ARTICLES
-
Xuska Maalinta Jacaylka Aduunka! W/Q: Abdirasak Hassan Ali.
Waa maaweelada kaliya ee kusoo dhacda qalbiyada dhalinyarta markii lasoo qaado maalinta jacaylka aduunka!! haa kaliya ma aha maaweelo ee waa waqti ay soo ceshaan xusuusihii iyo waqtiyadii macaan...
Thursday, February 13, 2020
-
“Somaliland Waxay U Baahan Tahay Sharci Iyo Qorshe, Ay Ku Waajahdo Wadahadalka Somalia”Dhimbiil.
Somaliland sida taariikhda ku xusan waxa dadkeeda ku badan jibada iyo caadifada , waana sababtii dawladninadii aynu helnay 1960kii aynu jarka uga tuurnay ee ilaa maanta aynu uga bixi laanahay ee ay inoo sudhan yihiin Somalia , waa...
Wednesday, February 12, 2020
-
“Somaliland Waxanu Soo Galiney Computerkii Caalamka “ Sh Yusuf Ilaa Faratoon!
Bal dib iila milicsada oo aan idin xasuusiyo dhacdo aan filaayo in aad idinkuna xasuusan doontaan. Goobtu waxay ahay Khayriyada badhtamaha Hargeysa, waa cabaaro 10:00 Subaxnimo, waxaa jirey khudbado ay ummadda Reer Hargeisa ...
Wednesday, February 12, 2020
-
Climate Change And Its Impact! Written: By Abdirasak Hassan.
Climate change is defined as the shifting of world’s climate due to increase of earth temperature. the increase of average temperature in the earth atmosphere is mostly bring by the concentration of greenhous...
Tuesday, February 11, 2020
-
Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Alleybaday Halkay Iska Dhaafeen!
Deegaanka Allaybaday oo ah deegaan balaadhan bulshada dagtaana tahay bulsho cod iyo cududba Kule somaliland waxa uu ka mid ahaa deegaanadii sida weyn garab istaagay xisbiga kulmiye xiligii doorasha madaxweyne muuse biixi hill iyo ...
Saturday, February 8, 2020
-
Muwaadin Reer Somaliland Oo Codsi Cajiib Ah Udiray Komishineer: Kaltuun Sheekh Xasan Cabdi!
KA; Mu'waadin Ahaan Waxaan Kaa Codsanayaa Marwo Kaltuun Sheekh Xasan Inaad iska casisho xubinnimada komashinka doorashooyinka qaranka ee muranka iyo khilaafku hadheeyey. Adiga oo danta qarankaaga eegaya.
Komishineer kaltu...
Thursday, February 6, 2020
-
15 Siyaabood Oo Loo Yareeyo Timo Gu’ida Ama Timo Daadashada.
1.Ka fogow timo feedhashada Marka timuhu qoyan yihiin.
Avoid brushing wet hair
Tani waxay ku jirtaa xaaladdeeda ugu liita ee timuhu ku daataan. Sidaa darteed iska ilaali inaad feedhato timaha qoyan maxaa yeelay fursadaha tim...
Thursday, February 6, 2020
-
Bulshadu Ha ka Digtoonaato Wararka Been-abuurka ah Ee Ay Faafiyaan Dadka Faasiqiinta ah!W/Q:Mustafe Cabdillaahi.
Ilaahay (SWT) ayaa inooga digay wararka ay faafiyaan dadka faasiqiinta ah ee been-abuurka badan, iyadoo ay dhibaato ka dhici karto haddii ay bulshadu si dhib yar u rumaysato warka uu sido qofka faasiqa ah, waxaannu Ilaahay arrinta...
Wednesday, February 5, 2020
-
Zaad Shilling Iyo Dollar Ka Jabay, Dhibaa Laga Kororsaday.
Dawlada Somali land iyo Shicibka reer Somalilandba waxay dani ugu jirtaa in gabi ahaanba Maamulka Sarifka uu Bangiga Dhexe la wareego oo uu Shilinka Somali land ka shaqaysiiyo, xakameeyana lacagaha qalaad ooynu noqono Dal lacagtii...
Wednesday, February 5, 2020
-
Labadda Waddaad Iyo Badhasaabka Boorame Sidey Arintoodu Noqonaysaa?.
Maalmahan waxa aynnu maqlayney culimo reer Awdal ah oo eed diin cay ah ujeedinaya Badhasaabka Gobolka Awdal, codsanayana in maamuus ka xayuubin la gu sameeyo, dhanka kalena xus dil ah iyo xukun waa uu riddoobay ah ridaya, Culima...
Wednesday, February 5, 2020
-
Effective Government Communications Towards The Public!By; Eng Xusein Dayr.
We live in an era where the digital revolution has an incredible impact on our daily life. The digital technology has ENABLED people around the world TO BECOME WRITERS, REPORTERS, CONTRIBUTORS AND ANALYSTS WITHOUT BORDERS. We live...
Tuesday, February 4, 2020
-
“Somaliland Maanta Doorasho Ayay Ku Iibsamaysaa, Muran Isjiidjiid Iyo Ku Jiqsii Dalka Dan Uma Aha.”Siyaasi Gacayte.
“Ninka Xadhig Suryeeyoow Waxa Socota Taariikh”
Somaliland Maanta Doorasho ayay ku iibsamaysaa muran, isjiidjiid iyo ku jiqsii dalka dan uma aha, komishankii hore diidnay, kii cusbaa diidnay, kii hore ayaa la qaatay ee hala ...
Monday, February 3, 2020
-
Is-barbar Dhiga, Jaaniska & Nasiibka, Dhalinyaradii Reer Somaliland, Ee Dalka Xoreysay Iyo Dhalinyarada Jsl Ee Maanta. W/Q:Miyir Cali Xuseen.
Qormadeenan maanta, waxa aynu isku barbar dhigi-doonaa, jaanis-yada iyo nasiibka ay is dheer yihiin, dhalinyaradii dalka dib u xoraysay iyo dhalinyarada maanta joogta ee qaranka Somaliland.
In-kasta oo aanay sinayn, wacyiga dha...
Saturday, February 1, 2020
-
Aqoonyahano Iyo Wax-garad Walaac Ka Muujiyay Xaaladda Dalka Warqad Furana Kula Dardaarmay Madaxweyne Muuse Biixi + Magacyadooda
Hargaysa(WJN):-Xubno aqoonyahano iyo abwaano ah ayaa baaq kasoo saaray xaalada dalka iyagoo taloooyin wax ku ool ahna usoo gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. Baaqa iyo talooyinkaas oo ay aqoony...
Saturday, February 1, 2020
-
Safiirka Cusub Ee Loo Magacaabey Wadanka Jarmalka Isagoon Safaaradii furin Ayuu Qas Ka Dhex Bilaabay Jaaliyadaha Jarmalka!
Safiirka Cusub Ee loo Magacaabay jarmalka odey (Mustafe),oo ah Nin Da,ah muddo baddana soo shaqeeyay islmarkaana, ay markii horeba aad ula yaabanaayeen, Guud ahaanba Jaaliyadaha kasoo jeedda Somaliland ee Dalkaasi Jaramalku ayuu l...
Wednesday, January 29, 2020
-
Halista Iyo Raad-reebka Daran Ee Caabuqa Coronavirus Ee Dalka China Ka Dilaacay!W/Q;-Jamal A. Muse.
"Gorfeynta Sooyaalka, Saameynta, Baadhitaannada, Xakameynta, Ka Hortagga, Maareynta, Raad-reebka Daran iyo Feejignaanta Faafidda Caabuqa Coronavirus"
Gogol-dhig:
Ugu horreyn, caabuq-dhaliyaha Coronavirus oo ka mid ah xaynta ...
Tuesday, January 28, 2020
-
Doorashada Maraykanka 2020: Khatarta Ugu Weyn Ee Dunida Kusoo Fool Leh!. W/Q:-Eng Hussein Dayr.
Khubarada ka faalooda Hayaanka iyo Hirdanka Siyaasada Dunida waxay si weyn uga dayrinayaan Khataraha Bulshada Caalamka uga iman kara Doorashada M/weynaha Maraykanka ee la qaban doono dabayaaqada sanadka 2020-ka.
Waa markii ...
Tuesday, January 28, 2020
-
Maayirka Degmada Gabiley Masuulkii ugu Waxqabadka Badnaa Mudanayaashii Soomaray…W/Q:- Siyaasi Abdifatah Ali A/laahi.
Inkasta oo Garaadka iyo Garashada eebe ku qofkasta ku galado in gaara oo ay tahay deeq eebe bixiyo qofkastaana geediga u raro inta hadba garaadka iyo dadnimadiisu gaadhsiisan tahay waxaan la hilmaami karin in Maxamed Amiin Cumar C...
Tuesday, January 28, 2020
-
“Xisbiyo/Ururo Siyaasadeed Qaran Oo Dhisan, Ayaa Xukuumad Wanaagsan Soo Saari Kara”Dhimbiil.
Abwaanka Wayn Ee Maxamed Irahim Warsame " Hadraawi " ayaa tuducyadan hore ugu sifeeyey hirdanka hogaanka Somalida iyo ujeedada uu daaran yahay , waxaana uu yidhi Abwaanku ;
Waxa laysku dilayaa
In xumaa la doorshiyo
Xil da...
Monday, January 27, 2020
-
“Qof Weyn Oo Caafimaad Iyo Miyirkiisa Qaba, Ha Iska Jiifo Oo Ha Cuno, Dadkana Ha Baryo Waa Ceeb,”W/Q Mustafe Adam
“Qof Weyn Oo caafimaad Iyo miyirkiisa qaba, ha iska jiifo oo ha Cuno, dadkana ha baryo waa ceeb,” ayuu yidhi Jimaale oo ah Wiil aqoonyahan ah oo ku Shaqaysta Gaadiidka Yaryar ee Vitz-Ta loo Yaqaan.
Jimcaale Waxa uu saddex i...
Monday, January 27, 2020
-
Cabdiraxmaan Guul-wade; Mid Ka Mida Janaraalladii Amray Xasuuqii Shacbiga Somaliland!W/Q; Cabdillaahi A, Cumar Wayab .
Waxa La Yaab ah Malaha in shakhsi ka mid ahaa Janaraalladii ugu awoodda badnaa xilligii uu Taliskii uu hoggaaminayey Siyaad Barre yidhaahdo sax ayey ahayd inaan cir iyo dhulba ka duqeyno shacbigii magaalooyinka ku noolaa iyo...
Friday, January 24, 2020
-
“Somaliland Waxa Ay U Baahan Tahay Sharci Iyo Qorshe Qaran, Oo Ay Ku Waajahdo Wadahadalka Somalia!
Somaliland sida taariikhda ku xusan waxa dadkeeda ku badan jibada iyo caadifada , waana sababtii dawladninadii aynu helnay 1960kii aynu jarka uga tuurnay ee ilaa maanta aynu uga bixi laanahay ee ay inoo sudhan yihiin Somalia , waa...
Friday, January 24, 2020
-
Xoog Iyo Caadifad Shaqayn Mayso Ee Waa In La Helo Sharci Lagu Ciqaabo Dadka Somaliland Ee U Goosta Soomaaliya!
Dadka bani’aadamka ahi waxay u dhasheen ama Ilaahay (SWT) u abuuray inay caqli ahaan iyo jidh ahaanba xor noqdaan, iyagoo jecel inay rabitaanka iyo doonistooda u gutaan hadba sida ay ula qurux badnaato, iyadoo aan fikirka iyo ha...
Thursday, January 23, 2020
-
Aqoonsiga Jsl Waxa Uu Dan U Yahay Guud Ahaan Aduun Weynaha Marka Aad Eegto Duruufaha Gobolka Geeska Africa!
Siyaasadii Arimaha Dibada Somaliland Halkay Maraysaa Intii Xukuumadihii kulmiye Halka maamulayeen ?
Wadamada iyo Ururada aduunku maxay ugu cadaalad sameyn waayeen Somaliland iyo Somalia?
Xukuumadii uu hogaaminayey halgamaagi...
Wednesday, January 22, 2020
-
Sheekh Ibraahim Sh Madar Gudoomiyanimadiisii Golaha Guurtidda Wuxuu Ku Badbaadiyay Somaliland, Saleebaana Inan Uu Adeer Uyahey Ayuu Dalka U Burburinayaa!
Waxaynu Wada xasuusanahay Hadaladii Xaaji Cabdi Xuseen Allaahu Yarxame Kayidhi Markii Saleebaan soo Galey Golaha Guurtida oo ahaa Saleebaan halbaa seegtay, Dawlladana halbaa Seegtay, Guurtidana halbaa Seegtay, Anigana Waxba ima ...
Monday, January 20, 2020
-
TRUMP:-Madaxweynihii 3-Aad Ee Taariikhda Maraykanka Lagu Sameeyo (IMPEACHMENT) Ama EEDA-XIL-KA-XAYUUBINTA!W/Q:-Xusein Deyr.
(1.) Waa Maxay EEDA-XIL-KA-XAYUUBINTU? (What is IMPEACHMENT?)
Dastuurka Maraykanku wuxuu si cad u qeexayaa in M/weynaha xilkiisa lagaga qaadi karo iyadoo loo marayo hab-raaca loo yaqaan impeachment; kadib marka uu ku kaco ama u...
Sunday, January 19, 2020
-
Waa Maxay Dimuqaradiyadu?W/Q; Muhumed Dhimbiil.
Dimuqaradiyada Hadii aynu Qeexno Ereygani waxa uu ka soo jeedaa laba erey oo loo isku daray oo giriig ah ( Demos Kratos ) oo ah Demos = Dadka iyo Kratos = Maamulka ama Xukunka ah.
Dimuqaradiyadu waa hab ka mid ah qaababka dawla...
Sunday, January 19, 2020
-
“Rabboow Naga Dhig Duul Wada Dhashoo Dhud Iyo Laanteed Ah! Abwaan Maxamed Liibaan.
Inta Qaranka Loo Dhaariyee Talada loo dhiibay.
Ammaanada haddii aanay dhugan saaran dhabarkooda.
Oo aanay dhawrayn dantii looga dhigay raaci.
Ifka waa u dhib Aakhirona waa u Dhammacdii Naareede.
Waxa Aannu Halkan...
Saturday, January 18, 2020
-
Xilku Waa Ammaano Alle Ku gu Eegayo Sidaad ka Yeesho ummadda Aad Xukumayso!
Xilku waa ammaano Alle ku gallado adoomadiisa qaar ka mida,waa imtixaanka ugu adag ee Allle Aadamaha ka qaado,dhanka kale xilku waxuu ka mid yahay waxyaabaha nafta Aadamuhu jeceshahay ee Alle ku abuuray jacaylkeeda.Sidaas darteed ...
Thursday, January 16, 2020
-
“Lama Dafiri Karo Doorka Ay Somaliland Ku Leedahay Marin Biyoodka Gacanka Cadan Iyo Bada Cas”.
Shir ka qabsoomay magaalada Riyad ee dalka Sucuudiga, ayaa si rasmi ah loogu saxeexay Axdiga lagu aasaasayo Golaha dalalka Afrika iyo Carabta ee wadaaga xeebaha Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed, golahaas oo ujeedadiisu tahay ilaalint...
Saturday, January 11, 2020
-
Ma Caqli Xumaa Mise Waa Qabyaalad? Prof Cabdi Cali.
Caqli Xumada maxaad qabyaalad ugu sheegtaan; ujeedadu waa Representation (in Cidi ku metasho); markii representationkii aad qabiilaysay, ee aad qabyaaladda lafteedii sii qabyaaladaysay ayaad doonaysaa haddana in aad iyadii eedayso...
Friday, January 10, 2020
-
Daalaco Taariikh-Maraaxileedka Ay Soo Mareen Duulimaadyada Iyo Diyaaradaha Dunidu!W/Q;Fadxi Greenford.
Aragtiyaha Qaar Ayay Taariikhyahanadu Ku Sheegaan Inay Soo Bilaabeen Aragtida Ku Duulista Hawada Sare, Khubaradii Reer Giriig Ee "Icarus" "Daedlus" Iyo Caalimkii Weynaa Ee "Archytas" 400-BC.
"Archytas" Ayaa Ahaa Xisaabyahan Fay...
Wednesday, January 8, 2020
-
Wax Ka Ogow Saldhigga Ciidamada Maraykanka Ee Weerarka Ay Ku qaaday Al-Shabaab.
KENYA(W,N)- Saldhigga shalay ay weerarka xooggan ku qaadeen Kooxda Alshabaab ayaa lagu magacaabaa SIMBA Camp wuxuu dhacaa gacanka Maanda bay ee ku teedsan xeebta badweynta Hindiya ee gobolka Lamu oo ah gobol muslimiintu leeyihii...
Monday, January 6, 2020
-
Eheladda Dadkii Ay Xasuuqeen Ciidamadii Siyaad Barre Oo Dalbaday In Cadaaladda La Hor Keeno Kuwii Dhibaatadda U Gaystay.
Hargaysa (W,N): Xubno ka mida dadkii ehelkoodda xasuuqa iyo dilka ay u gaysteen ciidamadii dawladii Siyaad Barre ayaa ugu baaqay guddiga baadhista xasuuqa Somaliland in ay cadaaladda hor keenaan qaar ka mida saraakiishii dadkoodda...
Sunday, January 5, 2020
-
Maayarka Laascaanood Oo Ku Dhibco Tirsadey Waxqabadkii Maamulkiisa Sadex Sano Oo Uu Ugu Itaal Sheegtay Degmooyinka Ka Dhaqaalaha Baddan
Laascaanood(W,N)-Maayarka Degmada Laascaanood ahna Gudoomiyaha Golaha Deegaanka iyo Xoghayaha Ururka D/hoose ee Somaliland Cabdicasiis Waxa uu ka Waramey Waxyaabaha u qabsoomay mudada uu Xilka hayey, iyo Qorshayaasha Waxyaabaha ad...
Sunday, January 5, 2020
-
Oddoroska Nayruuska Sannadka Cusub Ee 2020-ka!W/Q;-Maxamed F. Qoti.Q-2-Aad.
Hawlaha shaqo ee xukumadaha: waxa la filan jiray in nidaamka dowladaha ay ku yimaadaan shaqo la’aan, waxa awooda la saarayaa tayeynta hawada, dhinaca xukumadahana, qalabka miiisaaniyadda, waxa la xakameyn doonaa hirarka hawada, ...
Saturday, January 4, 2020
-
Caqabada Kowaad Ee Dhalinyarada Haystaa Waa Dhalinyarada Xilalka Dawlada Ugu Jirta!
Waagii Hore Waxaan u haystay in hadii dhalinyarada xilalka sare loo dhiibo inay yihiin dadka kaliya ee fahmaya dareenka dhalinyarada, waxaase ogaaday inay ka wanaagsanaayeen odayaashii hore kuwaas ugu yaraan ixtiraami jirey dhalin...
Saturday, January 4, 2020
-
Kufsiga Ilmaha Yar Iyo Garsoorka Burco!
Waxa naxdin wayn, amakaag iyo afkalaqaad ku noqday qofkasta oo damiir leh xukunka maxkamadda Racfaanka ee Burco ku ridday dhagar-qabayaal. Inan yar oo dhawr sano jirta, ayuu ninka hooyadeed qabaa, kufsaday oo dabadeedna nafta ka...
Saturday, January 4, 2020
-
Somaliland Iyo Xusuusaha Sannadkii Tagay!W/Q;Cabdilaahi Aadan Cumar (Wayab).
Sannad kasta oo kusoo mara intaad koonka dushiisa ku nooshahay, waxa uu kaaga tagaa waayihiisu raadad iyo xusuuso kala duwan oo isugu jira farxad, naxdin, murug, walaac, barwaaqo, abaar, colaad, nabad iyo waxyaabo kale oo badan ...
Friday, January 3, 2020
-
Mustaqbalkaaga Adigaa Meelaysan Kara! Qallinkii:Cabdiqani Xaaji Cali.
Qofnimadaada iyo duruufta aad ku nooshahay maanta waa waxaad gacantaada ku goosatay, waana go,aanada aad qaadatay bilihii iyo sanadihii la soo dhaafay, sidaa darteed go,aanka iyo geesinimada aad qaadatid sannadkan waxaad goosan do...
Wednesday, January 1, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|