Neymar oo la dagaallamaya fadeexad culus oo soo wajahday
Xiddiga kubadda cagta ee dalka Brazil Neymar Jr ayaa beenisay eedeyn la xidhiidha inuu haweeney kufsi ugu geystay magaalada Paris.
Dacwad loo gudbiyay ciidamada booliska ee magaalada São Paulo ayay haweeneyda kufsiga ka cabane...
Sunday, June 2, 2019
Gudagalkii Xoogagii SNM Ee Hargaysa 31/5/1988 W/Q:Cali Coomay.
Soo Dhaqaaqii Ciidankii Hargeysa Soo Gelayay
Ciidankii Hargeysa soo gelayay iyo taliskii ayaa Balay Samatar ka soo dhaqaaqay 30/5/1988 ee labadii duhurnimo waana Kolanyo dheer, waxa labada dhinac ee kolanyada ilaalinaaya ciidan...
Friday, May 31, 2019
Madaxwayne Muuse Ma’oga Mise Wuu Og’Yahay?W/Q;Maxamed F. Qoti.
Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland oo calankii towxiidka ku xardhanaa hoos u dajisay, Somaliland waa wadanka labaad ee haddii qoraxdu u soo baxdo iyo haddii ay maqan tahayba la muujiyo oo uu iftiiminaayo towxiidka ku xardhan c...
Friday, May 31, 2019
Moorgan Markii Loo Soo Bedelay Hargeysa Waxay SNM u Ahayd Fursad!
Moorgan isagoo gaashaanle dhexe ah waxa taliye looga dhigay qaybtii 21aad ee deegaanka uu ka soo jeedo si uu uga tirtiro dad taageersan jabhadda SSDF ee Cabdilaahi Yuusuf hogaaminayo oo wakhtigaasi ka waday dagaal ku dhufoo ka dha...
Somaliland Nin Xumaan U Saadshey Lama Helin!W/Q; Mustafe Shiine.
Tobankaa danbe tawbada badi baan lahaayee.
Waxa aan arkayaa in dadka qaar ay wax weyn u arkayaan saraakiil iyo ciidan ka soo jeeda Bariga Sanaag oo u goostay Maamulka Puntland, kadib markii sida ay sheegeen la amray inay Badhan...
Friday, May 31, 2019
Dagaalkii Beder,Q. 1aad!
Assaalamu Calaykum,
Ramadaan Wacan Walaalayaal,
Bisha Ramadaan waa bishii muslimiintu guulaha taariikhiga ah soo hooyeen,waana bisha aad ka warhaysaan in gaajo iyo haraad lagu suganyahay,iyadoo taasi jirto ayey muslimiintu s...
Theresa May Ma Xumayne Sabankaa Xumaa!W/Q; Mustafe Shiine,
Sheekaba sheekay keentaayee, waxa la yidhi nin weyn oo ganacsade reer Hargeysa,ayaa xiligii Ingiriisku na haystay guursaday oo loo dhisay gabadh yar oo markaa qaangaadhay, dabadeed odaygii baa xaajadii ninimo saani u gudan waayay,...
Friday, May 24, 2019
Raadraaca Sooyaalka 18may!Qaybtii 3aad.
Xafiiska lagu kaydiyo xogta iyo qoraallada taariikhda ee ku yaalla magaalada London ee loo yaqaan “Public Records Office” ayaa sannad kasta waxa lagu soo bandhigaa qoraalladii sirta ahaa ee la kaydiyey ee ka qarsoonaa ama ka d...
Guban View: Why We Celebrate 18May?By Ali Mohamed.
On a bright sunny Saturday on May 18, Somaliland people celebrated the 28th anniversary of our independence, with parades across the country and saluting those heroes who scarified their own blood for our freedom.
This annivers...
Berbera Iyo Waxa Aan Ku Soo Arkay! Qalinkii; Muhamed Dhimbiil.
Magaalo xeebeedka Berbera waa magaalo ay ka socoto dedaal iyo horumar badan oo shicib iyo dawladba la wado, waxa aan si gaar ah u xusayaa dawlada hoose ee Berbera bilicda iyo quruxda ay ka hirgaliyeen magaalada Berbera oo mudan in...
Guban View: Professor Ahmed I. Samatar’s Last Gasp!By;Ali Mohamed,
Last month, a panel discussion was held in Hargeisa on whether to resume talks between Somaliland and Somalia. Inspire youth group hosted the discussion, which featured a group of five panelists, including Mr. Ahmed Ismail Samatar...
Monday, May 13, 2019
HAJI ABDI WARAABE STREET or HAW STREET
Ramadaan Karim dhamaantiin akhristayaal . ALLE(sw) khayr keeda ha inna siiyo .
Sabti dii 11 May 2019 ayay ku beegnayd maalintii uu Godka galay Halyeygii weynaa ee innaga baxay XAJI CABDI XUSEEN(Cabdi Waraabe) Alle ayaynu ugu ba...