ARTICLES
-
Allahayow Faranjigii Muxuu Doqon fariideeyey,Faa’iido Laawiyo Nin Raga Muxuu fayl ka Wada Yeedhshay!
Allahayow Faranjigii Muxuu Doqon fariideeyey,
Faa’iido Laawiyo Nin Raga Muxuu fayl ka Wada Yeedhshay!
Taariikhdu Waa Dhigaal Waanna been ma sheegto iyada ayaanna tilmaamnta qofkasta waxa uu gayo iyo waxa uu gudaba,wanaag a...
Sunday, March 31, 2019
-
Xogta faa,iidooyinka Naasnuujinta Iyo Tayo Darada Caanaha Samayska ah!Dr Ibrahim Buux,
Ilmaha yar korniinkiisa caafimaadkiisa caqligiisa keeba u fiican in la siiyo nuujiyo naaska hooyada iyo caanaha samayska ah milk bowders!!
Sida allah ku sheegay quraanka kariimka Caanaha naaska hooyada lama ag dhigi karo ...
Sunday, March 31, 2019
-
Laascaanood oo Lagu Rakibayo 70 Tabeellooyin Laydhka Cadceedda Ah (Sollar)
Laascaanood (WJN)– Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland ayaa Magaalada Laascaanood ka hirgelinaysa 70 midh oo ah Tabeellooyinka Xambaarsan Laydhka Sollarka ah ama Cadceedda laga dhaliyo.
Agaasimaha Guud ee wasaaradan o...
Sunday, March 31, 2019
-
Madaxwayne; Cudurka Kaagala Fardaha Hadii laga Gubo Dameer Dawada Lamagaadhayee!
Waxaa Mudooyinkii U Danbeeyay iyo bilowga xukuumada socod baradka ah ee madaxwayne Muuse Biixi Cabdi dhaqdhaqaaqooda aad loo dareemayay hanti dhawrka guud ee qaranka oo mudo dheer ahayd haayad fadhiid ah balse waqtigan xaadirka ...
Saturday, March 30, 2019
-
Libdho Cusub Oo Dawladnimo Ayaa U Soo Baxdey Somaliland,Waxay Ku Dhigmi Doontaa Taariikhda.W/Q:Cabdiraxmaan Jeesto.
Umada reer Somaliland waxay in badan naadiyeen Dawladnimo nidaamkeeda la isaga daba-yimaado oo ku saleysan isla xisaabtan lagu kala soocayo lahaanshaha shakhsi wax-u-gaar ah iyo Lahaanshaha wax umadi wada leedahay, Taasi oo ah Han...
Saturday, March 30, 2019
-
Facebook oo xayiraysa tabinnada tooska qaarkood
Facebook ayaa ballan qaadday iney dajineyso nidaam lagu xaddidayo tabinta tooska ee Facebook laga tabiyo qaarkood, hadalka facebook oo imanaya laba toddobaad kadib markii uu dhacay weerarki lagu qaaday masaajidda ku yaalla dalka N...
Saturday, March 30, 2019
-
Guurka Dhallinyarta Iyo Saamaynta Waalidiinta! W/Q:Cali Coomay.
Markay labada qof ee is guursaday ay aqalgalaan, waxay labada qof la soo baxaan hab-dhaqanka rasmiga ah ee a lahaayeen. Labada qoys ee ay ka soo kala jeedaan labadan qof, ayaa mid kasta loo xambaariyaa dardaaran uu kula dhaqmo xaa...
Friday, March 29, 2019
-
Saacad Uu Lahaa Hoggaamiyihii Dalka Liibiya Mucamar Al-Qadaafi Oo Lagu Iibinayo Qiime Aad U Sareeya!
Saacad Uu Lahaan Jiray Hoggaamiyihii Dalka Liibiya Ee Mucamar Al-Qadaafi Oo Lagu Soo Bandhigay Macradka Saacadaha Qiimaha Qaalliga Ah Ee Magaciisa la yidhaahdo Cristy Oo Lagu Qabtay Magaalada Dubai Ee Dalkaasi Imaaaraadka Carabta ...
Friday, March 29, 2019
-
“Sagaal Sannadood Ka Hor Ayuu Madaxweynihii Hore Ee Jsl Axmed Siilaanyo) Si Badheedh ah U Jebiyey Derbigii Ku Gudbanaa Wado-hadallo Dhex Mara Somaaliya Iyo Somaliland”
Horumar lagama Samayn Wada hadalladii Dhawrka Jeer Dhacay Ee labada dhinac dhex maray. Wax dhaqan galay kama ay soo bixin.
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi, waxa uu markii uu xukunka yimi muujiyey yuhuun iyo rabitaan ku saa...
Friday, March 29, 2019
-
Goleyaasha Deegaanada Nidaamkee Sharcigu Uqeexay #Kaladirista Gole Deegaan!
Bal Ufiirso qodobkan ,oo iswaydii go,aan Madaxweyne kasoo saaro kala Diristooda imisa talaabo ayaa ka horeya oo xeerku jideyey in laqaado?hadii sabtida 30 march 2019 mudo xileedkii loo kordhiyey dhamanayo. wasarada arimaha guduhu ...
Thursday, March 28, 2019
-
Calaamadaha Guul-wadeyaasha!W/Q: Cali Cabdi Coomay.
Asalka Erayga Guulwade!
Guulwadeyaashu waxa ay la kowsadeen kacaankii Maxamed Siyaad Barre, waxaana la aasaasay Sannadkii 1972-kii. Waa ciidan u adeegi jiray Maxamed Siyaad Barre, loona sameeyey amaanta iyo buunbuuninta shakhsi...
Thursday, March 28, 2019
-
Somaliland Coast Guard Ready To Exercise Its Powers Across Territorial Waters!
The Somaliland Coast Guard (SLCG) Law is in force as of this year.
The newly implemented law allows the SLCG to exercise power across the borders of Somaliland and carry out independent activities taking place in their territor...
Wednesday, March 27, 2019
-
Baadhista Hanti-dhawraha Guud Intee In Leeg Baa Lagu Kalsoonaan Karaa?By: Daahir Cabdi Warsame.
La dagaalanka musuqmaasuqu waa arrin u baahan adkaysiiyo, daacadnimo, cadaalad iyo ikhlaas.
Qormadeenan kooban waxa aynu marka hore ku ibo furaynaa hanbalyo ku socoto Hanti-dhawraha Guud in uu ugu yaraan isku day sameeyay, bals...
Tuesday, March 26, 2019
-
Madaxweyne JSL oo Tacsi u diray Marxuum Ibraahim Ciise Buux oo ku geeriyooday Borama
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa tacsi u diray golaha Guurtida Somaliland, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Xildhibaan Ibraahim C...
Tuesday, March 26, 2019
-
Xilliga la dhegaysanayo Dacwadda Suuqa Kala iibsiga Chelsea oo la cayimay
Xidhiidhka kubbada cagta aduunka ee FIFA ayaa isniintii shalay si rasmi ah u shaaciyay in ay Chelsea ka heleen rafcaan ay ka qaadatay dacwadii ganaaxa labada xili suuq ahayd ee ay FIFA ku soo rogtay kadib markii lagu soo cadeeyay ...
Tuesday, March 26, 2019
-
Ceeb Qaran: Gefka Laga Galay Astaanka Dastuuriga ah Ee Qaranka Somaliland!
Madashii Madaxweynuhu ka akhriyey khudbad-sannadeedkiisa dastuuriga ah oo lagu xardhay muqaal foojari ah oo loo ekaysiiyey astaanta dasruuriga ah
Khudbad-sannadeedka dastuuriga ah ee uu jeediyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somal...
Monday, March 25, 2019
-
“Saalax Baaxuur Baa Ina Dilay”! Cali Guray.
Aljazira hadaan Imaaraadku lugta u haynin Somaliland cidda yasaysaa hadda Muqdisho ayay buunbuuninaysaa. Hargeysa iyo Muqdisho caalamku wuu yaqaanaa. Kuwa dawladda ay ku sheegayaan way haystaan ictiraaf laakiin ma jiraan oo dawlad...
Monday, March 25, 2019
-
36 Sannadood Ka Hor Maanta Oo Kale, Wixii Hargeysa Naga Saaray Ee Halganka Nagu Igbaaray In Ka Mid Ahi Maantana Hargeysa Waa Ay Yaalliin!
36 Sannadood Ka Hor Maanta Oo Kale (25 March 1983) Wixii Hargeysa Naga Saaray Ee Halganka Nagu Igbaaray In Badan Oo Ka Mid Ahi Maantana Hargeysa Waa ay Yaalliin.
Maxa ka mid ahaa?
Maamul xumo dhashay oo u xuub siibatey cadda...
Monday, March 25, 2019
-
Somaliland’s Fragile Democracy Faces more Election Delays
Despite presidential polls, the long-overdue parliamentary vote shows that democracy still needs to be consolidated.
Somaliland has had six national elections since 2002. This is a relatively impressive democratic record ...
Monday, March 25, 2019
-
Mudaneyaal Nabadgalyada Ilaaliya!W/Q; Dhimbiil.
Waxa aad maqashaa kelmed wanaagsan oo hadba inta kuraasida fadhidaa aad u adeegsato oo ah nabadgalyada hala ilaaliyo , ma nabadgalyada ayaanu ilaalinaa mise kursiga ayaanu idin ku ilaalinaa !!!
Mudane Madaxwayne iyo Mudaneyaal ...
Sunday, March 24, 2019
-
Arsenal, Manchester United Iyo Chelsea, Midkee Kulamada u hadhay ka caawinayaan inay ku guuleysato dagaalka kaalinta afraad?
24 dhibcood ayay Chelsea heli doontaa haddii ay wada badiso dhamaan kulamadeeda uga hadhayhoryaalka Premier League, laakiin waxay hadda fadhidaa kaalinta lixaad, waxaanay u baahan tahay shaqo badan si ay meesha uga saarto Manchest...
Sunday, March 24, 2019
-
Somaliland Should Careful To Fall Into Traps!By; Abdilahi Hassan.
It is opinion written by someone. But Somaliland should take very cautious steps to resume that talks, as Khayre and Farmajo are not individuals Somaliland discuss that principle and determination now.
President Biixi is a man ...
Saturday, March 23, 2019
-
“Maxamuud Xaashi Wuxuu Hormood Ka Ahaa Ragii Dpword Inay Ina Khiyaanto Fududeeyey!W/Q;Barkhad-ladiif.
Maxamuud Xaashi wuxuu hormood ahaa ragii Dpword inay ina khiyaanto fududeeyey, inta aanu ka hadal isbedelka geeska ha ka jawaabo waxay ilaa hadda u dhisi wayday dekada, waxa lagu bedeshay saldhiga, wadadii corrodor waxa loogu dari...
Saturday, March 23, 2019
-
Dood Dhexmartay Qoraa Iyo Qabyaalad!W/Q:Cali Coomay.
Qoraa ayaa fahmi waayey habka iyo hadafka ay qabyaaladu u shaqayso, ka dib wuxuu Ilaahay ka baryey inuu tuso waxa ay tahay qabyaaladu. Nasiib wanaag Ilaahay wuu ka aqbalay ducadii, oo xilli saqdhexe ah iyada oo lagu jiro ayey qaby...
Friday, March 22, 2019
-
Furista Distoorku Waxa Uu Iila Muuqdaa Shirqool Iyo Mushkilad Qaranka Lagu Mijo Xaabinayo Hadii La Fuliyo!
“Muuse Biixi Wuxuu u Muuqdaa in Uu fulinaayo Shirqoolkii Qaranka lala Damacsanaa Ee furista Dastuurka, Maadaama Oo Uu Wasaarad u Sameeyey Dastuurka”Maxamed Dhimbiil.
Somaliland waxa ay leedahay dastuur qaran oo lagu ansixiy...
Friday, March 22, 2019
-
Shaqaalaha Facebook Oo Heley Furayaasha Ciwaanada Malaayiin Qof
Hargeysa (W.N) Fureyaasha sirta ah ee malaayiin qof oo Facebook isticmaala ayaa waxaa gacanta ku dhigay illaa 20,000 oo shaqaale oo ka tirsan shirkadda Facebook si aan sharci ahayn, islamarkaasna aanay ka warheynin dadkii lahaa. C...
Friday, March 22, 2019
-
Hiil Heshey Himiladii!Qalinkii; Maxamuud-Yaasin Cabdilla.
Badhtamihii sanadkii 1991, waxa Geeska Afrika ka dhacey is-bedel siyaasadeed oo mugleh, markii ay mar qudha burbureen labadii xukuumadeed ee ugu awooda badnaa oo colaad qarniyo soo jiitameysey ka dhexeysay. Xukuumadahaa burburey o...
Thursday, March 21, 2019
-
Barnaamijkii Aljazeera Ka Samaysay Dekedaha Geeska Afrika, Wuxuu Ahaa Mid ka Qaawan Milgaha Wax Loo Baadho!
Barnaamijkii Aljazeera Ka Samaysay Dekedaha Geeska Afrika, Wuxuu Ahaa Mid ka Qaawan Milgaha Wax Loo Baadho! ee loo yaqaan Investigative Journalism!
Wuxuu ahaa barnaamij bar tilmaameedsanayey shirkada DP World oo keliya sida cii...
Thursday, March 21, 2019
-
Paul Pogba: ciyaartoy walba wuxuu ku riyoodaa Real Madrid
Paul Pogba ayaa kooxda Real Madrid ku tilmaamay in ay tahay koox uu ciyaartoy walba ku riyoodo, balse uu hadda ku qanacsan yahay joogitaanka kooxdiisa Manchester United.
Ciyaartoygan khadka dhexe ka ciyaara oo 26 jir ah ayaa amma...
Thursday, March 21, 2019
-
Sababaha Keena Cirrada Timaha! W/Q: Cali Cabdi Coomay.
Sababta ah inay timuhu cirroobaan lama xidhiidho da'. Waad cirraysan kartaa adigoo yar amaba da'dhexe ah. Dadka qaarkii waxay cirraystaan iyagoo dhalinyar ah halka qaarkoodna ay cirraystaan markay gaadhaan 60 jir iyo wixii ka sii ...
Wednesday, March 20, 2019
-
“Fursadaha Haweenka Somaliland Helaan Waxay Kala-Badh Ka Yar Yihiin Kuwa Raggu Helaan”NAGAAD
Haweenka Somaliland waxa ay helaan in ka yar kala-badh fursadaha dhaqaale, ganacsi iyo waxbarasho ee ay raggu helaan sida ay xaqiijisay daraasad cusub oo ay soo bandhigtay dalladda haweenka ee Nagaad.
Xog-uruurin lagu sameeyey ...
Wednesday, March 20, 2019
-
Maxay Daaran Tahay Booqashada Wasiirka Arrimaha Dibadda Eriteria Ee Somaliland!
Ka dib markii Madaxeyne Geelaha Djibouti booqasho ku tegay Muqdisho dhawaan, si uu isaga jabiyo go'doonkii la geliyay ee geeska Afrika, waxay taa kaga jawaabeen dhinacii kale oo UAE hoggaaminayso in ay soo diraan wasiirka arrimaha...
Tuesday, March 19, 2019
-
Khatarta Caafimaad Ee Ay Keeni Karaan Dawooyinka Cosmatics Iyo Shirkadaha Keena Oo Aan ka Diwaan Gashanayn Hayada Tayada Daawooyinka!
Fariin Caafimaad daawoyimka cosmatics ee qurxinta loo isticmaalo
khatarta caafimaad ee ay keeni karaan dawooyinka cosmatics iyo shirkadaha keena daawooyinkaas oo aan ka diwaan gashanayn hayada tayada daawooyinka ee who un...
Tuesday, March 19, 2019
-
Canshuur Ma Lagu Soo Rogi Karaa Dakhliga Meherrada Masaajidada? W/Q: Cali Coomay.
Qiyaastii shantii sannadood ee ugu dambeeyey waxa magaalooyinka Soomaalilaan ka bilaabmay in meherada loo leexiyo inay ka dhacaan masaajidada, halkii markii hore laga tegi jiray hudheelada faraha badan ee hoolalka casriga ah u dhi...
Monday, March 18, 2019
-
SOMALILAND Iyo Halka Ay Ka Taagan Tahay Geeska Afrika.
Loollanka dublamaasiyadeed ee Geeska Africa ka dhex socda oo soo Istaadhmay bilowgii hoggaaminta Dr Abiy Ahmed, Raysal Wasaaraha Ethiopia wixii intaasi ka danbeeyay waxay isku soo dhawaaday dawlado kala quustay iyadoo heshiisyo mi...
Monday, March 18, 2019
-
“fanaaniinta Caanka Ah Ee Geelle Iyo Farmaajo. Heesaha La Qaadayey iyo Duruufta Magaalada Lagu Dhex Heesayaa Aad Bay u Kala Duwan Yihiin”Abwaan Weedhsame.
Caawa(Xalay) waxan daawaday Bandhig faneed ay si wada jir ah ay u qabteen fanaaniinta caanka ah ee Geelle iyo Farmaajo. Heesaha la qaadayey iyo duruufta magaalada lagu dhex heesayaa aad bay u kala duwan yihiin. Hal hees ah oo Qara...
Sunday, March 17, 2019
-
Dooda Muranka Sharci Ee Wasaaradaha Waxbarashada Iyo Diinta & Awqaafta Somaliland Ee Maamulka Malcaamadaha Quraanka.
Waxa uu muran sharci oo warbaahinta dhex heehaabayaa ka dhexeeyaa wasaarada waxbarashada iyo sayniska somaliland iyo wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland, murankaasi oo xuduntiisu tahay cida maamulaysa ama ay hoos tagayaan m...
Sunday, March 17, 2019
-
Somaliland Diaspora Agency condemns the cruel Mass Killing Attack Against the Innocent Muslims In Mosques In New Zealand.
In a statement issued by the Somaliland Diaspora Agency (SLDA) under the Ministry of Foreign Affairs & International Cooperation of the Republic of Somaliland in Hargeisa, Chairman of Somaliland Diaspora Agency, Mr. Abdi Abdul...
Saturday, March 16, 2019
-
Somaliland People Need Vibrant And Mind-Expanding Journalistic Debates:By Eng Hussein Deyr.
We live in an era in which the Digital Revolution has an incredible impact on our daily life. The Digital Technology has enabled people around the world that they can be writers, reporters, contributors and analysts without border...
Saturday, March 16, 2019
-
Tababare Zinadine Zidane oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Kooxdiisa Ee Kulanka Celta Vigo
Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa shaaciyay liiska xiddigaha kooxdiisa u matali doona kulanka ay toddobaadkan soo dhawayn doonaan kooxda Celta de Vigo.
Zidane oo si rasmi ah ugu soo laabtay Estadio Santiago ...
Friday, March 15, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|