ARTICLES
-
Oddoroska Nayruuska Sannadka Cusub Ee 2020-ka!W/Q;-Maxamed F. Qoti.
Eebaa Iska leh garasho, cilmi iyo aqoon, isagaanay u sugnaatay xukunka kownkan, qadarkiis iyo maamulkiisa cidina lama wadaagto, duniduna waxay ku joogtaa amarka awooda Eebe, waxaanu ku tilmaamay Aadamihiisa intuu ku manaystay wax ...
Tuesday, December 31, 2019
-
Xorriyada Hadalka Iyo Dunida!W/Q;Prof Cabdi Cali.
Waddamada Aynu u naqaanno in ay hore u mareen, marka laga hadlayo xorriyatal qalwlka, Inta aan ka fahmay xakamaha saaran wuu kala duwan yahay saxaafadda iyo hadalka qof meel ka jeediyo; waxa kale oo kala duwan marka wax laga sheeg...
Tuesday, December 31, 2019
-
Gud. Axmed Cabdi Dheere Iyo Maxamuud Xaashi Keebaa Ku Haboon Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye.?
Maalmahan Waxa doodeedu taagnayd musharaxnimada hogaaminta Xisbiga Kulmiye, Madaxweyne Muuse dabadii, iyadoo isla markaasina ay rag badan oo kamida xisbigu u hanqal-taagayaan isla markaasina hunguraynayaan inay hogaanka u qabtaan ...
Sunday, December 29, 2019
-
Garyaqaan Lafogur Ku Sameeyay Sharcinimada Adeegyada Lacagta Mobilka Iyo Hadalkii Gudoomiyaha Baanka Jsl.
Sharcinimada Adeegyada Lacagta Hawada Bixiya
Lacagta Zaad Iyo E-Dahab Ma Yihiin Lacag Sharcigu S/l Xeer Lr.54 u aqoonsan yahay lacag ?
Adeegyadan lacagta Zaad Iyo E-Dahab Ma u Diwaan gashan yihiin Nidaama Bangiyada Banking...
Friday, December 27, 2019
-
Maxaad Ka Xusuusataa Dhacdooyinkii Wanaagsanaa Ee 2019-ka?
Waxaa laga yaabaa iney jireen dhacdooyin u muuqday in dad badan ay jeclaan karaan sababtoo ah dhammaan dhacdooyinka 2019-ka ma wada ahayn kuwa dhibaato un ka hadla. Dhacdooyinkii wanaagsanaa ee 2019-ka waxaa ka mid ahaa:
Di...
Wednesday, December 25, 2019
-
It’s The Government & People Of Somaliland Who Decides Their Country’s Future; NOT THE INTERNATIONAL COMMUNITY!!
By Eng. Hussein Adan Igeh (Deyr):
Since the dawn of the history, the people of Somaliland has been shaped by outside forces and faced ever since a constant intervention from outside adversaries, at regional and international le...
Sunday, December 22, 2019
-
Siyaasi Xasan Xaaji Maxamuud Warsame (Xasan Gadhweyne) Oo Tacsi U Diray Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland.
Tacsi;
Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun
Siyaasi xasan xaaji maxamuud warsame (xasan gadhweyne) waxa uu tacsi u dirayaa wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha jamhuuriyadda somaliland, isla markaana ah gudoomiye ku xigee...
Sunday, December 22, 2019
-
Mucaaridka Iyo Muxaafidka Midkeebaa Ciyaarta Badiyey?W/Q:Axmed Cabdalla.
19 December 2019, ayaa Guddi odayaal ah oo isu xilqaamay dhexdhexaadinta khilaafka siyaasadeed ee ka dhex aloosan axsaabta mucaaradka iyo muxaafadka (Xukuumadda iyo xisbigeeda) ay ku dhawaaqeen go’aamo soo-jeedin ah oo dhawr qod...
Thursday, December 19, 2019
-
25% Candhana Waa Xubin Oo Macallinka Wuxuun Bay U Tari: W/Q Cabdiraxmaan Cadami
Korodhka xukuumaddu 25% macallinka mushaharka ugu kordhisay sanadka cusub ee 2020 waxay markhaati ka tahay sida madaxweynaha JSL u danaynayo waxbarashada dalka guud ahaan, gaar ahaan kaalinta iyo saamaynta macallinku ku leeyahay, ...
Thursday, December 19, 2019
-
“Iswaafajintu Waa Qodob, Ee Xisaabta Halagu Daro”W/Q; Maxamed Gacayte.
Ugu horayn waxa guulaystay Qaranka Jamhuuriyada Somaliland, khilaafkuna waa sunaha nolosha balse waxaynu nahay umad khilaafkeeda iyadu dhamaysata. Waxaan bogaadinayaa Xisbi Xaakinka Kulmiye iyo Labada Xisbi Mucaarid (Ucid iyo Wada...
Tuesday, December 17, 2019
-
Waxqabadka Maareeye Siciid Ee Harumarka Iyo Hiigsiga Dekeduhu Waa Tacab la Mahadin-doono!W/Q; Cabdilahi Xuseen Cali.
Hoggaamiye kastaa waxa guul-gaadhsiiya cidda garbihiisa joogta, waxaana lays weydiin karaa Ummadi ma noolaan kartaa Hogaan la´aan/ Madaxweyne la´aan? Jawaabtu waa Maya! Ma dhici karto inay jirto, ummad aan lahayn Hogaan, toosiya...
Saturday, December 14, 2019
-
Iftiiminta Araggii Goob-joogga Ahaa Ee Bandhigii Buugaagta Laas-caanood. Qalinkii:Akram Cabdala.
Haddii aad ka maqnayd xafladdii caalamiga ahayd ee bandhigga buugaagta laascaanood, kaalay imikaba ila arag. Iftiiminta araggii goob-joogga ahaa. Waxaynu soo gallay magaalo bilic iyo baaxad leh, waa 10 december 2019 maalin salaasa...
Friday, December 13, 2019
-
Miisaaniyadii 2011-kii Maxamed Xaashi Diyaariyey Ayaa Ka Wax-qabad Badnayd Sagaalkii Miisaaniyadood Ee Ka Dambeeyey!W/Q:Barkhad-ladiif.
Miisaaniyadii U horeysay ee uu diyaariyey wasiir Maxamed Xaashi Cilmi waxay ahayd 83-milyan dollar,waxaanu ka qaaday 47 milyan, waxay ka badnayd miisaaniyadii ka horeysay 70%, isagoo wax cashuur ah kordhin bal xiitaa dhimay cashuu...
Wednesday, December 11, 2019
-
Is-Barbardhigga Heshiisyadii Siyaad Barre Iyo Minguistu,Iyo Farmaajo & Abiy Axmed!
Taariikhyahankii Ibnu Khaldun ayaa laga hayey” Sida dhibcaha roobku isugu eeg yihiin, si ka dhaw ayaa ay isug eeg yihiin taariikhda iyo mustaqbalku” Noocyada is-bahaysiyadda siyaasaddu maaha mid meel keliya iska taagan, waa mi...
Monday, December 9, 2019
-
“Dalkasta Oo Aduunka Wanaag Lagu Sifeeyo Iyo Horumar, Dadkiisa Ayaa Halkaa Gaadhsiiyey!
MAXAA INAGA INA HAYSTA MIYEYNAAN DAD AHEYN?
''Su'aasha uu ku bilaabmayo qoraalku ayaa ah xujada la rabo bal in qofkasta oo akhriyaa isweydiiyo kana dareen celiyo sida uu wax u arko ee jawaab inagu filan oo aynu ku qanacno ku ...
Sunday, December 8, 2019
-
Somaliland Is Insane As Insanity Was Defined!By; Ibrahim M. Mead.
In sane democratic governance leaders are elected for a term. They are servants of the electorate the voting people. They are on term contract. They serve the people.
In Somaliland the opposite is the case. The people are the...
Sunday, December 8, 2019
-
“Isku Shaandhaynta Madaxwayne Biixi Waxa Uu U Sameeyay Hal Beel, Inta Kalena Wuu Ku Qurxiyey!Dhimbiil.
Marka Aan Eegay ee dhinacwalba ka eegto isku shaandhaynta uu sameeyey Madaxweynaha Somaliland waxa ay iila muuqataa mid uu u sameeyay hal beel oo reer Somaliland ah inta kalena ku qurxinayey , waxaa ii soo baxday in Madaxwayne Bii...
Saturday, December 7, 2019
-
BAL MAXAY KU GALEEN?ABWAAN WEEDHSAME.
Dhakhtarkii Jabaaniiska ahaa ee la odhan jiray Tetsu Nakamura, dadka reer Afgaanistaana ay u yaqaaneen “Kaka Mura” ama Adeero Mura ayaa shalay dabley aan la aqoonsan ku dishay Jalalabad. Kelidii lama dilin balse waxa iyagana l...
Thursday, December 5, 2019
-
Guul Darrooyinka Iyo Dib U Dhacyada Geedi Socodkii Dimuqraaddiyada Jsl Ay Ku Keentay Saaxadda Siyaasadeed Ee Saddexda Xisbi!
Guul Darrooyinka Iyo Dib u Dhacyada geedi socodkii dimuquraaddiyadda ay ku keentay saaxadda siyaasadda somali land oo saddex lagu koobay madaxwaynaha iyo labada Gudoomiye Xisbi Mucaarad Muuqaalada ka muuqda saaxadda siyaasadda Som...
Wednesday, December 4, 2019
-
“Siyaasada Somaliland Waa Ii Jaro! Qalinkii;Barkhad-ladiif. Maxamed Cumar.
Madaxweyne Cigaal baa madaxweyne Siilaanyo oo xildhibaan golaha Wakiilada ah ka dhigay wasiirka Maaliyadda, muddo ka dibna u bedelay wasaarada Qorsheynta, Siilaanyo waxa uu dareemay inuu sii socda, ka dibna muddo gaaban markii uu ...
Wednesday, December 4, 2019
-
Maxamuud Xaashi Waan Ku Hambalyeynayaa Hankiisa Iyo Damaciisa Waxaan Ku Dardaarayaa In Aanu Muuse Biixi Abaalkii Ka Sugine Faraha Ku Maroojiyo.
Haddaanu Nahey Ragii Kasoo jeeday Bud-dhigii Xisbiga Kulmiye ee Galbeed oo Gabiley u Tahey Hormood Waanu Ku halmbalyeyneynaa, Waanan ku Taageersanahay, Waananu soo dhaweyneynaa Damaca Siyaasiga ah ee uu Maanta Shaaciyay Siyaasigii...
Wednesday, December 4, 2019
-
Labadan Talaabo Hadii La Qaado Waxay Kor u Qaadaysa Sumcadii Somaliland! Suxufi:Barkhad-ladiif.
Dacwaddan ay Madasha wadatashiga ka gudbiyeen go’aanka labadda sanno loo kordhiyey Baarlamaanka waa fursad sumcadii Somaliland ku lahayd beesha caalamka lagu soo celin karo waa hadii loo fahmi dhinaca fiican ee aanay xukuumadu...
Wednesday, December 4, 2019
-
East Africa: Somaliland Is On A Rocky Political Path!
ALL AFRICA.COM(W,N)-The relative stability Somaliland has seen for years is now at risk of coming undone. What ought to have been the first parliamentary elections in this autonomous region of Somalia since 2005 have been put off ...
Monday, December 2, 2019
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Marxuum Cabdiqaadir Ibraahim Xaaji Cali Oo Ku Geeriyooday hargaysa.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa waxgaradka, waay...
Monday, December 2, 2019
-
Sida Ay Ku Timid “Xul-MAAHA Ee WAA XAl”.?W/Q; Maxamuud Jawhar.
“Somaliland Dhinaca Siyaasada Lama Guurin Geedigii Loo Baahnaa”.
Madaxwaynihii Geeriyooday ee somaliland Maxamed X Ibraahin Cigaal AHN ayaa la waydiiyey, qaab nooceeya ayaad u soo xulataa dadka aad xilalka u magacawdo?
M...
Monday, December 2, 2019
-
“Gabiley Dadkeedu Maanta Waxey Marayaan In Markii Codkii Laga Dhaansadey, In Qandaraasyadii Uu Madaxwaynuhu Inamadii Uu Abtiga U Ahaa Ku Dulsiiyo”!W/Q;Najiib.
Waayadii Hore Odoyaashii iyo Waxgaradkii Reer Gabiley Waxey Ahaayeen kuwa siweyn uga dhiidhiyi jirey, Marba Xaalada Soo foodsaarta Ha ugu Darnaato Xiligii Taliskii Milataragii Siyaad Barre oo Cadaadis Iyo Awood sheegasho Siyaado a...
Sunday, December 1, 2019
-
Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Somaliland Oo Xil Looga Magacaabay Soomaaliya
Hargaysa / Wajaale News
Bulshada ku nool somaliland ayaa u dhagtaagaysa isla markaana naawilaysa warar ku saabsan sidii ay wax uga ogaanlahayeen mid ka mid ah saraakiisha ciidanka qaranka somaliland oo dhawaan tagay magalada muqd...
Sunday, December 1, 2019
-
Maxaa Ka Dhalan Kara Dagaalka Iyo Cunaqabataynta Farmaajo Ee Jubaland?Qalinka Cabdiraxmaan Cadami.
Farmaajo xaaladda Jubbaland in uu waanwaan iyo wada hadal ku dayo wuxuu ka doorbiday in uu dagaal ku muquuniyo, maamulkaas oo ka mid ah kuwa ugu deggan Soomaaliya.
Kismaayo caasimadda maamul gobolleedku waxay ka fayowdahay qara...
Saturday, November 30, 2019
-
“Imisaan Kadaa Idhi, Hayna Dhaafin Doogee”Abwaan Axmed Aw Yuusuf.
HARGAYSA(W,N)-Abwaan axmed Aw Yuusuf (Habar yaro) oo kamid suugaan yahanada somaliland ayaa maanso gaaban ku cabiray xaalada wakhtigan ka taagan somaliland iyo cabashada shacabka ka haysata hogaamiyayaasha siyaasadeed ee Somalilan...
Friday, November 29, 2019
-
Rayaale Markii Madaha Beertii Soddogii Iyo Xeyndaabkii Jaamacadu Isgaadheen Wuxuu Ka Xukumay Soddogii, Muusena Isagaa Bara Bixiyay Intaas Oo Qoys!
Daahir Rayaale Kaahin Markii uu Madaxweynaha ahaa Waxaa lasoo Kulantey Xaalad Aan laga Garnaqi Karin oo aad u yara Adag kadib Markii ay Madaxa isla galeen Madihii Beertii Soddogii Iyo Soonihii Jaamacada Camuud, Waxa uu Go,aan ku G...
Friday, November 29, 2019
-
Fariin Ku Socota Dhamaan Jaaliyada UK Ee Beesha Ciise….W/Q:-Khaalid Jaamac. UK
Waxaan Dhammaanba jaaliyada reer Uk gaar ahaa beesha Ciise muuse La socodsiinayaa Wadatashi iyo kulamo kala duwan oo mudooyinkii u danbeeyey noo socoday aanu isla qaadanay hormuudka beesha inaan noqdo gudoomiyaha jaaliyada beesha ...
Wednesday, November 27, 2019
-
“Maxkamadda Midh Baa Seegay, Xukuumaddana Midh Baa Seegay, Laakiin Yaanu Midh Seegin Ragga…!Prof Cabdi Cali.
Waan Yaabbanaa sida maxkamaddu u dhegaysan karto dacwad lagu soo oogay rag loo xidhay siyaasad; si kastaba ha ahaatee Maxkamadda mid baa seegtay, xukuumaddana mid baa seegtay, laakiin ragga la soo daayay yaanay midi seegin:
1;M...
Tuesday, November 26, 2019
-
“Xukuumada Madaxwayne Biixi Waxa Ay Qaban Kari Wayday Doorashooyinkii Dalka Ee Mudaysnaa”Dhimbiil.
“GEEDI SOCODKII DIMUQARADIYADA IYO DOORASHOOYINKII SOMALILAND OO GOD MADAW KU SII DHACAYA IYO MUDO KORDHIN AAN DURUUFO KEENAY LA GARANAYN OO LUXUDKA DHIGAYSA MUSTAQBALKII UMADANI HALGANKA DHEER USOO GASHAY”Dhimbiil
Dalka ja...
Tuesday, November 26, 2019
-
Sagaal Sano Oo Uu Daahir Riyaale Joogay Waxa Uu Qabtay Afar Doorasho,Halka kulmiye Oo Sagaal Joogayna Laba Doorasho Qabtay!
Bal Aduunyadan Eegga, Madaxwaynihii Hore Ee jsl Daahir Riyaale waxa laga baryey doorasho wakhtigan lama qaban karo Waliba mid casri ah oo waliba dadku uma bislaan ee adna korodhso, gole deegaan iyo mid baarlamaanka ha qaban, cid w...
Sunday, November 24, 2019
-
Hogaamiyaha Dhabta Ah Iyo Hogaaminta Najaxda!W/Q;Cabdirasaq Askar.
Sannadkii 1260kii Taariikhda Milaadiga , waxaa dalka Masar ka taagnaa dhibaatooyin aad u daran oo ay kamid ahaayeen; mid siyaasadeed oo kursiga lagu loolamo, mid dhaqaale oo Masar waxaa ka taagnaa xaalad aad u adag oo dhaqaale, iy...
Sunday, November 24, 2019
-
Komishanka Hada La Isku Hayaa Ma Komishan Qaranbaa Mise Waa Komishan Muuse?
In Badan Oo Kamid ah Shacabka Somaliland ayaa isweydiinaya, Waa Maxey Sirta Ka Dambeysa Komishanka Lagu Muransanaa Laba Sanadood iyo Muranka Dib Loo Galiyay Wakhti Xaadirkan?
Qoddobada Ugu Muhiimsan in La Is Dultaago, Waxa kami...
Saturday, November 23, 2019
-
Somaliland Capital City, Hargeisa Is More Safe and Secure Than In Any Western Countries Cities With Regards Peace and Security.
Across the globe, street crime is one of the most common-seen misbehaviours that poses huge threats to the individual safety as well as the social stability in any part of the world. However, over the last number of years, I hav...
Saturday, November 23, 2019
-
Gudomiye Faysal & Boqor Cismaan: Hadalkiinu Ma Waafaqsana Dariiqyada Shareecada Islaamka Ee Xalinta Khilaafka!
Salaanta Islaamka ka dib, wadajirka iyo walaaltinnimada u dhexeysa ummada Islaamka ilaalinteeda Ilaahay SW si weyn ayuu inoogu adkeeyey, diinta Islaamkuna si adag ayey uga digtay cawaaqibkeeda qofkii xagal-daaciya, Ilaahay ha inoo...
Saturday, November 23, 2019
-
“Ninkaa Maanta Madaxweynaha Dhan Lagu Aaminay Waa Ninkii Marxuum Cigaal Yidhi Sawkii Muuse Igu Yidhi Abtiyaashaa Stii May Aheyn”!W/Q;Najiib.
Waxa Aan Marnaba Inaka Qarsoomayn Taariikhda Isdabayaalka ah ee Dalkani Soo marey Inakoo Wax badan ka dhaxalney Nidaamkii uu inoo Dhisey inoona Dajiyay nidaamka iyo Hanaanka Dawladnimo oo hadii aan ilaahay Somaliland keeni laheyn ...
Saturday, November 23, 2019
-
Muxuu Gaashaanle Dhexe Maxamed Daahir Jibriil (Sharbi) Ka Badali Karaa Tabashooyinka Gobolka Awadal?
Hargeisa(Wajaale News): Maxamed Daahir Jibriil (Sharbi) Waa Gaashaanle dhexe oo ka tirsan Ciidanka qaranka Jamhuurida Somaliland kuna sugan Jiida hore ee gobolka Sool, gaar ahaan Deegaanka Tukaraq, wa hogaamiye Ciidan.
...
Friday, November 22, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|