ARTICLES
-
Tagista Xamar Dambi Maaha Hadii Aanu Qofku Hawlo Siyaasadeed u Tagin Iyo Wax Yeelaynta Qaranimada Somaliland!
Mogadishu waa magaalo madaxda dalka aynu jaarka nahay, waana magaalo soomaaliyeed qofkasta oo ay dan ka gashaana wuu tagi karaa oo danihiisa wuu ka soo qabsan karaa ama wuu u joogi karaa, tagisteeda iyo joogisteeduna waxa ay la mi...
Tuesday, February 12, 2019
-
Maxaad War Ka Haysaa Xawaalada Wastern Union Iyo Waxay Ka Shaqayso Somaliland?
Waa Qol yar oo madaw oo aad u kulul oo ku yaala meel huluul ah, iyo luuq ku daba yaala bakhaar iibiya bagaashka oo ku yaal badhtamaha magaalada hargaysa agagaarka masjid jaamaca weyn.
Markaad sidaa u soo gasho waxaa ku qaabil...
Monday, February 11, 2019
-
Dhaxalkii Kulmiye waa toban jirsaday. guushii Xisbiga Kulmiye ee 2010-kii maxaa laga dhaxlay?.
Ma Kulayl Iyo Kabo La'aan Mise Karaamo Iyo Korniin Shacab? Q.1aad:
Waa Qiimayn guud oo aan isku dultaagayo casharada lama ilaawaanka ahaa , ee aynu ka baranay mudadii uu xilka hayey Xisbiga kulmiye iyo Xukuumadihiisii kala ...
Monday, February 11, 2019
-
Ciyaartoy u dhashay Baxreyn oo xoriyaddiisa dib u helay
Ciyaartoy u dhashay dalka Baxreyn oo ku xidhnaa dalka Thailand ayaa lagu soo daayay damaanad kaddib markii Baxreyn ay ka laabatay codsi ay ku dooneysay in loo soo tarxiilo dalkeeda.
Xaakim Al Carabi ayaa u cararay dalka Australia...
Monday, February 11, 2019
-
Boolis Mas ku cabsiiyay qof ay soo qabteen
Booliska dalka Indonesia ayaa raali gelin ka bixiyay kaddib markii nin ay soo qabteen ay ku cabsiiyeen Mas.
Muuqaal baraha bulshada lasoo geliyay ayaa muujinayay booliska oo Maska ku cabsiinaya ninka oo katiinadeysnaa xilli uu qe...
Monday, February 11, 2019
-
Fashilaada heshiiskii DPW iyo Somaliland oo debeda u soo baxay.
Shirkada DPWorld waxay Somaliland heshiish la gashay 9/5/2016 taa soo ilaa iyo maanta aan hawl muuqata oo la taaban karo ka qaban Dekedii Berbera oo ay 2 sanadood maamuleysay . Heshiiskii Somaliland iyo DPW wada galeen 9/8/2016 oo...
Monday, February 11, 2019
-
Khatarta Caafimaad Daro Ee ka Iman Karta Walxaha La Raaciyo Qashin Qaadista!Dr Buux Ibraahim.
Waa in aad looga taxadiraa in aan la raacin qashinka waxyaabaha qarxa ama irbadaha farmasiyada iyo cusbitaalada kasoo baxa sidoo kale daawooyinka sharaabka dhacay etc maadama ay goobtii qashinka qubka caasimada ay u dhawdaha...
Sunday, February 10, 2019
-
Somalia Iyadaa Gurmad Iyo Waxtar U Baahan Maanta !!W/Q;Muhumed Dhimbiil.
Somalia iyadaa maanta gurmad inooga baahan iyo in aynu Somaliland ahaan wax ku tarno, hadii ay wax tari karto iyadaa is hagaajin lahayd.
Waan ka naxaa oo ka murugoodaa maatida iyo dadka shacabka ah ee aan waxba galabsan ee maal...
Sunday, February 10, 2019
-
Ciyaaryahan 27,000 oo Pound ugu deeqay baadi goobka duuliye la la’yahay
Ciyaaryahanka Faransiiska u dhashay ee Kylian Mbappe ayaa ku deeqay £27,000 oo Pound Iyadoo dhaqaale loo aruurinayo qoyska duuliyihii la waayey ee David Ibbotson.
Mr Ibbotson, oo kasoo jeeda Crowle, Lincolnshire, ayaa diyaarad...
Sunday, February 10, 2019
-
For The Sake of Our Country’s Interest, We Have To Cooperate With President Muse Bihi And His Government!
FOR THE SAKE OF OUR COUNTRY’S INTEREST, WE HAVE TO COOPERATE WITH PRESIDENT MUSE BIHI AND HIS GOVERNMENT! Eng Xusein Adan Cige(Dayr)
Despite the depth of challenges and the complexity of problems that the President of Republi...
Saturday, February 9, 2019
-
Waar Yaa Na Soo Kala Gaadha Nimankan Localka ah!Prof Cabdi Cali.
Wariye Mooge: bal ka warran maxaa ka jira in qofku xubinnimada luminayo, haddii uu xisbiga dhaliilo ama xukuumadda?
Sharci-doon: Ma siday ku fiican tahay mise in aanay danbi ahayn; waxay ku fiican tahay in ay hoos u dhammaystaa...
Saturday, February 9, 2019
-
Madaxwayne Meeday Sarreyntii Sharcigu?W/Q;Muhumed Dhimbiil.
“Waxa Aan Rabaa in Aan ku Xasuusiyo Sidii Laguugu Guntaday Wakhti la Soo Maray Oo la Doonayey In Mu'aamaraad Lagugu Xidho Iyo Shani Baa la Qarxinayey”Dhimbiil.
Sharcigu In uu Sareeyo oo Uu Qofwalba ka Sareeyaa waa mid ku Qora...
Thursday, February 7, 2019
-
Caruurtu Inay Tahriibto Inaga Ugu Wacan!!Qalinkii; Barkhad-ladiif.
“Class baan galay waxaan eegayey miisaska iyo kuraasta yaalla waa loox iyo bir la isku xidhay oo la laabay oo ardaygu ku fadhiyo, nijaar waliba wuu samayn karaa, waxa naxdin iyo yaxyex lahaa inay ku qornaayeen Hay’addo inagu c...
Thursday, February 7, 2019
-
Manchester City oo hogaanka qabatay
Kooxda difaacaneysa horyaalnimada Ingiriiska ee Manchester City ayaa dib ula wareegtay hogaanka Premier League kaddib marki ay xalay 2-0 ku garaacday Everton oo ay marti ugu aheyd garoonka Goodison Park ee magaalada Liverpool.
...
Thursday, February 7, 2019
-
PSG oo gaadhay semi-finalka French Cup
Kooxda tartanka difaacanaysa ee Paris St Germain ayaa waxaa qirinqiir gelisay kooxda were taken to extra time by third division side Villefranche Beaujolais (Fiilefaqanje Buujuuleey) oo ka mid ah kooxaha heerka saddexaad, kaddib m...
Thursday, February 7, 2019
-
Gabadhii dhalatay iyadoo wadnaheedu uu bannaanka ka shaqeynayo
Gabadh yar oo dhalatay iyadoo wadnaheedu uu bannaanka yaallo ayaa loo oggolaaday in guriga la geeyo, si ay ugu noolaato, ka dib markii ay 14-kii bilood ee ugu horreeyay nolosheeda ku qaadatay Cisbitaalka.
Vanellope Hope Wilkins...
Thursday, February 7, 2019
-
Haweenay u dabaaldegtey dilkii Mahtama Gandhi oo lagu xidhey Hindiya
Guddoomiyaha dadka aaminsan diinta Hinduuga oo ay siyaasaddoodu tahay midigta fog ee ku nool dalka India ayaa xabsi loo taxaabay kaddib marki ay iska soo duubtay muuqaal iyada oo baastoolad ku dhufaneyso sawirka Mahtama Gandhi.
...
Thursday, February 7, 2019
-
Nin xabsi ku muteystay funaanadda xulka kubadda cagta ee Qadar
Nin u dhashay dalka Britain ayaa lagu xidhay dalka Imaaratka Carabta kaddib markii la weeraray isaga oo xidhan Funaanadda ay ku ciyaraan xulka kubadda cagta dalka Qadar xillli ay socotay cayaar.
Cali Ciise Axmed oo 26 jir ah oo k...
Wednesday, February 6, 2019
-
Midhihii Ay Dhashay Doorashadii 13 nov 2017 Waxa ka Mid ah In Lagu Mashquulo Xanaftii Doorashada Iyo Mideynta Dadka Somaliland.
Markii aynu xisbiyadii qaranka si aad uga duwan waxii loo aasaasay ka dhignay, doorashooyinkiina reero tartamaya oo sooc ah noqdeen , waayo way jiri kartaa in xisbiba beelo ku bataan ama deegaan haddana dadka kale kamuu madhnaan j...
Tuesday, February 5, 2019
-
Marxuum Axmed Cabdillaahi Cali: Samafalihii Dunta Wanaagsanaa!.W/Q Siciid M, Gahayr.
Marxuun Axmed Cabdillaahi Cali: Samafalihii Dunta Wanaagsanaa!
Waxa magaalada Hargeysa ku geeriyooday Marxuun Axmed Cabdillaahi Cali oo ahaa muwaaddin, ganacsade iyo samafale ku noolaa magaalada Hargeysa. Qof ahaantayda waxa uu...
Tuesday, February 5, 2019
-
“Muddo Ku Dhaw Sagaal Sanadood Sabab Macquul ah Miyay Tahay, In Mudo Dhaafka Doorashada Wakiiladu Ay U Qabsoomi kari Wayday Saami-Qaybsiga 82 kursi”Cali Guray
WAADAAN KA ADKIYE WAX KALAA JIRA!
Muddo ku dhaw sagaal sanadood sabab macquul ah miyay tahay in mud dhaafka doorashada wakiiladu ay u qabsoomi kari wayday sida dadka loo sheego saami-qaybsiga 82 kursi ee golaha. Anigu ma rumays...
Tuesday, February 5, 2019
-
Codsi; Ku Socda Madaxweynaha Jahuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi Qalinkiin:Maxamed Xoosh.
Qoraa UK u Dhashay Ayaa Laga Reebay “Dimuqraadiyadu Uma Fiicna Umadaha Jaahilka Ah WAAYO Inta Badan Oo Aan Garaad Siyaasi Ah Lahayn Ayuu Mastaqbalkaagu Gacantooda Ku Jiraa”
Shaki Kuma Jiro Somaliland Dimuraadiyad Inay Ku Ca...
Sunday, February 3, 2019
-
HIPPSOR Policy Brief: Somaliland Democracy At Cross Roads!
Somaliland, dubbed as an “oasis of peace in an unstable region”, has also recorded significant strides along its journey to electoral democracy compared with any of its neighbors. Since unilaterally reclaiming independence a...
Sunday, February 3, 2019
-
Nin lagu qabtay dhal Harmacad oo uu boorso ku watay
Nin rakaab ah oo ka soo safray dalka Thailand kuna socday dalka India ayaa lagu xidhay gega diyaaradeed oo ku taalla dalka India kaddib markii ay shaqaalaha Jibriga Boorsadiisa ka soo saareen dhal Harmacad oo bil jira.
Shaqaala...
Sunday, February 3, 2019
-
Af soomaaliga :- Marxalada Maanta Iyo Jiritaankiisa Mustaqbal.Qalinkii;Khaalid Bulshaawi.
Marxalado kala duwan iyo dadaalo is Xigay oo muddo dheer soo socday Ugu danbayn sanadkii 1972 kii ayay dawladii soomaaliyeed shaacisay hadal aad loogu farxay oo ahaa in guud ahaan qoomiyada Soomaaliyeed ay yeelan doonaan Afka ay k...
Saturday, February 2, 2019
-
Somaliland Cidii Ay Wax Isku Darsadeen Lama Odhan Jirin jamhuuriyada federaalka Somalia Ee Yey La Hadlaysaa?
Somaliland oo loo yaqaanay Somaliland British protectorate ama mahmiyadii ingiriiska ee dhulka somalida ayaa waxa ay xornimadeedii dawladnimo ka qaatay dalka boqortoyada ingiriiska taariikhdu markay ahayd 26 June 1960 kii, maalmo ...
Saturday, February 2, 2019
-
Maxaad ka taqaan wiilka Soomaaliga ah ee lafdhabarta u ahaa guulihii Qadar?
Akram Xasan Cafiif oo 22 sano jir ah waxa uu ka mid yahay ciyaartoyda xirfadda sare leh ee sida weyn isha loogu hayo.
Waxa uu lambarka 10-aad uga ciyaaraa xulka qaranka ee waddanka Qadar, isagoo kaalin mug lehna ka qaatay guuli...
Saturday, February 2, 2019
-
Qadar oo ku guulaysatay koobka Asian Cup
Waddanka Qadar ee lagu wado inuu marti galiyo ciyaaraha koobka adduunka ee sannadka 2022-ka ayaa markii ugu horreysay ku guuleystay koobka Aasiya, ka dib markii ay 3-1 uga badiyeen xulka qaranka Japan.
Japan oo 4 jeer hore u so...
Saturday, February 2, 2019
-
Muranka Guddida Doorashooyinku Saddex Arimood Mid Uun Buu Ku Dhamaan!!Qalinkii;Barkhad-ladiif.
Tan Iyo Intii golaha Guurtiddu u kordhisay golaha Wakiiladda madaxweynuhu wax talaabo ah ama go’aan ah muu qaadin, waxaanay u muuqataa inuu arrinku ku baahay ka dib markii Guurtiddu u cayintay doorashadu inay dhacdo wakhti Komis...
Friday, February 1, 2019
-
Madaxweynaha JSL oo Tacsi Ah U Diray Qoyskii iyo Ehelkii Uu Ka Baxay Cumar Suldaan Cabdiraxman
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, madaxda dhaqanka, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoys...
Friday, February 1, 2019
-
Shalay Waad Taageertay, Maantana Waad Ka Horjeeddaa:Fadlan Na Qanci!Qalinkii; Maxamed Baashe Qaybtii 2aad.
Jawaab
Waa sax dareenkiinnu, su’aashiinnuna, Alle hortii, waa xaq. Waayo waa run u qaawan sida cir aan caad lahayn oo Muuse Biixi ma aan taageerin oo qudha ee waxa aan ka mid ahaa dadkii bulshada malabka u marmariyey, dharka ...
Thursday, January 31, 2019
-
Tagerayaasha Kooxda Chelsea Oo Dalbatay In La Eryo Maurizio Sarri Iyo Tababaraha Ay Dalbadeen In Loo Keeno!
HARGAYSA(W,N) Taageereyaasha kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa quus ka istaagay tababaraha kooxdooda Maurizio Sarri kaddib markii xalay ay usoo hoyatay guul-darradii ugu weynayd muddo ka badan 20 sannadood, isla markaana ay 4-0 ku...
Thursday, January 31, 2019
-
Qadar oo guul cadho abuurtay ka gaadhay Imaaraadka
Qadar ayaa 4-0 ku garaacday waddanka Marti galiyay tartanka koobka Aasiya ee Imaaraadka Carabta, si ay u gaadho finaalka koobkaas, iyadoo ciyaartaasna ay taageerayaasha imaaraadku kabaha ku tuureen ciyaarytoyda kasoo hor jeedda ee...
Thursday, January 31, 2019
-
Habeenku Siyaad Barre Dibjirey
Baraha bulshada iyo websit yada qaar kood ayaan soo dhigay maqaal ka hadlaayey culimadii uu Siyaad Barre dilka toogashada ah ku fuliyey 23/1/75. Maqaal ku wuxu soo baxay sand guuradii 44 maalinta culimadu shahiideen iyaga oo aan d...
Thursday, January 31, 2019
-
Filim Jaceyl ah oo ay jilayaan wiil uu Imaam Soomaali ah dhalay iyo gabadh uu baadari dhalay
Waxaa magaalada Minnesota ee dalka Mareykanka lagu soo bandhigay filim cusub oo laga sameeyey qiso jacayl ah oo dhexmaraysa wiil Soomaali ah iyo Gabadh caddaan ah.
Filmkan ayaa waxaa loogu magac daray First Person Plural.
Qi...
Thursday, January 31, 2019
-
Japan: Waayeel banaanka ka doorbiday xabsiga
Dalka Japan mowjadaha dambiyada ah ee ay gaystaan dadka ay da'doodu ka sareyso 65 sano ayaa sare u sii kacayay 20-kii sano ee ugu dambeeyay.
Kala badh dadka dambiilayaasha ee xabsiyada laga soo daayay magaalada Hiroshima ayaa w...
Thursday, January 31, 2019
-
Facebook ma waxaa loo adeegsadaa dano siyaasadeed?
Dadka adeegsada facebook-ga ayaa sii kordhaya iyadoo ay jiraan fedeexooyin xidhiidh ah oo ku aaddan sida loo maamulo xogta dadka ee gaarka ah iyo dhaliilo la xidhiidha isku dayga sharikaddaasi ay ku doonayso in ay ku cidhibtirto w...
Thursday, January 31, 2019
-
Reer Gar Adagoow Somaliland Sune Xun Baad Kaga Tagteen!!Qalinkii;Muhumed Dhimbiil.
Somaliland waa Dal Dimuqaradiyad iyo nidaamka axsaabta badan qaatey oo ay labada walaalaha ahi kala afkaar noqon karaan midwalibana xisbiga uu doono gali karo oo taageero siin karo.
Waxa aynu ku soo soconay nidaamka tan iyo mar...
Wednesday, January 30, 2019
-
Maayir Soltelco: Halyeyga Horumarinta Hargeysa Iyo Dawladdaha Hoose Ee Dalka!
Maayirka Caasimada Hargeysa: Masuul koobsaday Hogaamin Tolmoon, Howl-karnimo, Hufnaan Maamul iyo Hayinnimo…”Qallinkii: SCC. Kalshaale.
Taariikhda ayaa xusi doonta, oo xusuusnaan doonta, waxaana hubaal ah in maalin maalmaha ...
Wednesday, January 30, 2019
-
Arday ay adag tahay inay waxbartaan iyagoon khatar u badheedhin
Ka warran haddii marka aad iskuulka tagayso aad ku khasbantahay inaad ku dabaalatid biyaha badda oo ay ka buuxaan geedo, adigoo madaxa ay kuu saaranyihiin buugaagtaada oo bac ku duuban?
Inta aad sii socotid oo dhan waxaad ku ra...
Wednesday, January 30, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|