ARTICLES
-
Laba War Ba Xoog Baan Ula Yaabay!W/Q; Maxamed Haaruun.
Ninkii xidhnaa ee Abees baa shirkii Kulmiye tegay ayaa la igu yidhi. Waxa kale oo la igu yidhi madaxwaynaha ayaa baabuur u soo diray, oo u yeedhay! Sidaas baa aan maqlay. Tan dambe micno ma leh, laakiin hadalka qaybtiisa hore ...
Wednesday, February 27, 2019
-
Wasiirka Gaashaandhiga JSL Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Sarkaalka Ugu Sareeya Ee Ciidamada Ingriiska Ee Somalia.
Hargeysa(W,N )Kulankani oo saaka ka dhacay gudaha xarunta wasaarada gaashaandhiga JSL ayaa ahaa mid uu wasiirka gaashaandhiga Somaliland Eng Ciise Axmed Yuusuf (Xawar) uu ku qaabilay taliyaha guud ee wasaarada gaashaandhiga ingr...
Wednesday, February 27, 2019
-
Madaxweynuhu Safarkii Ethiopia Guul Ayuu Ka Soo Hoyey, kalmada (Adminstration)Kama Mid Aha “Diplomatic Language”ka W/Q:Cabdiraxmaan Jeesto.
Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Mudane: Muuse Biixi Cabdi ayaa safar casuumadeed ku tagay dalka aynu jaarka nahay ee Ethiopia, Kaasi oo daaranaa amuuraha xidhiidhka iskaashiga l...
Tuesday, February 26, 2019
-
Tiiri Kaalintaada:W/Q:Abdifatah Hussein Ducaale.
Qofkasta oo bali aadan ahi waxa uu nolosha ku leeyahay kaalin muhiima dhinac kasta, illaalinta diintiisa, naftiisa, dalkiisa iyo dhaqankiisaba, hadaba waxan isku dayayaa inaan si qoto dheer u sharaxo kaalinta dhalinyaradu ku l...
Tuesday, February 26, 2019
-
Nin diyaarad ku afduubtay qoriga ay caruurtu ku ciyaarto
Nin rakaab ahaa oo afduubtay qof kamid ah shaqaale diyaaradeed kuna hanjabay in uu xoog ku gali doono qaybta diyaradda laga hago ayaa la xaqiijiyey in uu sitay qoriga ay caruurtu ku cayaarto. Diyaaradda ayaa kasoo duushay magaalad...
Monday, February 25, 2019
-
Atoore abaal marin caalami ah helay oo ku faanay in uu Masar ka soo jeedo
Rami Malek oo ku guulaystay abaalmarinta atooraha ugu fiican sannadka ee ay bixiso Akaademiyadda Aflaanta ama Academy Award ayaa xusay Masar.
“Waxaan ahay wiil ay dhaleen soo galooti Masaari ah, waxaana ahay jiilka koobaad ee...
Monday, February 25, 2019
-
Dheefta Cilmigu Ha Ku Dhaxalsiiso Garasho: Qalinkii;Cabdifataax Xuseen Ducaale,
Aqoonta Iyo waayo aragnimadu waa dheefta iyo midhaha laga goosto barashada cilmiga. Cilmiga ama aqoontu waa sheyga kaliye ee aadamaha haga kuna gaadhi karto guul adduunyo iyo mid aakhiraba, waa wada iyo tooshka u iftiimaya noloshi...
Sunday, February 24, 2019
-
Documentation Of Vessel Identity Determines The Safety Of Ports.
Vessel documentation & information and Search and Rescue (SAR), are the two most important factors for securing ports all over the world. For one thing, there are un-licensed or illegal vessels that dock at ports and change th...
Sunday, February 24, 2019
-
“Villa Somaliya Been Bay U Sheegtay Shacabkeeda!!Qalinkii;Maxamed Aadan Tarabi.
Villa Somalia been bay u sheegtay shacabkeeda. Qoraalkii ka soo baxay wuxuu u dhignaa in Abo Axmed uu Soomaalilaan amar ku siiyey inay Federaalka hoostagaan. Waxase is weydiin mudan. Abi Axmed ma samayn karaa sidan? Miyaa laysku c...
Saturday, February 23, 2019
-
Sawir Guud Aan Ka Bixino Doodda Dhexmartay Muuse Biixi Iyo Abiy Axmed!W/Q;Barkhad-ladiif.
Inta badan madaxweyne Muuse Biixi waa nin dadka iyo deegaankaba aad u kala yaqaan, qof kasta oo uu la kulmo waxa uu caado u leeyahay inuu uga waramo Aabihii, ama awawgii amaba qof deegaankiina caanka ah taariikh uu leeyahay, tusaa...
Saturday, February 23, 2019
-
Somaliland Republic is the name of Somaliland Republic, period
Somaliland is not a regional administration which Mr. Abby could ask the Somaliland Presidential delegation to cooperate with Federal Somalia, but unfortunately Mr. Abby did just that any!
Mr.Bixi and his delegation were suppos...
Saturday, February 23, 2019
-
Wariye buug qoray isagoo aan isticmaalin gacmihiisa
Muddo sannado ah ayey ku qaadatay ninkan inuu qoro buug ku saabsan noloshiisa, isagoo isticmaalaya xubin ka mid ah jidhkiisa oo aan gacmaha ahayn.
Qoraagan quluubta dad faro badan gilgilay, oo lagu magacaabo Josh Barry, wuxuu k...
Saturday, February 23, 2019
-
Xayawaan ay u gurmadeen iyagoo moodaya mid la xannaaneysto oo ku noqday bahal caan ah oo dadka cuna
Shaqaale naxariis badan oo u dashay dalka Estonia ayaa iyagoo biyo xidheen u dhow Wabi baraf ah ku sugan waxay badbaadiyeen xayawaan ay u maleynayeen inuu yahay Ay.
Laakiin markii dambe waxay ka war heleen in xayawaankan uu xaq...
Saturday, February 23, 2019
-
Nabi Maxamed (SCW) – Hogaamiye In Tusaale Laga Dhigto Ay Tahay! Sheekh Siciid Cali,
Qayb ka mida xalalka dhibaatooyinka umadeena waxa ka mida in la helo hogaan toosan oo garanaya masuuliyada saaran Hogaamintii (SCW) waa kalimada kookooban oon ku eegi doono dhinac ka mida siirada rasuulka (SCW) oo ku saabsan hog...
Friday, February 22, 2019
-
Caqabadaha Uu Curinayo Madaxweyne Muuse Bixi Cabdi!Qalinkii;Mohamed Osman.
Inta la socota xaalada ay ku jirto Qaranimada Jamhuuriyada Somaliland waxay dareemayaan cabsi ku aadan Mustaqbalka Somaliland.
Madaxweyne Muuse biixi cabdi intii uu talada gacanta ku hayay Bulshada jecel jiritaanka Qaranimada S...
Friday, February 22, 2019
-
Muxuu Alle (SW) Kala Hadlaa Muruqan-Yar ?Qalinkii; Maxamed Faarax.
Khuburada ku xeelka dheer cilmiga barashada caafimadku waxay sheegaan, in marka ay dhimato maskaxadu uu qofku geeriyoodo, iyadoo ay inoo muuqato kumanaan kun oo qof oo maskaxdoodii dhimatay (Death brain), haddana nool oo uu si...
Friday, February 22, 2019
-
Somaliland Ma Guur Guurto Mana Guhaado Ruux Maalay, Ladnayaystay Inaad Tidhaah Lur Iyo Waa Kuu Lugooyo!
Laba nin oo saaxib ahaa ayaa waxay kala maqnaayeen in muddo ah. Kadib waxay iskaga hor yimadeen meel wado ah. Markasay isku naxeen farxad darteed. Midbaa salaamay ninkii kale ee saxiibkii ahaa, wuxuuna ku yidhi: “Saaxib ii waran...
Friday, February 22, 2019
-
Ma Soconayso Bilayskuu U Xidhan Yahay Iyo Adeer Baa Loo Yahay!. Ma Aha Waxaasi Shuqul Dawlo!
Wariye Moge: Abwaan Abees muddo ayuu xidhnaa, maxay keeni kartaa Arrintaasi?
Isagii: xukuumaddu waxay tidhaa Bilayska ayuu u xidhan yahay; mase oga in arrintani ay tahay arrin khatar ah marka la eego qiimeynta lagu sameeyo Qara...
Friday, February 22, 2019
-
Shabakada Wajaalenews oo Tacsi U Diraya Qoyskii, Qaraabadii iyo Shacabka Somaliland Ee Uu Ka Baxay Dr. Maxamed Rashiid
Dhamaan Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda Wararka Wajaalenews.net meel kasta oo ay joogaan waxa ay dhambaal tacsi ah u dirayaan, Qoyska, Qaraabada, Ehelka, Aqoonyahanka, Asxaabta i...
Friday, February 22, 2019
-
Sidee Xaalku Weeyaan Somaliland!Qalinkii;Cabdikarim Qaamuus.
Mujaahid weyn oo loo hanweynaa ayaa la doortay oo waxaa madaxweyne loo doortay muuse biixi cabdi oo wax badan laga filayay laguna sheegi jiray hala adayg iyo astaamo hogaamineed laakiin ilaa hada ma Muuqato oo sanadkii koowaadba w...
Thursday, February 21, 2019
-
“Shalay Xukuumadu Si Weyn Bay U Xustay Maalintii Dhagax Tuurka,isla Maantana ficilkii Ay Shalay Oo Dhan Siyaad Barre Ku Caayeysay Ayay Maxkamada La Timid! Gar, Xasan Cali.
Garyaqaan Xasan Cali Xasan Oo Isbarbar Dhig Ku Sameeyay Jawigii Shalay Ee Xuska Dhalinyaradii Uffo Ee Agagaarka Maxkamadaha Iyo Dhacdadii Maanta Ee Isla Xukuumadu Ciidamada Xaddhaafka kusoo Tubtay dariiqyada maxkamada Iyo keen...
Thursday, February 21, 2019
-
The Solid House “Somaliland”By Ahmedyasin Sh Cumar.
“THE SOLID HOUSE” Magacbixinta waxaa iska leh Oday Ismeal Lugowayne, oo ah nin Qoraa ah ilaahay hibbo usiiyay inuu qalinkiisa wax ku sawiro,ilamuu wadaagin halkay u buuxisay,waxaase iimuuqday Suaal Somaliland tiirarkan adag ...
Thursday, February 21, 2019
-
Dharaaro Xusuustood
Warsan iyo weedhsan ii soo waceey, warsan iyo weedhsan ii soo waceey Amina Fayr
Waxa la yidhi, haddii nin geel uu la joogi jiray ka tago oo geel kale doonto wax keliya ee uu korodhsadaa waa hashaasna maxaa la yidhaahdaa?” Tu...
Thursday, February 21, 2019
-
Dhibaatada ina haysata waxa aynu ku faraxsanahay sawiro iyo kulan hogaamiye dawlad dhigeen ah!!!
Marka aad jiritaankaaga yasayso ee aad hoos isku dhigayso, Waxa aad ku faraxdaa sawir iyo Madaxwaynihii ayaa la kulmay Madaxwayne ama raisal wasaare kale , waa ayaan daro ka mid ah kuwa ina haysta xaqiiqdii.
Wax weyn ilama aha ...
Wednesday, February 20, 2019
-
Bahda Shabakada Wajaalenews oo Tacsi U Diraya Wariye Cabdiraxmaan Carab Daa’uud oo Abihii oo Geeriyooday
Dhamaan Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda Wararka Wajaalenews.net meel kasta oo ay joogaan Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Wariye Cabdiraxmaan Carab Daa’uud Raage oo ka ha...
Wednesday, February 20, 2019
-
SOMALILAND OO DAYAXA TAGTAY–Kabtan Shaysa Oo Booqday Madxafka Saryan Geeyeyna Sawir Muujinaya Qaab Xisaabeed Uu Ku Beegsaday Dayaxa.
Kabtan Shaysa Oo Booqday Madxafka Saryan Geeyeyna Sawir Muujinaya Qaab Xisaabeed Uu Ku Beegsaday Dayaxa.
Hargaysa ( W,N ) Kabtan Yuusuf Aar Ducaale (Shaysa) oo ah khabiir xaga badda iyo Maraakiibta ah ayaa booqday Madxafka Sa...
Tuesday, February 19, 2019
-
Bud-dhiga Rugta Kutubta Gabiley, Koboca Garaadka Iyo Korodhka Magaalada.(Gabiley National Library!!
Magaalo Madaxda gobalka Gabiley ayaa waxa laga binaynayaa Rug kutubeed oo ah mida ugu heerka sareysa rugahaasi, Taasoo lagu magacaabo Gabiley National Library Isla markaana loo dhisayo si heer caalamiya laguna qalabaynayo si balaa...
Monday, February 18, 2019
-
Been fakatay Mise Run “In Xukuumadda Muuse La Wareegtay” $80 Milyan Oo Dayn ah?Faallo. Saleban Kalshaale.
Badheedhihii Xildhibaan Buubaa + Baxaa-degga Wasiir Sacad + Jahawareerka Bulshada iyo seef la boodnimada Mucaaridka, midkee Baaqi ku noqon doona Quluubta Shacbiga…?
goormaa lala xisaabtami doonaa Xildhibaanka ama Xukuumadda m...
Monday, February 18, 2019
-
Isdhex-galka Bulshada Reer Somaliland Oo Ay Xukuumadu Ka Gaabisay Kaalinteedii!!W/Q;Dhimbiil.
Xukuumada Waxa Ay ka Qaadan kartaa kaalinta ugu wayn isdhexgalka dadka reer somaliland si looga baxo saameynta qabiilka oo qarankuna u shaqeeyo.
Somaliland waa dal curdin ah oo jira 27sano oo bilo dhiman, waxa aafo ba'an ku hay...
Sunday, February 17, 2019
-
Kenya iyo Soomaaliya waa labo dal oo jaar ah, oo uu midba midka kale dan weyn ku qabo.
Tusaale ahaan, Soomaaliya ganacsigeeda ugu weyn iyo suuqeeda ugu weyn ee Bariga iyo Bartamaha Africa waxa uu ka bilaabmaa Kenya.
Soomaaliya dadkeedu danta ugu weyn waxa ay ku qabaan suuqa furan oo uu ganacsigeedu ka helo labo b...
Sunday, February 17, 2019
-
Isir Ka Dhuumashada Waxa Dhaanta Dimashada! W/Q;Samiya Muuse.
Caanahana Ruuxi Lushee Labeentoodana Nacaa, Laabtiisa Waxba Ku Jira!!
Waxaan Dood Wadaagnay Gabadh Finnish ah u igu tidhi waxaan asal ahaan ka soo jeeda Istoonia hooyadayna waa Finnish, waxay tidhi markii aan u soo guurnay Finlan...
Saturday, February 16, 2019
-
Jabuuti Iyo Eritrea Oo ka Dad Yar Itoobiya Iyo Kenya Midna Ma Hungurayn karaan Badoodda, Balse Waxay Hungureeyeen Badda Somaaliya, Waayo?
Kenya si cad waxay u sheegtay inay Bada Soomaaliya shiidaalka laga helay ay iyadu leedahay, Itoobiya waxay ciidanka badda u samaysatay inay Badda Soomaaliya xoog iyo xeelad ka ay doontaba ha ku hesho inay badda Soomaaliya ee dayac...
Saturday, February 16, 2019
-
Xildhibaan isku casilay roodhi uu xaday
Xubin ka tirsan xildhibaannada Slovenian ayaa xilka ka dagay ka dib markii uu dukaan ka xaday roodhi la jeexay oo la dhex galiyay wixii lagu cuni lahaa, xildhibaanka ayaa sheegay in shaqaalaha dukaanka ku yaalla Ljubljana ay u isk...
Friday, February 15, 2019
-
Who is responsible to care and help the street children with the burden to manage their own living?
This article is turning the attention of the government and the attention of all Somaliland citizens to the sufferings, pains, live miseries and the unbearable situation that Somaliland street children are facing in the streets of...
Friday, February 15, 2019
-
Sooyaalka Maalinta Jacaylka Adduunka Iyo Halista-Diimeed.Qalinkii; Cali Coomay.
Boqorkii Roomaanka ee la odhan jiray Claudius-kii Labaad, wuxuu ahaa Boqor awood badan oo kibir awgii kolba dagaal culus oo aan loo baahnayn geliya jiray ciidankiisa. Boqorkani wuxuu dhisay ciidan awood badan, balse wuxuu galay da...
Thursday, February 14, 2019
-
Ma Daaraha Ayeynu Dhisnaa Iyo Dariiqyada, Mise Dadkii Dhisi Lahaa Dalka,!W/Q;Muhumed Dhimbiil.
Marka aynu eegno ee fiirsano nolosha aadamaha ilaahay aduunkan ku abuuray kuwa hada nool kuwii qarniyadii hore noolaaba , waxa ay caqabadaha adag ee nolosha kaga baxeen aqoon iyo waayo aragnimo iyo dedaal oo ay ku gaadheen horumar...
Thursday, February 14, 2019
-
Jig Jiga Isbedelka Ka Dhacay Mid Togan Iyo Mid Tabanba Wuu Leeyahay Barkhad-ladiif ;Q:2aad.
Jig jiga Marka tagto Waxa dareemaysa xoriyad badan oo dadka oo dooddaya, waagii hore taasi may jirin, marka BBC la dhagaysanayo qof falanqeyn jirey may jirin dhagayso oo aamusni ku dhaqaaq bay ahayd imika sida la doona loo hadlaya...
Wednesday, February 13, 2019
-
Makhaayaddii Dembiga!! Qalinkii; Cali Coomay.
Shaaha iyo bunka makhaayadu waa diyaar 4:30 habeennimo ilaa 5:00. Marka sidaasi looga soo baxo salaadda subax ayey camirtantaa, oo dadkii soo tukaday ayaa shaaha iyo bunka cabba. Dad aan sidaasi u sii badnayn ayaa sii fadhiya, kuw...
Tuesday, February 12, 2019
-
Akhri; Baaq Uu Soo Saaray Ururka Midnimada Direed:
Akhri; Baaq Uu Soo Saaray Ururka Midnimada Direed:
BISMILAAHI RAXMAANI RAXIIM
Ku: Raiisal wasaaraha Dawlada Federalka ah ee Itoobiya mudane Abiy Ahmed
Ku: Madaxweyne Dawlada deeganka Somali State mudane Musafe Cagjar
K...
Tuesday, February 12, 2019
-
Adiga Ayaan Kuu Shaqeeyaa!W/Q; Xamse Cumar Kujoog.
Hadda ayuu kasoo galay shaqo iyo shirar qaatay saacado dhawr ah, oo uu la galay qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirrada iyo marti kale oo uga timid dawladaha jaarka ah.
Waxa uu u yeedhay mid ka mid ah shaqaalihiisa, waxa uu ku yidh...
Tuesday, February 12, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|