ARTICLES
-
Haweeney uu cunay Yaxaas ay xanaaneyn jirtay
Haweeneey reer Indonesia ayaa waxaa dilay yaxaas dhaqaale ahaan loo hasytay kadib markii ay ku dhacday goobtii lagu dhaqaaleeynayay.
Deasy Tuwo, oo 44 jir ah ayaa la sheegay in ay yaxaaska ay ku quudinaysay beer ay ka shaqeeyna...
Thursday, January 17, 2019
-
Qaliin Uu Mari Doona benzema & Go’aanka Uu Ka Gaadhay Kulanka Sabtida Ee Sevilla Oo Daaha Laga Qaaday!.
HARGAYSA(W,N) Weeraryahanka kooxda Real Madrid ee Karim Benzema ayaa lagu soo warramayaa in dhaawacii ku gaadhay kulankii toddobaadkan ay guusha kaso gaadheen kooxda Sevilla uu yahay mid u baahan doona in qaliin la mariyo.
...
Wednesday, January 16, 2019
-
Musuq-maasuqa Iyo Xatooyada Xoolaha Dadweynaha In Aynu Yareyno Ama Cidhib Tirnaa Inaga Dhab Ma Tahay?
Xukuumadii uu hogaaminayey Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin waxyaabihii aad loogu dhaliili jirey waxa ugu weynaa musuq xadhkaha goostay oo kor iyo hoosba dalka ku noqdey dullin dhiigii ka nuugey, xukuumadii Axmed Siilaanyo waxa la...
Wednesday, January 16, 2019
-
Ciyaaryahanka Serge Aurier Oo Xabsiga La Dhigay Iyo Fadeexada Loo Haysto.
HARGAYSA(W,N) Laacibka kooxda Tottenham ee Serge Aurier ayaa xabsiga loo taxaabay ka hor ciyaartii kooxdiisa guul-darradu kasoo gaadhay ee Manchester United, waxaana jeelka ku jiray saacado badan oo illaa saqdhii dhexe ee habeenim...
Wednesday, January 16, 2019
-
Maxay Rihanna maxkamadda u geysay aabaheed?
Fanaanada caanka ah ee Rihanna ayaa aabaheed geeysay maxkamad ku taalla dalka Mareykanka, waxayna ku eedeeysay inuu si xun u isticmaalay magaceeda. si u horumar ugu sameeyo ganacsigiisa dhanka majaajilada.
Rihanna ayaa ku doodd...
Wednesday, January 16, 2019
-
Dadweynoow ka garnaqa idinku xaajada murugsan ee xisbiyada Somaliland
DADWAYNOOW KA GARNAQA IDINKU: XAAJADA MURUGSAN EE XISBIYADA SOMALILAND ISKU HAYAAN WAA SIDAN…..
Waxaad moodaa in Somaliland loo qadimay siyaasad-wanaagii iyo kala dambayntii. Waxaad moodaa in labadaa qodob (Siyaadad-Wanaagii ...
Wednesday, January 16, 2019
-
Real Madrid Iyo Man United Oo Ku Dagaalamaya Xidiga Hazard Iyo Chelsea Oo Sheegtay Lacagta Lagu Iibinayo!
HARGAYSA(W,N) Kooxda Manchester United aya dhegta u raarididay war la sheegay inuu kasoo baxay Chelsea, kaas oo ku saabsan xiddiga bartilmaameedka u ah Real Madrid ee Eden Hazard.
Xiddiga reer Belgium ayaa la sheegay in Chelsea...
Tuesday, January 15, 2019
-
Kooxda PSG Oo Sheegtay Qiimaha Ay Ku Iibinayso Rabiot Iyo 4 Kooxood Oo Doonaya Laacibkan.
HARGAYSA(W,N) Paris Saint-Germain ayaa u muuqata mid ugu dambayn iska caabintii ka baxday isla markaana doonaysa inay iibiso xiddiga kooxdeeda ee Adrien Rabiot oo ay mudo isku cakirnaayeen waxayna sheegeen qiimaha lagu iibsan karo...
Tuesday, January 15, 2019
-
Xaq Daro Cidii Ka Hadashaa, Xeelad Kale Weeyoo, Xamar Baa Ka Dambaysa!
Somaliland intii aan garanayoba waxa cambaar iyo wax siyaasada la isaga saaro noqotay xamar buu u socdaa, xamar baa ka dambaysa , Somalia ayuu doonayaa iyo somalia ayaa ka dambaysa.
Kama korno oo kama ilbaxno in maalinba dadkee...
Tuesday, January 15, 2019
-
Xorriyadda Ra’yi dhiibashada iyo Xadhigga Muwaaddiniinta keebaa Sax ah? W/Q: Prof. Mohamoud Hussein Farah
Si xun u adeegsiga Sumcada iyo karaamadda madaxweynaha: Xorriyadda Ra’yi dhiibashada iyo Xadhiga Muwaadiniinta keebaa sax ah?.
Hordhac:
Qormadaydani waxay daaran tahay arin cajiib ah oo baryahan dabe bulshadeena reer Somal...
Tuesday, January 15, 2019
-
Kulmiye haduu Dhan ka Rari jiray maanta Cid qudhuu u wada Raray!
Ilaa wakhtigii ugu horaysay Jamhuuriyada Somaliland in talada dalka ay qabtaan xisbiga Kulmiye Waxa ay ku dhaqaaqeed oo ku kaceen wax kasoo horjeeda dumuqraadiyada, wax wada lahaanshaha, cadaalada iyo diinta.
Maxaa yeelay Waxay a...
Tuesday, January 15, 2019
-
khatarta caafimaad ee ka iman karta daawooyinka cosmatics i
khatarta caafimaad ee ay keeni karaan dawooyinka cosmatics iyo shirkadaha keena daawooyinkaas oo aan ka diwaan gashanayn hayada tayada daawooyinka ee who under certificate lesience Essentials all European product supplier.
...
Tuesday, January 15, 2019
-
“Sheekada Abwaan Abees Iyo Odayaasha Reerka.Qalinkii; Maxamed Haruun,
Ha, waa maqlay in Abwaan Abees la iska xidhay, in la iska soo daynaayo si dhakhso ah na waa ogahay. Al muhim, waxa ii muuqata iyada oo la soo daayay, oo gurigiisa uu tegay ninkan geesiga ahi. Waa kuwan odayaashii iyo culimadii ree...
Monday, January 14, 2019
-
Guul Darooyinka Waxa ka Mid ah Inaad Abaari Waydo Halka Uu Khaladku Ka Jiro!W/Q;Barkhad ladiif.
Waagii kulmiye Mucaaradka ahaa UDUB waxay ku eedeen jirtay wax kasta oo dhaca inuu KULMIYE ka dambeeyo, waxaana arrintaasi ka dhalatay odhaah caan baxday oo ahayd “ Qoraxdaas kulul kulmiye ka dambeeyey, Waxa taas imika Bedeshay ...
Monday, January 14, 2019
-
Messi oo dhaliyay goolkiisii 400-aad
Kooxda Barcelona waxay 3-0 uga badisay naadiga Eibar. Goolasha laba ka mid ah goolasha waxaa dhaliyay Luis Suares, halka goolka sadexaad uu dhaliyay Messi.Guusha ay Barcelona gaadhay ka sokoow, wuxuu kulanki xalay qiimo gaar ah u ...
Monday, January 14, 2019
-
Guardiola: Kevin de Bruyne “wuu garanayaa halka aan joogo”.
Tababaraha naadiga Manchester City Pep Guardiola ayaa yidhi in haddii uu Kevin de Bruyne cabasho qabo "wuu garanayaa halka aan joogo".
Hadalka Guardiola ayaaa ku soo beegmaya kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in De Bruy...
Monday, January 14, 2019
-
Xogta Rasmiga ah Ee Kawaanka Caasimada!Qore;Dr Buux.
Kawaanka ama maslakha qaliinka xoolaha waa in uu ka fogaada dhiska deegaanka magaalada ugu yaraan 15km hada kawaanka caasimada waxa dhinac kasta u dhaafay dhiskii magaalada oo sii fidaaya markaa waxa saxada iyo fayadhawrka...
Sunday, January 13, 2019
-
Sirta Noloshu Waa Fahamka Nolosha! (Qaybtii 16-aad) W/Q; Maxamed faarax Qoti.
Waxa kale oo uu xanbaarsanaa dhanbaal sidahaasi, waaxda horumarinta wax-soosaarka khayraadka iyo daryeelka caafimaadka kaluunka, duurjoogta iyo xoolaha, in ay soo dabteen kaluumaysatadu sannadkan kaluun gaadhaya qiyaas dhan 2024...
Sunday, January 13, 2019
-
The poet Abees deserves the highest Literature Golden Medal, and not being sent to jail for meaningfully criticising the poor status of the Somaliland Police stations
The poet Abees deserves the highest Literature Golden Medal, and not being sent to jail for meaningfully criticising the poor status of the Somaliland Police stations.
I have listened to the verses narrated by Mr Abees at the e...
Sunday, January 13, 2019
-
Gabadh xabadka ku salaantay wiil oo Jaamacadeedii laga eryay
Jaamacadda ugu faca wayn dalka Masar ee, Al Azhar ayaa laga eryay gabadh ardayad ah sababo la xidhiidha in laga daawaday muuqaal iyadoo xabadka ku salaamaysa wiil arday ah.
Muuqaal lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujiyay la...
Sunday, January 13, 2019
-
Fabregas oo ku biiray Monaco
Kooxda Monaco ayaa Jimcihi ku dhawaaqday saxeexa laacibka reer Spain ee Cesc Fabregas kaasoo oo hadda kasoo wareegay kooxda Chelsea.
Fabregas oo ah ciyaaryahan ka ciyaara khadka dhexe ayaa Chelsea ka tirsanaa tan iyo sannadki 2...
Saturday, January 12, 2019
-
Buuraha Waqooyiga Sanaag Oo Noqday Hoygii Dahabka Ee Xiligan!!
Tan iyo Markii Buuraha Waqooyiga Gobolka Sanaag Ee Ay Kamidka Buuraha Cirshiida Dhicir iyo Buurta Ceel Dibir Laga Helay Dahabka Nooca Loo Yaqaano Negedka Dhamaadkii Sanadii 2017 Ee La Soo Dhaafay Aya Waxa Isa Soo Tarayay Dadka K...
Saturday, January 12, 2019
-
Waxa Aad Moodaa In Dalkii Somaliland U Sii Xuubsiibanayo Nidaam Kalitalis Ah Wakhtigan!Qalinkii;Muhumed Dhimbiil.
“Muuse Biixi Waxa Uu u Muuqdaa Shaqsi Ku Jira Kaambaynkii Doorashada Iyo Wax Iska Celin , Oo Hayinimadii Dulqaadkii Iyo Tanaasulaadkii Madaxwaynenimo Kama Muuqato”muhumed Dhimbiil.
Xukuumadan uu hogaaminayo hogaamiyaha inta b...
Saturday, January 12, 2019
-
Nin bisad boosto ku diray oo la ganaaxay
Nin ayaa waxa uu ganaax gudaha Taiwan ugu mutaystay inuu bisad aanu doonayn uu ku diray adeega boostada degdega ah.
Sida lagu sheegay barta internetka ee wararka ee UDN, nin 33-jir ah oo lagu magacaabo Yang ayaa todobaadkan wax...
Friday, January 11, 2019
-
Jibis ay ku dhegan yihiin in ka badan 500 oo shilin oo lagu badbaadiyay Australia
Koox masaska soo qabata oo ku sugan dalka Australia ayaa waxa ay soo badbaadiyeen jibis ay ku dhegannaayeen boqolaal shilinta xoolaha ah.
Maskan oo la rumaysan yahay inuu xanuunsan yahay ayaa waxaa dushiisa isku gadaamay cayaay...
Friday, January 11, 2019
-
Malaayiin Dollar Ayay Rugta Ganacsigu Ku Weyday Doorasho La’Aan!
Qaar Badan Oo ka Mid ah Dawladaha Adduunka Ayaa Danaynaya inay la Shaqeeyaan Rugta Ganacsiga Somaliland, kuwaasi oo ay ka mid yihiin dawladda Turkiga, Ingiriiska, Maraykanka iyo Switzerland, iyo waliba qaar ka mid ah dawladaha Car...
Thursday, January 10, 2019
-
Goormay Kula Qumanaadeen Madaxweyne Waxii Shalay Kula Qaloocay!W/Q Muhumed Dhimbiil.
Waxa soo baxday In la Kordhinayo oo doorashooyinkii dalku dib u dhacayaan mudo aan la sii garanayn, golaha guurtida Somaliland na kalfadhi aan caadi aheyn la isugu yeedhay maalinta sabtida.
Haddaba marka aynu Somaliland eegno i...
Thursday, January 10, 2019
-
PSG oo ka hadhay tartanka French Cup
Kooxda Paris St Germain ayaa xalay si lama filaan ah uga hadhay tartanka French League Cup, kadib marki ay 2-1 kaga adkaatay kooxda Guingamp.
Guingamp waxay PSG ku garaacday laba rigoodhe oo loo dhigay qeybihi danbe ee ciyaarta...
Thursday, January 10, 2019
-
Libaax-badeed qabsaday magaalo dhan
Tiro Libaax badeed ah ayaa ku firxaday magaalo ku taalla dalka Canada, wuxuu xidhay waddooyinka magaalada, Waxaa lagu arkay afaafka hore ee goobaha ganacsiga iyo guryaha.
Qaar kamid ah Libaax badeedka ayaa dhintay markii uu jii...
Thursday, January 10, 2019
-
Masar oo martigelin doono Koobka Qaramada Africa
Dalka Masar ayaa martigelin doono ciyaaraha Koobka Qaramada Africa ee sannadkan , kaddib marki ay Salaasadii shalay Guddiga Fulinta xidhiidhka kubadda cagta Africa ay sidaasi go’aamiyeen.
Masar ayaa soo dhaweyn doonta 24-ka x...
Wednesday, January 9, 2019
-
Ra’iisal wasaaraha Australia oo kabihiisa ay shaki weyn dhaliyeen
Ra'iisal wasaaraha dalka Australia Scott Morrison ayaa ku qoslay sawir been abuur ah oo laga sameeyay, kaddib markii la farsameeyay sawir kujiray boggiisa internetka.
Sawirka Morrison iyo qoyskiisa ayaa muujinaya raysal wasaara...
Wednesday, January 9, 2019
-
Maxamed Salaax oo ku guulaystay xidigga Afrika ee CAF
Ciyaaryahanka reer Masar ee u safta kooxda Liverpool ayaa ku guulaystay billadda xiddigga sannadka 2018 ee kubadda cagta Afrika ee uu bixiyo Xidhiidhka Kubadda Cagta Afrika, waana markii labaad ee uu ku guulaysto.
Salaax waa 26 j...
Wednesday, January 9, 2019
-
Koomiishan Diid, Waa Doorasho Diid. W/Q: Mohamed Gacayte
“Ninka Xadhig Suryeeyoow Waxa Socota Taariikh” Maansadii Saxansaxo, IHN Abw. Gaariye.
Jamhuuriyada Somaliland waxa u dan ah in Doorashadu qabsoonto sanadkan 2019. Komishankuna ay shaqo inoo qabtaan inta ay mudadooda gaadhay...
Wednesday, January 9, 2019
-
Umaynaan Baahneyn Madaxweyne Ardaayo iyo Ood-ood Inoo Kala Shiriya Ama Inoogu Mahadnaqa ee Waxa Aynu U Baahneyn Madaxweyne Ina Mideeya!!!
Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi ayaa waxa uu casuumay oday dhaqameed beel ka mid ah beelaha reer Somaliland isaga oo ujaadada ku sababeeyay in ay si wanaagsan u soo dhaweeyeen safarkiisii uu gobolada bariga Somali...
Tuesday, January 8, 2019
-
Maxay Tahay Sababta Ka Danbaysay In Uu Burburo Heshiiskii Mbappe iyo Real Madrid?
HARGAYSA(W,N) Laacibkani Ka hor intii aanay PSG ku dhawaaqin heshiiskiisa, waxa warbaahinta ku jirtay in Real Madrid ay noqonayso kooxda uu Kylian Mbappe xidhan doono funaanaddeeda, waxaana dad badan ay sii qiyaaseen, faallooyinna...
Tuesday, January 8, 2019
-
Falanqaynta Doorashada Putland Ee Bari Ka Dhacaysa.W/Q Barkhad-ladiif.
Puntland Waxa ka Dhacaysa Doorasho u muuqata inay ka Duwan tahay kuwii hore, waayo waagii hore tartanku wuxuu Dhexmari jirey oo qudha dadka ku dhaqan deegaanada Qardho, Garoowe iyo Kaalkacyo, haddase waxa bedelay oo culays ku soo ...
Monday, January 7, 2019
-
Rael Madrid Oo Xalay Guuldaro La Baday Iyo Cida Dusha Laga Saaray Guuldaradaa.
HARGAYSA(W,N) Kooxda kubada cagta ee Real Madrid ayaa xalay la kulantay guuldaro ka dib markii ay kooxda Real Sociedad ay kaga badisay 2 iyo 0 ayaa ay ka xanaaqeen taageerayaasha kooxda Real Madrid.
Kooxda Real Madrid ayaan...
Monday, January 7, 2019
-
Somaliland Hadii Aanay Iyadu Gudaheega Is Qancin Aduunyada Kalena Ma Qancin Karayno!
Somaliland mudo 28 sano oo bilo ka dhiman yihiin, oo ay jirto waxa ugu weyn ee inoo qabsoomay waxa aan odhan karaa waa nabadgalyo iyo hab maamul iyo kaladambayn oo aynu dhisanay xaga nidaamka dawladnimada walow ay shacabku wax bad...
Monday, January 7, 2019
-
Wayne Rooney oo xabsiga loo taxaabay
Wayne Rooney ayaa la xidhay kadib markii uu sakhraan ku dhex-noqday diyaarad uu saarnaa sidaasi waxaa sheegay afhayeenkiisa.
Kabtankii hore ee qaranka England iyo Manchester United ayaa 16-kii December lagu xidhay gegida diyaarad...
Monday, January 7, 2019
-
“SNM: May Jirin Qadiyad Isaaq Uu Gaar U Lahaa Oo Loo Halgamayay”!Cali Guray.
“SNM Marka Aad Qadiyad Ahaan U Eegto Waxay Noqonaysay Dantii Siyaasadeed Ee Dagaalka Qorigu u Ahaa Adeegga ee loo Adeedsanayay Laasoo Noqoshada Gooni-Isu-taagga Somaliland”Cali Yuusuf.
“SNM waa muruqii laba suul ee la yid...
Sunday, January 6, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|