ARTICLES
-
Sowtaan Dhan’kan U ro’gay, Goormay Dhan’kan kale ro’gotay!Q/W; Maxamed F. Qoti.
Xilka qaadistu iyo Isku beddelka waa mid dabiiciya in la sameeyo goorta ay haboon tahay iyo goobta ay ku haboon tahay, Inkastoo Wasiirku ku deg-degay xil ka qaadistiisa Madaxa Nafaqada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland iyo magacaab...
Sunday, December 19, 2021
-
Guuldarada Xisbiga Kulmiye Iyo Jahawareerka Xukuumada! W/Q; Maxamed Cumar Cabdi.
“Go’Aankasta Oo Maanta Xisbiga Kulmiye Qaato, Waa Guul Darro, Guuldaradiisana Isagaa Gacantiisa Ku Abuuratey”Aqoonyahan Maxamed Cumar
Xukumada Afar sano Jirsatey ee Xisbiga Kulmiye marka laga Tago wax qabadka looga fadhiy...
Tuesday, December 14, 2021
-
Sidee Loo Xalin Karraa Mushkiladaha Xaga Nabedgalayada Ee Ka Dhaca Golaha Wakiilada Iyo Kuwa Noocooda Ah?
Annigoo Kamid ah Aqoonyahanka Somaliland, Magacayguna Yahey! Maxamed Xuseen Qaalib, oo Mudo badan Waayo Aragnimo, iyo Aqoon Dheeraad ah kusoo Qaatey, kana soo Shaqeeyay dhinaca Securityga Wadanka Jarmalka lana soo Shaqeeyay United...
Monday, December 13, 2021
-
Yaa Lagula Xisaabtamayaa Ku Xad Gudubka Ku Dhacay Hanaankii Dimuqaradiyadeed Ee Dalka Iyo Habkii Xisbiyada Badan?
Dalka Jamhuuriyada Somaliland waxa uu qaatay nidaam siyaasadeed oo loo yaqaano habka dimuqaradiyada iyo xisbiyada badan sida ku cad dastuurka dalka jamhuuriyada Somaliland qodobkiisa 9aad.
Ujeedadii loo sameeyay nidaamka dimuqa...
Wednesday, December 8, 2021
-
Madaxweyne Muse Biihi Abdi Waxuu Dalban Doonnaa Laba Sanno Oo Muddo Kordhin Ah!W/Q;Cabdilaahi Xasan.
Waxaa raacidoonta furista Ururada Qaranka oo wakhtigii ka dhacay.
Waxuu urursan doonnaa rag tayo iyo tamarba leh oo aragtidiisa Siyaasigaa wax ka tari kara.
Labada sanno ee Muddo kordhinta ayuu Madaxweyne Muse Boondada guush...
Monday, December 6, 2021
-
Dabeecada Siyaasiyiinta Somaliland: Waa Maan Guracan Iyo Garasho Jaan!!.
(Falan-qeyn Madax-banaan)W/Q;Mustafe Saleebaan Cilmi.
Hal-qabsi:
Guushaada waa lala jiraa ee gees ha ka ahaanin,
Guddoon dhaceyna waa nacas ninkii gaar u faashadey,
Gobanimona waa quus ninkii gowska dhaafsadey,
Guri...
Wednesday, December 1, 2021
-
Safarka Farmaajo Ee Qatar Xili Mad-Madaw Ka Taagan Yahay Doorashadii Aqalka Hoose .
Farmaajo iyo wafti uu hogaamiyo oo ay ku weheliyaan wasiirka ciyaaraha iyo wasiirka arimaha dibada iyo marwadiisu ayuu ku tagey dalka Qatar oo aad loogu soo dhaweeyey.
Ujeedada safarka ayaa lagu sheegay ka qaybgalka tartank...
Tuesday, November 30, 2021
-
Sidee Ayeynu Dawladnimada Uga Ilaalin Karnaa Dad Dano Gaar Ah Leh Oo Ku Dhex Shaqeysta ( Deep State ).
(Marka laga hadlayo afkaaro iyo siyaasad waxa laga yaabaa dad badan oo aad taqaanay in aydaan is garan)
Dunida casriga ah nidaamyadii dawladuhu waxa ay u sii guranayaan xaga danaha dad kooban oo nidaamka dawladnimo ugu shaqeyst...
Sunday, November 28, 2021
-
Wasiir Cabdirashiid Ducaale Qambi Ma Reer Hagarnimo Ayuu Ku Xalinayaa Arimaha Buuhoodle?Mahamed Dhimbiil.
Xiligii Xukuumadii Maxamed Siyaad Barre hogaaminayey ayaa waxa jiray nin la odhan jiray aw yoonis Ducaale Fagaase oo reer Buuhoodle ahaa , waxa uu ahaa nin aabihii yahay raga aan cidi ka daba hadal deeganadaasi .
Ninkaasi w...
Monday, November 22, 2021
-
Maxay Ka Dhigan Tahay Abaal-marinta Caalamiga ah Ee Ay Ku Guulaysatay Dawlada Hoose Ee Berbera.?Qalinkii:- Miyir Cali Xuseen.
Dawlada Hoose ee magaalada Berbera ayaa ku guulaysatay abaal-marin caalami ah oo ay bixiso haayada caalamiga ah ee UNICEF, taasi oo ay kaga mid noqonayso, Dawladaha Hoose ee magaalooyinka ugu wanaagsan caalamka ee wax-ka qabtay ad...
Friday, November 19, 2021
-
Saaxadda Siyaasaddeena Maxaa ka Maqan?Faallo:-Xuseen Cali Nuur.
Jasiiradda nabadda ee ku taal bad-weyn ay ka jiraan deganaansho la’aan, dagaalo iyo talisyo aan dimuqraaddi ahayn, balse sheegta inay dimuqraaddi yihiin, isla markaana loo diidan yahay aqoonsiga caalamiga ah ee ay xaqa u leedaha...
Wednesday, November 17, 2021
-
Waddani Sidani Ayuu Wax Ku Doonayaaye, Tolow Kulmiye Maxaa Ka Soo Socda?
“Cirro Iyo Jirde Hadii Ay Xirsi Utanaasuleen Ma Laga Yaabaa In Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin Gudoomiyaha Xisbiga Ka Tanaasulaan Ama Labadoodu Isku Tanaasulaan?Maxamed Dhimbiil.
Waxa soo geba-gaboobay Shirweynihii xisbiga wa...
Tuesday, November 16, 2021
-
QIYAAS Iyo Hargeysa!W/Q;-Cumar Qiyaas.
Cumar Qiyaas Oo Ka Xogwaramay Magaalada Hargeysa Iyo Waxyaabaha Ay Dheer Tahay Magaalooyinka kale!
“Hargeysi Maqaamka Caasimada Somaliland Ka Sakow, Waxay Lahayd, Idaacadii Ugu Weyneyd Uguna Horeysey Geeska Afrika”,Cu...
Monday, November 15, 2021
-
QISO:Toobada Iyo Dhimashada; Wixii Wacnaa Ee Aan Akhriyay Dr Jaasim. Q/1aad! Tabintii!-Axmed Cali Kaahin.
Nin ka mida dadkii reer Basra ugu caansanaa badnaa, baa soo Iibsaday gabdh adeegto ah lana yidhaa Xusni, oo ah kuwa Heesaha iyo maaweelada ku madadaaliya madaxda una Shu’shuba sharaabka iyo maandooriyaha khamriga taasi oo Qurux ...
Monday, November 15, 2021
-
Qasnadda Qufulan Qaranka Ayaa Wax Loogu Qabtaa! Faallo: Xuseen Cali Nuur.
Baahida aasaasiga ah ee aadanaha ee ka dhalatay isbeddelka cimillo, dalalka horumaray iyo kuwa soo korayaba waxa ku badanaya baahida shacbigoodu u qabo sidii loogu heli lahaa biyo dabooli kara baahiyooda kala duwan.
Jamhu...
Thursday, November 11, 2021
-
Cahdigii Isku Milanka!Qalinkii; Cabdirasaaq Askar.
“Mashaariicihii Dadku Usinaa Iyo Qaraabadii Madaxweynaha Oo Isku Milmay”! A, Askar.
Ø;Qaranimadii Iyo Qabiilkii oo isku milmay
Ø;Hayadii Garsoorka Iyo Fulintii oo isku milmay
Ø;Wasaaradii Arimaha Gudaha Iyo Maayira...
Thursday, November 11, 2021
-
Qiyaas Iyo Berbera!!
Cumar Qiyaas Iyo Socdaalkiisii Berbera 24 Sano Kadib+ Waxa Uu Kala Kulmay?
“Burji, Burhaan Iyo Buruud, Bey Isku Darsatey Berberi, Hadii Dawladaha Reer Galbeedku Yeelan Lahaayeen Berberana, Waxay Odhan Lahaayeen….”Cuma...
Monday, November 8, 2021
-
Cadowga Qarsoon Xididada Ha Loo Siibo!Faalo:Xuseen Cali Nuur.
Noocyada dagaaladu way badan yihiin; hase ahaatee waxa loo qaybiyaa laba nooc oo ah mid qarsoon iyo mid muuqda. Dagaalka muuqda waa laga gaashaamaan karaa, la waajihi karaa, wuxuuna leeyahay dhammaad iyo xal.
Dagaalka qarsoon w...
Friday, November 5, 2021
-
Xaaladaha Ethiopia, Mustaqbalka+ faraqa Udhexeeya Qaabka Maamulkii TPLF Iyo Kani Abiy Ahmed!
Dalka Ethiopia ayaa waxa uu galay xaalad adag ka dib markii ay ciidamada TPLF qabsadeen labo magaalo oo muhiim u ahaa Ethiopia oo ku yaala gobolka amhara , xili uu dalka Ethiopia iyo xukuumada Abiy Ahmed uu culeys badani ka haysta...
Friday, November 5, 2021
-
Aqoonyahan Cismaan Maxamed Badmaax Oo Tacsi Tiiraanyo Leh Udiray Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Suldaan Maxamuud Siciid Maxamed!
Aqoonyahan Cismaan Maxamed Badmaax ayaa tacs tiiraanyo leh u diray eheladii qarabadii iyo qaranka Somaliland ee uu ka baxay Suldaan Maxamuud Siciid Maxamed oo xalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa.
Aqoonyahan Cismaan ...
Wednesday, November 3, 2021
-
100 Maalmood Ee UHoreeyey Muddo-xileedkooda Waxay Muujiyeen U-heelannaanta Waxqabadka ay ku Talo Jiraan!Faallo: Xuseen Cali Nuur.
Dunidu maanta way iska warhaysaa, wax bay kala qaadataa, Balse waxtarka iyo waxyeelada waxa la kala qaataa waxay Hadba ku xidhan yihiin qaabka loogu dhaqmo, loo isticmaalo Iyo dhaqanka ummadda qaatay siday u tixgeliso.
23-ka de...
Friday, October 29, 2021
-
Boqol Ugaas Oo Isku Beel Ah Iyo Soo Dhawayntii Hal Ugaas! W/Q; Cabdiraxman Cadami.
Qabiilka Ciisuhu wuxuu ka mid yahay qabaa’ilka Soomaalida kuwa ugu tirada badan, xagga dhulka waxay degaan dalalka Jabuuti, Itoobiya iyo Somaliland, sida Soomaalida kale inta badan noloshoodu waxay ku tiirsan tahay dhaqashada xo...
Wednesday, October 27, 2021
-
Villa Soomaaliya Hadmay Miyirsan Doontaa? W/Q. Xuseen Cali Nuur!
Heerka garasho ee bani’aadamku wuu kala duwan yahay. Wuxuu ku kobcaa aqoonta iyo waayaha. Wuxuu ku kala duwan yahay hadba sida loogu dhaqmo, oo noqon karta mid waxtar ama mid waxyeello leh, mid Caddaalad ku dhisan iyo mid Caddaa...
Friday, October 15, 2021
-
Isgaadhsiinta Aqoon La,aantiisa Siyaasadeed Oo Fashilisay Sida Aanay Madaxweynaha Iyo Wasiiradiisu Isku Ogayn.
Dad badan Ayaa Aaminsan, In Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ay Saamayn Taban iyo Mid Toganba ku Yeelatay, Qaabkii uu usoo Xulay Xukuumadiisa mudo imika laga joogo Afar Sanadood, iyo Maalmo, Kadib Markii uu door biday, in u...
Monday, October 11, 2021
-
Soomaalida Ethiopia Raysal-wasaare Abiy Ahmed Miyey La Fududaadeen..!!
Maamulkii hore ee Ethiopia ee uu hogaaminayey xisbigii EPRDF Ee ay hogaanka u hayeen TPLF soomaalida Ethiopia dhib na waa ku hayey tacab badan na wuu galiyey uu ku abuurayo somali da'yar u badan oo Ethiopianimada ku dagaalanta.
...
Monday, October 11, 2021
-
Baaqa Golayaasha Iyo Baylah’tirka Magaalka.Tabintii:Axmed Cali Kaahin. Q/2aad.
Baaqa Golayaasha iyo Baylah’tirka Magaalka.
Ajendaha Cusub ee Magaalayta (New Urban Agenda). unhabitat
Tabintii : Axmed Cali Kaahin. Urbanist Q/2aad.
Xoojinta Bulshada Kuwa Jilicdasan.
Mab’da ahaan iyo nolol tayo...
Friday, October 1, 2021
-
Guusha Iyo Guuldarada Xisbi Qaran Waxa Laga Saadaaliyaa Shirweynaha!
Guusha ama Guuldarada xisbi siyaasadeed waxa laga sii saadaaliyaa shirweynaha xisbigu uu qabsado , bishii Oct 4 ilaa 6 sanadkii 2020 waxaa magaalada Hargeisa lagu qabtay shirweynaha xisbiga talada haya ee Kulmiye , 07 Oct ayaa war...
Friday, October 1, 2021
-
Cisbitaallada Afrika Uma Dhisna Madaxweynayaasha Afrika! W/Q: Khadar Ibrahim Aar.
Waxaa jirta Maahmaah Afrikaan ah oo tidhaahda ""if a man does not eat at home, he may never give his wife enough money to cook a good pot of soup""haddii Ninku aanu wax ka cunin Gurigiisa, waxaa laga yaabaa in aanu marna Xaaskiisa...
Tuesday, September 28, 2021
-
“Siyaasiyiintu Isku Aqoon, Khibrad, Allah Ka Cabsi, Akhlaaq, Karti, Garasho Iyo Waddaniyad Ma Aha”Yuusuf Garaad.
Siyaasiyiintu Isku Aqoon, Khibrad, Allah Ka cabsi, Akhlaaq, Karti, Garasho Iyo Waddaniyad Ma Aha
Siyaasadda isaga oo aragti ka leh oo ka fekeray waxa uu ku biiri Is leeyahay ayay qaarkood ulakac u doontaan. Qaarna ka fiirsi la...
Friday, September 24, 2021
-
Saansaanta Waxqabad Ee Soo Korodhay Yaan La Carsha-carsheyn!Faalo: Xuseen Cali Nuur .
Jamhuuriyadda Somaliland waxay ku jirtaa marxalado cusub oo ku soo biiray kuwii hore, oo ay ka muuqato waxqabad oo aan ku koobnayn sidii aan u baranay ammaan qudha oo naga soo gaadha caalamka.
Isbeddelka aragtiyeed iyo dhaq...
Wednesday, September 15, 2021
-
Maayar Cabdikariim Ma Ugu Guulaysan Doonaa Ballanqaadyadii Uu Sameeyey, Sidii Uu Ugu Guulaystay Qorshihiisii Ololaha?
W/Q:Axmedyaasiin Muxumed Cadde, Qaybtii 1aad.
Cabdikariim Axmed Mooge wuxu noqday maayarkii ugu codka Badnaa doorashadii ina dhaaftay, haatana waa maayarka ugu Caansan dalka. Su’aalo muhiim ahi waxay yihiin sidee ayay ugu Suu...
Friday, September 10, 2021
-
Runtu Ma Fantaa-Dimoqoraadiyadu Doorashada Keliya Maaha!Amb. Adam Muse Jibril.
Doorashadii Somaliland ka dhacday 31/5/021 waxay ku soo dhammaatay guul wayn oo u soo hoyatey Somaliland, taas oo ku soo biirtay guulihii hore, siina xoojisay iftiinka Geedi-socodka dimoqoraadiada iyo horumarka Somaliland, iyo guu...
Tuesday, September 7, 2021
-
Falanqayn Kooban: Buugga Hadraawi Ee Hawaale Warran!W/Q;-Abdifatah Rashid Mohamed.
Buugan Waxaa qoray Maxamed Ibrahim Warsame “Hadraawi”—2012. Waxaa Tifaftiray Maxamed Saleebaan Cumar—2021. Waxaana daabacday shirkadda Sagaljet oo Xafiiskeeda guud ku yaallo magaalada Hargeysa. Wuxuu ka Kooban Yahay 234 bo...
Saturday, September 4, 2021
-
Coldoon Xikmad Xumadiisaa Xidhay! W/Q:Axmed Cali Kaahin.
Balaadhnina islaamku waa astaan dadka soo islaamay haddii taariikhdooda baadho aad dareemayso siday u saamaysay diintana ugu soo jiiday Eeshiyada fog dhaqan suuban baa diinta lagu gaadhsiiya iyo fudaydin, naxariis iyo dhibirsanaan...
Tuesday, August 31, 2021
-
Somaliland’s Ministry Of Environment And Rural Development And Cheetah Conservation Fund Note Decline In Cub Poaching.
Somaliland Government records zero interceptions or confiscation events in 10 months
HARGEISA(W,N) Somaliland August 2021 Cheetah Conservation Fund (CCF), the international organisation dedicated to conserving cheetahs in the w...
Sunday, August 29, 2021
-
Maxaa Ka Hir-galay Heshiiskii Somaliland Iyo UAE Ee Madaarka Berbera, Waa Maxayse Sabobta Wax Looga Badelay?
12Feb 2017 ayaa kulan labada aqal ee baarlamaanka jamhuuriyada Somaliland xukuumadu isugu yeedhay , waxaa markii golaha la yimidna loo akhriyey heshiis ajendihiisu ahaa in madaarka Berbera lagu wareejiyo dawlada imaratka carabta o...
Friday, August 27, 2021
-
Muhimadda Iskaashiga Bulshada Ee Toosinta Iyo Sixitaanka Himilada Qaranka!W/Q:-Maxamed-Sadiiq.
Somaliland waa dal Muslima oo dimuqraadi ah. Taas macnaheedu waxay tahay inta Illaahay kasokaysa dadwaynaha ayaa iska leh awooda kamadanbaysta ah ee siyaasadeed. Nidaamkaa dimuqraadiga ahina waxa uu difaac ka yahay in uu si sahlan...
Friday, August 27, 2021
-
Dildilaacii Ozone-ka Iyo War-warkii Madaxweynaha…!!W/Q;Ibrahim Suldaan.
Anigo koob shaaha oo in yar ka hor uun la ii keenay fiikisaya, Ayuu si kedis ah noogu soo baydhay isaga oo werwer iyo Murugo badani ka muuqato, asxaab badan oo siyaasiyiin iyo Ganacsataba iskugu jirtay oo goobta aanu ku wada Shaah...
Thursday, August 26, 2021
-
Xor Baad Tahay Ee Kala Dooro Waxtar Iyo Waxyeello!W/Q: Xuseen Cali Nuur
Rag Iyo Haween, Cirroole iyo Carruur, Reer Miyi iyo Reer Magaal, indheer iyo indhow garato, maalqabeen, Sabool iyo Inta u dhexaysa, qof kastow ogow oo maskaxda ku hay in Maalin iyo habeen uu ku weheliyo, darisna kula yahay marti J...
Monday, August 23, 2021
-
Noloshii Cabdiraxmaan Dheere: Hal Sifo Oo Ka Baxsan, Fankii Iyo Dhaqankii Uu Gardaadsheyaashiisa Ka Mid Ahaa!W/Q; Cabdirisaaq Saalax.
‘Taariikhdiisa Qalin Kuma Uu Tirin; Af-buuse Ku Tabiyey!’
Innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun. Ilaaha wayn ee waaxidka ahi ha u naxariisto, Fanaankii, Mulaxankii dhaqan, dhul iyo dad yaqaankii waynaa ee Cabdiraxmaan Aw-...
Sunday, August 22, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|