ARTICLES
-
Dhamaan Asxaabtani Waxay Hambalyo Udirayaan Meherka Axmed Cismaan Almis Iyo Marwadiisa Hodan Cumar Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Dilla!
HARGAYSA(W.N) Masuuliyiinta iyo Hawlwadeenada Shabakada Warar ee Wajaalenews,net Waxay Dhambaal Hambalyo iyo duco udirayaan Meherka Suxufi Axmed Cismaan Xasan Almis Iyo Marwadiisa Hodan Daahir Cumar Oo maanta meherkoodu ka Qabsoom...
Monday, August 12, 2019
-
“Waddanka Waxa Ka Dhacay Dhul Boob Ay Xukuumaddu Kow Ka Tahay.W/Q;Maxamed Baashe
Buurta Kala Jeexan dhul ay ku nool yihiin 300 oo qoys oo kii ku dhashay yahay 25-jir, 30-jir iyo 40-jir ayaa loo soo xukumay madaxweynaha iyo qoyskiisa oo ha la dumiyo la leeyahay.
Madaxweynaha waxa aannu leennahay "in 300 oo g...
Sunday, August 11, 2019
-
13Sano Ka Hor Maanta Oo kale Oo Ciid ah Ayaa Dil Daldalaad Ah Lagu Fuliyay Madaxwaynihii Hore Ee Ciraaq Sadaam_Xuseen”Abwaan Laabsaalax.
Dhacdadaas Waxa si toosa looga daawanayey warbaahinta Caalamka gaar ahaan telivishanka Al-Ciraaqiya, subbaxaa marxuum saddaam wuxuu xidhnaa ama gashana, shaadh cad iyo surwaal madow iyo koodh madow, Maalintaa waxaan joogay dalka s...
Sunday, August 11, 2019
-
Guddoomiyaha Hay’adda Qurba-joogga Somaliland Oo Hambalyo U diray Jaalliyadaha Jsl Munaasibadda Ciidda.
WAR-SAXAAFADEED HAMBALYO AH:
Guddoomiyaha Hay’adda Qurba-joogga Somaliland Oo Hambalyo U diray Jaalliyadaha Jsl Munaasibadda Ciidda.
HARGAYSA(W,N)Guddoomiyaha Hay’adda Qurbajoogga JSL oo ku hadlaya magaciisa, iyo dh...
Saturday, August 10, 2019
-
Maxay Kawada Hadli Doonaan Boqorka Sacuudiga Iyo Madaxwaynaha Somaliland?
Waa Su'aal isweydiin leh , laakiin hadii aan aragtidayda sii cabiro wadahadalka Boqor Salman iyo Madaxwayne Biixi waxa uu nuxurkiisu khuseeyo waxa ay ila tahay in uu sidan oo kale noqon karo ;
Hadii aan masanuuniyo waxa ay ila ...
Friday, August 9, 2019
-
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Tacsiyadeeyay Geerida Ku Timi Marxuum Cabdilaahi Xaaji Jaamac Cali oo Ku Geeriyooday Malaysiya
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawla...
Friday, August 9, 2019
-
Dib-u-dhaca Doorashooyinka Waxa Sabab U Ah, Fayraska Khilaaf-Dhaliyaha Ah Ee Ku Jira Dastuurka Somaliland!
Warbixin: Maxamed Cumar Cabdi (Cirro)
Sida culimada caafimaadku tilmaameen fayrasku waxa uu ka mid yahay waxyaabaha dhaliya cudurrada inta badan aan daawada lahayn, halka bagteeriyaduna ka tahay xannuun-dhaliye laga bogsan karo...
Thursday, August 8, 2019
-
Madxafka Qaranka (National Musium)”Somaliland Taariikhbaa Ceegaagta”Khadar Baaruud.
Madxaf (Museum) waxa lagu kaydiyaa taariikh iyo xadaarad bulsho, waxa ku faana ama yididiilo ay ku abuurtaa cidda iska leh sugtaana sawraca dadkaasi ay kaga duwanyihiin ama ay dheeryihiin dadyowga kale ee dunida guudkeeda ku nool ...
Thursday, August 8, 2019
-
Qandaraaskii Katiinadaha;W/Q:Cali Cabdi Coomay.
Kulankii ku dhexmaray dalka Jabuuti Maxamed Siyaad Barre iyo Kornayl Mingiste ayaa aakhrikii keenay inay ku heshiiyaan shan qoddob oo adhaxda lagu jebiyo jabhadii SNM. lixda qoddob waxa ay kala ahaayeen:
= Inay labada dal soo c...
Thursday, August 8, 2019
-
Qunsuliyadda Turkiga Ee Hargeysa: Hawl-fududayn Mise Hagardaamayn!W/Q; Cabdiqani X, Cali.
Hadday taladu kuu Muuqatoon, Lagula Haaneedin
Hifaatiyo Waxay Kugu Tartaa, Huqiyo Ciilleeye
Anun baw Hanganayee Wanaag, Uma Hilowdaane)
Cabdilaahi Suldaan (AHUN)
Dawladuhu waxay isku qabaan dano iyo maslaxado midba ka ka...
Wednesday, August 7, 2019
-
Fikrada Guban:“Somaliland La-hayste U Noqon Mayso Xildhibaano Saaqiday”Ali Maxamed,
Maalmahan dambe waxaa maqlayaa hanjabaadyo iyo hadalo badan oo ka imaanaya odayaal, siyaasiin iyo xildhibaano matalaya beelo saluugsan tirada xildhibaanada ay ku leeyihiin baarlamaanka. Waxayna ku hanjabayaan inay qaadacayaan door...
Wednesday, August 7, 2019
-
Saami-qaybsigu Bikh,Ta Soo Socota!Prof Cabdi Cali.
Xisbiyada liisanku wuxu ka dhacayaa 2022. Haddii doorashada golaha degaanka la raaciyo tan Golaha wakiilada, markaa dimuqraadiyaddii khalkhal bay galaysaa; su'aashu waxay noqonaysaa sidee baa xisbiyadii cusbaa loo furayaa, ileyn i...
Tuesday, August 6, 2019
-
Siyaasiga Iyo Go’aanka Shacbiga! W/Q; Qoraa Maxamed Baashe,
Fashilka Siyaasiga Hoggaamineed Waxa ka Markhaati Kacaya, Sida Ay Maanta Wax Isugu Cayn Iyo Bayd Go’meen”Qoraa Maxamed Baashe,
Siyaasigu marka uu ku guuldarraysto kaalintiisa jihaynta iyo aragti abuurka bulshadiisa ayaa waxa ...
Tuesday, August 6, 2019
-
Arrin Baa Iga Wareeriyay;Geel Jiruhu Isagoo Garanaya Halkuu Ka Jarayo Laanta, Ayuu Yidhaa!Prof Cabdi Cali.
Arrin Baa Iga Wareeriyay; Geel Jiruhu Isagoo Garanaya Halkuu Ka Jarayo Laanta, Ayuu Yidhaa; Halkaan Ka Jaraa;Talo Ma Igu Dhaantaa!! Ma Jirtaa Cid Sidaydan Oo kale Arrinkani Dhibay, mise Waa Aniga Uun?!!!
Rag Baa Halgan soo wada...
Monday, August 5, 2019
-
Xisbiyada Qaranku Waxay Leeyihiin Qaanuuniyad Sharci, Ee Yaan Sifo Khaldan Loogu Xad-gudbin!
Wasiirka Warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamed Muuse Diiriye oo saxaafadda la hadlay maalintii Sabtida ayaa ku dooday in ninka jabhadka ah ee la yidhaahdo Caare uu yahay farac ka mid ah xisbiyada WADDANI oo ka mid ah sa...
Sunday, August 4, 2019
-
Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Maamul-Xumada Hantida Ummada!
Kaftan baan moodayay hadalkii Madaxweyne Muuse Biixi uu ka jeediyay July 25, 2019 xafladii lagu furayay shirkada Dahabshiil Hyundai Motors, halkaas oo uu kaga dhawaaqay inuu u iibinayo laba gaadhi oo ah kuwa raaxada ee qaaliga ah ...
Sunday, August 4, 2019
-
Hadaladii Siyaasada Ee Maalmahan Ugu Dambeeyay Ugu Hadal Haynta Badnaa!
Hadalkii Madaxweynaha ee ahaa in qofku haduu beel yahay in aan lagu dagdagin dilkiisa oo beelo loo kala baqo, laakiin ciidamada la iska laayo waxa uu iila muuqdaa mid gar ah , oo runta ku fadhiya hadalkaasi haseyeeshee madaxweynah...
Saturday, August 3, 2019
-
Mahadsanid Mudane Madaxweyne!W/Q; Mahad Salaad.
Waxaan halkan mahadcelin Aad u balaadhan uga dirayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi cafiska uu u fidiyay dhalinyaro 19 ah oo kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya oo muddo 9 sano ah ku xidhnaa Jasiirada Seychelles kadibna lo...
Saturday, August 3, 2019
-
Bulshada Dhulka Somalida Degtaa, Way Mahadin-doonaan Wax Soo Saarka Ay Samaynayso Warshada Daqiiqda Ee Boodhari Mills!.
Warshada Daqiiqda Boodhari Mills, waa Warshada ugu weyn ee ku taala dhulka Somalida, isla markaana ugu horaysay ee soo saarta Daqiiqda iyo Baadka Xoolaha nool ee geyiga Somalida.
Warshadan oo ay aas-aaseen ganacsato iyo qurba j...
Friday, August 2, 2019
-
Qaxooti Ama Barakac Iyo Dagaalo Argagixiso Ama Xagjirnimo!W/Q;Dhimbiil.
Dhibaatooyinka maanta aduunka ka jira kuwa ugu waaweyn ee lala tacaalayo loona taag laayahay waxa ka mid ah oo warbaahinta haysta marwalba laba Arimood:
◾-Barakacayaal ama Qaxooti
◾- Argagixiso ama Nidaamyada xagjirk...
Wednesday, July 31, 2019
-
Car Iyo Wir Ka Dhex Taagan Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay Iyo Wasaarada Waxbarashada!W/Q;Barkhad-ladiif.
Sanadkan Mar Labaad Waxa foodda Iskula jira Mulkiilayaasha Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay Iyo Wasaaradda Waxbarashadda.
Sanadkii hore ee 2018-kii ayaa sidan oo kale la isku qabsaday muddada la gallayo sanad dugsiyadeedka, waxaanay...
Wednesday, July 31, 2019
-
Dagaalka Ganacsi Ee Marin-Biyoodka HURMUS!W/Q:Cali Cabdi Coomay.
Muhiimada Marin-Biyoodka Hurmus!!
Marinkani wuxuu u dhexeeyaa gacanka Beershiya iyo gacanka Cumaan. Dhinaca waqooyi/galbeed waxa ka kulaalaya dalka Iiraan, dhinaca bari dalka Imaaraadka, halka dhinaca koonfureedna uu ka kulaala...
Sunday, July 28, 2019
-
Saddexda Qodob Ee Ugu Waaweyn Ee Lagu Heshiiyey Iyo Mid Waliba Qodobka Uu Diidanaa Ee Uu Hadda Aqballay!
Si Dadku u fahmaan, isla markaana mid waliba ka uu ku dhegsana iyo ka uu doonayey u ogaatid, waxa fiican in saddexda qodob aan horta soo bandhigo, ka dibna mid waliba ka uu ogolaa iyo ka uu diidana aynu tilmaamno.
saddexda xisb...
Sunday, July 28, 2019
-
Dahabshil Motors Mise Boodhari Mills!W/Q;Saleebaan Xuquuq.
DAHABSHIIL wuxuu inoo keenay Gaadiidka Faajafaajoodka ee Raaxada oo kor u qaadi doona shilalka ay dad badani Inagaga dhintaan qaar ka sii badanina inagaga Dhaawacmaan. In Cashuurdhaaf loo sameeyaana waa suurtogal.
BOODHARI MILL...
Sunday, July 28, 2019
-
Doorashooyinka Goleyaasha Wakiilada Iyo Deegaanka Jsl Oo Markii Labaad Dib u Dhacaya Intii Xukuumada Madaxwayne Biixi Talada Haysay!
Doorashooyinka Goleyaasha Wakiilada Iyo Deegaanka Jsl Oo Markii Labaad Dib u Dhacaya Intii Xukuumada Madaxwayne Biixi Talada Haysay, Iyo Suurtagalnimada In Ay Mar Sadexaad Dib U Dhacaan!
Waxa diyaar ah mudo kordhintii labaad iy...
Sunday, July 28, 2019
-
Tiro-koobka Dadka Ku Nool Somaliland Iyo Caasimada Hargeisa Maxaa Ka Qaldan!W/Q;Saleebaan Xuquuq.
Tirada Dadka ku nool Caasimada Somaliland ee Hargeysa waxa ay Wasaarada Qorshaynta iyo Horumarinta Waaxda Tirokoobku (Statistics Department) ay Ku sheegtay sanadkii 2014 in ay ahayd tirada dadka ku nool caasimada Hargeisa 500,000 ...
Friday, July 26, 2019
-
“Wasaaradda Waxbarashadu Waxay Eeday Xisbiga Kulmiye Markii Uu Xilka Qabsaday,Maantana..”Cabdilaahi Beershiya.
Wasaaradda Waxbarashadu waxay eeday Xisbiga Kulmiye markii uu xilka qabsaday 2010-kii oo ahayd ka hor madaxweyne Muuse Biixi.. ilaa maantana dhibtii gaadhay ayey baabacooyinka dhulka ku haysaa.
waxba kordhin maayaan dagaalada m...
Friday, July 26, 2019
-
Sumcadii Qaranka Iyo Tii Muwaadiniintaba Waa Lagu Tuntay!
Ayaan Daro ka wayn ma jirto marka waxii umadu dhigatay lagu tumanayo ee muwaadiniinta reer somaliland sifo qaldan lagu xidhxidhayo iyada oo la baal marayo sharciga dalka u yaalla .
Qofku haduu dambi galo wado sharcigu tilmaamay...
Thursday, July 25, 2019
-
Guban View: How Ministry Of Interior Bullies The Elected District Councils
This week, Somaliland police arrested four councilors of the Gabiley district Council. They are being held at the headquarters of the Criminal Investigations Unit of the police in Hargeisa. So far, the charges against them are unk...
Thursday, July 25, 2019
-
“Jawaabta Garyaqaanka Guud Ee Qaranku Ka Bixiyay Tallaabada Xadhiga Xildhibaanada Gabiley Iyo Halka Uu Isku Qaaday Isma Laha”W/Q;Maxamud Jawhar.
Ku-xigeenka Garyaqaanka Guud ee dalka oo laga sugayey inuu dabaqo sharciga dalka ayaa isku qaaday arrin aan looga fadhiyin ,xeer jajab iyo in uu Tusaale usoo qaato waxa mar is qabtay, SOLTECO IYO DOGOX IYO AFAR-JEEBLEH IYO HEBEL.
...
Thursday, July 25, 2019
-
Dal Laba Goor Lama Aqoonsado!Qalinkii; Maxamed Faarax Qoti.
Quwaddihii tartanka ugu jiray kala qaybsashada wadamada aduunka Qarnigii 18-aad , inkastoo ay ku kala duwanaayeen dhinaca aragtida, fikirka iyo nidaamka qorshahoodii siyaasadeed, haddana waxay aaminsanaayeen laba ha boo kala...
Wednesday, July 24, 2019
-
Hargaysa Iyo Heegada Biixi! Qalinkii;Hassan Garnayl.
Wiilkaa aan abtiga u ahy, heesaa Maxamed Axmed Bakaal 'Cirro' uun ma aha dadka Hargaysa lagu dhex handaday. Nus qarnigii u dambeeyay, Hargaysi waxay hoy u noqotay Canaasiir ka baayac mushtareeya collaad ay dadka reer Somaliland lo...
Tuesday, July 23, 2019
-
Fikrada Guban: Wajaale Iyo Arabsiyo Waxay U Qalmaan Degmooyin Is-Maamula!
Axadii Baarlamaanka wakhtigiisu dhammaaday waxay ansixiyeen sharci ay ku qiimeenayaan degmooyinka Somaliland. Waxay u kala qaybiyeen degmooyinka afar darajo. Hase ahaatee, baarlamaanka ma uusan faahfaahin , shuruudaha lagu q...
Tuesday, July 23, 2019
-
Dagaal Diblamaasiyadeed Oo Mar kale Ka Dhexqarxay SNM Iyo Faqash! W/Q: Cali Coomay.
Waxa hore loo yidhi” Taariikhdu iyada ayaa dib isu soo celisa”, taasi maanta si cad ayey u muuqataa. Haddii ay SNM ka adkaaty Faqash-ta muddo haatan laga joogo 31 sanno (1988-2019), waxa mar kale bilaabmay dagaal Siyaasadeed o...
Monday, July 22, 2019
-
Soomaaliya Bur-burkeeda Aduunkaa Ka Wada Socda,Waxaaney Eedey Awood Iyo Faham La,aan Caalamka Ah, Somalilandse…!Qalinkii;Cabdiraxman Jeesto.
Qormadan iyo mawduuceega waxaan ku qaaraa-dhigi doonaa Dhibaatada Soomaaliya haysata siday ku kasbatey iyo iney tahay meel lagu heshiiyey khal-khalkeeda, Hadaba aad ha loo fahmo umada Soomaalida wax kasta oo haysta waa loogu tala-...
Monday, July 22, 2019
-
“Xildhibàanada Golaha Wakiiladu Wali Fariin Bay u Dirayaan Madaxweynaha” Barkhad-ladiif.
Xildhibàanada golaha wakiiladu wali fariin bay u dirayaan Madaxweynaha; maalinba faji is afgarasho ayey dhigayaan was oo ah xaaladda sideedii ku soo celi.
Bal imika xeerka dadku hadal hayaan waa kii la sameeyey 2002 kii darajo...
Sunday, July 21, 2019
-
Afku Wuxu La Xoog Yahay Magliga Xawda Kaa Jara!Qalinkii:Rasheed Ali Meigag.
(Af-ku Dhiiglayaasha Qaranimada Dhaawacaya Xadhig Iyo Mustaafur Baa Ku Waajjibay)
Waxaynu Joognaa Waqti u dhigma 1988kii markii cadawgu isku-kaalmaysteen in la tirtiro xarakaddii xoraynta somaliland, maantana xoog milatari baan...
Saturday, July 20, 2019
-
Yaa Isa Sudhay Dadka Somaliland Ee Isku Danta Iyo Isku Duruuftaah?
Dadka ku nool dalkan jamhuriyada Somaliland waa dad walaalo ah oo ilaahay swt dhulkan ku wada beeray, maaha dad kala duwan ee waa dad isir kaliya ah, diin qudha wada haysta.
Hadii barwaaqo la helana waa aynu wada heli doonaa ha...
Saturday, July 20, 2019
-
Waa Gef Siyaasadeed Haddii Ay DFS Isku Daydo In Ay Somaliland Kala Mid Dhigto Maamul-goboleedyadeeda!
Sida hadda dhacday ee ay labada xubnood ee Somaliland ka soo jeeda ugu dartay guddida wada hadallada Somaliland iyo DFS ayaa muujinaysa gefkaas.
Somaliland ma aha maamul-goboleed ka mid ah DFS. Looma diri karo xubno ka soo jeed...
Friday, July 19, 2019
-
“Waraaqihii Boosta Ayaan U Diray”Dhacdooyinka La Yaabka Leh Ee Ka Socda Xafiisyada Dawladda Hoose Hargaysa.W/Q:CaliCoomay
Afartii Bilood ee ugu Dambeeyey waxa ay hawli iga gashay xafiisyada masuuliyiinta sarsare ee dawladda hoose ee Hargaysa, gaar ahaa saddexda ugu sarraysa. Shaqaale hoosaad iyo dadweynaha u socda hawlaha kala duwani, waa kuwa si joo...
Thursday, July 18, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|