ARTICLES
-
Talo Iyo Tilmaan Ku Socota Reer Somaliland!
“Munaasibada 18ka May Ma Dabaaldega Xuska Madaxbanaanida Somaliland Baa, Mise Waa Baroor Diiqda Xuska Xasuuqii Loo Geystay Dadka Reer Somaliland?”
Hadii beelaha somaliland wada degan ayna u Wada dhamayn ama ku wada soco...
Tuesday, May 10, 2022
-
Xukuumada Iyo Golaha Wakiilada Waa In Ay Hadda Uhawl Galaan Tirakoobka Dadka Jamhuuriyada Somaliland!
Goorma Ayaa La Sameyn Doonaa Tirakoob Dadwayne? Muhiimada Tirakoobku Inoo Leeyahay Intee Ayay Leegtagay? Yaase masuuliyadaasi Saaran Tahay Oo Leh Shaqadaasi?
Jamhuuriyada Somaliland waxa ay sameysay wax badan oo wanaagsan, ...
Friday, May 6, 2022
-
“Xukuumada Muuse Biixi Maanka Ayey Ka Gaajaysan Tahay, Bal Car Meel Ay Lacagi Taalo U Sheega…”Cali Kubad.
Waxaan Maalin dhoweyd ku arkay Twitter-ka araahdan soo socota-“Haddii aad rabto inaad hore u dhimatid. isku dhex qas saboolnimada iyo xaasidnimada markaasna ku dar tartan dhexdooda ah si loogu beratamo labadaas, i aamin xitaa ...
Thursday, May 5, 2022
-
20Aad Guuradii Kasoo Wareegtay Geeridii Aabihii Jsl Halyegii, Marxuum Cigaal, Waa In Loo Aqoonsado Maalin Qaran, Library & Museumna Loo Dhiso!
Marka hore waxaan salaan qadarin,sharaf iyo karaamaba leh u Dirayaa dhammaan shacabka xariirt a ah ee reer Somal iland iyo Inta maqaalkan akhrisataba.Waxaan walaalayaal meel aad joogtaanba, idinku salaamaya salaanta islaamka ee qi...
Wednesday, May 4, 2022
-
Gurmadkii Abaaraha Gobolada Bari Oo Gabi Ahaanta Ay Xukuumadu Joojisay Iyo Shidaalkii Booyadaha Ay Isticmalayeen Oo Cirka Isku Shareeray?
Ka Madaxweyne mustaqbal ahaan waxaan aad uga walaacsanahay dadka ku dhaqan gobolada bari jamhuuriyada somaliland ee abaarta ba’an ay hayso, uguna daran inay helaan biyo.
Xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay madaxweyne muuse iya...
Thursday, April 14, 2022
-
In Saxafiyiintu Duubaan Dhacdooyinka Xabsiyada Ma Danbibaa?W/Q; Sidiiq Birmad.
Fasiraad Qodobka 10aad Faqradiisa 2aad ee Xeerka saxaafada soomaliland xeer L/R 27/2004.
Saxafad kasta waxa ku waajib ah ilaalinta iyo xafidaada sirta xeryaha ciidamada ee baahintoodu keeni karto in ay cadawgu wiiqaan istaraati...
Wednesday, April 13, 2022
-
Opinion: It Is Time To Crack Down On Tax Evasion By Somaliland Cellular And Internet Providers!
On Saturday evening, Bihi hosted a Ramadan Iftar dinner for the businesspeople and clergy to raise money for the merchants, who lost everything in the Waaheen Market fire. The Ramdan is the holiest month of the Islamic Calendar, a...
Tuesday, April 12, 2022
-
Dawlad Xumadu Waxii Ay Ina Badday Maxaynu Ka Baranay?
Dadka soomaaliyeed oo hilow, kalgacayl iyo laab-xaadhnaani wado ayaa qarnigii 20naad badhtankiisii halgan dheer la galay dawladihii gumeysiga ee dhulka soomaalida joogey si ay u yagleelaan gobanimo soomaaliyeed oo dawladnimo ay iy...
Friday, April 8, 2022
-
Caalamku Qofka Waxtara Way Mamuusaan, Balse Somaliland Samafale 60 Sano UTabcayey Ayay Xawaare Ku Dhaafaan!!
Waan Umahadcelinayaa Maayirka Hargeysa Garashadiisa, balse….Maxamuud walaaleeye.
Salaanta islaamka ka dib, ummadii aan qofkii waxtara u mahadcelin, ILAAHAY SW uma mahadceliso Aadmiga kale, sannad walba muwaadiniintooda ama qo...
Tuesday, April 5, 2022
-
Guban View: Representative Barkhad Batuun Is Unfit For Somaliland Legislature!
Lewis Center, Ohio–Hundreds if not thousands of newborn babies are abandoned each year in Somaliland. Many women in Hargeisa, Somaliland’s capital, abandon their newborn babies at hospitals, or often dump them on ditches, road...
Tuesday, March 29, 2022
-
Halista Iyo Khataraha Siyaasadeed Ee Ku Soo Fool Leh Geeska Africa…!!!
Waxa soo muuqda in aduunku is tun leekaaday oo ay soo baxeen quwado kale oo ka soo baxay Bariga Aduunka oo ay ka mid yihiin China iyo Russia , waxaana ay miisaami doonaan wadamada reer galbeedka iyo USA oo ahaa quwada aduunka ku k...
Tuesday, March 29, 2022
-
Isha Saddexaad Ee Aadamaha!!
ISHANI waxa ay qaab ahaan u sameysantahay sida indhaha kale, waxaana ay dhacdaa badhtamaha maskaxda, waa IL -Waayo waxa ay dareentaa iftiinka iyo mugdiga labada ba- sidoo Kale waxa ay leedahay nudayasshii retiinaha Ee indhaha sida...
Tuesday, March 29, 2022
-
Attempts To Sabotage President Muse Bihi Success In USA! By; Ahmed Alin.
While Somalilanders are celebrating the success of the President Behi's trip to Washington DC, the enemies of Somaliland are not sitting idly. There is no ambiguity of the Objectives of recent activities of Mr Abdirahman Beileh ...
Sunday, March 27, 2022
-
The Importance Of Somaliland Incoming Elections!By Mahamed Dhimbiil.
Somaliland System Building And The Background Of Nation Building!
Somaliland is a democratic government and society starting from the country’s reborn in 1991, republic of Somaliland made a progress the great solutions for in...
Sunday, March 27, 2022
-
“Somaliland Waxaanu Soo Galiney Computerkii Caalamka”!Cabdirasaaq Askar.
Bal Dib iila milicsada Sannadkii 1992 oo aan idin xasuusiyo Dhacdo aan filaayo in aad idinkuna xasuusan doontaan. Goobtu waxay ahay Khayriyada badhtamaha Hargeysa, waa Cabaaro 10:00 Subaxnimo, waxaa jirey khudbado ay ummadda...
Saturday, March 26, 2022
-
Aabihii Curriyey Figraddii Gooni-isku -taagga Somaliland Mujaahid Yahye Haji Ibrahim Warsame.
Ninkan Sawirka ka Muuqda, ninkan kaakiga xidhan ,ninkan Notebook-gana gacanta ku haysta,ninka ciidanka la hadlaya ma garanaysaa? ma xusuusan tahay? ama ma laguu sheegay?
Ninkani Eebbe naxariistii janno haka waraabiyee waa...
Friday, March 25, 2022
-
Qodobadii Ugu Muhiimsanaa Ee Ka Soo Baxay Booqashadii Weftiga Madaxweynaha Somaliland Ee Maraykanka.
Maalintii ay bishu ku beegnayd 17kii Maarso, 2022kii, ayaa labada xildhibaan (Senators) ee kala ah Jim Risch ahna xubin Sare oo ka tirsan guddida xidhiidhka arrimaha dibedda iyo Mike Rounds oo ah guddoomiyaha guddidaa, sidoo kalen...
Monday, March 21, 2022
-
Remove The 🥕 carrot Out Of The Way!By Ibrahim Mead.
Remove the 🥕 (one somalia policy) out of the way
Aside from the hatred that unites them the carrot is the " geel" as the say goes " kulo fitna cinda Geel"
Remove the 🥕 out of the way.
Only then somalia will see the ...
Sunday, March 20, 2022
-
𝗦𝗛𝗜𝗥𝗞𝗔𝗗𝗜𝗛𝗜𝗜 𝗦𝗛𝗜𝗗𝗔𝗔𝗟𝗞𝗔 𝗠𝗔𝗥𝗔𝗬𝗞𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗘𝗘 𝗛𝗘𝗦𝗛𝗜𝗜𝗦𝗬𝗔𝗗𝗔 𝗞𝗨𝗟𝗔 𝗝𝗜𝗥𝗔𝗬 𝗦𝗢𝗢𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜𝗬𝗔 𝗠𝗔 𝗟𝗔 𝗞𝗨𝗟𝗠𝗜 𝗗𝗢𝗢𝗡𝗔𝗔 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫𝗪𝗘𝗬𝗡𝗔𝗛𝗔 𝗦𝗢𝗠𝗔𝗟𝗜𝗟𝗔𝗡𝗗 𝗜𝗬𝗢 𝗪𝗔𝗙𝗧𝗜𝗚𝗜𝗜𝗦𝗨?
Wafti Uu Hogaaminayo madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland ayaa jooga dalka maraykanka oo kulano kala duwan la yeeshay masuuliyiinta aqalada congresska iyo Senateka maraykanka, sidoo kale kulano siyaasadeed, amaan iyo dhaqaale ay...
Sunday, March 20, 2022
-
Qiimanta Qudbaddii Madaxweyne Bihi Ka Jeediyey Heritage foundation!
Madaxweyne Bihi wuxu khudbaddiisa isku barbardhigay Duqeyntii ,burburkii,dhimashadii ,balanbalkii iyo barakicii ku Dhacay dadka Reer Somaliland 33 sanno ka hor iyo duqeynta ,Dhimashada , burburka,,balanbalkan iyo barkaca haatan ka...
Tuesday, March 15, 2022
-
Yaa Casuumay Madaxweynaha Somaliland?
Waa Su'aasha la Isweydiinayo hase yeeshee markii aan raadiyey Waxa madaxwayne biixi iyo waftigiisa martiqaaday machad la yidhaahdo Heritage foundation.
Heritage Foundation waxa ay ka mid tahay meelaha ugu waaweyn ee laga qa...
Saturday, March 12, 2022
-
“Irxamuu Man Fil Ardi, Yarxamkum Man Fil Samaa”Prof Ibrahim Mead.
Oh, ye on earth, be compassionate to your flow men, to receive compassion from higher power.
I believe,these people were there, in that condition and at that place, through out the successive administration's, from Riyale, Sila...
Thursday, March 10, 2022
-
“Siyaasada Dhaqaalaha Dalku Kama Fursanayso In Dib Loo Eego, Maadama Noloshii Dadkeena Xoogsatada Ah Iyo Ganacsigii Yar Yaraa Meesha Kasii Baxayo”Mahamed Dhimbiil.
Aduunka waxaa ka dhacay sanadkii 2008 hoos u dhac dhaqaale Oo weyn oo wada saameeyey dunida waxaana markiiba laga Dareemay wadamada uu dhaqaalahoogu fadhiyo sida Maraykanka oo kale ee lala socon karo wax walba oo yimaadaa Sida ay ...
Wednesday, March 9, 2022
-
“Waa Maxay Aragtida Somaliland Ee Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar?
Waa lama-huraan in aan wax iska weydiino aragtida Hoggaamin siyaasadeed ee Madaxweyne Mustafe ee Somaliland. Innaga oo ka shidaal-qaadannayna dhaqan siyaasadeeda ee nidaamkiisa xukuumadeed, khudbadihiisa siyaasiga ah iyo socdaalla...
Sunday, March 6, 2022
-
Goo-gooska Isla Xisaabtanka Biyo-Xidheenka Gabiley Muxuu Uga Dhigan Yahay Somaliland?Aqoonyahan Mustafe C. Habane.
Sidda lagu sheegay warbixinta biyo-xidheenka Gabilay ee warbaahinta iyo tv yadda laga sii daayay waxaa lagu dhisay muddo dhan 7 bilood kuna baxday lacag lagu qiyaasay 2 milyan oo dollar. Waxaa uu anfacay beeralaydii ku dhawayd i...
Friday, March 4, 2022
-
𝗚𝗢𝗢𝗥𝗠𝗔 𝗔𝗬𝗔𝗬𝗡𝗨 𝗛𝗘𝗟𝗔𝗬𝗡𝗔𝗔 𝗗𝗔𝗪𝗟𝗔𝗗 𝗪𝗔𝗡𝗔𝗔𝗚𝗦𝗔𝗡 𝗢𝗢 𝗗𝗔𝗗𝗞𝗘𝗘𝗗𝗔 𝗔𝗗𝗘𝗘𝗚 𝗦𝗜𝗜𝗦𝗔 ?
Waa su',aal uu isweydiinayo qofwaliba , xataa dadkii usoo halgamay dib ula soo noqoshada dawladnimada jamhuuriyada Somaliland ayaa marka aad la sheekaysato 90% saluugsan xukuumadihii kala dambeeyey iyo hab-dhaqankooga siyaasadeed....
Sunday, February 27, 2022
-
“1,000 Booyadood Oo Biyo-dhaamin Ah Iyo Taakulo Ka Fog Hafarka Haayadaha”Ganacsade Ismaaciil Ahmed.
Biyo Dhaamintii Sahamiye Foundation bilaabay si fiican ayay u Socotaa. Waxannu ku hawl galnaa oo biyaha ku qaybinnaa liisas Ay diyaariyaan guddiyada abaaraha ee heer gobol.
Waxaannu u mahadnaqeynaa guddiyada abaaraha ee gob...
Friday, February 18, 2022
-
𝙒𝘼𝙍𝙌𝘼𝘿𝙄𝙄 𝙏𝘼𝙇𝙊 𝙌𝘼𝙍𝘼𝙉 𝙄𝙔𝙊 𝙏𝘼𝘽𝘼𝙉-𝙏𝘼𝘼𝘽𝙊 𝘿𝙊𝙊𝙍𝘼𝙎𝙃𝙊!𝘽𝙮:𝙈𝙤𝙝𝙖𝙢𝙚𝙙 𝘿𝙝𝙞𝙢𝙗𝙞𝙞𝙡.
𝙇𝙞𝙭 𝙦𝙤𝙙𝙤𝙗 𝙤𝙤 𝙖𝙖𝙣𝙖𝙮 𝙛𝙪𝙧𝙖𝙨𝙝𝙖𝙙𝙖 𝙪𝙧𝙪𝙧𝙖𝙙𝙖 𝙨𝙞𝙮𝙖𝙖𝙨𝙖𝙙𝙪 𝙢𝙚𝙚𝙨𝙝𝙖 𝙪𝙜𝙖 𝙗𝙞𝙭𝙞 𝙠𝙖...
Friday, February 11, 2022
-
Gabiley Municipal Councillors; Long Time Waiting! By; Ibrahim Mead.
As the chairman stipulated your differences will soon be resolved
I hope it will not be a false alarm!
I hope this is it. I hope it is authentic, organic, serious and honest. I hope it is all in one purpose, the enhancement ...
Friday, February 11, 2022
-
Maxaa Dhici Kara Haddii Somaliland La Aqoonsado?
Aragtidayda ku wajahan jawaab u helista su’aasha kor ku xusani, waxa ay tahay in laba mid uun ay dhacayso :
In Somaliland markay hesho aqoonsigii ay waayaha badan goobaysay ay guntiga u giijisato sidii ay u noqon lahayd bogca...
Monday, January 31, 2022
-
𝗨𝗔𝗘 𝗜𝗬𝗢 𝗛𝗢𝗥𝗗𝗛𝗔𝗖𝗔 𝗦𝗜𝗬𝗔𝗔𝗦𝗔𝗗𝗔 𝗞𝗢𝗡𝗧𝗢𝗡𝗞𝗔 ( 𝟱𝟬 ) 𝗦𝗔𝗡𝗔𝗗𝗢𝗢𝗗 𝗘𝗘 𝗦𝗢𝗢 𝗦𝗢𝗖𝗗𝗔!!
𝘔𝘈 𝘓𝘈𝘎𝘈 𝘠𝘈𝘈𝘉𝘈𝘈 𝘔𝘈𝘚𝘜𝘜𝘓𝘒𝘈 𝘚𝘈𝘋𝘌𝘟𝘈𝘈𝘋 𝘌𝘌 𝘎𝘌𝘌𝘚𝘒𝘈 𝘈𝘍𝘙𝘐𝘊𝘈 𝘒𝘜 𝘞𝘈𝘑𝘈𝘏𝘈𝘕 𝘜𝘈𝘌 ...
Monday, January 31, 2022
-
𝗖hina 𝗢o 𝗘rgey Gaar 𝗔h 𝗨soo 𝗠agacaabay 𝗚eeska 𝗔frica, 𝗫ili 𝗠aykanka 𝗛adal 𝗛ayo 𝗔qoonsiga Jamhuuriyada 𝗦omaliland.
Geeska Africa waxa ka taagan xaalado dagaal , qaar siyaasadeed oo aan deganayn iyo hirdano quwadaha iyo dawladaha kale ee aduunku ku kala jiidanayaan iyaga oo u socda ;
1- Khayraadka dabiiciga ah ee gobolkani oo guud ahaan ah 1...
Saturday, January 8, 2022
-
Faraha Gacmaha Ayay Kala Goysey Quruuraddii Dawada Ee Uu Guriga Keenay Odaygeeda Kuuliga Ah Oo Hal Mar ama Laba Jeer Shaqo Hela Toddobaadkii!
Hooyadani wiilkeedii oo xanuusanaya ayay laba fur oo dawo ah waraabineysay, kadibna waxaa si keddis ah uga dhacday oo jabtey quruuraddii dawadu ku jirtay. Islaantu waxay gacmaha la boobtay dawadii daadatay, si ay ugu hooriso maddi...
Saturday, January 8, 2022
-
Wakhtiyada Kala-Guurka Maxaa La Gudboon Madexwayne Biixi?W/Q; Maxamed Cabdi Cumar.
Madexwayne Adigoo huwan sumcada iyo karaamada Qaranka J. Somaliland, adigoo sidoo kalena kawar-qaba in mudo xileedkii lagu dooratey ay gebo-gebo ku ku dhawdahay oo aad u baahantahay in aad hortagto dadkii kursiga ku cumamaday, sid...
Friday, January 7, 2022
-
“Horta Yaa Loo Hanjabayaa!W/Q; Cabdiraxiim Cabdilaahi Shiine.
Waxaa beryahan warbaahinta iyo baraha bulshada ku soo badanaya Dhalinyarro, Odayaal iyo Qurbo joog oo u badan kuwa nolosha ka dhacay oo aan shaqaysan ama cibaadaysan oo korkooda ay ka muuqato noocayada kala duwan ee balwadaha dalk...
Thursday, January 6, 2022
-
𝗛𝗨𝗚𝗨𝗡𝗞𝗔,𝗛𝗔𝗬𝗕𝗥𝗔𝗔𝗖𝗔, 𝗛𝗢𝗥𝗬𝗔𝗔𝗖𝗔 𝗜𝗬𝗢 𝗛𝗘𝗘𝗟𝗢𝗢𝗬𝗜𝗡𝗞𝗔 𝗕𝗘𝗘𝗡𝗧𝗔 𝗔𝗛𝗜, 𝗦𝗜𝗬𝗔𝗔𝗦𝗔𝗗𝗔 𝗞𝗨𝗠𝗔 𝗟𝗔𝗛𝗔 𝗥𝗔𝗔𝗗 𝗜𝗬𝗢 𝗛𝗔𝗟𝗕𝗘𝗘𝗚 𝗦𝗛𝗘𝗘𝗚𝗔 𝗪𝗔𝗡𝗔𝗔𝗚𝗘𝗘𝗚𝗔!.
Siyaasadu waa qaabeeyaha nolosha qoys ilaa qaran marba heerka ay taagan tahay , waxaana u sal u ah oo ay qiimeynteedu tahay sidee looga sameeyey horumar iyo wax qabad marba meesha la joogo.
Kala hororsiga talada iyo hirdanka si...
Wednesday, January 5, 2022
-
Somaliland Elections Disputes.By; Mohamed A. “Dakharre”
Here we go again. Disputes and political wrangling have started in Somaliland. As usual, it is about contrasting positions of the Somaliland administration and opposition political parties over the election processes. Somaliland o...
Wednesday, January 5, 2022
-
Dareenka Jacaylkeena Dalka Hooyo Aan Kordhino!Faalo: Xuseen Cali Nuur.
Bani’aadamku ma aha isku dhaqan iyo isku aragti, dareenkiisuna wuu kala duwan yahay. Hase ahaatee dadka ku wada nool dal ama deegaan u dhashay, waxay leeyihiin dareen midaysan oo ay kaga duwan yihiin dadyowga kale ee dalkooda me...
Wednesday, January 5, 2022
-
“Somaliland Waxay Ka Bad-baaday Shirqooladii Caalamiga Ahaa Ee Shirarkii Garowe 1& 2 Iyo Shirkii London Oo Xidhiidhsanaa”Mahamed Dhimbiil.
( Maxaa dacar la ii walaaqay , waabeeyo ku caafimaaday ).
Burburkii jamhuuriyadii soomaaliya ee 1991kii , dalkii la isku odhan jiray jamhuuriyadii Somalia waxa uu kala noqday sidii uu ahaa ka hor 1 July 1960kii oo uu ahaa max...
Wednesday, December 22, 2021
-
“Marka Doorasho La Gaadhoba, Ma Inoo Muranbaa”!Qalinkii; Garyaqaan Muuse Yuusuf.
Markasta Oo la gaadho Mudo-Doorasho Waxa Caado Inaga noqotay in Lagu qaabilo Muran Sharci Iyo mid Siyaasadeed Oo Ka dhasha Hawlaha Doorasho ee shinkeedu buuxsamay, sababtuna Waxa weeye in Aan Marka xilka lala kala wareego Aan cida...
Monday, December 20, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|