ARTICLES
-
“Ma Looga Fa’idaysan Karaa Xanuunkan In Aynu Dunida Iska Xadidno”!Prof Cabdi Cali.
Afeef: Hadii aad qofayso ama aad qabiilayso faaladaada, ama aad cid aflagaadayso waxaa lagu saari karaa ood-rogo; maxaa yeelay waxa jira dad badan oo meeshu ka buuxsantay; taasina waa min baabi وإن تتولوا يستبدل ق...
Wednesday, March 18, 2020
-
Xasuuqii Iyo Mar Kale Maya: W/Q Cabdiraxmaan Cadami,
Maalmahan waxa warbaahinta iyo baraha bulshada lagu qaada dhigayay aragtida koox London, Boqortooyada Ingiriiska kaga dhawaaqday in ay ka shaqayn doonaan midnimadii Soomaaliya oo hal-ku-dhiggoodu yahay Midnimo iyo Mar kale.
Lam...
Wednesday, March 18, 2020
-
Siyaasi Xasan Gadhweyne Oo Tacsi Udiray Qoyskii Iyo Qaraabadii Marxuumad Amaal Cabdiraxmaan Cadaani Oo Hargaysa Ku Geeriyootay.
INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.......
كل نفس ذائقة الموت
Siyaasi Xasan Gadhweyne Waxa Uu Cabdiqaadir Dhego-qool Ka Tacsiyadaynayaa Geerida Ku Timid Xaaskiisi Marxuuma Amaal Craxmaan Cadaani.
Waxaa maan...
Monday, March 16, 2020
-
‘Coronavirus’ Iyo Diinta Islaamka!W/Q: Khadar Ibrahim Aar.
Waxaa jira xidhiidh ka dhexeeya Dadku Diimaha ay aamin sanyihiin iyo hadba Xanuunada Dunida saf-mareeya sidan Coronavirus oo kale.Dalka Shiinaha oo xanuunkani kasoo faafay ayaa habka xanuunku dadka u safmaraynaayo markii uu ka...
Saturday, March 14, 2020
-
Doodda Mar Kale Midnimo (MKM)! Qalinka:Maxamed Haaruun.
Maxamed Baashe, oo ah suxufi, qoraa iyo suugaanyahan, isla markaana ahaa ciyaala Hargeysa qadiimi ah oo dhalintii xiligiisa ee sideetameeyadii qarnigii hore ka tilmaanaa; mar kale na ahaa dhalintii ka qayb gashay ololihii dhaliish...
Friday, March 13, 2020
-
Warbixin kooban Oo Ka Hadlaysa Coronavirus-ka COVID-19.
Coronavirus-ka Cusub Malaha Calaamadaha Lagu Garto Cudurka Dhowrka Maalmood Ee Ugu Horeeya
SIDEE QOFKU KU OGAAN KARAA INNUU CUDURKA QABO?
Waqtiga ay qandho ama qufaco oo ay booqdaan xarumaha caafimaadka halka ugu d...
Friday, March 13, 2020
-
Sheekh Jabir Oo Mudo Laga Joogo Sadex Sano Wax Ka Qoray Hargabka Iyo Noocyadiisa Kala Duwan
Qaramadan ayaa ka waramaysa xaaladaha hargabka cusub ee aduunyada ka soo ifbaxay haseyeeshee shaakh jaabir ayaa qalinka u qaatay mudo laga joogo sadex sanadood wakhigaasi oo uu bulshada u soo bandhigay halis uu leeyahay hargabku.
...
Friday, March 13, 2020
-
Abiy Iyo Uhuru Waxay U Qaateen In Fikraddii Soomaaliweyn La Dhimatay Burburkii Soomaliya!W.Q;Cadami.
Xasaradaha iyo xasillooni darrada Geeska Afrika waxa xuddun u ah sheegashada Soomaaliya ee gobollo ka mid ah dalalka Itoobiya, Kenya iyo Jamhuuriyadda Jabuuti oo sida Axdiga (Charter) AU-du ka dhigayo sharci darro in la sheegto am...
Friday, March 13, 2020
-
Haddii Somaliland Lagaga Adkaadey Diblamaasiyadii Dhinaca Itoobiya Saw Ma Aha In Ay Gacan-saar La Yeelato Kiiniya Iyo Dalal Kale Ee Afrika!
Waa Muhiim in aad Gacan-saar Siyaasadeed iyo Mid Dhaqaaleba la Yeelaataa Dalalka Dariska iyo Kuwa Geeska Afrika,Sida dalka Kiiniya, iyo Wadamada Kale ee Afrika waa Marka aad aragto inaan Waji Fiicani kuu oolin Dalweynaha aynu Xudu...
Wednesday, March 11, 2020
-
Xuska Sideeda Maarij Iyo Mugdiga Ku Duugan!W/Q:Cali Coomay.
Dumar Badan Ayaan waxba kala socon, taariikhda maalinta loogu magac daray sideeda maarij amma 08 MARCH. Hadii aad aragto maalin la dabaaldagayo wax lagama maarmaan ah, inay jirto sabab iyo ujeedo loo sameeyey, balse aanay ahayn wa...
Sunday, March 8, 2020
-
Ganacsade Maxamed Siciid Iyo Madaxweyne Biixi Dagaalkooda Daawadde Baynu Ka Noqonaynaa!!
Ganacsade Maxamed Siciid Waa Nin ku khamaari kara Lacagtiisa si badheedh Ahna u Cadeeya Cida Uu Taageero Siyaasadda.
2009 kii waxa uu la safnaa madaxweyne Rayaale waxaanu lacag badan ku bixiyey inuu furfuro xisbigii mucaaradka ...
Sunday, March 8, 2020
-
Masuul Mudan Hambalyo Oo Ku Suntan Waxqabadka Wajaale.
Mursal Nuux Cismaan waa maayar ku xigeenka degmada TOg-Wajaale waana shaqsiga horseedka ka ah ee ku suntan dhamaan waxqabadka ka hirgalay magaalo ganacsiyeedka Tog-Wajaale.
Sida dhismaha dhakhtarka degmada,biyo galinta maga...
Saturday, March 7, 2020
-
Faah-faahin:Afar Walaalo Ah Xilal Qaran Ma Wada Qaban Karaan?Prof Cabdi Cali
Ka Maarmi Mayso in Aan faah faahiyo, maadaama qof waliba sida uu jeclel yahay u qaadanayo marka hadalku kooban yahay. Dadka waxan waydiiyay su'aal sharciya, bal in ay jirto wax sharciya oo diidaya in xilal loo magacaabo dad caa'il...
Friday, March 6, 2020
-
Hambalyo Meher; Mudane Xasan Maal Dhidar Iyo Marwo Nimco Raygal Cawaale.
Hambalyo Meher Oo Wacan Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax
Dhamaan Akhyaartani Waxey Dhambaal Hambalyo Hawada u Marinayaan Meherka Xasan Maal Dhidar.
Musatafe Cabdi Maxamed(Janaale),Cabdiqani Xuseen Baynax,Cali Jaa...
Friday, March 6, 2020
-
Dhag-dhagtii Fanka + Dhuumalaysigii Mafaariishta Iyo Dhaca Berbera Ee Xoghaye Cabdikariin Aadan Cadde…
Berbera(W,N)-Xoghayaha Dawlada hoose ee Berbera Cabdikariin Aadan Cadde ayaa dardar cusub lasoo baxay, oo ku degay shaxo ku aadan, inqilaabka awooda Maayir ku xigeenka Berbera, dejinta ba-leenka deegaameynta xaafadaha bariga Berbe...
Wednesday, March 4, 2020
-
Garsoore La Dilay, Kama Duwana Somaliland Kaneeco La Dilay!
Waxaynu Saxaafadda Qaar ka maqallay in guddoomiyihii maxkamadda gobolka Sool lagu dilay bamb baabuurka loogu xidhay. Waa arrin sida la sheegay aan weli hore uga dhicin geyiga Somaliland. Waana fal argagixiso. Oo cabsi wayn ku keen...
Wednesday, March 4, 2020
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Mar Hadduu Nin Weyn Oo Mujaahid Ahaa Waxey Aheyd In Uu Maxbuuska U Daayo Ka Qeybgalka Jinaasadda Xaaskiisa!
Maadaama Aynu Nahey Dad Islaam ah Oo heysta Diintooda Suuban, tixgalin iyo qadarin iyo mudnaana siiya dhaqanka iyo xeerarka islaamka,iyo dhaqankeena mudan isu-tanaasulka iyo sida loo qalbi ilaaliyo xuquuqaha qofka geeri, iyo arimo...
Tuesday, March 3, 2020
-
“Ma Ilduuf Nololeed Baa Ina Helay, Mise Arad Aqooneed?W/Q;Maxamed Dhimbiil.
Aduunkani waxa uu ka bilaabmay Aabo iyo Hooyo kaliya oo Ahaa Nebi Adem cs iyo Xawa , waxa ifka lagu soo tuuray iyaga Oo qaawan , waxaa loo keenay sabab iyo macno weyn oo looga Soo saaray janadii iyo halkii ay ku noolaayeen sababih...
Monday, March 2, 2020
-
Xisbiyada Qaran Baryahan Danbe Heshiiskoodu Wuxuu Ahaa Sidii Heshiisyadii Ceel Afwayn”Q/W;Qalinkii; Boodhari
Xisbiyada Qaran Baryahan Danbe Heshiiskoodu wuxuu Ahaa Sidii heshiisyadii (Ceel Afwayn) oo markay wax ku heshiiyanba Qolaa heshiiska ka baxaysay shalayna heshiis adag oo kama danbays ah oo wakhti go'an iyo heshiis go'an le...
Friday, February 28, 2020
-
Marag Kale: Madax-banaani La’aanta Guddida Doorashadda (NEC) Ee Hadda Joogta.
Heshiiskii shalay nuxurkiisu wuxuu ahaa wuxuu ahaa in masuuliyaddii iyo waajibaadkii ay Guddida Doorashadda (NEC) lagu wareejiyo Guddida Farsmadda Maamulka Arimaha Doorashadda (TEMU) oo heshiiskani abuuray. TEMU waxay ka koobnaan ...
Friday, February 28, 2020
-
Jawaab Celin Qoraalka Maxamed Baashe Iyo Samaynta Urur Uu Ugu Magac Daray BILAWGII MIDNIMO QARAN.W/Q; Khadar Ibrahim Aar.
Qoraalka Aqoonyahanku ugu magacdaray « bilawgii Midnimo Qaran » uma baahna in si fog oo xeeldheer Duxda iyo ujeedada rasmigaa ee ku jirta loo raadguro,balse waa fikir iyo cabiraad aqoonyahanka Maskaxdiisa mudaba ku duugnayd, waa...
Thursday, February 27, 2020
-
Maxaa Asxaabta Siyaasada Somaliland Ay Isku Hayeen Laba Sanadood?
Hadii aynu isku dayno in aynu wax ka saadaalino in axsaabta siyaasada Somaliland ay heshiis ka gaadhaan khilaafkii doorashooyinka Somaliland oo soo jiitamayey labadii sano ee u dambeeyey isla markaana dalkii galiyey xaalad cakiran...
Thursday, February 27, 2020
-
Somaliland Ma Dareensan Tahay, Khatarta Ka Iman Karta Xanuunka Coronavirus-ka?
Caalamka Waxa Ka Socda Arrin Aad iyo aad u Xasaasi ah Oo loo Baahan yahay in Ummadda somaliland ay ku Baraarugaan, Xukuumad Iyo Shacaba.
Muddo Haatan laga joogo laba bilood, Caalamku wuxuu la daalaa- dhacayaa Xanuunka ama Caabu...
Wednesday, February 26, 2020
-
Isbedel Geeska Afrika Ka Dhacaa Waa Lama Huraan. Maxaa Uga Meel Yaal Somaliland?
Waa marag-ma-doon in dhibaatooyin aad u culculus ay soo gaadheen dadka iyo dalka Somaliland xilligii taliskii keligii taliye Maxamed Siyaad Barre. Dhibaatooyinkaasi keliya kuma koobna xasuuq ama dad iyaga oo nool raabo-raabo la is...
Tuesday, February 25, 2020
-
“Waxaynu Ku Jirnaa Xilli Ay Laba-Wajiilaynta Beesha Caalamku Marayso, Heerkii Ugu Xumaa..”Eng Xuseen Dayr.
Waxaynu ku jirnaa Xilli ay Bulshada Caalamku xaq-darro cad iyo eex aan gabasho lahayn ka galayaan QARAN GUULAYSTAY oo ku guulaystay inuu dadkiisa u horseedo Nabad, Degenaansho, Horumar, Dimuqraadiyad iyo Dawlad Wanaag, taasoo ay J...
Sunday, February 23, 2020
-
Qaar Ka Mid Ah Ujeedooyinka Axsaabta Siyaasada Iyo Nidaamka Dimuqaradiga Ah Ee Somaliland U Kori Waayey!
Somaliland waxa ay qaadatay nidaamka axsaabta badan markii ay dastuurka dalka dadweynuhu ku ansixiyeen 97% ee loo codeeyey sanadkii 2001 , dastuurkaasi oo dhigaya in nidaamka siyaasadeed ee dalka Jamhuriyada Somaliland yahay nidaa...
Sunday, February 23, 2020
-
Hambalyo Meherka; Siciid Cabdi Xadhigle Iyo Raxma Cali Muxumed Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Hargeysa.
Hambalyo Meherka; Siciid Cabdi Xadhigle Iyo Raxma Cali Muxumed Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Hargeysa.
Akram Rashiid Cabdi
Khadar Aadan Abokor
Siddiiq Maxamed Burmad
Xasan Dhuxul Laab-saalax
C/laahi Xasan Ga...
Sunday, February 23, 2020
-
Madaxwayne Sheekh Shariif Iyo Sheekadii Madaxtooyada Muqdisho! W/Q: Khadar Ibrahim Aar.
Dunida waxaa jira wax loo yaqaano “”Dawlad awood xadidan “” taas waxaa looga jeedaa waa Dawlad dhinaca sharciga iyo awooda dawladeed midna aan lahayn,hadana iyada oo sidaasa qaabdhismeedka iyo habka magac uyaalka Dawladeed...
Saturday, February 22, 2020
-
Siyaasadahii Gaboobay Ee Geeska Africa Ee Hore Loo Soo Arkay Natiijadooda Qarnigii Tagey, Ma Aha Maanta In Dib Loo Huriyo!
(Hadii soomaalidu u aragto in dano qoomiyadeed bilaabmeen waxa iman doonta in somalida Bariga Africa oo dhami midowdo oo ay noqdaan dawlad xoog badan oo khariidad kale sameysanto )
Marka sida wanaagsan loo fikirayo aragti ahaan...
Friday, February 21, 2020
-
Maalinta Dhagax Tuurku Waa Dhamacdii Hurisay Halganka Geesiyada SNM Ee Somaliland Ka Xoreeyey Daalinkii Siyaad Barre Iyo Huwantii!
Marka hore waxaan salaan qadarin,sharaf iyo karaamaba leh u dirayaa, dhammaan shacabka xariirta ah ee reer Somaliland iyo inta maqaalkan akhrisataba.Waxaan walaalayaal meel aad joogtaanba,aan Allaha awoodda leh weydiisanayaa ,inuu...
Thursday, February 20, 2020
-
Madaxwayne Biixi; “Shan Aanan Is-lahayn, Iyo Shan Aan Is-Lahayn!W/Q;Xamse Khayre.
5 Aanan Is-lahayn;
1-Farmaajo ayaa raali-gelin bixiyey buu odhan ismaan lahayn..
2-Gardarradii Abiye ee shalay wuu Ka aamusi oo waliba wuu amaani ismaan lahayn
3-Intuu soo-xidhay Itoobiya ayuu waddadii corridor-ka Qudbadd...
Wednesday, February 19, 2020
-
Muse Mise Abiy!W/Q; Cabdirasaaq Sheekh Cali Askar.
Waxaa maalmahan dalka ka taagnaa warar ugub inagu ah oo aan hore inoo soo marin 29 sanno ee qaranka Somaliland Jirey. Waana mid guud ahaan bulshada Somaliland ku noqotay lama filaan iyo uqaadan waa! Waa markii ay maqleen Hogaamiya...
Monday, February 17, 2020
-
Responding The Genocide Committed By former Somali Dictatorship That Collapsed In 1991,Farmajo Answered this genocide like Mentality Unfit Person.By Kaptanka.
The manner he responded made surprised to everyone who had the opportunity listening this immoral manner the guy has responded the massacres committed by horror regime. The guy has charged equal crime for the victim and the aggr...
Monday, February 17, 2020
-
Duufano Siyaasadeed Oo La Doonayo In Lagu Shaasheeyo Guulaha Qaranka JSL!
Jamhuuriyada Somailland maaha qurarad jabaysa, waxanay ku Timid rabitaanka shacabka Reer Somaliland. Dawladna kuma kacdo waxan shacabkeedu raali ka ahayn, hadii ay dhacdana Cawaaqib xumo ayay keenta iyo burbur. Madaxweyne Biixi Sh...
Sunday, February 16, 2020
-
“Wajaale Maaha Gabiley, Rag Nool Baa Jooga”!W/Q;Amir Bidde.
Beryahanba Waxaynu Markhaati ka ahayn Qalalaasihii dhuleed Ee ka taagnaa magaalada Tog Wajaale. Dhul madaxwayne Siilaanyo u waqfiyey in dadka dhinta lagu aaso ayuu hunguri ka Galay maamulka gobolka Gabiley.
Markii dadwaynaha ma...
Sunday, February 16, 2020
-
“Xukuumada Somaliland Intaanay Warka Suuqa Kusii Deynin, Waxay Ahayd Inay Saamayntiisa Ka Fiirsato”Maxamed Ilig.
Xukuumada Somaliland intaanay warka Suuqa kusii deynin waxay ahayd inay saamayntiisa ka fiirsato, Walaw la sheegayo inuu 8 bilood culays ka saarna Madaxwayne biixi Arrintani oo ay kali ku ahayd imikana uu soo badhigay si badheedha...
Sunday, February 16, 2020
-
Sheeko Xiiso Leh; Lamaanihii Isku Guursaday Codaynta…
Bauchi Nigeria(W,N)- Qiso Jacayl ah oo Xiiso badan, ayaa shalay 14-kii Feb, ka dhacday Gobolka Bauchi ee Nigeria, Kadib markii ay haweenay dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Khadiija, ay wada jeclaadeen laba Wiil oo dhalinyaro ah, ...
Sunday, February 16, 2020
-
Abiy Ahmed Iyo Dawlada Ethiopia Hadii Ay Rabaan Somaliweyn Iyaguna Ha ka Tanaasulaan Somalida Ethiopia!
Waxa aan daawanayay hadalka Gudoomiyaha Guurtida Somaliland oo u dhignaa sidii wax culeys lagu saarayo in Farmaajo Hargeisa yimaado oo uu wado Raisal wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed Ali , hadalkaasi oo ah mid la yaab ah isla markaan...
Sunday, February 16, 2020
-
Anaga, Idinka Iyo Iyaga! Qalinka:Axmed Cismaan Batuun.
Murankii wuxuu ku baahay mandaqadii oo dhan,dalalka jaarka ayaa bilaabay inay la socdaan dhaqdhaqaaqyada dalkan ay jaarka yihiin,iyadoo xaaladu murugsantahay oo hoosta ka hurayso ayaa hogaankii talada boobka kula wareegay wuxuu bi...
Friday, February 14, 2020
-
Qeybta 1aad Ee Optical Fiber Cable Geeska Africa!Qalinkii;Maxamuud Dhargiye.
Marinka Badda Cas waxaa mara Cables tiradoodu dhan tahay (14 Submarine Cable) oo dhamaantood isku xidha Asia, Africa, iyo Europe.
Waxaa ku bahoobay shirkado gaar loo leeyahay, Shirkadahaasna waxaa ka masuul ah dalka ay kasoo je...
Friday, February 14, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|