanaagsan Ee Laga Rabo Inuu Qofka Masuuliyad Qaadayaa Yeesho!!
Marka hore waa inuu yahay qof Allah ka cabsi leh ma ah mid Guulwade ah oo iska ilaalinaya madaxweynaha ama qofki xilka Udhiibtay Uun,
Ta labaad xilkan loo dhiibayo waa inuu aqoon u leeyahay, hadii Aanu u lahayna waa inuu khibra...
Monday, August 9, 2021
-
Talo-bixin Ku Saabsan Isku Shaandhaynta La-filaayo In Madaxweyne Biixi Golahiisa Xukuumada Ku Sameeyo. W/Q:-Ibraahim Aadan Aw Qoobey.
Waxaan maanta halkan idinkula wadaagayaa dhawr qodob oo ku saabsan, Isku shaandhaynta dhawaanta la filaayo in Madaxwayne Muuse Biixi ku sameeyo golihiisa Xukuumada, taasi oo aan kula talin lahaa Madaxwaynaha sidan.
1;Madaxw...
Sunday, August 8, 2021
-
Cabdimaalik Coldoon, Ma Afhayeenka Guddida Wanaag-farista Somaliland-baa?
In wanaagga la isfaro, xumaantana la iska reebo waa waxaynu Ummad ahaan u abuuran nahay, laakiin Diinteena Islaamku waxay jidaysey in Hab Asluub ah dadka lagu gaadhsiiyo Farriinta Wanaagan.
Arrintan, waxaan ku xasuustay Cab...
Sunday, August 8, 2021
-
Dharaartii Qalin-jabintayda Iyo Dhacdooyin Ku Lammaanaa!W/Q Mustafe Khayre
Marka Aan xasuusto afartii sannadood ee aan Boorama Waxbarashada u joogay waxa igu soo dhaca maalmo badan oo Xiiso leh. Maalintii qalinjabintaydu waxay ka mid tahay kuwa Ugu xusuusta wacan.
Subaxnimo Khamiis ah, 22kii July 2004...
Sunday, August 8, 2021
-
Somaliland Maxaa Uga Meel Yaala Xaaladaha Gobolka Geeska Africa Iyo Dawladaha Deriska Oo Ah Qaar Aan Wanaagsanayn Xiligani?
“SOMALILAND MAXAA UGA MEEL YAALA HADII XAALADAHA DAWLADAHA DERISKEENU XUMAADAAN!!MOHAMED DHIMBIIL
Dagaalkii waqooyiga Ethiopia ka bilaabmay uma eka mid dhamaanaya, dedaal walba oo la wado haddana xaaladuhu waa qaar aan ka soo...
Friday, August 6, 2021
-
Golihii Xeer-Dejinta Ee Xeer-jajabka Lagu Bineeyey Kal-fadhigiisii Koowaad!
(Waxa ayaan daro ah in golihii xeer dejinta uu kalfadhigiisii koowaad xeer jajab ku bilaabmay ).
Dalka jamhuuriyada Somaliland waxa uu leeyahay dastuur qaran oo qeexaya sida uu u dhacayo kalfadhiga koowaad ee Golaha wakiilada j...
Wednesday, August 4, 2021
-
Ceebta Maanta Socota Waxa Ka sii Daran Cidhib-xumada Berri!W/Q;Maxamed Cirro.
Waxa muuqata simbiririxasho badan iyo ficilo fool-xun oo ay Xukuumadda KULMIYE iyo xisbiyada Mucaaridku (WADDANI iyo UCID) ku magac-dilayaan, sumcadda iyo karaamadana kaga ciyaarayaan mudanayaasha cusub ee Golaha Wakiillada Somali...
Thursday, July 29, 2021
-
ALAMATA Ilaa ADDIS ABABA: Safarkii Ismiidaaminta Ahaa!!
Saciid Macalin Bashiir Faranuug oo kamid ahaa ardayda Soomaaliyeed ee Jaamacada Mekelle wax ka baranaysay ayaa warbixintan ka qoray safar halis badan oo uu kaga soo baxay Mekelle illaa Weldiya. Jid dheer oo khatar badan Ayey soo...
Thursday, July 29, 2021
-
“Maareeye Mohamed Ali Darod Hadii Madaxweyne Muse Bihi Kula Xisaabtami Waayay, Ilaahay Ayaa Ku Xisaabin” W/Q;Abdi Abdilahi.
MABA LULATEE MAXAY LEEFTAA?
“Maareeye Mohamed Ali Darod Hadii Madaxweyne Muse Bihi Kula Xisaabtami Waayay, Ilaahay Ayaa Ku Xisaabin”
Maareeyaha Wakaalada Biyaha ee Hargeisa shaqadaadu waxa Weeyi In shacabka caasimadu Biy...
Thursday, July 29, 2021
-
Dagaal Aan Loo Kala Hadhin Ayaa Inala Gudboon!W/Q:Xuseen Cali Nuur.
Dagaalo iyo iska hor imaadyo kala duwan, ayaa dunida ka Socda, horena way uga dhici jireen, shacbiga Somalilandna qaar ka mid ah ayaa hore u soo maray.
Dhammaan dagaaladaas iska hor imaadka ah- muddo kasta oo ay socdaan- xal ...
Wednesday, July 28, 2021
-
“EEDAHA Xarunta Dhaqanka Hargeysa, CADDEYMO La’Aan Waa: Namiimiyahu Warkuu Keenay Buu NACAS Run Moodaa…”W/Q;Maxamuud Walaaleeye.
Salaanta Islaamka ka dib, marka dadka xumaanta wada laga aamuso, waxay moodaan in ay xaq sheegayaan, waanay ku sii fogaadaan, iyagoo dad badan oo in-dhow-arag ahina way ku deydaan, kuna hadaaqaan hadaladooda.
Inta ka dib, m...
Wednesday, July 28, 2021
-
“Dekeda Berbera Waxay Noqonaysa Mida Ugu Mashquulka Badan Kuwa Geeska Afrika”Qalinkii Farxaan A. Jaamac.
Dekeda Berbera, waxa Ilahay dhigay Marin-muhiim u ah, isu-socodka dunida, iyadoo ku taala goob istaatiya, isla markaana ah Wadnaha Geeska Afrika, Marin-biyoodka Baabul-mandab oo ay kulaalayso iyo isu-gudubka Saxiimadaha Xamuulka q...
Monday, July 26, 2021
-
Godobta Magaca Qoomiyada Soomaaliyeed Lagu Galaa, Aniga Iima Taalo Ee Cidii Gasha Ayaa Lagula Xisaabtami Doonaa…!!!
Soomaalidu waa qoomiyad ka mid ah qoomiyadaha Africa , gaar ahaan Bariga Africa qoomiyadaha ku nool , waxa ay degaan ku yihiin oo ay ku abtirsadaan 5 shan dal oo ku yaalla Bariga Africa oo kala ah Jamhuuriyada Somaliland , Jamhuur...
Thursday, July 22, 2021
-
Ku Haboonaanshaha Sharci Ee Shir-Gudoonka Golaha Wakiilada Jsl ( xil. Cabdirisaq khaliif )
Hordhac:
Inta aanan qoralkayga guda galin waxaan halkan kuugu cadaynayaa akhriste in aanan ka mid ahayn sadexda xisbi qaran ee JSL kuna qanacsanayn hab maamulkooda hada jira.
Waxaan idiin soo gudbinayaa waa aragtidayda shaqs...
Saturday, July 17, 2021
-
“Shaqada Reer Hargaysa Ka Sugayaan Maayir Mooge, Way Ka Badan Tahay Nadiifinta Dooxa!!W/Q Cabdiraxiim Cabdilaahi Shiine.
Ololaha qaatay muddo, ka dib Hammi ku jiray wakhti badan Waxa Cabdikariin Axmed Mooge uu ku soo baxay Doorashadii Goleyaasha Wakiillada iyo deegaannada ee Somaliland ka Dhacday 31 May, 2021.
Cabdikariin A. Mooge oo ololaha door...
Saturday, July 17, 2021
-
Ma Dadkaan Dadkii Aheyn, Mise Dadnimeyntii Baa Socota (Dilkii Marxuumad Hinda Cumar) W/Q; Fu’aad Sh. Jabha,
Ma dadkaan dadkii aheyn Mise dadnimeyntii baa socota
Bahda Mareegaha Farshaxan July 13, 2021
Haweenka haddaad dishaan haddaad Kufsataan Hablaha
Hooyooyinka noqon lahaa Huq iyo ku dishaan halga
...
Wednesday, July 14, 2021
-
Dalkii Somaliland Ma Dawlad Ciidan Oo Shuuci Ah, Ayaa Qabsatay Tolow?
“Hadii Uu Moodayo Madaxweynaha Talada Hayaa In Cahdigani Yahay Xiligii Ciidamada Lagu Kala Adkaanayey, Ee la Isku Dhoola-tusan Jirey, Aduunku Maanta Halkaasi Wuu Dhaafay…”Mahamed Dhimbiil
Somaliland warbaahinteeda waxa ha...
Tuesday, July 13, 2021
-
Hambalyo Meher; Mudane Maxamed Cabdirahman Cali Iyo Marwo Safiya Muuse Xaaji Cabdi!
Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax;
Waxaan halkan hambalyo Meher Wacan uga Diraynaa Maxamed Cabdiraxmaan Cali iyo Marwadiisa Safiya Muuse Xaaji Cabdi Oo Meherkooda Maanta Ka Dhacay magaalada hargaysa waxaan ilaahay uga ...
Monday, July 12, 2021
-
Saameynta Ethiopia Ay Ku Leedahay Siyaasada Somaliya 2000 Ilaa 2021!
Somalia intii ka dambaysay burburkii dawladii dhexe ee Somalia 1991 kii waxa markii ugu horeysay dawlad loogu soo dhisay dalka Djibouti gaar ahaan magaalada Carta , waxaana lagu soo doortay Cabdiqaasim Salaad Xasan sanadkii 2000...
Friday, July 9, 2021
-
“Ma la Hayaa Dhakhtar Ku Takhakhusay Wadnaha, Maskaxda, Indhaha iyo Dhegaha?W/Q Xuseen Cali Nuur.
Nin jilaaya oo caan ah, laguna yaqaanay kaftanka iyo sheekooyinka oo qosolna badnaa ayaa maalin qoraxdu aad u kulushahay ay saaxiibadii ku soo mareen isagoo xilli duhur ah ku fadhiya dhagax yaalay meel aan hadh lahayn.
Saaxiibb...
Friday, July 9, 2021
-
Ethiopia Xeerkii Ay 1987 Soomaaliya Kaga Qaadday ‘Hawd Iyo Reserver Area’ Ayaa Iyadana 2021 U diiday Biyaha Niilka!!
Dabayaaqadii sannadkii 1987 kii markii ay Soomaaliya iyo Itoobiya heshiinayeen, waxa ay Soomaaliya isku dayday in Itoobiya ay ka baxdo dhulka Soomaalida ee hore uu Ingiriisku ugu wareejiyey (Hawd and Researve Area). Waxa ay ku doo...
Thursday, July 8, 2021
-
Baaqa Golayaasha Iyo Baylah’tirka Magaalka.Eray–Tabintii:Axmed Cali Kaahin.UrbanistQ/1aad.
Baaqa Golayaasha iyo Baylah’tirka Magaalka.
Ajendaha Cusub ee Magaalka (New Urban Agenda)
Hilawga iyo hayaanka ka soo qulqulaya miyiga kuna waajahan magaalooyinku waa mid kamida dhibaatooyinka dadku waajahayaan qarniga 21a...
Monday, July 5, 2021
-
Qaab Dhismeedka Nidaamka Maamulka Dawladeed Ee Heer Gobol /Degmo Iyo Goleyaasha Cusub!!
Sida ku cad xeer lr-23/2019 cutubka 3aad Qodobka 14naad ilaa 19naad , waxa uu faham buuxa kaa siinayaa qaabka maamulka heer gobol, kala soocnaanta shaqo, shaqooyinka iyo gudiyada wadajirka ah , awooda maamul iyo dhaqaale , iyo waa...
Wednesday, June 30, 2021
-
Is-haynta Axsaabta Siyaasadu Yaanay Qaranka Hadimo U Keenin!!
Awoodaha hay'adaha qaranka iyo wada shaqeyntoodu waxa ay ku cadahay dastuurka dalka jamhuuriyada somaliland, waxa Xilka iyo waajibaadka golaha wakiilada ee wada-shaqeynta xukuumada si cad u qeexaya qodobada dastuurka ee 53aad, 54a...
Tuesday, June 29, 2021
-
Yaa Qarka U Saaran Xabaashii La Qoday Nus Qarni ka Hor? W/Q:-Xuseen Cali Nuur.
“Kululaatay Soomaalidii Kebeddu saarayde,
Kari Waaye kuwii lahaa Koloni weeyaane”
Waa Ereyadii Marxuum Maxamuud Ducaale oo Magaalada Addis Ababa ku noolaa, markii ay neecowda xornimo heerkii ugu sarraysay ay ka gaadhay d...
Monday, June 28, 2021
-
Waxa Aan Is leeyahay Waxa La Gaadhay Xiligii Dadka Gobolka Geeska Africa Dib U Habeyn Ku Sameyn Lahaa Aragtida Siyaasadeed Ee Mustaqbalka!
U fiirso hadal jeedinta munaasibadaha ay ka jeediyaan madaxda gobolkani , dhamaan waxa ay ku fadhidaa taariikhda oo qofwaliba halka uu u arko maalintaasi in ay siyaasadiisa ku quman tahay uula maro sababta oo ah waxa ayaan daro ...
Monday, June 28, 2021
-
“Ummadi Marka Ay Awooddeeda Aqoonsato, Ayay Horumar Samayn Karta: W/Q Cabdiraxman Cadami.
Bulsho marka aanay ku iimaan qabin waxa ay haysato (opportunities) ama aanay aqoonsanayn kartideeda xaaladda noloshooda waxba kama bedeli karaan, horumar la sheegi karana ma samayn karaan. Wax badan oo ay qabsan karaan waxay ka su...
Monday, June 28, 2021
-
Xus Taariikheed: Noloshaydii Qaxoontinimo Iyo Rabaso!W/Q: Maxamed Haaruun.
Waayaha nolosha iyo gedgeddoonkooda waxa lagu tilmaamaa mowjado oo kale. Waa mowjado iyaku is wada, oo aad qayb ka tahay. Mowjadahaasi jihada ay hadba u dhaqaaqayaan, Meesha ay ku geynayaan iyo natiijada ka soo baxaysa ma dadka ay...
Friday, June 25, 2021
-
Warqad Ku Socota Maayar Cabdikariim Axmed Mooge!W/Q;Kayse Amare.
ISKA JIR AFKAARTA TAKFIIRKA (Take care from the Takfiir Ideology)
Mudane Mayor Abdikariim Ahmed Mooge
Mudane Maayar marka hore, waxaa mahad iska leh, Allah(swt) inoo suurta geliyey hamigeenii Maayirnimadda Hargeysa.
M...
Thursday, June 24, 2021
-
“Abdikarim Ahmed Mooge Shan Iyo Toban Talo Aan La Wadaago.”W/Q; Cabdinasir Axmed Abraham.
In Aad Tahay rajadii dhallinta iyo rajadii shacabka ee aan inta Badan ka dhur sugaynay ayaa igu Dirqiyaysa in aan ka fakero Sidii aad hoggaaminta DHH ugu guulaysan lahayd. Waxa aan u Arkaa haddii aad fadhilanto in dhallinyarta oo ...
Tuesday, June 22, 2021
-
Wadaadku Siyaasi Ma-noqon Karaa..? W/Q:-Cabdirashiid Axmed Guuleed.
Marka aad dhinac ka eegto, Soomaalidu waa dad qalbi wanaagsan oo diintana aad u jecel. Iyadooy taasi jirto ayaa hadana waxa jira dhinac nolosha ijtimaaciga aad ugu muhiim ah oo aad moodo in guud ahaan uu wacyiga bulshadu (mararka ...
Monday, June 21, 2021
-
Doorashooyinka Somaliland Waxa Laga Baran Karaa Awooda Shacabka Iyo Qiimaha Ay Leedahay!
Nidaamka Siyaasadeed ee dalku qaatay waa nidaamka Dimuqaradi ah oo ah habka ururada iyo axsaabta badan ee Siyaasadeed , dadka ayaa awooda leh oo si toos ah ugu soo Doorta doorashooyin hogaanka dalka , iyo dhamaan kuraasida Goleyaa...
Monday, June 21, 2021
-
Dumarkii La Dooran Waayay Iyo Madaxwayne Muuse!
Madaxwaynuhu wuxuu qasrigiisa ku qaabilay dumarkii la dooran waayay, waana la isku ag calaacalay. Haddaba eedayn dhaqanka dalkeenna iyo ikhtiyaarka bulshada codka bixisay inta la iska dhaafo maa dumarka wax la taro. Wax calaac...
Sunday, June 20, 2021
-
Somaliland:Nin Kuu Digay Kumuu Dilin!W/Q Cabdiraxmaan Cadami.
Wasiirka wasaaradda gaadiidka Itoobiya gabadha la yidhaahdo Daagmaawiit Moges mar ay la hadlaysay warbaahinta waxay sheegtay in dawladda Itoobiya dhawaan meel marisay ama ansixisay siyaasad cusub oo ku aaddan ‘Logistics-ka’ da...
Thursday, June 17, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|