ARTICLES
-
Sheeko Gaaban;Nin Salafi ah Oo La Weydiiyey Kutubta Sayid Qudub Miyaad Dhigataan?W/Q Cabdilaahi Beershiya.
Nin ay Ugu dameysay dhigashada diintu waqtigii ururka Waxdadu Hargeysa dadka wax u dhigi jirey oo magaalada muddo ka maqnaa ayaa soo galay goor maqrib ah masaajid ay ku badan yihiin dhallinyarta Salafiyiintu, markii salaadii la tu...
Sunday, May 12, 2019
-
Ma Laga Yaabaa,Dhaqanka Socdaa In Uu Sii Kala Erdheeyo Shacabka?Qalinkii; Xasan Cumar Hoori.
Habeenkii Jimcaha, 11kii May, waxaa uu ku suntan yahay amin lagu bariiqday dastuurkii, lana wiiqay raasalmaalkii dalka oo ahaa nabad, xornimada erayga iyo dimuqraadiyad. Sida la sheegay, ciidamada amnigu waxaa ay gurigiisa ku jebi...
Sunday, May 12, 2019
-
Xildhibaan Mamduux Sheikh Oo Ka Sheekeeyay Casharkii 1Aad Ee Xaaji Cabdi Waraabe Siiyay Markii Uu Golaha Guurtida ka Mid Noqday.
"Hadii Arab iyo Ciida-gale is dilay kee baad ku horeyn lahayd?" Casharkii Xaaji Abdikarin Xuseen Yusuf "Waraabe".
Xildhibaan Mamduux Sheekh oo ka mida Goloha guurtida Somaliland ayaa sheegay casharkii ugu qiimaha badanaa ee uu ...
Sunday, May 12, 2019
-
“Aragtidayda Ku Wajahan Dib U Qaabaynta Amniga Somaliland”Cali Guray.
“Aragtidayda ku wajahan Dibu Qaabaynta Amniga Somaliland (Somaliland Security Sector Reform) waxa ka mid ah in Cutubka Gurmadka Deg degga Ah iyo Ka Hortagga Argagixisada loo bixiyo (Daraawiishta Somaliland) oo noqonaya ciidan si...
Saturday, May 11, 2019
-
In Memmory of Haji Abdi Warabe: Peace Building for Over Hundred Years!
Haji Abdulkarim Husen Yusuf (better known as Haji Abdi Warabe) - may Allah bless his soul- passed away on Friday the 10th of May 2019 coinciding with 5th of Ramadan 1440 of the Islamic calendar. A lot is being written on the ocass...
Saturday, May 11, 2019
-
Gorfaynta Buugga“Axmed-Siilaanyo:Nin Tacab Badan Galiyay Qarannimada” W/Q;Maxamed Saleebaan.
Horraantii bishii Abriil 2019 ayaan maqlay in Cabdiraxmaan Yuusuf Cartan qoray buug ku saabsan sooyaalka Madaxweynihii hore ee Soomaalilaand mudane Axmed Maxamed Siilaanyo. Cartan oo la sheego in uu yahay Soomaaliga qudh ah ee ku ...
Saturday, May 11, 2019
-
Afar Daran Oo Ka Dhashay Dal Ka Bixii!Qalinkii;Mohamed Omar Jibril.
Diin laáan, Damiir la’aan, Dal la’aan, Dad la’aan
Tan iyo intii ay burburtay dowladii dhexe ee Somalia sannadkii 1991-kii waxa wadamada dibada u hayaamay mujtamacii ugu badnaa ee Soomaaliyeed oo ka dareeray guud ahaan dh...
Friday, May 10, 2019
-
Taariikh Kooban Oo Xaaji Cabdikariim Xuseen(Cabdi Waraabe) Alle Ha U Naxariisto!
WAARI MAYSIDE WAR HA KAA HADHO
INAALILAAH WA INA ILEYHI RAAJICUUN
XAJI CABDIKARIIM XUSEEN ( CABDI WARAABE ) AHN ( 1904/5 ilaa 2019 )
ALLE HA U NAXARIISTO XAJI CABI WARAABE OO GEERIYOODAY MAANTA " 10 - 5 - 2019 " JIMCE ( R...
Friday, May 10, 2019
-
Sheekh Aadan-Siiro Oo Ummadda Afka Soomaaliga Ku Hadasha Ka Tacsiyadeeyay Geerida Xaaji Cabdi-Waraabe
Hargeysa (W,N.) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xirsi, ayaa eheladii iyo qaraabadii iyo dhammaan qaranka Somaliland ka tacsiyadeeyay Alle ha u naxariistee marxuum oday, Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-waraabe) oo shalay ku ...
Friday, May 10, 2019
-
Waxaan Ka Bartay Ramadaanta Casharadan.W/Q;Barkhad-ladiif.
Dadka faa’iido dhinacyo badan leh bay u tahay Ramadaantu.
Markii aan si gaar ah u qiimeeyey oo dhinacyo badan ka eegay waxa iga soo baxday faa’iidada ramadantu u leedahay aadmiga.
Shay kasta oo warshadi soo saarto waxa l...
Thursday, May 9, 2019
-
Sooyaalkii Nololeed Iyo Siyaasadeed Ee Muj Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe)Qalinkii; Fu’aad Sh. Abuubakar.
“Dambarkeedii Maandeeq nimaan, doonin baa dhamaye,
Shicibkii dagaalka u gala, daadsan suuqyada e’,
Dadkan wada dallacay dawladahan, dahabka shiilaaya,
Da’deennay ahaayeen kuwaa, loo dabbaal-degaye,”
Maandee...
Monday, May 6, 2019
-
Bisha Ramadaan Waa Bishii Is Bedelka!
Assalaamu Calaykum,
Ramadaan Wanaagsan Walaalayaal,
Ramadaan waa fursad qaaliya,waana bil ku haboon isbedelyo badan,bishan qofkii si dhaba u go’aansada in uu horumar sameeyo wuu samaynkaraa,
qofkuna isagaa ama is liida ...
Monday, May 6, 2019
-
Biixi Waxa Uu Noqday Hogaamiye Layli Ah Oo Looga Werwerayo Dalka Hogaamintiisa Mudada u Hadhay!
Mudo halsano iyo badh ah ayuu hogaanka hayaa madaxwayne Muuse ilaa maantana wax muuqda oo la tilmaami karo ama uu ku faani karaa ma jiraan aan ka ahayn ardayda shaqada qaranka la galiyey oo iyaguna magaca iyo muuqaalka mooyaane qo...
Sunday, May 5, 2019
-
Edaabta Bisha Ramadaan!Qallinkii; Khadar Dirir
Walaalayaal dhamaantiin waxaan idin leeyahay Ramadaan Kariim, waxaan inyar kaga hadli doona bisha ramadaan ee ilaahay inugu faral yeelay inaynu soono.
Bisha Ramadaan waa bil qaali ah oo ahmiyad weyn ku fadhida, mudanna in laga ...
Sunday, May 5, 2019
-
Dhalinyarta Face-Buugga, Xukuumadda Iyo Garsoorka!Prof Cabdi Cali.
Mid baa ka maqan laba qolo, qolada saddexaad ee garsoorka haddii ay ka maqan tahay looma dul qaadan karo.
Ta kowaad, xukuumadda waxa ka maqan in ay ogaato in waddanku yahay Dimuqraadiyadda Xisbiyada Badan ( Democracy multi part...
Saturday, May 4, 2019
-
Guul Iyo Guul Daro Diidmada Baarlamaanku Maxay Noqon Kartaa?
haddii dhinacyo kala duwan ka eegno labadda way noqon kartaa, guul iyo guul-daro, siduu madaxweynuhu u dhigay ee u rabay way u dhacday dhankaasi marka ka eegno waa u guul, marka indhaha dadka kale ee mucaaradka ku ah ku eegna guul...
Friday, May 3, 2019
-
Mowduuc Muhiim Ah:Sidaynu u Soo Dhowaynaa Soonka?
Bismillaahi Raxmaani Raxiim,
Waan salaamayaa dhamaan akhyaarta meelkastoo ay joogaan,
Alle subxanahuu wa tacaalaa isaga ayaa kala fadilay waqtiyada,markastana alle khayrka ayuu inoo soo celceliyaa si aan uga faa’idaysano.
...
Thursday, May 2, 2019
-
Kofi Annan Aqoon Ma U Lahaa Somaliland?
Hargeysa(W,N)-Professor Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa dhawaan Hargeysa ka sheegay in xoghayihii guud ee Qaramada Midoobay Mr. Kofi Annan, aanu aqoon u lahayn Somaliland islamarkaana aanu haynin warbixino ku saabsan Somaliland.
...
Wednesday, May 1, 2019
-
Dadweynaha Ma Lala Hadlay, Isla Judhii…?Prof Cabdi Cali.
Horta miyuu Madaxweynaha ama sarkaal sare la hadlay dadweynaha isla markii la xaqiijiyay falalka dilka askarta iyo qaraxii Wajaale; tacsi uma jeedo, hadal barlamaanka hortiisa ahna uma jeedo; waxan u jeeda dadweynaha ayaa lala had...
Wednesday, May 1, 2019
-
“Xukuumadda Muuse Biixi Farsamo Xumada Af-Soomali Xumo Ayaa U Dheer” Muniir Axmed Cigaal
In kasta oo aynu ku jirno bilihii khayrka laha Ramadaana sanka inoo saarantahay hadana Xaalada Dalkaygii Somaliland ku sugan yahay ayaa marar badan ku odhanaysa midh iyo laba ka dheh. Xukuumadda uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Bi...
Wednesday, May 1, 2019
-
“Fikirka Iiga Soo Baxday Xidhiidhka Madaxtooyada S/land Iyo Cabashada Dadweynaha, Gaar Ahaan Inta Aan Sidan Tilifoon Leh #1” Yuusuf Budle.
Fariinta Madaxtooyada Somaliland u dirtay shicibkeedii kadib markii loo sameeyey hal line ( khad keli ah) oo laga wici karo.
Haddii aad rabto Madaxweynaha garaac #1 ( Awal)
Haddii aad rabto xoghayntiisa garaac # 1 ( Awal)
...
Tuesday, April 30, 2019
-
Erayga “Ummada Soomaaliyeed” ee inta badan lagaga cataabo Somalia waa eray aan xis-naqdi leh iyo miyir-qab siyaasi ah midna aan ku iman
Erayga “Ummadda Soomaaliyeed” ee inta badan la ga ga cataabo Soomaaliya iyada oo la dawladaynayo; waa eray aan xis-naqdi leh iyo miyir-qab siyaasi ah midna aan ku iman.
Waxa taa markhaati u ah; marka hore yaa ah Ummad Sooma...
Tuesday, April 30, 2019
-
Garsoorka Iyo Nidaamka Siyaasadeed Ama Dhaqaale Ee Dastuurkeena Ku Xardhan!Prof Cabdi Cali.
Garsooruhu waa inuu yaqaan nidaamka siyaasiga ah iyo nidaamka dhaqaale ee dalku haysto. Halkee bay ku qoran tahay oo laga eega nidaamka dhaqaale iyo nidaamka siyaasiga ah ee dalka. Dastuurka dal kasta ayaa sheega nidaamka dhaqaale...
Monday, April 29, 2019
-
Cabdicasiis Samaale:Ma Afhayeenka Madaxwayne Muuse Biixibaa Mise Waa Qurraada Madaw Ee Xisbiga Kulmiye Qoddobada Kalafogeynta ah?
Inkastoo Aanu jirin habayaraatee, Xil muuqda oo uu Wakhti Xaadirkan ka hayo Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye hadana Waa Markii Lixaad ee Cabdicasiis Maxamed Samaale lagu dhex arko Kulama Xisbiga Kulmiye ee Arimaha Doorashooyinka i...
Sunday, April 28, 2019
-
Maxaa Xilka Looga Bedelay Isna Xilkaba Iskaga Casilay Gudoomiyihii Maxkamadda G,Maroodi jeex:Halkee Wax Iska Qaban La’Yihiin!
Dadku waxay ka doodayaan waxyaalo iska caadi ah, waa laga qaaday, mayee wuu is casilay, hebel dartii baa looga qaaday, isna uu leeyahay taas waxba kama jiraan iyo arrimo ii gaar ah baan isku casilay, wax intaas dhaafsiisan wali ma...
Sunday, April 28, 2019
-
Neymar oo laga ganaaxay ciyaaraha Yurub
Ciyaaryahanka weerarka uga ciyaara kooxda Paris St-Germain ee Neymar ayaa lagu ganaaxay in aanu ka qayb qaadan saddex ciyaarood oo kuwa Yurub ah sababo la xidhiidha in uu bartiisa Instagram-ka ku aflagaadeeyey saraakiisha ciyaarah...
Sunday, April 28, 2019
-
Doodaha & Wax Is Weydiintu Waa Ilbaxnimo Iyo Horumar!
Somaliland waxa muuqata rajo wanaagsan , marka la doodo ee la is dhageysto ee la rog-rogo wax ayuu yimaadaa is fahamka iyo hore u socodka umadeed.
Waxa aan hambalyeynayaa ururada isku xilqaama doodaha oo soo badanaya oo aan dha...
Saturday, April 27, 2019
-
Farriin Ku Socota Prof.Galaydh Iyo Prof. Samater Oo Dhowaanahan Isku Fikir Ka ah Xal U Helista Qaddiyadda Somaliland,
Marka Hore Salaam xishmad iyo qaddarin mudan ayaan u soo gudbinayaa labada Proffessor ee maqaalkani ku waajahan yahay, waa Amed Ismaciil Samater iyo Cali Khaliif Galaydh. Marka labaadna waxan labada Proffessorba ku tahniyadaynayaa...
Saturday, April 27, 2019
-
Sidee Dareemi Lahayd Haddii Caruurtaada Lagaa Qaato?
Dhibaatada qaadashada carruurta Soomaalida Yurub ayaa ah mid sii kordhaysa,wayna ku adag tahay waalidka Soomaaliyeed in ay aqbalaan marka ay timaado in caruurtooda la qaato,
Marka aad dhexmarayso caasimadaha waawayn ee wada...
Friday, April 26, 2019
-
Heshiiska Labada Xisbi Ee Kulmiye Iyo UCID Go’Aan Siyaasadeysan Oo Lagu Deg-Degay!
Taladda halkeedi ha lagu soo celiyo haddii la doonayo in doorashooyinku waqtigoodi ku qabsooman,....
Shalay ayaa Labada xisbi ee Kulmiye Iyo UCID , Waxa ay shaaciyeen in uu Gabi-ahaanba uu fashilmay shirkii mudo sanad ah u socd...
Thursday, April 25, 2019
-
XOG: Musuq-maasuqa Ee Masuuliyiinta Caafimaadka Togdheer, Xujada Wasiirka Cusub & Fashilka Mashruuca SHINE Ee HPA/DFID!
Waxaan halkan jeclaystay inaan idiin kusoo gudbiyo xog xaqiiq oo ka dhacday magaaladan aan joogo ee Burco, Togdheer.
Hordhac:
Kawaran laba masuul oo BILKASTA lunsada $40,000. Gobol dadkiisu u baahanyahay adeeg bulsho?
Kaw...
Thursday, April 25, 2019
-
Booliiska Oo Dacaayad Laga Sameeyaa, Waxay Tahay Aynu Is Boobno Fawdo Dalku ha Galo!
Waan salaamayaa asxaabta sharafta mudan. Waxaan Maalmahan ku arkaayay dhalinyaro aad u yaryar oo aan 20ka gaadhin oo aan fahansanayn dawladnimada. Waxay niyada ku haystaan tahriib oo ah in wadamada reer galbeedku yihiin jano iyo i...
Wednesday, April 24, 2019
-
Hay’addaha Warbaahinta Iyo Suxufiyiinta S/Land Aad Ayaan Ugu Dhaliilayaa Baahinta Xaaladda Dhaawaca Suxufi Khadar Macalin Deeq Loo Gaystay!
Hay'addaha Warbaahinta Iyo Suxufiyiinta Somaliland Aad ayaan u dhaliishanahay oo waliba u la yaabanahay Sababta ay u baahin la yihiin ama kor ugu qaadi la yihiin Warka Dhaawacii Gardarada ahaa ee Ciidanka Somaliland u gaysteen Sux...
Wednesday, April 24, 2019
-
Fallanqeyn Ku Saabsan Ciyaarta Qaaxoology-ga Xisbiga KULMIYE IYO WADDANI Oo Kolba Il Duufaya Godadka Guusha!
Saddexda xisbi waxa loo sameeyey in hadba labada is ee raaca loo hogaansamo, tusaale, sanadkii 2009-kii waxa is raacay xisbiga UCID iyo KULMIYE waxaanay muquuniyeen xisbigii UDUB, ka dib markii la isku qabtay dib u dhaca doorashoo...
Wednesday, April 24, 2019
-
Maxaa kala heysta Labada kooxood ee Manchester oo ciyaartooda la sugi la’yahay
Waxaa maanta si weyn loo hadal hayaa ciyaarta adag ee ay ku ballansan yihiin caawa labada kooxood ee ka dhisan magaalada Manchester, United iyo City.
Ciyaataas la sugi la'yahay inta xilligeeda laga gaadhayo ayaa saameyn ku yeel...
Wednesday, April 24, 2019
-
Maxay tahay sababta jilaaga caanka ah ee Sunny Deol uu ugu biiray siyaasadda?
Jilaaga caanka ah ee shirkadda filimada Bollywood, Sunny Deol ayaa salaasadii ku biiray xisbiga Bharatiya Janata Party (BJP).
Atoorahan siyaasiga isku baddalay oo kasoo jeeda magaalada Gurdaspur, oo ka tirsan gobolka Punjab aya...
Wednesday, April 24, 2019
-
Sharciga Ha Loo Sinaado!W/Q; Muhumed Dhimbiil.
Inta la og yahay ilaa maanta aduunka dawladnimo maamul wanaag, cadaalad iyo sinaan ku dhisan aduunka soo martay waxa jiray dawladihii islaamka , waxaana tusaale loo soo qaataa Cumer Binu Khadab ( IRH ) iyo cahdigii uu ahaa khaliif...
Tuesday, April 23, 2019
-
Paris St Germain oo hanatay horyaalka France
Kooxda Paris St Germain ayaa ku guuleysatay horyaalka kubadda cagta dalkaasi, kaddib marki ay 3-1 ku garaacday kooxda Monaco ciyaar ka dhacday garoonka PSG ee Parc des Princes ee magaalada Paris.
Waa markeedii sideedaad oo ay P...
Tuesday, April 23, 2019
-
“Madaxweyne, Fadlan Kordhi Kana Dhabee Wadahadalka”!Yuusuf Garaad.
Qormadeydan aadka u koobani ma ahan qiimeyn siyaasadda Dowladda. Mana ahan xataa qiimeyn khudbadda uu Madaxweynuhu shalay jeediyay oo dhan. Waa isku day aan weyneyso dul joojinayo muhiimad iiga dhex muuqatay khudbadda. Waa sida uu...
Monday, April 22, 2019
-
Somaliland At Cross Roads-1!By Ibrahim M, Mead.
In a conflict-ridden horn of Africa, Somaliland is a rare success story. Although the international community has not recognized the independence of this resurrected from the ashes 2nd Republic of Somaliland. Somaliland functi...
Monday, April 22, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|