Cashuur Bixin Mise Calool Buuxin!Qalinkii; Mohamed Alja.
Ma Ihi Qof caado ka dhigtay cayda iyo aflagaadada aan haadba haysan, mana ihi ganacasade ciilan oo cashuurta lagu dhibay, mana ihi muwaadin dhoohan oo aan xisaabtamin, balse waxaan ahay muwaadin qirsan cashuurtu qiimaha ay leedaha...
Fanaanka Caanka Ah Ee Maxamed Bk Waa Wadnaha Qaranka Somaliland!
Fannaanka codka toolmoon ee arlada Soomaalidu degto laga jecelyahay Maxamed Siciid Cabdi Pk ayaa maanta si ballaadhan loogu soo dhaweeyay garoonka kubada cagta caasimadda waddanka Somaliland ee Hargaysa.
Maxamed Siciid ...
Tuesday, July 16, 2019
Fikir Dheer Ka Bacdi: Dhan Isu Mara!Prof Cabdi Cali.
Waxa ii soo baxday in koox kaliyi isu keen qaybisay; dhan ha isu maraan; waa isku fikir, isku waxbay aaminsan yihiin, reerka ay doonaan ha ahaadaan ama gobolka ay doonaan ha ka soo jeedaan. axsaabta jirtaa waa xisbi kaliya. Xisbig...
Tuesday, July 16, 2019
Qaylo-dhaan Badbaado Qaran!W/Q;Xamse Khayre.
Arimaha Gacanta JSL ka baxay muddadii u dhaxaysay 2010-2019 ee labadii maamul ee Kulmiye ku abtirsanayey ay xilka u kala dambeeyeen.. Labaddaas Xukumadood ee Kulmiye kala ahaa MURDISO (2010-2017) iyo MA-GAFA (2017-hadda) waxay iib...
Tuesday, July 16, 2019
Somaliland Ta Qarsoon Maxaad Ka Og Tahay!W/Q;Muhumed Dhimbiil.
Waa danyar aad ka naxayso hoyga ay ka galaan dhaxanta iyo roobka iyo waliba qoraxda kulul ee dalka, waa qoys ka kooban Shan caruur ah iyo labadoodii waalid waxa ay ku soo koreen nolol maalina la qadeeyo maalinta la waayana aan lab...
Tuesday, July 16, 2019
Jihowareer Ku Yimid Bisaaskii Ka Cunteyn Jiray Hudheelkan!W/Q; M, QOTI.
Lamaan yaabin qoraalkii farta waaweyn ku xardhanaa ee tilmaamayey in uu u guuray ka soo hor-jeedka bacado hudheelkii aanu ka cunteyn jiray ee ku yaalay agagaarka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka, laakiinse, waxa dareen gaar ah...
Monday, July 15, 2019
Xallinta Khilaafaadka Isku-Dhaca Iyo Wada-Xaajoodka.W/Q;Maxamed M. Qoti.
Somaliland waa dad hodan ku ah hiddo samida dhaqan suuban iyo garsoor wanaagsan oo ay ku dheehan yihiin, gobbanimo, is-jidmarin, is-xaalmarin, isudulqaadasho, is-dhaahin iyo wada-noolaansho nololeed oo wanaagsan, sidaa awgeed wa...
Somaliland Army Must Disarm Buur-Madow’s Militias!By Ali Guban.
The ongoing communal violence in Eil-Afwein is a tragedy.The communal violence in Eil-Afwein has been going on and off for the last seven years. Dozens of people from both communities are dead and wounded. The violence has created...
Guban View: Pandering To Clan Identity Undermines Democracy!
Lewis Center, Ohio--Somaliland has a serious clan identity crisis. It was revealed during the 2017 presidential election result; some of the electorate still believe that the election was rigged despite international observers dec...
Tuesday, July 9, 2019
Shantii Madaxweyne Iyo Farmaajo!W/Q; Cabdirasaq Askar.
Marka laga reebo Farmaajo , dalka Somaliya ee aynu jaarka nahay waxaa soo maray 5 Madaxweyne marka laga soo bilaabo Sanadkii 1991 . Cali Mahdi ayaa ka kowaad ahaa oo wakhtigiisu ahaa January 1991 illa June 1995. Cabdiqaasim Salaad...
Abaarso School Ma Wax Loo Dhiga Jira? Q2Aad W/Q; Cabdiraxman Cadami
Ceeb Doonow Beeni Raad Ma Leh!!!
Sidaas oo ay tahay waxa jira dad bulshada ku dhex nool oo wanaagga iyo samaha ku bukooda, ma tiro badna laakiin, mar kasta waxa u heellan dad waxay sheegaan ba rumaysta oo shaydaanka u dhego nugul...
Abaarso School Ma Wax Loo Dhiga Jira? W/Q; Cabdiraxmaan Cadami
Waxa soo dhaw sanad guuradii 10-aad ee Abaarso School oo ku beegan 10-ka bishan Julay School-ka waxa aasaasay dad samafaleyaal Maraykan ah oo uu hormood ka ahaa Jonathan Starr oo dadaal badan galiyay, duruufo adagna kala soo dabaa...
Mr. Farmajo:The Wrong Man To Lead A Nation In Need! By: Eng. Hussein Deyr.
Mohammed Abdillahi Farmajo is the President of the one of the world’s classic failed state, Somalia. For nearly three decades, Somalia has exemplified the deficiency of statelessness and lawlessness; it failed to meet even the m...
Barbaarinta Ubadka, qalinkii: Mukhtaar Ali Sheekh
Banii Aadamku waxa la yidhaa waxay isku af-gartaan Hadalka iyo wax isu sheegga, Xayawaan kuna urta. Waxa hubaal ah in waalidkeen inna jecelyihiin isla markaana innala jecel yihiin waxa wanaagsan, Sidaa si la mid ah carruurtuna waa...
Thursday, July 4, 2019
Koox kubbadeed oo gacan qabatay dad hoy la’aan ah
Kooxda kubadda cagta ee River Plate oo ka dhisan dalka Argentina ayaa albaabada u balaqday garoonkeeda kubadda ee ku yaalla Buenos Aires, si ay u dagaan dadka hoy la’aanta ah, maadaama oo magaaladaasi ay wajahayso qabaw aad u da...
Waa kee Filimka uu Kim Jong Un kasoo qaatay fikradda ilaaladiisa?
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump waxa uu safar taariikhiya uu ku tagay isniintii carada dalka Waqooyiga Kuuriya isagoo halkaasi kula kulmay hogaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un.
Kulankani waxa uu banaanka soo dhi...
Wednesday, July 3, 2019
Xulka kubada cagta Uganda oo muran lacageed u joojiyey tababarkoodii
Ciyaaryahannada xulka Qaranka Uganda uga qayb-galaya Tartanka Koobka kubadda Cagta Afrika ee ka socda Magaalada Qaahira ee Dalka Masar, ayaa diiday inay qaataan Tababbarkooda Salaasadii Shalay, ka dib muran ku saabsan Mushaharkood...
Wednesday, July 3, 2019
Senegal oo u xoog sheegatay Kenya
Sadio Mane ayaa laba gool u dhaliyay xulkiisa Senegal waxaana guul darro la hoyatay Kenya.
Senegal ayaa iska xaadirisay wareegga 16 ee koobka Qaramada Qaaradda Afrika.
Sadio Mane oo afka hore uga ciyaara Liverpool ayaa qaybt...
Tuesday, July 2, 2019
Ijiid aan ku jiido, Waa gacmo daalis, W/Q: Mohamed Gacayte
Dooda ah tirada xubnaha Komishanka hanaloo kordhiyo iyo sidooda haloo daayo doorashadan wixii ka danbeeya haloo kordhiyo 2 xubnood mucaaridka in laga heshiin kari waayo oo wadahadalkii Saddexda Xisbi natiijo la,aan kusoo dhamaadan...
Tuesday, July 2, 2019
Warbaahinta Dunida oo ku foogan Shimbir dhasheeda Sigaar siisay
Shibirtan ayaa dhasheeda siisay ama ku quudisay haashka sigaar, waxaanay dhacdadani kor u qaaday walaaca dhinaca deegaanka iyo mawjado cadho ah oo ku wajahan dadka sigaarka meel kasta iskaga caba ee haashkana kaga taga.
Shimbir...
Monday, July 1, 2019
Shan arrimood oo ay dumarku kaga horreeyaan ragga kubadda cagta ciyaara
Koobka Adduunka ee Dumarka ayaa sannadkan aad loo hadal hayaa oo waxaa isbedel ku yimid dhanka taageerada loo hayo cayaaraha dumarka waxaana sannadkan taageereyaasha ugu badan haysta waddamada Brazil, France iyo United Kingdom.
...
Sunday, June 30, 2019
Maxamed Salah oo difaacay ciyaartoy lagu eedeeyay inuu xadgudub gaystay
Laacibka xulka waddanka Masar Maxamed Saalax ayaa la dhaleeceeyay kaddib markii uu soo jeediyay in "fursad kale" la siiyo ciyaartoy ay xulka Masar ka wada tirsan yihiin oo lagu eedeeyay inuu gaystay xadgudub galmo.
Xidiggan u c...
Sunday, June 30, 2019
Khatarta Aqoon Daro Ee Ka Jirta Goobaha Iclaajyada Somaliland!
Nin buka boqol u tali waa qormada diirada qoraalkaygan fariin caafimaad sameecado waawayn oo lagu siraado dadka buka waa mid ka mida suuq galinta soojiidashada goobaha iclaajyada inta badan waxa u badan dadka buka ee raadina...
Saturday, June 29, 2019
Shan Ciyaartoy oo Man United doonayso in ay heshiis la soo saxeexato
Manchester United ayaa ugu danbayn maanta si rasmi ah u dhamaystirtay saxeexa difaacii midig ee kooxda Crystal Palace ee Aaron Wan-Bissaka kaas oo ay 50 milyan gini kula soo wareegeen isla markaana ay Eagles boqolkiiba 10% ku yeel...