ARTICLES
-
Somali Waynta Edebta Leh Iyo Midda Edebta Daran!W/Q; Prof Cabdi Cali.
Muwaadiniinta Somaliland Ee Qaatay mabda'a Somali wayn, waxa xaqiiq ah in ay degaan kasta kasoo jeedaan; waa bilaash in farta lagu fiiqo degaan ama hayb gaar ah!!!
Haddaba, waa laba kooxood:
Koox edeb leh; ha ka baxaan Somal...
Thursday, November 21, 2019
-
“Xisbiga Waddani Waa Laga Gar daran Yahay, Sharci Daro Ayaanay Ku Xidhan Yihiin Masuuliyiinta Xidhani”
Dadka iyo dalka jamhuuriyada somaliland waxa ay sharciga iyo xeerarka u samysteen in lagu kala baxo oo la ilaaliyo laguna dhaqmo , waxa uu dastuurka qaranka jamhuuriyada soamiland si cad u sharaxayaa xoriyada banaanbaxa waxaana qe...
Wednesday, November 20, 2019
-
“Madaxwayne Waa In Aynaan Aduunka Is Barbar Dhigin, Hadii Aynaan Khilaafyada Waxba Ka Baranayn Inagu”Maxamed Dhimbiil.
Waxa Aan Daawaday Madaxweynaha somaliland oo ka hadlaya xaaladaha dalka , muranada iyo khilaafyada siyaasadeed iyo rejada somaliland oo aad ugu niux-nuuxsanaya wax badan isaga oo is barbardhig ku sameynaya aduunka kale somaliland ...
Sunday, November 17, 2019
-
Mucaarad Xumaha Maantu Waa Muxaafid Xumihii Shalay! W/Q;Cabdiraxmaan Cadami.
Inta badan ma dhacdo umaddu sida ay u dhantay in ay isku aragti ka noqoto ama si u wada aragto arrimaha siyaasadda iyo sida ugu habboon ee dalka lagu maamuli karo; nidaamka iyo wadada loo marayo kobcinta dhaqaalaha, dhismaha kaabe...
Saturday, November 16, 2019
-
Dib U Milicso Sooyaalka Dihin Ee Somaliland Iyo Darajada Aduunyada Inteeda Kale Dheer Tahay:-Qalinkii: Cabdiraxmaan Jeesto.
Somaliland dawlad curdin ah oo ka unkantey Jabhadii dhaq-dhaqaaqa xornimo doonka aheyd eey ku hawl-galeen halgamayaashii iyo naftooda hurayaashii (SNM), 1991Kii 18ka May waa maalintaan dunida dheer nahay waa maalintey maan-deeq dh...
Friday, November 15, 2019
-
Dadku Adiga Maaha!Qalinkii;Axmed Cali Kaahin Q1Aad.
Xikmad laga guntay dadkii hore oo sharaxaya la dhaqanka dadka waxay tusaale uga dhigeen, sida adigoo dahab qodaaya, Qodista dahabku marka la joogo qodista macdanaha waa mid kamida kuwa ugu dhibta badan, qurub yar oo kastaa waxa uu...
Friday, November 15, 2019
-
Maxaa Xalay Lagu Arkay Cirka Dhulka Somaalida?W/Q;Eng. Adel Ugaas “ICT Consultant”
Waxaa Qaar ka Mid ah Gobolada soomaaliya cirka lagu arkay wax u eg xidigo ifaayo kuwaas si teel teel ah iyo si wadajir ah u wada socda taasoo fajacgelisay umada soomaaliyeed oo waxaan oo kale weligood arag!
HADABA MAXAY AHA...
Friday, November 15, 2019
-
Hambalyo Meher Wacan;
Qoyska Ilma Axmed Cumar Mixile oo kala ah Luul Axmed Cumar, Hooyo Habo Caasha Axmed, Hooyo Jinow Axmed Cumar, Maxamuud Axmed Cumar, Yuusuf Axmed Cumar, Ubadkooda iyo waxay sii dhaleen waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan
Cabd...
Thursday, November 14, 2019
-
Qaarada Africa Waxa Ay Dhibane U Tahay Wadamadii Reer Yurub Ee Gumaystay!
(Africa waa qaarada ugu khayraadka badan aduunka , waa qaarada daymaha ugu badan lagu leeyahay , waa qaarada mucaawimada ugu badani ku baxdo ) !!
Dhamaadkii qarnigii 18 naad 1884 ayaa wadamada reer galbeedku ku soo duuleen qaa...
Thursday, November 14, 2019
-
Xageebuu Muuse Waddankii Ku Wadaa? W/Q Abdiqani Salaf,
Illaa iyo intii uu Muse Biixi dalka qabsaday Somaliland hoos ayay usii socotaa halka dhigeeda Somalia ay kor xawaare ugu socoto. Marka dib loo eego heerarkii kala duwanaa ee Jamhuuriyadda Somaliland soo martay waa markii koowaad e...
Wednesday, November 13, 2019
-
Dugsi Somaliland Ah Oo Tayadiisa Waxbarasho Lagu Ammaanay Fagaarayaasha Caalamka!
Hargeysa(W,N)-Dugsi ka furan caasimada Hargeysa ayaa tayadiisa waxbarasho lagu ammaanay fagaarayaasha caalamka, kuna mutaystay inuu magaca dalkiisa Somaliland raaciyo iskuulada caalamka laga aqoonsan yahay.
Dugsiga ELM oo hore ...
Wednesday, November 13, 2019
-
The Seed Sector In Somaliland!By; Abdirahman Ibrahim.
Agriculture is currently the second most important economic activity in the country, after livestock, with up to 30% of the population depending on it for their livelihoods. Crop agriculture is currently an underdeveloped and offe...
Sunday, November 10, 2019
-
Ka’diyihii,Guusha Rayidka Tuunis! Qalinkii:Axmed Cali Kaahin Q.1aad.
Dalka Tuuniisiya waa halkii iyo goobtii uu ka oo’gsaday kac’doonkii iyo daruu’rihii hadheeyay badi dunida Carabta, horaanta qarnigan. Daa’dadka duufaan taasi oo jiidhay Qasriyo badan, oo ku gaamuray kursiga xukunka ummado ...
Sunday, November 10, 2019
-
“Taliye Sareeye Taani Waa Hanti Qaran Waana Ilaaliyaha Somaliland,Wuxuu Mutaystay Bilad Geesi Qaran”Mahad Cali Salaad.
Sida lawada ogsoonahay Ummad kasta oo dunida ku nooli Waxay leedahay taariikh u gaar ah oo lagu qoro Diiwaankeeda, Taasoo ka turjumaysa maraaxilkii kala duwan ee ay soo mareen, Si ay ummaduhu uga faa’idaystaan dhib iyo dheef wix...
Saturday, November 9, 2019
-
Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyadda Qawlka? W/Q Cabdiraxmaan Cadami.
Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigiisa ku soo bandhigi karo qoraal, hadal, suugaan iwm hase ahaatee qodobka 25-aad farqaddiisa 4-aad wuxuu dhigayaa muwaadinku in aanu ...
Saturday, November 9, 2019
-
Kadiyihii,Guusha Rayidka Tuunis! Qalinkii:Axmad Cali Kaahin.
Haddalada Madaxwaynaha la doortay ee Tuunis sidaan hore usoo sheegnay wuxuu ku tiraabay in dadka reer tuunis ay ka baxsadeen Qafaskii ay ku jireen, mar dambana ku noqon doonin. Taasi oo loo fahmay in dadku ka ilbaxeen harawsiga si...
Friday, November 8, 2019
-
Maxay Ku Kala Duwan Yihiin Ninka Xadhiga Kuugu Hanjaba Iyo Ka Kuugu Hanjaba Wax Baan Kaa Qori?Prof Cabdi Cali,
Bayaamin
لِّيَهْلِكَ مَنْ هَلَكَ عَن بَيِّنَةٍ وَيَحْيَىٰ مَنْ حَيَّ عَن بَيِّنَةٍ
Aniga waxaa doontaan iga qora, xukuumaddana waxa aad doontaan ka qora, laakii...
Thursday, November 7, 2019
-
Goormaad, Dhalaashaa!?Qalinkii:Axmed Cali Kaahin.
Curiya’yaashu, noocyo kala duwan, bay u dhalaalan, iyo xaalado, kiimikaad, qaar waligood, isma dhalan rogaan, hawadaa kuwo. badasho, ama biyaha, halka kuwa ugu adag, sida dabku is badalin. Qaarba nooc
Dabaylaha iyo dhacdooy...
Thursday, November 7, 2019
-
“Fariinta Nabbada Ee Ceel-Afwayn,W/Q;Mustafe Axmed Xaas.
Waa wax lagu farxo ifafaallaha nabbadeed ee ka muuqda deggaan-ka Ceel-afwayn, waana darreen qalbiyada wanaagsan ka farxinaaya, waa wax lagu farxo go'aan-ka wanaagsan ee ay qateen madaxda dhaqan-ka ee kasoo jeeda labbada beelood.
...
Thursday, November 7, 2019
-
Waa Kuma Taliye Xigeenka Cusub Ee Ciidanka Booliska Somaliland S/G Cabdi Xasan Mire?
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maalintii shalay wuxu taliye kuxigeenka ciidanka booliska Umagacaabay Sareeye Guuto cabdi xasan mire.
Hadaba Waxka baro taarikh nololeedka taliye kux...
Wednesday, November 6, 2019
-
Xalaal Miirasho Mise Xaabaysi! Qalinkii:Axmed C, Kaahin.
Hadal caan ahaa Oo Culimadii hore o dhan jireen (haddaad habeenkii xaabaysato waxa laga yaabaa in mar uun aad Abeeso qaadato).
Dhamaan Dhaqaaq kasta ama dhacdo kasta oo nolosha saamaysa waxa jira dabar ama xariiq u yaala oon la...
Wednesday, November 6, 2019
-
Open letter To Farmajo. The Word Somalia is Trauma for Somalilanders Being Costing the Loss of 50, 000 Lives And property Destruction Accumulated Over 150 years!
Mr. Farmajo on behalf of Somaliland four million population, I addressed this letter o you since you are the by-product for the regime that committed the most brutal acts in modern history in which over 50, 000 Somaliland ...
Tuesday, November 5, 2019
-
Xadhigii Muhamed Dhimbiil Iyo Dhacdooyinkii Ku Lamaanaa!Qalinkii; Furduus Maax.
“Waxaanu Codsanaynaa In Madaxda Ciidanku Dabogal Ku Sameeyaan, Cida ka Dambaysay Ama Adeegsatay Ciidanka Booliska Si Loo Soo Xidho Muwaadin Aan Dambi Galin”Farduus Maax,
Waxaa shay la xidhay Maxamed Cabdi Jaamac. Dhimbiil (Ma...
Tuesday, November 5, 2019
-
“Xaqiiqda Xadhiga Dhimbiil Iyo Taladayda! Prof Cabdi Cali.
“Waa Lasii Daayaa Maxamed Dhinbiil,Inta Aanay Dhamaan Saacadaha Kooban Ee Sharcigu Ogolyahay In Qofka La Haysto”
Waan xasuustaa kalmadda dadka qaar ku eedaynayaan maalintii uu soo dhigay inanku, waxay ku beegnayd waqtigii gee...
Monday, November 4, 2019
-
“Madaxweyne Geelle Waxa Laga Baran Kara: Siyaasadaha Kursigaaga Iyo Dalkaba Loo Ilaaliyo”Barkhad-ladiif
2008-kii Markii Uu dhacay dagaalkii Jabuuti iyo Eritrea wixii ka dambeeyey madaxweyne Geelle waxa uu isku dayey in aan loo soo adeegsan Canfarta Jabuuti degta oo aanay Eritrea soo hubayn, maadaama oo Canfartu sadexdan dal wada deg...
Monday, November 4, 2019
-
Waxqabadka Ayaa Ka Weyn Magaca Qofka;Marxuun Samafale Siciid Aw Cabdi (Ahun.).
Qofna lama xasuusto magaciisa lama maamuuso ilaa uu waxqabad la xuso ka tago mooyee.
Xiligii burburka kedib geyiga soomalida waxa soo foodsaray burur, barakac, baahi. Waxaa sido kale meesha ka baxay doorkii dawladu ku lahayd bu...
Sunday, November 3, 2019
-
Garbo Diiri Nin Daguugan Ma’weydo (Q/3-aad).
Gogol-dhiga ujeedada nuxurka khudbadaas oo u qaabeysneyd afar-qodob, waxaanu yidhi:- Aftida Distoorka loo qaadayo ee aynu sugayno in ay dhowr iyo tobanka cisho ee innagu soo aadan inay ka dhacdo dalka Jamhuuriyadda Somaliland oo d...
Saturday, November 2, 2019
-
Sirta Fartii Masaaridii Hore (Hieroglyphic) & Af-Somaliga! Prof.Gees Q 2Aad .
Sirta Fartii Masaaridii Hore (Hieroglyphic) & Af-Somaliga!Prof.Gees – Q 2Aad .
Sawirka fartii Hieroglyphics ee Masaaridii hore u taagan xarafka haddii aynu soo qaadano ereyo fartii Hieroglyphic ah micnahooda oo Af-Ingiriisi...
Thursday, October 31, 2019
-
“Madaxweyne Tanaasula, Dadka la Tashada,Oo Duco Qaata,Waxan Ka Door bidnay,Muj,Wax Iska Celiya,Tiisana Haysta” W/Q;M.A.
Madaxweyne Tanaasula Dadka la tashada, Bulshada ku xidhan,oo Duco Qaata,waxan ka doorbidnay,Muj,wax iska celiya,Tiisa haysta, markaa yaa innakala Badbaadin,haddii aan lanaga roonaan by M.A
Runtii Somaliland waxay halkan ku soo ...
Thursday, October 31, 2019
-
Xammaalkii Wasiirka Noqday Iyo Waftigii Madaxwaynaha Ee Abu Dhabi.W/Q;Mustafe Axmed Xaas.
Wasiir "Qawdhan"
Habeen Axad ah abaaro 8:30 fiidnimo "2-dii bishii October" ayuu Qawdhan Madaxawaynaha iyo Wasiirka Khaarajiga kula caweeyay Qasriga Madaxtooyadda, wasiirka Arrimaha Dibada ayaa ku wargaliyay in lagu daray waft...
Wednesday, October 30, 2019
-
Garbo Diiri Nin Daguugan Ma’weydo W/Q; Maxamed F, Qoti. 2-Aad.
Qoraaga Wanaagsan Waa Ka fahma Waxa ay Xiiseynayaan Akhristayaashiisu, riyooyinkooda, cabsidooda iyo xoggaha qarsoon ee ay ku farxayaan, waxaanu dhiirigaliyaa wanaaga.
Hab-qoraaleedka wanaagsan waxa uu leeyahay qaab-dhismeed la...
Tuesday, October 29, 2019
-
Somaliland Waa Dal Ku Dhexyaala Gobol Hoy U Noqday Argagixiso,Maamul Xumo , Kalitalis,Abaaro Iyo Aqoon La’Aan!
Dalka Jamhuuriyada #Somaliland waa dal nabdoon oo dimuqaradi ah isla markaana kaalin weyn oo muuqata kaga jira nabadgalyada Geeska Africa oo ah gobol ay daashayay maamul xumo , kalitalis , faqri iyo Argagixiso gabood ka soo dhigat...
Tuesday, October 29, 2019
-
Axmed Muumin Seed Wasiirka Beeruhu Wuxu Qeyb Ka Yahey Tabashooyinka Awdal Ee Xukuumada Madaxweyne Biixi Q2aad
Boorame(W,N)-Sidii aynu Kusoo Qaadanay Qormaddii hore Falanqeynta Bulshadu habeen iyo Maalin ku hadalhayso Golaha Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, oo aynu u Dhigney in ay qodimada u Fujisey Dawlladnimadii Somaliland Marka loo eeg...
Monday, October 28, 2019
-
Qaran Iyo Qabiil: Laba Aan Is Qaban Karin!!W/Q:Xuseen Deyr.
Tilmaamaha Togan iyo Astaamaha Xilkasnimo ee lagu garto BISAYLKA AY UMMADI LEEDAHAY waxa sal-dhig u ah kolba sida ay Ummaddaasi iskugu bogaadiyaan uguna faanaan wixii samo, wanaag iyo horumar ah ee dalkooda iyo dadkoodaba u soo ko...
Monday, October 28, 2019
-
Dhambaal Iyo Warqad Ku Socota Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi!
Qoraalkani waa mid nasteexo iyo garnaqsi ah kuna socda hoggaan-ka maanta majarraha u haya qaranka Somaliland ee akhris wanaagsan.
Mudane madaxwayne waxaad tahay hogaamiyihii qarran-ka, nagama mudnid cay,canjarfayn iyo hadal qad...
Sunday, October 27, 2019
-
Doodaha Danyarta Iyo Dugsiyada Gaarka Ah!Q:3Aad.Qalinka:Axmed C, Batuun.
Qormadii labaad waxaynu soo tilmaanay bilawgii dugsiyada gaarka ah iyo xiligii ay dalka ka bilaabmeen, qormadana waxaynu kusii amba qaadi doonaa sidii ay usoo butaaceen.
Ku sinaan sanadihii 2000 waxaa la arkay meelo badan oo ka...
Saturday, October 26, 2019
-
“Waynu Mudaharaadi Karnaa, Muujina Karnaa Cabasho, Laakiin Waa In Aynu Ogaanno In Dalkeenu Ka Duwan Yahay Ethiopia & Sudan”Prof Cabdi Cali.
Dalkeenu Wuu ka Duwan Yahay Sudan Iyo Ethiopia.
Haa, Waynu mudaharaadi karnaa, wayn muujin karnaa cabasho; laakiin waa in aynu ogaanno in dalkeenu ka duwan yahay Ethiopia iyo Sudan; iyaga waxa laga dafiray xaqii ay wax ku doora...
Friday, October 25, 2019
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Dhambaal Tacsi AhU Diray Shacbiga Iyo Ciidanka Dab-demiska!
TACSI MADAXWEYNE
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Somaliland Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Shacbiga Iyo Ciidanka Dab-demiska
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku h...
Wednesday, October 23, 2019
-
Doodaha Danyarta Iyo Dugsiyada Gaarka Ah!Q:2Aad.W/Q:Axmed Cismaan Batuun.
Qormadii koobaad ee taxanahan waxaynu kusoo aragnay guudmar kooban oo ku sabsan taariikhda waxbarashada dalka iyo bilawgii dugsiyada gaarka ah iyo sidii ay u kobcayeen ee ay maalinba talaabo u qaadayeen,maantana halkii ayaynu kasi...
Monday, October 21, 2019
-
Madaxweyne Muuse Biixi Ninka Aan Aqoon U Lahaynow, Adeer Waligiiba Ma Tanaasulin.Tiisa Ayay Mar Kasta Noqota Oo Loo Goyaa!.
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi KULMIYE ayaanu wada ahayn isagoo Guddoomiye ku-xigeen ah isago Guddoomiye ah iyo isagoo aan labada midna ahayn. Waligii arrin KULMIYE dhexdiisa uu ka doonay kamuu tanasuulin ilaa wax kale loogu badal...
Monday, October 21, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|