ARTICLES
-
Isku Aadka Quarter Final-ka iyo Semi Final-ka Champions League oo La Sameeyay
Waxaa la sameeyay isku aadka koobka Champions League wareegiisa quarter final-ka oo lagu sii lamaaniyay isku aadka Semi Final-ka, waxaana ka dhacay kulamo xiiso badan, iyadoo la sugayo kuwa kale.
Waxaa dib loo xasuusan doonaa f...
Friday, March 15, 2019
-
Qareenada Jsl Oo Dhambaal Hambalyo Ah Udiray Garsoore Cabdisalaan Sh, Xasan Iyo Marwadiisa Habi Caaqil Kayse Oo Meherkoodu Ka Dhacay Hargaysa.
Alif Alif Mabruuk hambalyo Hambalyo Garsoore Abdisalaan Hasan Sh. Xasan Axmed iyo marwadiisa Habi Caaqil Kayse illahay haydinka dhigo qoyskii isku waara ubad khayr qabana kala hela Aamiin.
Guud Ahaan Bahda Qareenadda ...
Thursday, March 14, 2019
-
Ku Simaha Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Wasiirkii hore Qorshaynta oo Xaaskiisii geeriyootay
Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha Madaxweynaa Qaranka, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), oo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u ...
Wednesday, March 13, 2019
-
Madaxweynihii ugu horreeyay ee Email diray
30 sano ayaa kasoo wareegtay markii ugu horreysay ee Dunida loo soo hindisay adeegga internetka ee loo yaqaanno (world wide web), waxaana hadda dib loo xasuusanayaa sidii loo wajahay isticmaalikiisa iyo la qabsashadiisa.
Aqoony...
Wednesday, March 13, 2019
-
Facebook oo dacwad ku furtay shirkad ‘xogta ka xadda’ macaamiisheeda
Barnaamijyo sharci darro ah oo dadka lagu weydiiyo su'aalo ayaa loo adeegsaday in macluumaad looga qaato kumannaan ruux oo macaamiil ah, sida ay sheegtay shirkadda Facebook.
Mas'uuliyiinta shirkadda ayaa sheegay in qof walba oo...
Wednesday, March 13, 2019
-
Digaag isugu tagay dacawo ka dibna dilay
Digaag ku sugan beer lagu xannaaneeyo oo iskuul leeyahay oo ku taalla waqooyiga galbeed ee dalka Faransiiska ayaa la rumaysan yahay in ay isugu tageen oo dileen dacawo.
Dhacdadan naadirka ayaa ka dhacday gobolka Brittany ayaa la ...
Wednesday, March 13, 2019
-
Ninkii Internet-ka Sameeyay Oo Hadda Ka Deyrinaya Waxyeeladiisa!!
London, (W,N) – Sir Tim Berners-Lee oo ah ninka soo hindisay adeegga bogga internet-ka ee loo yaqaanno Web-ka ayaa wareysi uu siiyay BBC-da ku sheegay in loo baahan yahay tallaabo ay dunida oo isku duuban u qaaddo sidii looga ho...
Tuesday, March 12, 2019
-
Doorashada Iyo Saami Qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiilada!!W/Q;Khadar Sheekh Cali Jawhar.
Doorashada Golaha Wakiilada Waa In lagu saleeyo tirada gobolada Somaliland shanti Gobol ee woqooyiga Ee dawladii ugu dambaysay ee somaliyeed oo kala ah Awdal, waqooyi Galbeed, Togdheer, Sanaag iyo Sool oo si isleeg loogu qaybiyo t...
Tuesday, March 12, 2019
-
Soomaali Maxaa U Meel Yaal?
Madaxweyne Emmanuel Macron ayaa booqasho dhawr cisho qaadanaysa ugu baxay dalalka Jabbuuti, Itoobiya iyo Kenya. Halkaas oo uu tagay arimo la xidhiidha ia badelada ka socda Geeska. Madaxweynaha oo tan iyo intii la doortay Galbeedka...
Tuesday, March 12, 2019
-
Wax Ka Ogow Dhacdooyinka Maalinlaha Ah Ee Hargeysa Ka Dhaca!W/Q;Barkhad-ladiif.
Salaadii duhur waxa masaajidka ka kacay nin Cadayle ah waxa uu sheegay in xallay lacagtii cadayga iyo cadaygiisi ciyaal xoog kaga qaadeen oo aanu maanta ka haysan wax uu kaga qadeeyo, waxba habaari maayee bal idinku wax aan qadada...
Monday, March 11, 2019
-
Dhaq-dhaqaaqyada Socda Ee Dhinacyada Siyaasada & Dhaqaalaha Waa Dhabadii Guusha! By:Abdikalik Awal Bari.
Berbera(W,N) Sida Aan Aragno Ama Inoo Muuqata Dhaqdhaqaaqyada Socda Ee Dhinacyada Siyaasada & Dhaqaalaha Marka Aan Eegno Waxaa Kuusoo Baxaysa In Dalku Cagta Saaray Dhabadii Horumarka Iyo Helid Citiraaf Buuxa.
Safarada M...
Monday, March 11, 2019
-
Madaxweyne Imaaraat Ka Intan Uun Ma Ka Helnaa?W/Q; Cabdifataax Rashiid Maxamed.
Waxa Imaaraatka ku Sugan Madaxweyneheenna Mudane Muuse Biixi oo Martiqaad Rasmi ah ka Helay Madaxda Dalkaas Xukuma. Waxa Xusid mudan in si heer sare ah loogu soo dhaweeyay dalka Imaaraatka. Sababtuna waxa ay noqonaysaa labada dal ...
Sunday, March 10, 2019
-
Somalilanders Have Lots Of Cultural & Social Pride Upon Which They Can Be Pround Of.By Eng. Hussein Adan Igeh (Deyr):
*The spirit of Somaliland people, the capacity for common and shared destiny that allows us to pull together in times of challenge and times of hardship is something special!
*Our conciliatory cultural approach that allows us ...
Sunday, March 10, 2019
-
Ma Sheegi Karta Shakhsi Lagaga Dayan Karo Siyaasadda Maamulka Toosan Ee Ka Fog, Musuq-maasuq Dhinac Kasta Oo Uu Yahay.
Dhalllinyaro siyaasadda xiisaynaysa dhinacna ka warwarsan inay xaaraan ama musuqmaasuq u dhuuman karo, ayaa tallo I waydiisay, “cid aan ku dayan karno oo siyaasadda soo gallay ama ku jirta oo ka badbaaday tuugaysi, eex, nin jecl...
Saturday, March 9, 2019
-
Waa In Laga Faa,idaystaa Biyaha Roobka.
Biyaha roobka oo laga faidaysto loona sameeyo biyo xidheen waxay in badan wax ka taraysaa in waxsoosaarkeena beeralayda dalku uu horumar balaadhan ku talabsado xag dhaqaale iyo waxsoosarka beeralayda dalka
Cuntooyinka wadan...
Saturday, March 9, 2019
-
Garoonka Kubadda Cagta Ee Degmadda Maxamed Mooge Oo Si Habsami Ah Uu Uga Socdo Koob Ay 12 Kooxood Ku Tartamayaan!
Garoonka Kubadda Cagta ee Degmadda Maxamed Mooge ee Foonfurta Caasimadda Hargeysa waxa si habsami ah uga socda Tartan Kubada Cagta oo 12 kooxood oo degmadaasi ka dhisan loo dhigay, tartankani oo socon doona mudo 6 Bilood ah ayaa h...
Saturday, March 9, 2019
-
Labadii Midna Ma Hayo, Mase Aqaan Quusta!!!!
Waxa loo riday dawladdii adeegga bilaashka ah bixin jirtay (hadda adeegga bilaashka ah may bilaabin dawladdi Siyaad Barre) waxay ahayd in la helo maamul wanaag, Caqliga iyo Cilmiguna Shaqeeyo. Saw ma aha?!!!. Xorayntii ka dib iyo ...
Thursday, March 7, 2019
-
Siday Kylie Jenner ku noqotay bilyaneerka ugu da’da yar adduunka?
Qoyska lagu magacaabo Kardashian ayaan mar walba fadeexad ka dhammaanin
Balse markan ma aha fadeexaddii hore looga bartay qoyskan ee qabsan jiray warbaahinta.
Waxay ku saabsan tahay gabadha lagu magacaabo Kylie Jenner oo ka ...
Thursday, March 7, 2019
-
Manchester United oo si lama filaan ah ugu gudubtay rubuc dhamadka Champions League-ga
Manchester United ayaa guul taariikhi ah ka gaadhay Paris Saint-Germain ka dib markii ay kooxdaasi Faransiiska ah ka reebtay horyaalka Yurub ee Champions League-ga.
Paris Saint-Germain (PSG) ayaa lugtii hore ee lagu ciyaaray Ol...
Thursday, March 7, 2019
-
Sawkan Sarrifkii Soo Kacay, Ma Idinkaa Haddana Qiimo Riday Shillingkii Somaliland; War Saxaafadeed Kale Maxaad U Soo Saari Waydeen?
Sida Aynu la wada socono dib ayuu u soo kacay sarrifkii doolarka. Haddaba waxa is weydiin leh kuwii lahaa annagaa doolarka jabinay, immikana ma iyagaa kor u qaaday; teeda kale ganacsatadii ay lahaayeen alaabta jebiya, haddii ay ja...
Wednesday, March 6, 2019
-
Wakhtiyada Ugu Fiican Ee Wax La Akhristo!
1: Salaada subax ka dib ( xiligan waxad heli kartàa hal saac oo Aad waxbadan ku akhrisan karto kadibana aad isku diyaariso Aadida goobtaada waxbarasho.
NB: ha Ilowin Inaad soo kacdo Salada subax ka Hor hal saac inta aan la tuk...
Wednesday, March 6, 2019
-
Jarmalku Mashaariiicda Ay Wadaan Iyaga Dabagal Ku Haya Si Aanay Cashuur Bixiyeyaashoodu Waxay U Bixiyeen U Khasaarin.
Garmalku Hawl fiican oo Isla Xisaabtan leh iyo Dabagal leh bay ka Wadaan Mashaariicda ay Dalka ka Wadaan, Cashuur Bixiyeyaasha Shacabka Reer Jarmal Waxay Somaliland Galinayaan biyo qaybinta Hargeysa iyo mashruuca qashinka qoyan lo...
Wednesday, March 6, 2019
-
Hal Fure Oo Muhiim U Ah Guushu Waa Kalsoonida, Hal Fure Oo Muhiim U Ah Kalsooniduna Waa Diyaar-garawga.W/Q:C/raxmaan Jeesto.
Qormadani waxay ka mid tahay qormooyinkii la odhan jirey (Human Philosophy), Oo aan bishiiba mar la wadaago akhristayaasha sharafta leh ee qormooyinkayga ku xidhan, Waa hubaal biyo...
Tuesday, March 5, 2019
-
Shirkad shaqaalaheeda ka dalbatay in ay dalka ammaanaan
Shirkadda diyaaradaha ee qaranka dalka Hindiya ayaa shaqaalaheeda u sheegtay in ay ogaysiis kasta oo diyaaradda laga dhex baahiyo ay ku soo gunaanadaan jumlada wadaniyadda ah ee "Jai Hind" (Bogaadi Hindiya) arrintaas ayaana aad u ...
Tuesday, March 5, 2019
-
Sida warqad luntay ay nin ugu horseedday inuu noqdo bilyaneer
Barnaamijka isbuuclaha ah ee lagu magacaabo The Boss series waxay BBC-du ku eegtaa taariikhda dadka hoggaamiya ganacsiyada waaweyn ee adduunka. Isbuucan waxaan la hadashay Scott Farquhar, oo aasaasay madaxna ka ah shirkad software...
Tuesday, March 5, 2019
-
Qof masaasad ku soo qariyay daroogo oo Kenya lagu qabtay
Qof u dhashay dalka Nigeria ah ayaa lagu xidhay garoonka ugu wayn dalka Kenya isaga oo isku dayaya in uu si qarsoodi ah ula safro daroogo masaasad lagu qariyay, sida ay booliiska Kenya sheegeen.
"Gabadhan oo 25 jir ah ayaa diya...
Tuesday, March 5, 2019
-
Masayrka Raggu Ileyn Waa Masiibo Qarsoon!W/Q: khadar Ibrahim Aar.
Marka hore waxaa aan halkan mahad baladhan uga dirayaa Rabigeena csw ee Islanimada inagu galadaystay,kaasoo Nabi Muxamed (N.N.K) inoogu soo dhiibay Waxyiga Quranka ee dhamayska tirnaa.
Hor-dhac:-
Sheekadan halkan idiinka soo...
Monday, March 4, 2019
-
We Are Destroying Our Country By Our Own Hands!By Ibrahim Mead.
The author retrieved this old article from the files and republished it because the same things are happening even when we changed the disastrous regime of Kulmiye-1.
Unfortunately K2 manifested itself as K-1 thus 1+2 =1!
Ch...
Monday, March 4, 2019
-
Masuulka Kaliya Ee Si Siman Bulshadda Oo Dhami Ugu faraxday Xilka Loo Magacaabay!Qalinkii;Barkhad-ladiif.
Waa toddobaadan jir maanta ay soo gaadhay cadaaladdu oo mudadaasi uu shaqaynayey habayaraatee aan dalacin, halka kuwii ka dambeeyey ee uu isagu tobabaray madax u noqdeen.
Wariye Maxamed Cali Weji oo ka dareen celinaya xilka loo...
Monday, March 4, 2019
-
Shaqo Qaran: Barnaamij Abuuraaya Is-diido Loo Baahan Yahay!
Barnaamijka shaqo qaran ee shalay bilaabmay waa dhaq-dhaqaaqii ugu horreeyay inta aan garanaayo ee ka soo horjeeda fikirka uu ku dhisan yahay maamulka Somaliland ilaa bilawgiisii, taasoo mustaqbalka dhaw abuurisa is-diido weyn laa...
Monday, March 4, 2019
-
Taariikha Wasaaradda Maaliyadda Jsl Iyo Magacyada Wasiiradii Soo Maray!!
Wasaaradda Maaliyaddu waa lafdharbta dhaqaalaha Jamhuuriyada Somaliland, waana Wasaaradda ugu balaadhan dawladda, waxaanay la kowsatay jiritaankii Jamhuuriyadda Somaliland ee 1991.
Wasaaradda Maaliyaddu waxay soo martay heerar ...
Monday, March 4, 2019
-
Waxyaabihii Uu Dhowr Jeer Ka Hadlay Agaasimaha Cusub Ee TV-ga Qaranku Maxamed Cali Waji!!
Rugcaadaa wariye Maxamed cali waji ayaa maanta loo magacaabay agaasimaha tvga qaran
Hadaba wariye waji ayaa dhowr jeer oo hore sheegay sida hayb ahaan aan loogu dhiibin wax xil ah beeshiisa halkan ka dhugo waxyaabihii hore waji...
Sunday, March 3, 2019
-
Silsilada Raaligalin; Xisbiga Qarannimo! Qaybta 1Aad.
Silsiladan waxaan ugu talo-galay cid kasta oo i garanaysa laga bilaabo ehelkayga, asxaabtayda, ardaydayda iyo cid kasta oo hawada kala socon jirtay qoraaladayda iyo muuqaaladayda.
Hadafka silsiladani waxay tahay in aan bulshada...
Sunday, March 3, 2019
-
Waxyaabaha Ay Wadaagaan Iyo Kuwa Ay Ku Kala Duwan Yihiin Shirkii Golaha Dhexe Kulmiye Ee Borama Iyo Shirkii Hargeisa Ee Cabdiraxmaan Cabdiqadir Lagu Dhaawacay!!
Horta inta aanan guda galin qoraalkayga waxa aan doonayaa in aan idiin bayaamiyo hogaamiyihii iyo xisbigii aan ugu hanka weynaa Somaliland ee aan jeclaa in aan salaanka siyaasada ka fuulo.
Xisbigii aan ugu jeclaa waxa uu ahaa X...
Saturday, March 2, 2019
-
“Inay Dadku Siyaasiyiinta Ka Horeeyaan Oo Aan Wakhtigan Been Loo Sheegi Karin Waxa Ku Cadeyn ah Su’aalaha Mar Walba Iska Waydiiyaan Hadalada Madaxdooddu Usheegto”
Inay dadku siyaasiyiinta ka horeeyaan oo aan wakhtigan been iyo riwaayad loo sheegi Karin waxa ku cadeyn ah su’aalaha mar walba iska waydiiyaan hadalada madaxdooddu ama siyaasiyiintoodu u sheegto.
Hadii aad aragto qof su’aa...
Saturday, March 2, 2019
-
Waari Mayside War Ha Kaa Hadho;Eng Yuusuf Caynab Muuse AHN!!
Eng Yuusuf Caynab Muuse wuxuu ahaa Hal-door iyo Wadani aan la halmaami karin. Wuxuu ka mid ahaa , Golihii Wasiiradda ee xukuumaddii marxuum Cigaal soo dhisay 1997-kii, isaga oo noqday , Wasiirka Gaashaandhigga ee Somaliland, Wasaa...
Friday, March 1, 2019
-
“Kor U Kac Iyo Hoos u Dhac, Labaduba Waa Khalkhal, Ee Ha Lagu Fadhiisiyo Boqolka Dollar…..Prof Cabdi Cali.
Hordhac waraysiga Moge hortii....
Markaad akhrido Waraysiga mala-awaalka ah, fadlan wax ka dheh hal-kudhiggii Baanka ee ku baaqayay in aynu qiimo u yeelno shillinkeena Somaliland; dee, waa kan maanta qiimo yeeshay shillinkii ye...
Friday, March 1, 2019
-
“Mashruuca Balaadhinta Dekedda Berbera Iyo kan Maanta la Dhagax Dhigay Ee Wadada Berbera & Tog Wajaale Waa Laba Mashruuc Oo Runtii Qiimo Wayn U Leh Somaliland”Cali Guray.
“Allahayow Waa Mahaddaa Ee Noo Kordhi Oo Ha Naga Dhimin
Mashruuca Balaadhinta Dekedda Berbera iyo kan manta la dhagax dhigay ee Wadada Berbera/Togwajaale waa laba mashruuc runtii qiimo wayn u leh Somaliland, waxna ka tari kar...
Thursday, February 28, 2019
-
Khatarta Caafimaad Daro Ee ka Iman Karta Goobaha Iclaajyada Gaarka Loo Leeyahay Iyo Iclaamka Xayaysiiska Ee ka Socda Warbaahinta!
Ma sharcibaa in qof maskaxda ka buka lagu hayo goobo guryo cidhiidhi ah aanay jirin dhamaan baahiyaadkii caafimaad ee bukahu u baahnaa ee aasasiga caafimaadka dawliga Iclaajyadu goormay bilaabmeen shaqadoodu sharcigu ma u og...
Wednesday, February 27, 2019
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Dhambaal Tacsi ah Udiray Qoys Iyo Shacabka Uu ka Baxay Marxuum Yuusuf Caynab Muuse Oo ku Geeriyooday Hargaysa.
Tacsi Madaxweyne: 27/02/2019
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tac...
Wednesday, February 27, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|