ARTICLES
-
Daraasad Lagu Muujiyey Dadka Xogtooda La Xadi Karo Iyo Lambarrada Ay Adeegsadaan!
Sida lagu ogaaday baadhitaan, dad gaadhaya Malaayiin ayaa u isticmaala tiro fudud oo ah xog ilaaliye (password)koontooyinka ay ku leeyihiin barta Internetka.
Daraasad ay sameysay xarruunta badbaadada caalamiga ah ee UK (NCSC) a...
Monday, April 22, 2019
-
Hambalyo Aroos; Haldoor Maxamed Maxamuud Cabdi Iyo Marwadiisa Nasriin Cabdishakuur Xasan.
Hambalyo Aroos Wacan Oo Ku Socota Arooska Haldoor Maxamed Maxamuud Cabdi Cali (Maxamed Shaarub) iyo Marwadiisa Nasriin Cabdishakuur Xasan oo 20 April 2019 ka qabsoomay Casaloma Hotel Hargeysa.
Suldaan Xasan Daahir Aw Maxamu...
Monday, April 22, 2019
-
Dad loo xidhxidhay Faras awgii
Laba qof ayaa loo xidhay kaddib marki uu Faras ku dhacay waddada halboowlaha u ah suuqa weyn ee magaalada Cardiff ee dalka Ingiriiska.
Labada qof ee la xidhay oo 21 iyo 25 jirra ah waxaa looga shakiyey iney waxyeello u geysteen...
Monday, April 22, 2019
-
Sidee Buu Hoos U Dhaca Dollarku U Keenayaa Busaarad?Prof Cabdi Cali.
Waa Maxay Busaaradi?; haddii aynu af-suuqdi ku sheegno Busaarad waa iyadoo la kala xiiran waayo. Marka dollarku hoos u dhaco waxa istaagayaa dhismaha, maxaa yeelay qofka wax dhisaya wuxu sarrifayaa lacag adag, maadaama gacanta lag...
Sunday, April 21, 2019
-
“Anigu filimaayo In Madaxwayne Muuse Sidii Siilaanyo & Daahir Rayaale In Uu Aqal Qasri ah Kasii Dhisan Doono Mudada Xilka Uu Hayo”Saleebaan Xuquuq.
Markaan si Taxadar leh ugu dhabogalay mudadaa uu xilka hayay Madaxwayne Muse Biixi waxa uu iigu muuqday Adoon Ilaahay Somaliland u soo diray, waa kuwaa dhalinyaradii ka raystay koofiyad bacle na shaqo gee ay yidhaahdaan.
Ilihii...
Saturday, April 20, 2019
-
Ma Madaxweynaha Ayaan Tanaasulayn, Mise Mucaaradka Ayaan Tudhayn? Xirsi Cali Xaaji Xasan.
“Ruqo Ninkii Lahaa Dabada Hayaa Ma Kacdo.”Hogaamiye Xirsi
Ma Madaxweynaha Ayaan Tanaasulayn, Mise Mucaaradka Ayaan Tudhayn? Xirsi Cali Xaaji Xasan.
Somaliland waxay soo jirtay 28 sanadood. Muddadaasi waxa la qabtay in ka...
Saturday, April 20, 2019
-
Sharcigu Waa In Uu Dadka Ilaaliyaa!Q/W;Dhimbiil.
Dawladnimadu dadka ayey u dhisan tahay inta madaxda ah ee kuraasida ku fadhidaa dadka ayaa geystay , cida la raaligalinayaa oo danahooga laga shaqeynayaa waa dadka , ha yeeshee in badan baa u fahansan in maalinba afarta kuraasta f...
Thursday, April 18, 2019
-
Dhismeyaal Badan Oo An Dhirlahayn Oo Kusii Badanaya Caasimada Iyo Carqaladaha Ka Dhalankara. W.Q Abdiqani Salaf.
Sanqadh dhaga bani aadamka dhagahiisa kusoo dhacda waxa ugu qiimo badan xaga nolosha inagu xeeran ee dabiiciga ah cida iyo shaamareerka shimbirimaha. Shimbiruhuna waxay ku noolyihiin dhirta waawayn. Markii geed wayn lajaro ee loo ...
Wednesday, April 17, 2019
-
1 Sano Iyo Badh Ka-dib, Madaxweyne Muuse Ballanqaadkiisii Oo Aan Midho Dhalin Iyo Mahadhooyinkii Laga Dhexlay!
Hal Sano iyo badh ayaa ka soo wareegtay markii hoggaanka dalka uu Majaraha u qabtay Madaxweyne Muuse Biixi, Mudadaasi uu xilka hayey waxaa laga filaayey inuu iska qurxiyo Sawirka ay bixinayso Xukuumadiisu, Si kasta oo ay tahayba, ...
Wednesday, April 17, 2019
-
Qabyada Garsoorka Ee Qalooca Ku Waynaatay..Toosinteedii Waa Tan!
1-Maxaa Wali Inoo Dhigay Xeerarka duuga ah ee aynu ka dhaxalnay somaliya sida;-
*Xeerka Ciqaabta, 16- December-1962, ayuu ku dhaqan galay Decreeto uu saaray Madaxwayne Adan Cabdule Cisman.
*Xeerka Habka Ciqaabta, 1-June- 196...
Tuesday, April 16, 2019
-
Aragtidayda Iyo Doodda Taagan Ee Xeerka Maamulada Degmooyinka Iyo Qiimayntoodda!W/Q;Barkhad-ladiif.
Degmooyinka Marka la qiimaynayo waxa laga eegaa wax soo saarkeeda, dakhligeeda iyo dadka ku nool.
Gabikey sadex il dhaqaale oo gobolada waaweyn lahayn bay leedahay., degmadii dhaqaalahaasi oo kale haysata waa inay isku xaquuq n...
Tuesday, April 16, 2019
-
Halkee Ayuu Ku Dambeeyey Shirweynihii Labaad Ee Xisbiga WADDANI Oo U Muddaysanaa 8 April 2019?W/Q;Maxamed Cirro.
Shirweynihii labaad ee Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa mar kale dib uga dhacay xilligii loo muddeeyey oo ku beegnayd 8 April 2019. Shirweynihii koowaad ee xisbiga WADDANI waxa uu qabsoomay 8 ilaa 9 April 2012-kii, waxayna s...
Tuesday, April 16, 2019
-
“kiishka Dhiiga Lagu Shubo Waxa Uu Dhakhtarka Dawladu Siiyaa, 90000 Shsl,Halka Kuwo Private ka Ahi Yihiin Lixdan Kun”Barkhad-Ladiif.
Cisbitaalka Hargeysa Dhamaan Adeegyadiisa Oo Dhan Waa lacag Mararka qaarkood ka qiimo qaalisan kuwo gaarka loo leeyahay, tusaale ahaan kiishka dhiiga lagu shubo waxa uu dhakhtarka dawladu siiyaa 90000 shsl, halka kuwo private ka a...
Monday, April 15, 2019
-
Kulankii Ee Aniga Iyo Cabdishakuur Cidin+Badhasaabka Iyo Jawaabtii Maayarka!
Muddo 13-maalmood ah waxa Qoraaladii iga joojiyey waa Laptop-kii oo la iga xaday, halkii iskugu keen dambaysay oo ahayd kulankii aniga iyo Maayar C/shakuur ee Hotel Maansoor Berbera oo ku xusnaa Qoraalkaygii April 2, 2019 at 1:02 ...
Monday, April 15, 2019
-
Muxaadaradii Prof Samatar Iyo Qabiilka Siyaasiga ah (Political Tribe)Qalinkii;Prof Cabdi Cali.
Way fiican tahay in si hufan loo naqdiyo fikirka si loo ogaado meelaha quwadda uu ku leeyahay iyo meelaha la saluugi karo. Sida la wada ogyahay anigu fikir baan ka leeyahay qabiilka iyo siyaasadda, kaaso oo aan u bixiyay "Politica...
Monday, April 15, 2019
-
Cusbitaalka Guud Ee Hargaysa Cidna Uma Maqna, Ceelna Uma Qodna!
Muuqaalada Hoose idiinka muuqdaa Waa qaybta gargaarka deg dega ah ee cisbitaalka weyn ee magaalada hargeisa. intiina aragtay dhakhtarka weyni waxa dhinaca cadceed soo baxa ka saaran oo ku dhejisan wasaarada caafimaadka halka dhina...
Sunday, April 14, 2019
-
Howlgalka Militari Ee Maraykanku Soomaaliya Ka Wado Waxay Qaadan Kartaa Toddoba Sanno Oo Kale
WQ: Ryan Browne, Waxa tarjumay: Rashiid Odowaa [M.A Diplomacy and International Relation]
Todobaadkan ayuu madaxweynaha maraykanku saxeexay,In howlgalka Ciidanka US ee Somalia lagu daro sanad dheer ah,isagoo ku sababeeyay h...
Sunday, April 14, 2019
-
Dhalinyarada Dunida Saddexaad Ma Boodh Gidaar Ku Yaalbaa!..Qalinka: C.S.F. (Jeesto).
Dhalinyaradu waa furaha bulsho laga furo ama laga xidho, Aduunka hadii la cabirayo bulsho-weyn meel ku wada nool, Hal-beega laga qiyaas qaataa waa dhalinyaradoodu siday ula haystaan nolosha iyo waliba xadiga Qaab-fikirkooda, Maxsu...
Saturday, April 13, 2019
-
Maamulka Shirkada Gaafane Waxay Hambalyo Meher Udirayaan Axmed Xasan Cumar Iyo Nimco Sayid Oo Meherkooda Ka Dhacay Hargaysa.
Hambalyo Hambalyo Gacal iyo sokeeyaba Guurkiina lagu farax.Gob iyo Nasabaa Is helay
Dhamaan Maamulka, masuuliyiinta iyo shaqaale waynaha Shirkada Gaafane Company Waxay dhambaal hambalyo Meher ah udirayaan Mudane Axmed Xasa...
Saturday, April 13, 2019
-
Mudaneyaal Nabadgalyada Ilaaliya Oo Baneeya Kuraasida!
Waxa aad maqashaa kelmed wanaagsan oo madaxda reer Somaliland iyo hadba inta kuraasida fadhidaa aad u adeegsato oo ah nabadgalyada hala ilaaliyo , ma nabadgalyada ayaanu ilaalinaa mise kursiga ayaanu idin ku ilaalinaa? !!!
Muda...
Thursday, April 11, 2019
-
Hambalyada Meherka Sacad Muuse Iyo Xanaan Axmed Oo Kulmisay Badi Haldoorka Somaliland!
Munaasibada Meherka mudane Sacad Muuse Ibraahim Iyo Marwo xanaan Axmed Gaas oo maanta ka qabsoomay Magaalada Hargaysa gaar ahaan Huteelka Green Plaza..
Xaflada Meherka ayaa ahayd loo soo agaasimay si heer sare ah Waxaa ...
Thursday, April 11, 2019
-
Wasakhawga Hawada Iyo Qashinka Warshadaha!W/Q;Dr Buux Ibraahim.
Khatarta caafimaad daro ee ka iman karta sunta qiiqa warshadaha ee wasakhawga hawada oo la ogaaday inuu soo dedejiyo cimriga aadamaha sida dhimasho degdega iyo kulayl said ah oo deegaanka
Waa in warshadaha laga dhex...
Wednesday, April 10, 2019
-
TACSI; Madaxweyne:
TACSI; Madaxweyne:
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa...
Tuesday, April 9, 2019
-
Maxaa Sababay In Xukumada Madaxweyne Biixi Dhakhaatiirta Ajanibaga Ah Maxkamad U Hor Gayn Weydo?
Iyadoo Fashilka Maamulka Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi Isasii Taraayo ayaa waxaa is weydiin mudan sababta ay xukumadadeenu Dhakhaatiirta Ajanabiga Ah ee wasaarada Caafimaadku qaraarka kasoo saartay in dalka laga mastaafuriyo sab...
Tuesday, April 9, 2019
-
Qowsaarku Ha’jiro Geelliisee,Yaanu Kaga Tagin Dhoobiga!
Somaliland Waa Dad hodan ku ahaa hiddo samida dhaqankeenii suubanaa ee miyiga iyo reer guuraanimada, waxaana laf-dhabar u ahayd dhinaca jiritaanka aassaasska noloshooda, kuna tiirsanaayeen wax-beerista oo ahayd habka soo saarist...
Monday, April 8, 2019
-
Dowlad Yagleel Ah Iyo Safiiro Bilow Ah!W/Q; Cabdilaahi Beershiya.
Safiirku waa hawl-wadeenka dublamaasiyadeed ee ugu sareeya safaaradda u dal ku leeyahay dal kale oo madax bannaan, wuxuu maamulaa dhul gaar ah oo ay ka dhex shaqeeyaan dad kala duwan.
Safiirku wuxuu leeyahay magacyo kala duwan ...
Sunday, April 7, 2019
-
Madaxweyne Geele Iyo Somaliland!W/Q;Barkhad-ladiif.
Waxa la yidhi waraabuhu wuu ka baqan jirey Dameerka oo dhegihiisa ayuu warmo u haysan jirey, markii dambe ayuu dameerkiii ku yidhi waraabihii waar ha iga baqan waxani warmo maahee ee bal dhadhami, markii uu arkay in aanay warmo ah...
Sunday, April 7, 2019
-
Waayahay Wadaad, Waddankii Dhammaa Wax Yar Siisatee!Prof Cabdi Cali.
Inankii Af-hayeenka ahaa; ku ye: Somaliland Ictiraaf bay raadinaysaa; Allaa kariim; ma Djibouti mise cid kale!!!!; Djibouti innagamay hagran ictiraaf kaliya, ee innaga oo dad ugu xigna ayay ina hagardaamaysaa; waxa ay u xusul duub...
Friday, April 5, 2019
-
Ma Sheekha Ayaan Sheekhii Ahayn, Mise Tufka Ayaan Ahayn Tufkii?W/Q; Maxamed F, Qoti
Waxa jiray sheekh tuf lahaa, kaasoo dadka buka marka loo geeyo si uu u soo dabiibo ama ugu soo tufo dabiibkiisa ay ka soo noqon jireen iyagoo caafimaad qaba oo ku soo bogsaday tufkiisii uu ku dabiibay sheekhu.
Ninkii Sheekha ...
Friday, April 5, 2019
-
Dumarkii Daacish-ta U Duulay! W/Q: Cali Coomay.
Maadaama oo ururkii DAACISH dhawaan laga saaray magaaladii ugu dambaysay ee ay gacanta ku hayeen, waxa aynu qormadan ku eegi doonaa dumarkii ka soo hayaamay daafaha adduunka ee ku soo biiray ururka DAACISH iyo xaaladihii nololeed ...
Friday, April 5, 2019
-
38 Guurada Aasaaskii Ururkii Dhaqdhaqaaqa Waddaniga Somaaliyeed (SNM)Qaybtii 1aad.
Marxalado iyo xaalado kala duwan ayaa SNM halgankeedu soo maray min abaabulkii hore ee ballaysinka ahaa, ku dhawaaqii rasmiga ahaa, u banbixii goobaha naf-hurka iyo bilowgii dagaalka hubaysan, dhammaystirkii hawlaha dib u xoraynta...
Friday, April 5, 2019
-
Dawladnimooy Maxaad Tahay? Maxaad U Taqaanaa Adigu?
Inta Garashadayda iyo fahamkaygu i siiyey ee aan u aqaano dawladnimo waa talis maamul iyo kala dambayn leh oo lawada leeyahay oo ay dadka dhulkaa ku nooli u garteen in ay danahooga ilaaliso oo ka shaqeyso.
Marka aan leeyaha...
Thursday, April 4, 2019
-
Daraasad Ka Digtay Cabista Shaaha Aadka U Kulul Iyo Dhibaatada Caafimaad Ee Uu Leeyahay !
HARGAYSA(W,N)-Waxa jira dad u tiro badan oo caadeystay cabista shaaha aadka u kulul waxaana marar fara badan aad arkaysaa dad ku odhanaya ma jecli haddii uu shaahu aanu aad u kululeyn.
Balse, deraasaddo kala duwan ayaa arrintaa...
Wednesday, April 3, 2019
-
Hurdadii Madaxda Carbeed!!
Waxa ay i waydiiyeen sababta madaxda carbeed ugu dhex luloodaan (Gam’aan) shirar madaxeedyada Carbeed ee ay isugu yimaaddaan. Waxaan leeyahay: “Hurdadu waxa ay daliil cad u tahay jidhka oo daal badani ku yimaaddo oo u baahda n...
Wednesday, April 3, 2019
-
Leadership, Conflict,And Communication-1 To the leaders of Somaliland!
Leadership and conflict go hand-in-hand, some times more than other times. If a leader cannot address conflict in honesty, healthy and productive fashion then he should not be in a leadership role. Let us keep in mind that dealing...
Tuesday, April 2, 2019
-
Arrinka Ganacsade Axmed Geelle Iyo Madaxweyne Geele!Prof Cabdi Cali.
Muxu ku keenay Ina Cumar Geelle booqashada iyo ictiraafka Muqdisho ayaa leh, Hargeysana aqoonsiga waan kala dagaalamayaa, lugna soo dhigi maayo, maxaa yeelay taasi waxbay u taraysaa!!! haddana, dhinaca kale, wax kasta ha ii fuliso...
Monday, April 1, 2019
-
Goleyaasha Deegaanka Dalka Waxa Badeli Kara Oo Kaliya Goleyaal Lasoo Doortay, Lamana Kala Diri Karo!
Goleyaasha deegaanada dalka jamhuuriyada Somaliland ayaa doorashadoodii in la qabto oo dhacdo ay ahayd dabayaqaadii bishii tagtay ee march-2019.
Dadka reer Somaliland ayaa waxa ay aad u hadal hayaan in Madaxwaynuhu kala dirayo ...
Monday, April 1, 2019
-
Boqortooyadii Karaamada Iyo Kaartadii Lagu Sameeyey Qasnadii Kaydka Damaca.Sheeko:-W/Q:C/raxmaan Jeesto
Boqortooyadii faca-weynayd Ee (Mongolian Empire), Oo ku taala ama dhacda Badhtamaha Eeshiya (Centeral Asia), Iyo Bariga Eeshiya (East Asia), Sumad ahaana noqonaysa dhulka u dhaxeeya wada...
Monday, April 1, 2019
-
Kaftanada Qosol Badan Ee Reer Burco!W/Q:Cali Coomay.
Reer Burco waa dad u badan af-maal oo si fudud u helay eray-bixinta kaftan ee lagu qoslo, taariikhiyan way iska lahaayeen dacaayadaha caan baxay oo laga sheekeeyo ilaa maanta. Dhaqan ahaan waa bulsho fudayd lagu xanto oo aanay ku ...
Monday, April 1, 2019
-
Somalliland Xaaraan Bay ku Tahey In Ganacsade Loo Gudbiyo Jabuuti Oo Awood Loo Adeegsado Taasi Waxey dhaceysaa Marka laba Madaxweyne Talinayaan!
Xogtu Wey soo Korodhey, Tan iyo Intii ay Dibadda usoo Baxday in Xukuumadani Ku dhaqaaqdey Talaabo ay Ku Damacsan Tahey in Dalka Jabuuti loo gacan galiyo Ganacsade Axmed Geele kadib Markii ee sitoos ah loo arkey Waraaqaha laga soo ...
Monday, April 1, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|