ARTICLES
-
21 October:Maalintii Soomaaliya Laga Dhagax-dhigay Kacaankii Keli-Talisnimada Iyo Kawaankii Gawraca Dadka!
21 October waa 50 sanno-guuro ama nus-qarni ah oo waa maalintii bilawga kacaankii kadeedka, keli-talisnimada, kibirka, kufsiga, keenaynta bulshada, kawaankii gawraca dadka, kool-koolintii kaadariinta sharka, kootooyinkii kiishad-b...
Monday, October 21, 2019
-
Saami Qaybsigu Ma Yahay Caqabada Ugu Wayn Ee Hortaagan Doorashada Golaha Wakiilada.W/Q;Maxamed Gacayte,
Xikmad somaaliyeed ayaa Tidhaa "Duruufi Xeerka Ka Wayn"
Bishii February 2005, waxaa golihii wakiillada ee Somaliland ee xilligaas jiray uu ansixiyey Xeer Lr. 20/2005 kaas oo ay ku jireen qodobo caqabad ku noqonayey qabsoomidda ...
Saturday, October 19, 2019
-
Garbo Diiri Nin Daguugan Ma’weydo!W/Q;Maxamed F. Qoti.
Waxaan jeclaaday in hawraar ay gocatay laabtaydu ku hogol tusaaleeyo qoraalku in uu yahay tixraac lagu keydiyo hadallada ay kuwada xidhiidhaan aadamuhu, laakiinse, way adag tahay in aad ogaato jihada saxda ah ee aad ka bilaaba...
Friday, October 18, 2019
-
Dagaalkii Burco-Duurray 17/10/1984 W/Q:Cali Cabdi Coomay!
Wuxuu Ahaa mid ka mid ah dagaaladii ugu caansanaa ee SNM gasho. Ciidanka Max’ed siyaad ayaa weerar ahaa, wuxuu ka dhacay meelo xero ah, oo ay daganayeen ciidamada SNM oo 25 KM xadka itoobiya galbeed ka xigta gudaha itoobiyana ah...
Thursday, October 17, 2019
-
Waxbarasho Tayo Leh Lama Heli Karo, Macallinka Oo Aan La Daryeelin!W/Q; Cabdiraxmaan Cadami
Hoggaamiyihii ama ra’isal wasaarihii hore ee waddanka Israel Mr Shimon Peres wuxuu yidhi: Dal kasta horumarka uu samaynayo ama samayn doono waxa laga qiyaasa tirada dugsiyada iyo jaamacadaha ka jira iyo tayadooda waxbarasho.
...
Wednesday, October 16, 2019
-
Maxaa Sababay Is-casilaaddii Ay Marwo Faadumo Siciid Iska Casishay XisbigaWADDANI?
Hargeysa(W,N)Marwo Faadumo Siciid Ibraahim oo ahayd Xoghayihii Arrimaha debada ee Xisbiga WADDANI , ayaa shaaca ka qaaday 14ka Bisha October 2019ka inay gebi ahaanba iska casishay xilkii iyo xubinimaddii xisbiga WADDANI ay ka hays...
Tuesday, October 15, 2019
-
Doodaha Danyarta Iyo Dugsiyada Gaarka Ah.Q:1Aad!W/Q:Axmed Cisman Batuun.
Waa Qormadii koobaad ee taxane faaqidi doona kaalinta aqoon barashada gaarka loo leeyahay ku leedahay Tacliinta dalka taasoo jihooyin kala duwan Mari doonta.
Aynu ku bilawno qoraalkan is xasuusinta sababihii burburiyay adee...
Monday, October 14, 2019
-
“Cidna Uma Maqna Ceelna Uma Qodna”W/Q; A, Kaahin.
Dhawr Cisho ka Hor Ayey Aheyd Markii Shilka foosha Xun ee 11 Qof ku dhimatey uu ka dhacay meel wax yar ujirta halka uu Shaleyto Buskani ku dhacay oo magaalada berbera wax yar u jirta ,laba wiil ka hor ayaa iyana dhalinyaro ku leed...
Sunday, October 13, 2019
-
Hawlaha Horyaala Komishanka Doorashooyinka Qaranka Ee Cusub !!
Komishanka doorashooyinku waa hay'adda u qaabilsan dalka jamhuuriyada somaliland in ay doorashooyinka u qabato waana hay'ad qaran oo dhisan oo shaqaysa oo leh shaqaale iyo khubaro aad ugu xeeldheer arimaha doorashooyinka iyo waxii...
Sunday, October 13, 2019
-
Is Barbar Dhig Xoghaye Uurcadde Iyo Xoghaye Khadar Jug Soo Dhacay!
14kii Bishii April sanadkii 2018-kii ayaa sifo sharciga xisbiga baalmarsan ay guddida fullinta Xisbiga WADDANI kullan ay iskugu yimadeen xarunta xisbigaasi ku sheegeen inay xilkii xoghayenimo kaga qadeen Xoghayihii guud ee WADDA...
Friday, October 11, 2019
-
Ku Xad-Gudubka Xasaanad Dhaqameedka Ee Haatan!W/Q:Eng Xuseen Deyr.
MADALAHA DHAQANKA Ee ay Bulshadu ku kulmi jirtay (nooc kasta iyo meeqaam kasta oo ay ahaayeenba) waxa si weyn looga taxadiri jiray in hadalada iyo weedhaha la isku dhaafsanayo Madashaa iyada ah aanay noqonin kuwo abuura aafo iyo f...
Tuesday, October 8, 2019
-
Go’Aan Adayga Madaxwaynaha Iyo Garawshiiyaha Odayaasha Dhaqanka Ee Beel Waynta Gar-xajis!
(Marka Aynu Eegno Dadka Maanta Jooga Laba qaybood baynu Nahayoo Inta Xumina waa Isku wada Qolo Waxii is leh wax Hagaajiyana Waa isku qolo) , Sul Maxamed Xirsi Qani.
(Aniga oo wax wal oo nabad lagu helayo diyaar u ah oo Ogol wax...
Tuesday, October 8, 2019
-
“Haddii Dayaxa La Waayo Xiddigahaa Lagu Guuraa”!W/Q Mustafe Shiine.
Waa xaqiiq maanta waayeelkii u tegay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi in ay ugu jeclaayeen waxa ay dhagahoogu maqlaan " waan cafiyay Caare ", inuu madaxweynuhu yidhaahdo, haddiise uu ka eegay dhinaca sharciga iyo ka dhawrsashada farag...
Sunday, October 6, 2019
-
Musuq-Maasuqa Cisbitaalka BURCO. Wasiirka Caafimaadku Ma Ka Qayb Baa Mise Ma Oga? Qore: Ciise Yaasiin,
Assalaamu Calaykum dhamaan wey salaamanyihiin akhristayaasha Shabakaddan Wararka.Waxaan halkan jeclaystay inaan idiin ku soo gudbiyo xog xaqiiq oo ka dhacday magaaladan aan joogo ee Burco, Togdheer.
Hordhac Kooban
Guud ahaan...
Saturday, October 5, 2019
-
Jiho La’Aanta Jaamacaddaha!W/Q; Cali Coomay.
Dhammaan jaamacaddaha ka hanaqaaday Soomaalilaand, waxa ay ka siman yihiin in aanay dan iyo muraad toona la lahayn inay isku eegaan xirfadaha ay bixinayaan waxa ay suuqa ka go’aynayaan. Waxa sida Ayaxa loo soo daayaa arday tiro ...
Saturday, October 5, 2019
-
Sirta Farta Masaaridii Hore (Hieroglyphic) & Soomaaliga!Prof; Gees Q, 1Aad.
Fartii hore ee ay isticmaali jireen Masaaridii hore waxa lagu magacaabay; “Hieroglyphic.” Magacaas oo ka soo jeeda Afka Giriigga oo la micno ah; “Fartii Barakaysnayd – The Sacred Writing.” Haddaba, Khawaajiyaashu waxay d...
Saturday, October 5, 2019
-
Dhacdo Dhab Ah Oo Ka Dhacday Cusbitaalka Hargeysa!W/Q;Maxamed Faarax Qoti.
“Akhriste, Fadlan Cidna Ha U Sheegin”
Markii uu geeriyooday (AHUN) ururiyihii xogta caafimaadka gobolka toghdeer ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, bilowgii Sannadkii 2010-kii.
Marxuunka a...
Friday, October 4, 2019
-
Togdheer Iyo Sanaag Waxay U Baahan Yihiin Daahir Rayaale Oo Kale!W/Q;Barkhad-ladiif.
Tan Iyo intii ka Dambaysay Doorashadii Madaxtooyadu waxay Dadku kala noqdeen Rufucyo, siyaasi waliba wuxuu meel ku xidhay xaafadiisii hoose,taas oo keentay in bulshaddo furfuranto, illaa hadana sidii xaaladu ahaato.
Bulshadda A...
Friday, October 4, 2019
-
Ismail Omar Guelleh, The Little Djibouti Dictator, Is Not Somaliland’s Friend!By Ali Guban,
Lewis Center, Ohio(W,N)-The little dictator of the tiny African state Djibouti, Ismail Omar Guelleh also known as IOG, is seeking to host the talks between Somaliland and Somalia to decide their future relation. But there are comp...
Thursday, October 3, 2019
-
Why We Should Plant More Trees In Our Country? By; Abdiqani Salaf.
As we learned in third grade biology, trees are essential to life. They create the very air we breathe and filter air pollution.
What you may not know is that trees also build soil and help soak up stormwater before it can crea...
Thursday, October 3, 2019
-
Faa’iido Noocee Ah Ayey Cunista Xanjadu U Leedahay Caafimaadka Ilkaha ?
Sida lagu baahiyay Russia Today oo Wargeyska Himilo ka soo xigtay ayaa waxa lagu sheegay in khubaradaasi oo uu ka mid ahaa Dr Igor Bondarico oo barre ka ah jaamacada Caafimaadka ee Sechinov ee ku taalla DALKAASI Ruushka uu aad uga...
Wednesday, October 2, 2019
-
Golaha Wakiilada JSL Oo 14 Jirsaday.!W/Q;Maxamed Gacayte.
Saddex caano maal ka hor oo ku taariikhaysan 29.09.2019; golaha wakiikada waxa u buuxsamay sanadkii 14aad. Mudadii sidada sharciga ah la doortay waxa laba jeer ka badan mudada korodhsiimaha ay ku fadhiyaan.
Doorashadii Gola...
Wednesday, October 2, 2019
-
Hadalka Guddoomiyaha UCID Ku Difaacayo Qaddiyadda Somaliland Iyo Sal-fudaydka Ka Muuqda Wakiilka Jabuuti!W/Q; Maxamed Cirro.
Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali-waraabe oo waraysi siiyey telefiishanka HCTV maalintii Isniinta ee taariikhdu ahayd 30 September 2019, ayaa sheegay in aanay xisbi ahaan ogolayn in wadahadalka u dhexeeya Somaliland iyo S...
Tuesday, October 1, 2019
-
OGAYSIIS; Dhul Iiba Oo Ku Yaala Magaalada Gabiley!
Waxaana la ogaysiinayaa Shacabka ku nool magaalada Gabiley iyo cidkasta oo u baahan dhul iiba oo ku yaala Magaalada Gabiley Xaafada Laag Barako Gaar Ahaan Shariif Cali.
Dhulkan ayaa ah sedex baloodh oo cabirkooduna Dhan Yah...
Monday, September 30, 2019
-
Xafladdii Kayse Axmed Digaale Loogu Sameeyey London Oo Midaysan Mucaaridka Iyo Muxaafidka ah Somaliland Ee UK!
London (W,N)- Xaflad ballaadhan oo ay ka qaybgaleen dhammaanba qaybaha kala duwan ee bulshada Somaliland oo ay ka mid yihiin saddexda xisbi qaran, Wakiilka Somaliland ee dalka Ingiriiska marwo Ayaan Cashuur, masuuliyiin iyo siya...
Sunday, September 29, 2019
-
“Wali Xisbiyahan Kulmiye Ah Ayaan Ahay Sharci Ahaan! Xoog-xoog Hadday Noqotose Kama Mid Ahi”Prof Cabdi Cali
Maamulka xisbiga ayuun baanu is qabanay, walina gartayadii lama qaadin; sidaa darteed, wali waxan ahay Kulmiye sharci ahaan.!!!; xoog-xoogga anigu ma rumaysto; ninka rumaysta yeelkii; waxan rumaysanahay sharciga iyo wixii xaq ah; ...
Sunday, September 29, 2019
-
Fadeexado Musuqmaasuq oo Kasoo Ifbaxay Wasaarada Caafimaadka Jsl iyo Talaabooyinka Ku Cusub Shaqada Qaranka, ee Ay Ku Talaabsadeen..W/Q:-Nouman M Muse
Waasarada hormarinta caafimadka S.land way hadal deysey waxeegu waa Daahir yaashamis?
Imisa hablood oo Dirawala ah ayaa ku jira liiska hoose, Bal ila hubiya arimahan?
Halkan hoose waxa idiinka soo muuqda liiska masuuliyinta was...
Sunday, September 29, 2019
-
Shirkad Ay Leeyihiin Maafiyada China, Oo Falal Musuq-maasuq Ka Gaysatay Dalalka Bariga Afrika, Oo Dedaal Ugu Jirta Inay Qaadato Mashruuca Wadada Hargeisa BYPASS Road Route 200!
Shirkad ay leeyihiin koox katirsan budhcada maafiyada ah ee dalka China, oo magaceeda la yidhaahdo, Chongqin International Construction Corporate ( CICO), Isla markaasina dhac, boob iyo falal musuq-maasuq oo baahsan ka gaysatay, q...
Saturday, September 28, 2019
-
Adoo Haysta QARAN, Ha Ku Doorsan QABIIL!W/Q:Eng. Xuseen Dayr.
QABIILKA iyo QARANNIMADU waa laba shay oo aan is-qaban karin! Sidoo kale, Qabiilka iyo Hannaanka Dimuqraadiyadduna waa isku dab iyo dhagax. Nasiib darrada haatan ummadeena haysata waxa weeye in Dareen-Wadareedka Ummadnimo oo ah ...
Thursday, September 26, 2019
-
Madaxweynaheenu Waxa Uu Dhowr Iyo Toban Sano Ka Hor,Diidanaa Mudo Kordhin Doorasho,Maantana Isagiibaa Mudo Kordhintii Labaad Soo Wata!
Dalka Jamhuuriyadda Somaliland waa dal dimuqaraadi ah oo Qaatay nidaamka axsaabta badan iyo doorashooyinka xorta ah , sida ay shuruucda dalku dhigayaan dadka hanka leh ee Rajaynaya in ay noqdaan madaxwayneyaal , xildhibaano gole G...
Wednesday, September 25, 2019
-
Afar Qollo Ama Kooxood Sharciga Way Ka Sareeyaan Oo Laguma fuliyo Haday Waxay Doonaan Sameeyaan! W/Q;Barkhad-ladiif.
1;Siyaasigu sharciga wuu ka sareeya, inta uu ku cunno oo uu ku dhaco oo waxa ummaddu leedahay is mariyo ayaanu sharcigu qabanayn, hadii sida uu doonno wax u dhici waayana waxa uu awoodda inuu dadka kiciyo.
2;Maalqabeenku inta...
Wednesday, September 25, 2019
-
Shaqo Dadkii Qabanayey Aan La Daryeelin, Sidee Ayaynu Uga Doonaa Wanaag Iyo Horumar?
Waan kala midaysanahay Mohamed Jama Abgaal in aan qofku xil dawladeed oo aan mushahar ku filan noloshiisa oo xalaal ah lahayn aanu isku qaban , waa runtii oo qofkii damiir leh ee cidhib xumo aduun iyo cadaab aakhiro ka baqayaa isu...
Wednesday, September 25, 2019
-
Murugo Iyo Farxad Maalmo Isku Xigay Dhacay!W/Q;Barkhad-ladiif.
Waa Askari jooga furinta hore ee Tuko raq, waxa dugsiyada dawlada uga soo baxay laba caruur ah oo hadda u baahan jaamacad, dugsiga dawladu markii hore bilaash buu ahaa, haddase jaamacadu waa dollar aanu goyn Karin.
Askarigii wu...
Monday, September 23, 2019
-
Markaad Aqrisato Waad Ilmaynaysaa Hadii Aad Qalbi Jilicsantay..!W.Q Abdiqani Salaf.
Waddanka Ethiopia marka aad timaado gaar ahaan magaalada Addis Ababa waa meel aad u qabow roobka iyo raxmaadka allah na kama qaado sidaa darteed dadka deegaanka ah waa u barwaaqo iyo nimco nimco kale ku sug oo dhulku waa cagaaran ...
Sunday, September 22, 2019
-
Cunto-Kariyihii Ka Fakaday Xabsiga Mandheera!Q/W;Maxamed F, Qoti.
Mudane, Douglas Basil Hall markii uu la wareegay maamulka xukunka talada dalka British Protectorate of Somaliland, taariikhdu markay ahayd 11 July 1959 illaa iyo 26 June 1960.
Wakhtigaas oo ay socotay dabaylihii xornimo doonka ...
Sunday, September 22, 2019
-
Gorfaynta Buugga ‘Geeddigii Cabdiqays’W/Q;Maxamed Suleebaan.
Dhowaan waxa magaalada Hargeysa lagu soo bandhigay diiwaanka la magacbaxay ‘Geeddigii Cabdiqays’ oo uu qoray Cali Maxamed Yuusuf “Caligurey”. Qormadani waa gorfayn guudmar ah oo ku saabsan buuggan iyo waxyaabaha uu la wada...
Wednesday, September 18, 2019
-
Madaxweyne Haddii Uu Dhab Kaa Yahay Hadalkii Aad Ka Jeedisay Jaamacadda Timacade,Dhakhso Noogu Dhis Garoonkii Diyaaradaha Ee Kalabeydh!
Ugu Horayn Waxan kaaga mahadnaqeynaa Qorshaha cusub ee aad u badashay Garoonka Diyaaradaha ee Berbera,kadib markii buuq iyo sawaxan beelaysan ay hadheeyeen Garoonkìi Weynaa ee Cigaal International Airport, taasi bedalkeedana aa...
Tuesday, September 17, 2019
-
“Jaaliyadda Reer Ceel-afweyn Ha Ku Daydaan Qurbo-jooga Reer Gar-adag” W/Q;Cabdiramaan Dhakaawe.
Bulshada ku dhaqan Degmada Gar-adag ee Gobolka Sanaag ee ku kala sugan gudaha dalka Somaliland iyo qurbo-jooga ku nool dalalka dibadda, ayaa isku hawlay sidii ay u dhisan lahaayeen Jaamacad loogu talogalay in sare loogu qaado aqoo...
Monday, September 16, 2019
-
Yaa U Sababa Hoos U Dhaca Heerka Waxbarasho Ee Dugsiyada Dawladdu Maamusho?
Burburkii Dalka guud ahaan, waxa sidoo kale bur-buray dhammaan adeegyadii bulshada sida waxbarashada iyo Caafimaadka.
Haddaynu ka hadalno dhinka waxbarashada, waxa burburay dugsiyadii dalka ka jiray iyo gebi ahaan habka iyo h...
Monday, September 16, 2019
-
“What Mr. Behi Said And Did And What He Did Not Say And Do In Gabiley”Prof Ibrahim Meecaad,
What Mr. Behi said and did and what he did not say and do!
In reference to the President’s short stopover in Gabiley University, he said something to the effect of:
1;Gabiley region better not forget voicing their concerns...
Monday, September 16, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|