ARTICLES
-
Dal muslim ah oo dadkiisa ka mamnuucay in aanay xannaaneysan karin Eeyga
Caasimadda dalka Iiraan waxaa laga mamnuucay dadweynaha dalkaasi inay Eeyga ay ku dhex wataan gudaha magaalada Tehraan, waa tallaabo la doonayo in looga hortaggo in dadka dalkaasi ay Eeyga ku xannaaneystaan guryahooda.
Taliyaha...
Wednesday, January 30, 2019
-
Waanu soo dhaweynaynaa buuga la soo wado ee la magac bixi doona (Qalooc iyo Qarsoodi) kuna saabsanaan doona dhacdooyinkiii JSL mudooyinkii 2010-2017
Buugani wuxuu noqon doonaa Laba majale, kaas oo la magac bixi doona ” Qalooc iyo Qarsoodi ” Buugani wuxuu diirada saari doonaa dhamaan dheefihii iyo dhiilooyinkii dalka ka dhacay mudo xileedkii Xukuumadii hore ee kulmiye dalka...
Wednesday, January 30, 2019
-
Waxa Aad U Shaqeysaan Umadda, Waxa Aad Gacanta Ku Haysaana Umadda Ayaa leh, Inta Ay Shaqo Qaran Jirtana Dhaliil Iyo Wax-sheegmo Way Jireysaa!!.
Dawladnimada iyo nidaamka kala dambayneed ee dalka ka jira waxa samaystay dadka reer Somaliland oo dhigtay shuruuc iyo nidaamka ay isku maamulayaan iyaga oo aan cidi ka caawin.
Waxa ay dadku samaysteen waxa ay ka yihiin korjoog...
Tuesday, January 29, 2019
-
Siyaasadda Is Miidaaminta!!Qalinkii Barkhad-ladiif.
Ra’isal wasaaraha Soomaaliya Xasan Khayre waa nin dhiiran oo ku dhaqma siyaasadda is miidaaminta, waxaana suuragal ah inuu kaga falceliyo hadalka ka soo baxay madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni inuu xidhiidhka u jaro sidii uu g...
Tuesday, January 29, 2019
-
Komiishanka Maamul Wanaaga Jsl Oo Faah Faahin ka Bixiyay Qorshe Dabagal Iyo Baadhitaano Ay ku Sameynayaan Hay’addaha Madaxa Banaan Ee Dawliga Ah!
HARGAYSA(W,N) Koomiishanka Maamul Wanaaga Qaranka ee Somaliland, ayaa bilaabay qorshe ay Baadhitaano iyo dabagal ugu sameynayaan Hay’addaha Madaxa banaan ee qaranka Somaliland iyada oo la hubinaayo hanaanka maamul wanaaga ...
Tuesday, January 29, 2019
-
Manchester United iyo Chelsea oo ku kala bixi doona wareegga 5-aad ee FA Cup-ka
Kooxda Chelsea ee difaacaneysa koobka FA Cup-ka ee dalka Ingiriiska ayaa marti galin doonta kooxda Manchester United oo hore koobkan ugu guuleysatay 12 jeer.
Labadan kooxood oo uu sannadkan xifaaltan gaar ah ka dhexeeyo marka l...
Tuesday, January 29, 2019
-
Tareenkii Gaboobay!!! Qalinkii; Maxamed Haaruun.
Sawiro (ka fikkir) tareen gaboobay, gaboobay oo gaboobay, oo noocii dhuxul-dhagax da ku shaqayn jiray ah. Tareenku si gaabis ah ayuu u soconayaa, rakaab badani na wuu saran yahay. Tareenku ma haysto jid fiican, oo waxa uu ku dul l...
Monday, January 28, 2019
-
Malaha Waynaan Dareemine Inaguna Waynu Xorownay!!
Markii Dalka Ethiopia uu ka dhacay isbadelada siyaasadeed ayaa waxa isbadeshay siyaasadii Geeska Africa oo dhan iyo qaabkii loo wada macaamili jiray, waxa kale oo xornimo helay ismaamulka somalida Ethiopia iyo kuwa oromada oo aad ...
Monday, January 28, 2019
-
Darka Fanka (Qaaci):Qalinkii Cumar Seerbiya.
Fanka casriga ee Soomaalidu wuxuu ka dabqaatay fanka dunida carabta , oo dhammaan dhinacyada kala duwan ee qaab heesidda (Noodadka) iyo tumista Muusikada waxay iska shabahaan fanka Dadyawga carabta , waana Isha koowaad ee Soomaali...
Sunday, January 27, 2019
-
Ururka Somaliland Society In UK (SSUK) Oo Gudoomiye Cusub Doortey.
London (W,N)- Ururka Somaliland Society UK oo ka dhisan dalka Britain, Isla- markaana ka shaqeeya Danaha iyo Xidhiidhka labada dal ee Somaliland Iyo Ingiriiska , Ayaa shalay 25 January 2019 doortay Gudoomiye cusub oo ururkaasi yee...
Sunday, January 27, 2019
-
Axmed Shide Iyo Mustafe Cagjar: keebaa Siyaasadda Deegaanka Ku Guulaysan Doonna In Loo Daba Fadhiisto?
Inkastoo siyaasadda la malayn Karin oo saacado gudahood isbedeli karto, haseyeeshee markaan qiimeeyo ifafaalaha socda waxay u dhowdahay inuu gacan saraynayo gudoomiye Axmed Shide.
Soomaaliddu siday u fikirayaan iyo Itoobiyaanka...
Saturday, January 26, 2019
-
“Mar Uunbuu Daf Soo Odhan Nabsigii Diinku Soo Sidaye”! Barkhad-ladiif.
Dhallinyaradda jecel dalkooddu inta badan waxay isku dayaan inay meelaha ay khaladka ku arkaan inay saxaan,tusaale markii wasiirkii hore ee Maaliyada Maxamed Xaashi Cilmi xilkaasi qabtay waxa caawiyey dhallinyaro badan oo si bilaa...
Friday, January 25, 2019
-
Xafaayadaha Carruurta Yar Yar Oo Laga Helay Maadooyin Sun Ah!
FRANCE (W,N)-Baadhitaan ay samaysay Ha’ayada faya-dhawrka caafimaadka cuntooyinka iyo Deegaanka ee Dalka Faransiiska oo magaceeda loo soo gaabiyo “ANAS”, ayaa lagu ogaaday in xafaayaha carruurta ee lagu isticmaalo gudaha...
Friday, January 25, 2019
-
Kooxda Chelsea Oo Finalka U Soo Baxday Xalay Markii Ay Ka Badisay Tottenham.
HARGAYSA(W,N) Kooxda Chelsea ayaa u soo baxday finalka EFL Cupka kadib markii ay rekoodhayaal ku garaacday kooxda Tottenham. Chelsea ayaa waqtigii rasmiga ahaa ee kulankii Stamford Bridge waxay guul 2-1 ah ka gaadhay Tottenham b...
Friday, January 25, 2019
-
Guusha Somaliland VS- Waxa ay maraysaa khilaafka garsooraha codaynta…….
GUUSHA SOMALILAND VS SAAMIGA BEELAHA IYO KHILAAFKA GARSOORAHA CODAYENTA (VOTING COMMISSION).
Marxalada Somaliland waxay maraysaa jaho wareer iyo walaac la is waydiin karo xagee loo socdaa.
axsaabtii oo qir ah , beelihii oo kala ...
Friday, January 25, 2019
-
Maxay Tahay Sababta Shaqada Looga Eryay Thiery Henry?
Kooxda Monaco ee dalka Fransiiska ayaa shaqadii ka eriday tababarihii kooxdaasi , ahna weeraryahankii hore ee Kooxda Arsenal, Thierry Henry oo saddex bilood oo keliya hogaaminyay kooxdaasi.
Henry ayaa shaqada laga joojiya, hasaye...
Friday, January 25, 2019
-
Xukuumada & Xilalkeeda Maxaa Reeraha Iyo Deegaanadu U Jecel Yihiin In Ay Ka Dhex Muuqdaan?!
Waxa Aad in badan Aragtaa iyada oo la isku haysto xilalka qaranka iyo qaabka loo wadaagayo, iyo sida wax loo qaybsanayaa nooca ay noqonayso iyo qabiil waliba waxa uu helayo iyo waxyaabo noocaas ah.
Haddaba waxa loo jecel yahay ...
Thursday, January 24, 2019
-
Neymar Oo Ilmo Xajisan Kari Waayey Ka Dib Dhaawac Halis Ah Oo Xalay Soo Gaadhay!
HARGAYSA(W,N) Xiddiga reer Brazil ee Neymar ayaa xalay ka baxay garoonka isaga oo ay ilmo qoysay indhihiisa, kaddib markii uu dhaawac ka gaadhay kuraanta lugta midig.
Neymar ayaa garoonka ka baxay daqiiqaddii 60aad kulan ay 2-0...
Thursday, January 24, 2019
-
“Arsenal Waxay U Baahan Inay Iska Dirto Mesut Ozil Ka Hor Inta Aanay U Dhaqaaqin Laacib Kale!
HARGAYSA(W,N) Arsenal ayaa waxay u baahan tahay inay ka takhalusto, kooxdeedana ka dirto xiddiga reer Germany ee Mesut Ozil oo ka baxay liiska ciyaaryahannada uu ku xisaabtamo tababare Unai Emery.
Mesut Ozil ayaa waxa uu Ar...
Thursday, January 24, 2019
-
Muuse Biixi Iyo Talada Dalka, Mucaarid Bilaa Warbaahin Ah!!Qore : Maxamed Xoosh.
Labada Xisbi Mucaarid Ee Jamhuuriyada Somaliland Ka Jiraa Waxaa Ku Adkaaday Kasbasho Taageero Ka Badan Intii Hore u Haysteen Waxaa u Sabab Ah Iyagoo Weli Ku Jira Olole !
Marka Ay Doorashadu Dhamaatay Waxa La Gudboonaa Xisbiga...
Thursday, January 24, 2019
-
Garsoorka iyo muhiimada uu u leeyahay Qaranka
Garsoorka Somaliland sida aynu wada ognahay waa udub dhexaadka qaranka Somaliland waxay had iyo jeer inoo hayaan hawlo adag oo ah 3000000 oo qof ayey ku jiraan kala hagooda Waxay qaranka u hayaan hawl aad u adag oo dhibkeeda l...
Thursday, January 24, 2019
-
Yaa Lala Sugayaa Dhismaha Madaarka Boorama?-Wariye Cumar Maxamed Cumar.
Muddo ku siman 15 sanno ka dib waxa ay al-baabadu u laaban yihiin garoonka diyaaradaha magalada Borama ee Aadan Isaaq, garoonkan oo aan wax dayactir ah lagu sameyn muddadaasi ayaa indhahaagu qabanayaan isagoo sannadba sannadka ka ...
Wednesday, January 23, 2019
-
“Wax Diiddo Markay Jirtaa, Wax Doonkuna Meel Mar Yahay!”Qalinkii; Maxamed Baashe.
Maantaba waxa ay dadka qaar kugula meeraysanayaan oo wakhtiga kaaga luminayaan "ma ballanqaad baa kuu dagamsanaa oo laguu fulin waayey oo xil-doon baad ahayd, maxaad xukuumaddii aad guusheeda wax ku lahayd u mucaaridaysaa?!"
Al...
Wednesday, January 23, 2019
-
An open letter to all concerned- Media, Opposition and the Government
Note: As the date above shows this article was published in 2010; however, as the same situation repeated itself now in 2019, the author decided to republish the piece as it is relevant to what is happening now under K-2 administr...
Tuesday, January 22, 2019
-
Tayo darada dawooyinka dalka dibada uga yimaada: Fariin Caafimaad.
Isticmaalka daawooyinka aan dr kuu qorin waxaad kala kulmaysaa halis caafimaad daro oo soo wajahda bukaha waa in daawooyinka soo dajintooda ganacsigooda lagu maamula siyaasad cad oo dawliya si loola socdo khatarta ka iman ka...
Tuesday, January 22, 2019
-
Maamuuskuu Milatarigu lahaa miyuu Booliskii Maroorsaday
Waxa weli socda hadalhaynta ciidamada Booliska iyo madaxdooda kuwaas oo muwaadiniin ay cabasho, eedeyn iyo dhaleeceen hawada, baraha bulshada iyo mareegaha internetka u marinayeen, iyada oo eedeemahaa ay barbar socdeen eedeymo kal...
Tuesday, January 22, 2019
-
Diyaarad uu saarnaa Ciyaaryahan ka tirsan horyaalka Premier League-ga oo la waayay
Mid ka mid ah ciyaartoyda ku biiray horyaalka Ingiriiska ee Premier League ayaa la socday diyaarad nooca yar yar ah oo la waayay xilli ay ku duuleysay hawada jasiiradaha Channel Islands.
Emiliano Sala oo ah weeraryahan suuqa ka...
Tuesday, January 22, 2019
-
Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland Ee G, Guurtidu U Mudeeyeen 12-12-2019 Waa Suuragal In Ay Mar Kale Dib u Dhacdo!!
Doorashooyinka Somaliland ayaa waxa ay noqdeen qaar ku caan ah dib u dhac , arinkaasi oo ku nusqaan ah qaranka jamhuuriyada Somaliland, nidaamka dimuqaradiga ah iyo doorashooyinka, una baahan in aad loo lafo guro waxyaabaha caqa...
Tuesday, January 22, 2019
-
Madaxweynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Wasiirka Xanaanada Xoolaha Oo Xaaskiisii Ku Geeriyootay Magaalada Hargaysa.
Tacsi Madaxweyne
Taariikh: 21/01/2019
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu ...
Monday, January 21, 2019
-
Keebaa been badan ragga iyo dumarka?
Ragga ayay u badan tahay in ay ka been sheeg badan yihiin dumarka, kuwaasi oo aanba dareemin in ay qalad galeen marka ay beenta sheegaan. Sidaasi waxaa sheegaysa daraasad la soo saaray.
Cilmi-baadhayaasha ayaa ogaaday in ragga Br...
Sunday, January 20, 2019
-
Digreetada Madaxweynuhu Dawo Iyo Xanuun Labadaba Way Wadataa !!!
Waa Maxay Sababta Looga Baqo Xilka Qaadistu Ama Casilaadu?
Waxa aan in badan u soo joogay dad badan oo marka madaxweynuhu xilka ka qaado qaar kaba soo hadhi waayaan oo xanuuno iyo wax u raacaan xil ka qaadistaa naxdinta iyo wax...
Saturday, January 19, 2019
-
Wax Ka Ogow Faa,iidooyinka Geedka Timirta!
Akhristayaal waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa faa,iidooyinka laga helo geedka timirta iyo tirade xanuunada ay ka dawada tahay,
HALKAN KAGA BOGO;
https://youtu.be/RUAvdLHj27Y...
Saturday, January 19, 2019
-
Siyaasada Qarniga 21aad Ee Ku Wajahan (Somali Society Integration),Si Loo Soo Celiyo Soomaali-weynimo, Maxay Daaran Tahay? Qalinka:Cabdiraxmaan Jeesto.
Qarnigan aynu ku jirno waxa si xawliya isku soo taraya isku dayidda lagu raadcaynayo Wixii la odhan jirey (Soomaali-weyn) taasoo ay aad u naawilayaan Koonfurta Soomaaliya oo yadu aad ugu macaasheysa qodobkani, Is dhex-galka soomaa...
Saturday, January 19, 2019
-
Koox Ingiriis ah oo garoonkeeda qeyb ka siisay dad darbi-jiif ah
Iyadoo la saadaalinayo in dhawaan uu qabow daran ka dhici doono Britain, ayaa kooxda Crystal Palace waxa ay hadda bilowday in ilaa 10 qof oo darbi-jiif ah ay ku hoydaan garoonkeeda.
Dadkaasi ayaa sidoo kale heli doona cunno iy...
Saturday, January 19, 2019
-
Taliyaha Booliska Gen:Fadal Eedaha Loo Soo Jeedinayaa Intee In Leeg Buu Ku Leeyahay?W/Q; Barkhad-ladiif.
Daraasad Aan shakhsiyan anigu u sameeyey waxaan ku ogaaday eedaha masuuliyiinta loo soo jeediyaa inay laba arrimood sababeen, gacanyarayaashiisa oo ah kuwo fashilmay oo shacabka is naceen iyo isaga oo gacanyarayaashiisa dabagal am...
Friday, January 18, 2019
-
Dr Abiy Axmed: Dameeraha Adari Ninka Foofiya Ayaa Soo Xareeya:W/Q Cabdiraxmaan Cadami
Kacdoonkii qoomiyadaha Axmaarada iyo Oromadu wuxuu horseeday iscasilaaddii ra’isal wasaarihii Itoobiya Hailemariam Deselagn oo isagu ka soo jeeday qoomiyadaha koonfurta. Haddaba si xiisadahaa kacsan loo dejiyo xisbiga talada hay...
Friday, January 18, 2019
-
Arsenal Oo Dhamaystiri Karila Heshiiska Laacibka Denis Suarez?
HARGAYSA(W,N)-Arsenal ayaa qorshaynaysa inay si degdeg ah u dhamaystirto heshiis amaah ah oo ay Barcelona kagala soo wareegayso laacibka khadka dhexe ee Denis Suarez.
Gunners ayaa inta aanay dhamaanin bishan January waxay soo g...
Friday, January 18, 2019
-
Real Madrid Oo Kaga Adkaatay Saxeexa Difaaca Porto Kooxaha Barcelona Iyo Manchester United.
Kooxda Real Madrid ayaa aad ugu dhaw inay saxeexa daafaca kooxda FC Porto ee Eder Militao balse xiddigan ayaa haddii heshiiskiisa la isku af-garto kaliya kooxda kusoo biiro doona dhammaadka xilli ciyaareedkan.
Kaddib inay M...
Friday, January 18, 2019
-
Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Magacaabid Nin Baahan (Qaybtii 54aad) Qore: Maxamed Xoosh.
Waxa Muuqata In Dhaqanka Soomaalida Ay Kusoo Biirtay Dhaqanka Ah Xoolaha Dawladu Leedahay Waa Hanti Lawada Leeyahay !
Dhawaaqa Shacabku Ku Ceceliyo Ee Ah Waa In Cadaalad Bulsho La Helaa , Waa Doonitaan La U Wanaagsan In Ay Kaca...
Friday, January 18, 2019
-
Qatar oo ka guuleysatay Sacuudi Carabiya
Xulka kubadda cagta ee dalka Qatar ayaa 2-0 uga adkaaday dhiggiisa uu xifaaltanka weyn uu ka dhexeeyo ee dalka Sacuudi Carabiya, ciyaar ka tirsaneyd Koobka Qaramada Aasiya.
Kulankaasi oo xiisa gaar ah lahaa, isla markaana loogu...
Friday, January 18, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|