ARTICLES
-
Qodobka 9Aad Ee Dastuurka Jamhuuriyada Somaliland Nidaamka Siyaasadeed!
Qodobka 9Aad Ee Dastuurka Jamhuuriyada Somaliland Nidaamka Siyaasadeed!
1;Nidaamka siyaasadeed ee Jamhuuriyadda
Somaliland waxa saldhig u ah nabad, talo-wadaag,
dimuqraadiyad iyo hannaanka xisbiyada badan.
2;Tirada xis...
Sunday, September 15, 2019
-
Sirta ka Danbaysa Inuu Burburo Qayb kamid ah Heshiiskii U Dhaxeeyay Somaliland Iyo Imaraatka!
Sidaynu la soconay jamhuuriyada Somaliland waxay heshiis caalamiya la gashay dalka imaraatka carabta, heshiisyadaasi waxaa la mariyay oo si buuxda u ansixiyay golayaasha qaranka.
Hadaba su’aalaha la iswaydinayaa waxay tahay, ...
Sunday, September 15, 2019
-
“Horta Adigu Aqoon Yeelo,Qiimeyntu Sidaad Mooday Maahee.”W/Q;Cabdilaahi Beershiya.
Intuu Noolaa Muu Akhriyin soddon buug oo anfac leh, dugsigii sare waxa u dheer 4 sanno oo slides amma note kooban la siin jirey, haddana dalka waa u aqoonyahan. si fudud ayuu dadka ugu xukumi karaa inuu dowladnimada diidan yahay. ...
Friday, September 13, 2019
-
Somaliland Security: How a brazen Religious zealots Took Over The Burao City Government!
Lewis Center, Ohio-(W,N)--It’s a very rare in a male dominated and poverty stricken Somaliland for women to move head and run a business. But, a young woman worked hard and saved enough money to get a license to open for a 1,000...
Wednesday, September 11, 2019
-
Sharciyada Hawada Sare “Airspace Law” Iyo Khilaafka U dhexeeya Somaliland Iyo Somalia!
Qaybtii Aad
Ka dib markii ay ICAO assessment team-ku ku talo bixiyeen in Somaliland iyo Soomaaliya sameystaan steering committee. Iyadoo talobixinta ICAO laga duulayo ayaa waxaa la dhisay 16-kii February 2011 guddi lagu magacaa...
Wednesday, September 11, 2019
-
Warbaa Jira Aan La Baahin, Waxbaa Jira Aan La Sheegin!W/Q;Maxamed F, Qoti.
Mudo haatan laga joogo 28-Sannadood iyo waxoogaa war baa jiray aan la baahin, waxbaa jiray aan la sheegin, heeso ayaa jiray ay ka xishoon jireen baahintooda wariyayaasha ka hawl-gala barnaamijyada Dalabaadka Heesaha warbaahinta ...
Wednesday, September 11, 2019
-
Taariikhda Lacagta Oo Dollarka”W/Q: Fadxi Greenford.
Qof Kasta Si Fiican Ayuu U Yaqaan Lacagta Ugu Awooda Badan Dunida Ee Dollar'ka Ugu Yaraan Maalin Ayaad Shay Ku Iibsatay, Se Hadii Kale Maqaaladiisa Ayaa Kusoo Gaadhay-
Hordhac
Aan Ku Bilaabee Lacagtu Waa Tiir Dhaxaadka Nolos...
Tuesday, September 10, 2019
-
Mr. PRESIDENT:“The Unity Is the Only Cure to Heal Our Nation!”By:Eng. Hussein Deyr.
Your Excellency Mr. President, UNITY IS AN ESSENTIAL INGREDIENT THAT CEMENTS PEOPLE’S TOGETHERNESS AND SENSE OF NATIONHOOD OF ANY GIVEN NATION. UNITY bridges up civic relations and creates an environment that fosters a sense of ...
Sunday, September 8, 2019
-
Xarunta Dhaqanka Hargaysa:Xarunta Sharka Iyo Shaydaanka!W/Q:Cali Coomay.
In loo hiiliyo diinta iyo dhaqanka suubban ee Islaamku waa shay waajib ku ah qof kasta oo Islaam ah. Xarunta dhaqanka Hargaysa waxa sannad kasta lagu qabtaa wax loogu magac-daray ‘Bandhiga Caalamig ah ee Buugaagta Hargaysa’. W...
Thursday, September 5, 2019
-
May Aheyn In Maanta Siyaasada Somaliya Shacbiga Iyo Xisbiyada Somaliland Saameyn Ku Yeelato,
Waxa Aan Qarsoonayn oo muuqata in dawlada federalka Somalia oo u taag la in ay amni ka dhaliso magaalada Muqdisho ay saameyn siyaasadeed Somaliland ku yeelato marka laga yimaado sharciyada qaanuuniga ah ee loogu aqoonsan yahay d...
Wednesday, September 4, 2019
-
“Miyaanay Yaab Lahayn In Barlamaanka Iyo Madaxweynuhu,Iska Dhigaan In Ay Dhex Inoo Tahay Mashkiladda Doorashadu!
Aan Diirka ka Qaadno ليهلك من هلك عن بينة ويحيا من حي عن بينة; Prof Cabdi Cali.
Shaqadan ma laha xisbiyadu; ma laha odayaasha dhaqanku; ma laha dadweynuhu; ma laha aqoonyahanka iyo waxgaradku; saa...
Tuesday, September 3, 2019
-
“Jacaylku Waa Dareen Mideeya Laba Qalbi Oo Is Doonaya”;Abwaan Weedhsame.
“Jacaylku waa dareen mideeya laba qalbi oo is doonaya. Jacaylku waa is tixgelin, is tebis, iyo isku tiirsanaan. Jacaylku waa is weheshi, iska war hayn, isku werwerid, iyo in la wadaago dhib iyo dheef hadba wixii jira. Dadka is j...
Monday, September 2, 2019
-
Calancas Raadkeedii Iyo Waxii Ay Dalka Ka Gaysatay Waa La Ogaa Ramaaxoow!
“Ramaaxoow Waa Runtaa Oo Calancas Baa Dalka Haysata, Wax Ay Dumiyaan Mooyaane Wax Ay Dhisaan Lama Arag”Dhimbiil.
Taariikhdu waa run kama rays !!!
#Ramaax oo ah Xoghayaha Arimaha Gudaha ee Xisbiga Ucid waxa aan leeyahay S...
Monday, September 2, 2019
-
Buug Buug Sita Oon Waddankii Ku Soo Arkay!W/Q;Maxamed Yusuf Bidhiidh
Fasaxii Hargeisa Tobban Ayaamood Ayuun baan ka soo sokeeyay maanta.
Su’aasha ah, bal waddankii ka waran Maxamed ? iguma ay yarayn, jawaabtan waan la raagay oo daalkii ( Fasaxa SL ma howl yara oo waa lagu soo daalaa) iminka uu...
Sunday, September 1, 2019
-
Burco Iyo Waxyaabaha Layaabka Leh Ee Aan Kula Kulmay!
Waxa ay ahayd sanadkii 2014 kii , goor fiid ah ayaan ka soo rawaxay kastamka Beer oo aan xiligaa shaqaale ka ahaa , waxa ila socday mid ka mid ah shaqaalaha oo isaguna gurigooga oo magaalada ku yaalla u soo rawaxayey.
Marka aan...
Saturday, August 31, 2019
-
Xalku Waa Midnimada Iyo Wadajirka Ummadda!W/Q:Eng Xuseen Deyr.
28-kii sano ee ugu dambeeyay ummadda JSL waxay haysteen oo ay ku naaloonayeen nabad buuxda iyo deggenaansho. Sidoo kale waxa jira horumar la taaban karo oo dhinacyo badan leh. Waxa kale oo aynu qaadanay nidaamka dimuqraadiyadda iy...
Thursday, August 29, 2019
-
“Qorigu”Maanta Ma Talin Karo, Maangalna Ma Aha Ee Aynu Caqli Kale La Nimaadno!W/Q;Maxamed Baashe.
Dulmiga iyo caddaalad darrada xukuumadda maanta jirtaa ay horseedka ka tahay waxa ugu horreeya ee laga la hor tegi karaa qori iyo rasaas ma aha.
Wax badan baa ka horreeya in la isku dayo in baaruud lagu kala calaf qaado.
Waa...
Tuesday, August 27, 2019
-
Doqoni Meel Dhaw Bay Wax Ka Aragtaa!Qalinkii;Mustafe Shiine.
“Carooga Qabaliga Ahi Waxba Ina Tari Maayo,Hooyo Dugsi Ubadkeeda Marna Wax Ku Siisa, Marna ALLE ku Sugta Uun Bey Dibada Wadhi,Siyaasi Mustafe Shiine,
Ma joogno maanta wakhti aynu isu muuq-muuqano, colaadana sideedaba waxa buu...
Tuesday, August 27, 2019
-
Guban View:Gen.Taani Stands For Somaliland!By Cali Maxamed.
Lewis Center, Ohio(W,N)-The time has come to stand up for Somaliland. President Bihi should not cave in the demands of Somalia apologists who are calling for the resignation of Somaliland military commander, Gen Taani, because of ...
Monday, August 26, 2019
-
Col. Caarre Ma Ciidanbaa Mise Waa Beel?W/Q;Maxamed Gaacayte,
“Wax u diiddan baa jira
Faraskana durduradee” Abw. Gaariye.
Sideedaba arimaha Ciidanku way ka madaxbanaan yihiin Siyaasad, Reero ama Beelo, dhexdooda yooyootama in Ciidan qaran reer loo nisbeeyo oo khalkhal lagaliyo ma q...
Monday, August 26, 2019
-
Carruus Garan Waayey Aroosadiisii Habeenkii Ay Aqal Galayeen Iyo Sababta Keentay!
HARGAYSA(W,N)- Nin u dhashay Dalka Scotland ayaa waxa soo waajahday arrin aad u layaab badan habeenkii aqal galkiisa ninkan ayaa waxa uu ka soo dhacay kaabadaha salaanka oo dhererkoodu ahaa 3.7 Mitir, kadibna wuu miyir doorsoomay....
Saturday, August 24, 2019
-
Soo Noqoshadii Xujaajta!W/Q:Maxamed Haaruun.
Soo noqoshadii waftigii Madaxwayne Xaaji Biixi ee shalay, iyo hadalkii uu Xaaji Kaahin jeediyay ba waa dhegaystay. Kolka laga reebo qodobkii ahaa in ay wasiiradii Dawladda Soomaalida isku salaameen, iskuna sawireen Carafa oo aan r...
Saturday, August 24, 2019
-
Madaxweynaha jsl Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Marxuum Maxamed Saalax Xaaji Xasan Oo Ku Geeriyooday Hargaysa,
TACSI; MADAXWAYNE.
24/08/2019
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal...
Saturday, August 24, 2019
-
Sidee Ayay Ku Timid In Ururada Siyaasadeed Ee Somaliland Tobankii Sano Hal Mar La Furaa ?
Somaliland markii ay u guurtay nidaamka xisbiyada badan ee dastuurka qaranka jamhuuriyadda Somaliland afti dadwayne 97% 31 may 2001 , ayaa dalka waxa lagaga dhawaaqay urur siyaasadeed si la isugu habeeyo oo loogu diyaargaroobo d...
Thursday, August 22, 2019
-
Ceel-Afwayn Iyo Tobanka Sano Ee Soo Socda!Qalinkii;Muxiyadiin Yuusuf
Ceel-afwayn wali ma aragtay oo cago ma saartay akhriste? Ceel-afwayn cudoon oo caad saran yahay baa jirta. Akhriste, gugii 2008-dii dabayaaqadiisii ayaa aniga iyo koox diwaan galinta codbixiyaasha ka shaqaynaysay ayaanu waabarigii...
Wednesday, August 21, 2019
-
Gabiley/Guban; Waa Gobol Leh Dad, Dhul Iyo Dhaqaale,Una Taagan Nabada Somaliland!
Inta Somaliland dimuqraadiyadu ka jirtay waxa halhays noqday: Cidday Gabiley u codayso ayaa guulaysata.Gabiley waxay noqotay Ohio yadii Somaliland. Waxaan muran ka taagnayn inay Kursiga dalka u sarreeya ay reer Gabiley saareen mad...
Wednesday, August 21, 2019
-
“Madaxweyne Biixiyow, Waa Intaasood Uga Sii Dhawaataa”Siyaasi Mustafe Shiine.
Madaxweynaha JSL Muuse Biixi ,ayaa isagoo la hadlaaya Jaaliyada reer Somaliland ee Sucuudiga, si xirfadaysan uga jawaabay sawirkii ay indhawyd bulshada reer Somaliland hadal haysay, kaasi oo si ba'an ay dhinacyada dadku isugu raac...
Tuesday, August 20, 2019
-
Dadka Maxaa Ka Dhaxeeya?(kali Kali Ilaa Koox Koox)W/Q;Cabdiraxmaan Maxamed.
Dadka bilowgii soow keli-keli duurka uguma ay nooleeyn. Dabeedna, koox-koox, bulsho-bulsho ama beel-beel umay deggin. Bilowgii nolasha cid kaste, iskeed bay ugaadhsi iyo qabaadhsi ugu nooleeyd... Bulshada oo markaste sii kordhaays...
Monday, August 19, 2019
-
Ilayn Hooyaday Igama Ilbaxdo! W/Q;Maxamed Baashe,
Miido Seed Maxamed (AHN) waxa ay ahayd hooyo xoolo ku dhaqata jiidda Buurdhaab ee degmada Caynabo qarnigii hore ee 20aad. Ibraahim Ducaale Xirsi oo Gorse loo yaqiin (AHN) oo ahaa inankeedii iyo Xayd Warsame (AHUN) oo ay isna qaraa...
Sunday, August 18, 2019
-
Siday Tahay Xaqiiqdu!Q1aad;W/Q; Cabdixakim Samo-kaab.
Maahmaah somali baa ahayd “Ruuxii garan waaya waxa taagan waxa soo socdana ma garto” Maqaalkii ku taariikhaysnaa 27/08/2018 ee ciwaankiisu ahaa (Doorashada Golaha Wakiilada iyo Golaha Degaanadu ma ku qabsoomayaan Xilligoodii u...
Sunday, August 18, 2019
-
Collaada Beer-dooxa Ah Ee Ceel Afwayn Sheeko Murugo Badan!W/Q:Mustafe Axmed Geedi Yare!
Allah Ayaa Mahad iska leh, sharafi waxay korkiisa ahaatay nabi muxamed(scw)rabi ha inagu hanuuniyo xaqa iyo wanaag ,oo raxmadiisa iyonaxariistiisa ha inoogo naxriisto-
Sheekadan murugada badani waxay ku bilaabmi oohin iyo ilmo ...
Sunday, August 18, 2019
-
Golaha Wakiilada:“Horaa Loogu Hungoobee, Hiilna Daa Hadalkii!W/Q; Mohamed Gacayte!
“Ha Targaafo Sida Toojo Geel, Tuurin Baw Qorane.” C. J. Haabiil.
Waxba Yaan lagu daalin Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee dantooda ka horaysiiyay danta qaranka ee ilaaway milgahii iyo sharaftii shacabka gobta ah ee codkooda ...
Sunday, August 18, 2019
-
Somalilandta Qarsoon!W/Q;Maxamed Dhimbiil.
Waa Danyar aad ka naxayso hoyga ay ka galaan dhaxanta iyo roobka iyo waliba qoraxda kulul ee dalka, waa qoys ka kooban Shan caruur ah iyo labadoodii waalid waxa ay ku soo koreen nolol maalina la qadeeyo maalinta la waayana aan lab...
Friday, August 16, 2019
-
Waa Kuma Wasiirka Ugu Waxqabadka Badan Golaha Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi?.
Wasiirka Jidadka iyo Gaadiidka Somaliland Md. Cabdilahi Abokor, ayaa sida cadceeda uga dhex-muuqday Golaha Wasiirada Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, isaggoo La yimmi waxqabad mug iyo miisaan leh muddo laba sanadood gudahood.
...
Friday, August 16, 2019
-
Maamulkii Hawada Somalia Waxa Gacanta Ku Haya Xukuumada Ugu Musuqa Badan Dunida!
Waxa Maalmahan Safar Ku joogay Canada ?? Wasiiro ka tirsan Xukuumada Farmaajo. Jamaal Maxamed Xassan iyo Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar oo Ku kala magacaban Wasiirka Qorshaynta Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha, iyo Wasii...
Friday, August 16, 2019
-
“Ardayda U fadhiisatay Imtixaanka Dugsiyada Sare, 57.57% Waa Hargeysa Iyo Burco”Abwaan Weedhsame.
“Ardayda u fadhiisatay imtixaanka Dugsiyada Sare, 57.57% Waa Hargeysa Iyo Burco. Tan Macnaheedu Waxa weeyaan 100-kii arday ee imtixaanka dugsiga sare u fadhiistayba 57 ka mid ahi waxay ku nool yihiin labadan magaalo.
Ardayda ...
Thursday, August 15, 2019
-
Zaylici:Ma Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Baa Mise Waa Caaqil Reer?
Somaliland waxay jirsatay 28 sano; ilaa iyo haddana ma jiraan nidaam ama hab keexaya xuduudada gobolada, degmooyinka iyo magaalooyinka wadanka. Taasna waxay dhalisay gobolada galbeedka inuu weli Ka jiro is qab-qabsi iyo fo...
Wednesday, August 14, 2019
-
Habka Loo Qariyo Gabood-Falada Xuquuqal Iinsaan Ee Dadka Rayidka ah Ay U Geystaan Shisheeyuhu?
Dhawr maalmood ka hor; aniga oo akhriyaya warbixinta 6-dii biloodba mar loo gudbiyo Xafiiska Xog-haya Guud ee QM; taas oo uu diyaariyo Golaha Amaanku iyada oo xogta laga helayo Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Kaalmaynta Soo...
Wednesday, August 14, 2019
-
“Gujiska Ugu Dhaw Odayga Waa Ninka La Yidhaa Abdi Yusuf Aar, Ee Ku Gabada Ganacsiga!”Prof Cabdi Cali.
Gujiska ugu Dhaw Odayga!!!
Afeef: ninku haddii uu gurigiisa iska fadhiyo ama meheraddiisa iska haysto, sharci ahaan waa kiis haddaad soo hadal qaaddo, oo warbaahinta ka sheegto, laakiin ninku hadduu faraha la soo galo ammuura...
Wednesday, August 14, 2019
-
Fool-xumooyinka Ka Socda Degaanka Ceel-afweyn Iyo Khatarta Ay Leedahay Dilka Loo Gaysto Qof Muslim Ah!W/Q;Maxamed Cirro.
Diinta Islaamku Ahmiyad aad u wayn ayey siisay nolosha qofka muslimka ah, waxayna shareecada islaamu waajibisay in la ilaaliyo, la dhawro, amnigeedana la sugo nafta iyo nolosha ruuxa muslimka ah, iyadoo Ilaahay (SWT) uu xaaraan ka...
Monday, August 12, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|