The CORRUPTION In Somaliland. By Abdirahman Haji Nour.
First of all let us understand what is Corruption, Corruption is any act of dishonesty or unethical conduct by an individual entrusted with a position of power. People of somaliland especially young and the public at large have ...
FANAANINTA KIIN JAMAC YARE IYO HODAN OO IS DAGALAY
Subxannalah Daawo Fanaanada Hodan Cabdiraxman oo xabsiga America la dhigay, kadib markii ay Fanaanada kiin jaamac gacan ka jabisay, wuxuuna ahaa dagaal salka ku haya ninka cusub ee kiin jaamac Maxamed Alta oo markii hore ay hodan...
Monday, April 13, 2020
Agaasime-nimada Cusbitaalka Wayn Iyo Waayaha Ku Xeeran!
“HGH Maaha Cusbitaal Weli Qaramaysan, Sidii Dekedda Berberi Ahayd DP World Ka Hor Ayay Wax Waliba Ku Salaysan Yihiin”Nimcaan.
Maalinba Meel bay ku jirtaaye, waa halkii S & J e, ayaamahan dambe waxa aad loo hadal-hayaa i...
Sunday, April 12, 2020
Jiqluhu Waa Wareer Iyo Wed Wadajira!W/Q; M. Qoti Q-aad.
Waxa Muhiim Ahayd in diiradda la saaro kor u qaadida awooda qaybinta agabka ka hortaga cudurkaas, si degdeg ahna loo sameeyo goobaha shaybaadhka lagu baadhayo dadka laga shakisan yahay in ay qabaan cudurkaas oo ah heer tuulo, ...
Fiska maxay ka tiri in Covid19 ku dhacay
Fanaanada caanka ah ee #Farxiya #Fiska ayaa ka hadashay wararka la isla dhex maraya magaalada #London ee sheegaya In iyada iyo saygeeda cusub ee la il daran yihiin #Covid19 hadaba muuqaal ay arrintan ka soo duubtay HOOS RIIX OO KA...
Maxaa Salaadiinteenii Ka Si Ah?W/Q;Aadan Ismaaciil.
Waxa Arrin La yaable Igu Noqday Qaar ka mid ah madax-Dhaqameedkeennii oo aan habayraatee Ixtiraam u hayn Ummadday Sheeganayaan In ay xil u Hayaan. Maanta waxa looga fadhiyay in ay gurmadka caaalmku ugu jiro xakamaynta cudurkan dil...
Sunday, April 5, 2020
Taiwan Oo Noqotay Dalka Dunida Ugu Fiican Ka-Hor-tagga Covid-19!
Taiwan Oo Noqotay Dalka Dunida Ugu Fiican Ka-Hor-tagga Covid-19!
(Maxaynu Ka Metelnaa? Maxaynu se Kaga Dayan Karnaa?
Xanuunka Coronavirus sida ay Soomaalidu u haysato wuu ka culus yahay. Dalalkii dhaqaalaha iyo awoodda isbid...
Sunday, April 5, 2020
Sababta Reer Somaliland Ugu Hanqal Taagaan Muqdisho!Qore:Amir Bidde.
Waxaynu maqalnaa dad Somaliland u dhashay oo uu caashaq Muqdisho hayo. Dadkaa oo nooc walba leh: siyaasiin, madax-dhaqameed iyo dhallinyaro. Dadkaas oo laakiin keli keli ah oo aan lahayn qorshe iyo wax ay ku midaysan yihiin. L...
Madaxda Afrika, Sidee Bay Isaga Difaacayaan Coronavirus?Q/W;Ibrahim Hawd.
Waxaa Daabacday Majallada Jeune Afrique Carabi ayaan se ka soo rogay. (Fiiro! Xusuusnow in wargeyskan Jeune Afrique ku aaddan yahay Afrikada Faransiiska ku hadasha!)
Is la marka uu fayraska Corona kumanyaal ku gumaadayo dalal b...
Farxadaadu Adiga Iyo dhaqankaaga Ayay ku Xidhan Tahay!Sheekh siciid.
Assalamu Calaykum
Dhamaanteen farxad baynu rabnaa. Daraasaad la sameeyay waxa lagu sheegay in farxadaadu ay afar aimood ku xidhan tahay. Sadex ka mida ayaan cajaladan idinkula wadaagi. Ka faa'idayso.
Waxaan soo jeedinaya she...
Mucjisada Corono-virus Iyo Dhaqannada Dadka!W/Q; Amir Bidde.
Balaayada ku habsatay dunida ee aynu ugu wanqalnay magaca Corono-virus waxa ka muuqda mucjisooyin waawayn oo loo baaahan yahay in lagu cimri-qaato.
Wuxuu jilbaha u dhigay wadamadii xoogga is bidayay ee ugu dhaqaalaha badnaa. Da...
Monday, March 30, 2020
Qaadka Ayaa Ka Khatar Badan Coronavirus.W/Q: Khadar Ibrahim Aar.
Dunida Ilahay abuurtay sida ay u dhan tahay Qaadka waxa ay u taqanaa in uu yahay Mukhadaraad u baahan in waligii lala dagaalamo ,balse Coronavirus waxa ay faham san yihiin in uu yahay Xanuun Saf-mareena lagana yaabo in uu iska tag...
Maxaa Keenay Soomaalida Scandinavian In La Caayo?W/Q Ibraahim Hawd.
Guud ahaan bani aadanku abuur iyo caado ayuu u lee yahay in uu sida uu ka la duwan yahay isu ximiyo, isu takooro oo isu caayo. Waa abuur iyo caado ka soo jeedda heerkii bulsheed ee qabiilka ee noloshu ku dhisnayd malyuumaadka sano...
Thursday, March 26, 2020
Deyn Cafinta Somaliya Maxaa Ka Run Ah? W/Q; Mahad Geele.
Jaran Jarooyin Dhowr ah Ayey martaa Deyn cafintu mana ahan sida loo dhigayo in ay u sahlan tahay.
Waxa hadda Soomaaliya, laga cafinayo maahan deyntii rasmiga ahayd oo dhowr iyo toban dal ku leeyihiin. Waxa la fududeynayo waa ...
Thursday, March 26, 2020
Asalka Magaca Alleh!W/Q; Guuleed Ayaanle.
Eebe, Waxa Uu leh Yahay Sagaal iyo sagaashan magac oo mid mooyee inta kale ay yihiin magac-tilmaameed ama sifo. Magaca samiga ah ee u gaarka ah Guuluhu waa Alleh oo Isaga mooyee aan cid kale lagu sheegi karin. Halka Ilaah uu yahay...
Beenta Xamar Ha Laga Foojignaado. Qore; Cammir Bidde.
Waxa Khamiistii Websites dadka Somaliland Asal ahaan kasoo Jeeda lagu faafinayay war been oo aan la iska hubin. Warkaasoo sheegayay in duulimaadkii khamiistii ee fly dubai ay Celisay xukuumadda Xamar. Warkaa oo uu fidiyey nin Twit...
Farxada Lacag Ma Lagu Iibsan Karaa? Sheekh Siciid.
Assalamu Calykum
Lacagta iyo hamtidu waxa ay muhiim u tahay nololasha bani'aadmigu in ay si fiiican u socoto. Waxaase is waydiin mudan lacagta oo kaliyi ma keentaa nolol fatxada leh? Fadlan ka daawo halkan jawaabta su'aashaas...