ARTICLES
-
Kumuu Ahaa, Marxuum Cabdiweli Faarax Jaambiir?Qalinkii:Axmed Xuseen Warsame.
โJID MA LA MARTAY, JABAD MA LA DEGTAY, JIDIIN MA LA CUNTAY...โ
Marxuum Cabdiweli Faarax Jaambiir, ILaahay naxariistiisa badan iyo janooyinkiisa ha ugu deeqe, annagu maanu ahayn saaxiibo kaliya balse waxaanu isku ahayn la-ta...
Friday, September 2, 2022
-
The Immediate Resonable Solution For Gabiley Just Complaint!
The saying goes "Justice delayed is justice denied"
That is the case of Gabiley region!
Now, what is the remedy that can be persued for now, in due time?
I think the less complicated immediate action the president can tak...
Friday, September 2, 2022
-
Mahadsanid Prof. Saleebaan! W/Q; Mustafe M. Khayre.
Toddobaadkii ina dhaafay waxa xilkii wareejiyey Guddoomiyihii Jaamacadda Cammuud Prof. Saleebaan Axmed Guuleed oo aan u aqoonsanahay Aabaha Waxbarashada Sare ee Somaliland.ย Waxaa soo dhammaaday rubuc qarni uu hoggaanka u hayey J...
Thursday, September 1, 2022
-
Doorashadii Madaxweynuhu Xiligeedii Ku Dhici Mayso Oo Waa La Kordhinayaa, Sadexda Xisbi Cimroodiina Waxa Uu Ku Eeg Yahay 26 dec 2022!!
๐๐ข๐ข๐ฅ๐๐ฆ๐๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐ซ๐ช๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ช๐๐ซ๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ฌ ๐ด๐ฌ ๐ ๐๐๐๐ ๐ข๐ข๐ , ๐ ๐จ๐๐ข ๐ซ๐๐๐๐๐...
Saturday, August 27, 2022
-
Madaxweynaha Maxaa Ka Farxiyay?
Waxaan arkayay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Oo Alle ha daayee, lugaynaya jidadka Caasimada, iyadoy ka Muuqato Farxad, Nashaad iyo Rayrayn aad u badan.
Alle ha u sii siyaadiyee waxuu Madaxweynahu ku socday Xoog...
Tuesday, August 23, 2022
-
Dimuqraadiyaddu Ma Danteennaa?W/Q; Ayaanle. Amir.
Dimuqraadiyadda Somaliland way 20 jirsatay. Maxaase ay Somaliland ka dheeftay? Maxayse dhib ku haysaa? Somaliland waxa soo maray 5 madaxwayne oo kii u horreeyey ahaa ku meel gaadh 2 sano ku ekaa, arrintaa oo macnaheedu ahaa in SNM...
Friday, August 19, 2022
-
Somaliland Human Rights Bulletin, Police Brutal, Killing Peaceful Civilian Demonstrators In Somaliland.
Somaliland government committed serious and systematic human right abuses including Police brutal shooting and civilian targeting, detention without trial the Political party leaders, police torturing and punishing civilian demons...
Monday, August 15, 2022
-
Dalku Waxa Uu Usan-saan Eeg Yahay Xaaladii 2001 Ee Madaxweyne Cigaal, Mucaaridkii Iyo Salaadiinta Somaliland Badankooga Ka Dhex Taagnayd!
(History repeats by it self ) โTaariikhdu Iyadaa Dib Isku Soo Celisa )
Xiligii xukuumadii uu hogaaminayey Madaxweyne Maxamed Ibrahim Cigaal ayaa magaalada Burco waxa isku urursaday mucaarad xoogan oo madaxweynaha iyo xukuumad...
Tuesday, August 9, 2022
-
Soddon (30) Sanno Kadib Airport-ka Hargaysa Waa Sidan!
Maanta waxaannu safar ugu anba baxnay Hargeysa aniga iyo Aabo, markii aannu ka degnay Eeriboodhka Hargeysa,Maadaamo qaddar masaafo ahi u dhaxayso gegida diyaaraddu fadhido iyo Teerminaalka laga baxo, Aabo waxaa ku adkaaday inuu so...
Saturday, August 6, 2022
-
Dawladnimadu Waxa ay Udhisan Tahay Ilaalinta, Daryeelida Iyo Horumarinta Qofka!
Dawladnimadu waa nidaam ku dhisan heshiis bulsho ( social contract ) ujeedada loo sameeyeyna ay tahay ilaalinta , daryeelka iyo horumarinta qofka , wax walba oo intaasi ku lidi ahi waxa uu ka hor imanayaa waxii aynu u dhisanay nid...
Saturday, July 30, 2022
-
Gabay Baroor Diiq Ah Ee โAnfariirโ Geeridii Sheikh Aadansiiro!
Allaah Kalidii Mooye ifkaan cidi ku waarayne.
Ambiyadii dhamaantood ka tage oo aduun ayaatiin malehe.
Ajashii dhamaatana cid-baan oolin karahayne.
Awood waxa leh Eebe oo qudha oo waan Ogsoonahaye.
Anfariiray goortaan m...
Friday, July 29, 2022
-
Qofka Dhalinyarada Ahoow Sidee Ayaad Qayb Uga Noqon Kartaa, Inta Xaal Sidan Yahay?
Xeerka Nidaamka Ururada Siyaasadda Iyo Xisbiyada Qaranku Waxa Uu Dhigayaa.
1;Qof kasta oo ka tirsan shaqaalaha dawladda, ciidamada, garsoorka, ama ka shaqeeya Haayadaha aan dawliga ahayn ee (NGO)yadu ma furan karo urur siyasade...
Thursday, July 28, 2022
-
Murrashax Cirro Oo Xukuumadda Saaray Culays Dublamaasiyaddeed!Falanqayntii Saleebaan Saxan Saxo.
Murrashaxa Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa jeediyey hadal qaatay muddo ku dhow 26 daqiiqadood, taas oo kaga hadlay khilaafka Siyaasaddeedย dalka ka taagan.
Cabdiraxmaan Cirro oo ...
Monday, July 25, 2022
-
OGAYSIIS OGEYSIIS GANACSIGA AH; (Dhammaan Dadka Iyo Shirkadaha Ka Jira SOMALILAND)
Ogaysiis Waxa halkan lagu soo bandhigayaa in Andreas Stihl AG & Co.KG ay tahay shirkad lagu aasaasay sharciga Jarmalka oo xarunteedu tahay Badstrasse 115 71336 Waiblingen GERMANY Ujeedooyinka: Soosaarayaasha iyo Ganacsatada, S...
Monday, July 25, 2022
-
Who Are We And Where *Are We Heading To?By Ibrahim Mead.
Except people struggling for survival even though these people themselves lost some time on politeking mainly on the tribal side.
Where ever I went I listened many peopleย with full energy venting negative criticism agains...
Sunday, July 24, 2022
-
To All Parties Concerned!By Prof Ibrahim Mead.
Many people are wondering what will happen tomorrow Regarding the election law and processes and differences in Understanding and interpreting the laws governing the elections.and who wins and who looses!
Before asking what...
Saturday, July 16, 2022
-
Better Future Lies In Somalia And Somaliland Recognizing Each Other!
Somaliland is not breakaway or secessionist as the foes of its independence falsely claim. The people of Somalia know well that Somaliland was independent nation on June 26, 1960 while Somalia was still Italian Colony. Whether dis...
Wednesday, July 13, 2022
-
โOdayada Dhaqanku Marwalba Maamuus Iyo Milgo Ayey Inaga Mudan YihiinโMahamed Dhimbiil.
(Umaddii Aan Is Tixgalinin Meel Kalena Tixgalin Ka Heli Mayso)
Odayada dhaqanka anigu waxa aan u hayaa maamuus iyo qadarin mansab walba iyo martabad walba , waxa aan u aqaanaa kuwa aanu qarankani la'aantood dhismeem ee iyaga oo...
Wednesday, July 13, 2022
-
โWaxa Xaqiiq Ah In Mid Ka Mid ah Mushkiladaha Ugu Waawayn Ee Haysta Dadka Reer Somaliland Ay Tahay Shaqo Laโaanta Baahsan Ee Waddanka Ka JirtaโGudoomiyaha Sonsaf.
โWaxa Xaqiiq Ah In Mid Ka Mid ah Mushkiladaha Ugu Waawayn Ee Haysta Dadka Reer Somaliland Ay Tahay Shaqo Laโaanta Baahsan Ee Waddanka Ka JirtaโGudoomiyaha Sonsaf.
Shaqo laโaantu waxa ay horseeddaa faqri, ugu dambayna wa...
Sunday, July 3, 2022
-
Gobonimadii Lagu Hungoobay: Qeybtii 2Aad!W/Q; Axmed Cali Sebayste.
Laba iyo Lixdan sannadood ka dib maalintii koonfur Soomaaliya kaย Xorowday gumeysigii, ayaa maanta bulshadaasi weli raadgoobaysaa oo hadba ciddii hoggaan u noqotaa ku hadaaqayaan midnimo Soomaaliyeed.
Midnimada loo hanqaltaaga...
Friday, July 1, 2022
-
Xasan Sheekh Maxamud Waxa Uu Doonaya Inuu Taariikhda Maalinta Xoriyada Jamhuuriyadda Somaliland Qariyo! W/Q Kaptanka.
Xasan Sheekh Maxamud Waxa Uu Doonaya Inuu Taariikhda Maalinta Xoriyada Jamhuuriyadda Somaliland Qariyo! W/Q Kaptanka.
Waayo Somaliland ayaa xornimada maalinta 26 June, gaar u leh cidna lama wadaagto halka Somalia maalinta 1 Jul...
Friday, July 1, 2022
-
Xaq Uguma Lihin Dawlada Djibouti Wax Aynu Inagu Ka Gaabinay!
Waxaa soo baxay war lagu baahiyey warbaahinta oo la sheegay In ay bixisay kaaliyihii Xoghayaha arimaha dibada u qaabilsanaa Africa Jendai Frazer oo sheegaya in dawlada Djibouti aanay ogoleyn aqoonsi iyo ictiraafka jamhuuriyada Som...
Friday, July 1, 2022
-
“Waxan Uga Naxay Sidii Qof Aan Garanayo Oo Geeriyooday…โSuxufi Abiib Iimaan.
Muddo sanad iyo badh ah waxa ay ku noolayd dayrka guriga iyo Daaradiisa, maalintii ciiddii shuwaal Ayey dhashay 4 caruur ah Xabad ayaa ka dhimatay waxaanay ahayd hooyo haysata 3 Caruur ah oo ay sida hooyo dhamaanteed lagu yaqaano ...
Friday, July 1, 2022
-
๐๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ต ๐จ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐น๐ฎ๐๐ฎ๐ ๐ฅ๐ผ๐บ๐ฎ๐ป๐ถ๐ฎ ๐ข๐ผ ๐๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ป๐ฎ๐๐๐ฎ ๐ก๐ถ๐ป ๐ฅ๐ฒ๐ฒ๐ฟ ๐๐ฎ๐ฏ๐ถ๐น๐ฒ๐ ๐๐ต ๐ข๐ผ ๐๐ ๐๐ฎ๐ฟ๐๐๐ฟ ๐ ๐๐ต๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐!
(INAY Muslim Noqoto Waxaa Sabab u Ahaa (Ninkeeda Oo Somali ah )
Mid kamid ah Xaafadaha Caasimada Romaniya Ee Bucharest. Waxaan Si kadis ah Ku aragnay Mamo Romaniyan ah Afka Somaliga Ah ku hadasha
Magaceedi Islaamka kadib Loo...
Thursday, June 30, 2022
-
Siyaasada Iyo Fahankeeda!!W/Q: Aqoonyahan Cabdirasaaq Aw Muuse.
Siyaasadu waa habraac sharci, xeerar, hab Maamul wanaagsan, midaynta shacabka, iyo ka Shaqaynta danta guud, iyadoo ay jirto Mabbaadii guud oo la isla qaatay, iyadoo Hamilooyin la hiigsanayo iyo qorshayaashii lagu gaadhi lahaa himi...
Thursday, June 30, 2022
-
Qarannimadii Lagu Hungoobay: 26 Juun/1 Juulay 1960 โ Qeybtii Kowaad!
Bisha Juunย 26, ayaa ku beegan sannad guuradii laba iyo lixdanaad ee ka soo wareegtay dhalashadii dowlad Soomaaliyeed oo madaxbanaan tii u horeysey. Waa maalin Inaga mudan xussid gaar ah, tii oo laga shidaal qaadanayo Himiladii i...
Wednesday, June 29, 2022
-
Aadaabta Islaamka Ka Hor Raaxada Lammaanaha!!
Marka sayga iyo ooridu si fiican ugu diyaargaroobaan Raaxada (galmada) siiba xagga nadiifinta jidhka iyo udgoonaynta waa Inay ku dhaqmaan oo raacaan asluubta Islaamka inta aanay Samayn hordhaca raaxada (hammad-kicinta ama hordhaca...
Thursday, June 23, 2022
-
Masiibadii Laga Dhaxlay Midnimadii Somaliland Iyo Somalia!
Midnimadii fashilantay ee dhexmartay Somaliland iyo Somalia 1960 waxaa laga dhaxlay masiibo lama illaawaan ah oo ay sabab u ahayd dawlad ku salaysnayd Somaliweyn fawdo ah oo dal iyo dawlad aan la kala lahayn oo muwaadinkii laga dh...
Monday, June 20, 2022
-
Somaliland 31 Sano Ka Dib!W/Q; Cabdirasaaq Askar.
Somaliland 31 Sano Ka Dib!
Waxaa dhawaan loo dabbaal degay sannad guuradii 31aad ee kasoo wareegtay markii Somaliland lasoo noqotay Madaxbanaanideeda. Xaflado qurux badan ayaa lagu qabtay Hargeysa iyo dhamaan magaalooyinka Soma...
Monday, June 20, 2022
-
โXawaaladda Qurba-jooggu Waxay Kaalin Weyn Kaga Jirtaa Dhaqaalaha Dalka Jslโ
Marka loo eego Warbixinta Socdaalka Adduunka (IOM Report 2022), dadka qurbajoogga ah ama ka maqan dalalkii ay u Dhasheen ayay tiradoodu gaadhay 281 malyuun oo 3.5% ka Badan intay ahaayeen 2019 una dhiganta 3.6% mujtamaca caalamka,...
Friday, June 17, 2022
-
Somaliland: Badbaado Waa Udanayn Dal Iyo Shacab!W/Q;suxufi Xuseen Cali Nuur.
Jawiga siyaasadeed ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland waa mid aad uga duwan xaaladihii lagu arki jiray xammaasadda iyo xummadda ka horreysa qabashada doorashooyinka.
Xukuumadda, xisbjga talada haya iyo axsaabta mucaaridku wa...
Wednesday, June 15, 2022
-
Ma Ogtihiin Dagaalka Dhinaca Warbaahinta Ah Ee Ku Socdo Amniga Somaliland ?
Dhammaan Warbaahinta Internet-ka ee Maamul-goboleedyada Soomaaliya, waxay bilaabeen inay Somaliland ka fidiyaan Warar Barobogaando ah oo ay ku sheegayaan in Somaliland qarka u saaran tahay "Dagaal" iyagoo ka faa'idaysanaya buuqa k...
Sunday, May 29, 2022
-
Cudurka Kaa Gala Fardaha Haddii Laga Gubo Dameer Dawada Lama Gaadhayo!
Waxa lagama maarmaan oo waajib ku ah muwaadiniinta reer Somaliland inay eegaan oo akhristaan Shuruucda iyo Xeerarka dalka, si ay uga gar-naqaan wax kasta oo laysku qabto, gaar ahaana muranka sharci ee ka dhex taagan Mucaaridka iyo...
Saturday, May 28, 2022
-
Afganistan: Waalid Hablahooda U Iibinaya Inay Noolaadaan!
Sheekh Yuusuf Qardaawi, oo la weydiiyey xadiiska macnahiisu yahay โQofkaan ka fikirin amuuraha muslimiinta kama mid ahโ ayuu sheegay in xadiiskaa culimadu saxiixnimadiisa duraan, balse guud ahaan ay waajib tahay in qofka islaa...
Tuesday, May 24, 2022
-
Maxay Iska Shabahaan Madaxweyne Biixi Iyo Ismail Omar Geele?
Maxay Iska Shabahaan Madaxweyne Biixi Iyo Ismail Omar Geele?
1; Waa Isku Cimri 74 years
2; Waa Isku Mihnad ( Askarnimo)
3; Waa Isku Jinziyad(hal passport)
4; Boobka Doorashoyinka iyo Tirtirida Nidaamka Asxaabta Ku ...
Sunday, May 22, 2022
-
Saameynta San-saanta Dagaal Ee Aduunka Ka Muuqataa Ku Yeelan Karto Geeska Africa Xiligani!
Saameynta Hirdanka Quwadaha Aduunku Ku Leeyahay Geeska Africa!!
Maanta aduunkii waxa uu marayaa in uu kala saftay oo laga yaabo in ay yimaadaan quwado is caabiyayaa , Madaxweynaha maraykanka ayaa yidhi isaga oo ka hadlaya dalal...
Friday, May 20, 2022
-
Xog-Waranka Xoghayihii Shir-Weynihii Aayo Ka-Tashiga Beelaaha Somaliland Ee Burco, Xaaji Aadan Axmed Diiriye. W/Q: Miyir Cali Xuseen
Shir-weynihii aayo ka-tashiga beelaha Somaliland ee magaalada Burco oo ahaa shirkii ugu cuslaa abid ee ay iskugu yimaadaan beelaha wada dega Jamhuuriyada Somaliland, oo magaalada Burco ka qabsoomay 27kii Abriil ilaa 5tii May, 1991...
Friday, May 20, 2022
-
Madaxweynaha Mid Baan Leeyahay, Mucaaridkana Mid Baan Leeyahay, Ururada Siyaasada Ee CusubnaโฆโDhimbiil.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mid baan leeyahay oo ah dalkani adigaa ayaa ka madaxwayne ah oo laguu doortay ee waxa isku kaa garab yaalla in aad madaxwayne taariikhda baal dahab ka gala noqoto iyo in aad noqoto madaxwayne ...
Tuesday, May 17, 2022
-
The Paradox In Somaliland Politics!By Ibrahim Mead.
In one hand the masses are unquestionably, happily celebrating The achievements of their struggle to realize this day of Independence with their blood and treasure.
On the other hand the so,called politicians were taking the gr...
Tuesday, May 17, 2022
-
Taariikhda Waa Dhigaal Iyo Dhaxal Looga Faa,iideysto Joogtada Iyo Timaadada!
Marka aynu taariikhda dib u raacno cuduradii dawladnimadii Jamhuuriyadda Somalia ku burburtay waxaa aynu u kala saareynaa dhawr ama waxa aynu ka xusaynaa qaybo ka mid ah ;
1- Aqoon la'aan ka haysay dadkii xiligaasi noolaa nidaa...
Friday, May 13, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|