ARTICLES
-
Sidee Ciidanka Booliska JSL, Uga Soo Baxeen, Fulinta Amaradii Xayiraada Qaad Joojinta Iyo Go’aamadii Ciida Ee Gudida Covid19”
Ciidanka Booliska JSL, oo mudooyinkan ugu danbeeyey, aad ugu hawlanaa, hawlo qaran oo culus oo uu sababay, xanuunkan baahay ee Covid19, oo guud ahaan dunida saamayn taban oo xadka dhaaftay ku keenay, kaasi oo qarankeenan curdinka ...
Sunday, May 24, 2020
-
The Political Anxiety And Tension In Somalia Election 2021! By; Mahedi Ismail.
The tensions between the Federal Government of Somalia, regional States, and oppositional parties are getting each day more complicated while the election is approaching, however, it is not clear how or what model of elections wil...
Sunday, May 24, 2020
-
Baaqa Dhalinyarta Iyo Fahanka Dawlad nimada!
Baaqyada dhalinyarta JSL ka soo baxayaa waa caqabado iyo dhibaatooyin jira laakiin u baahan fahanka dawladnimo.
Saxeexayaashii warqada baaqu qoralkoodu waa uu saxnaa laakiin waxaan is waydiinayaa aaway dadkii xaqa ulahaa in ay ...
Friday, May 22, 2020
-
Cuntooyin Dalkeenna Laga Helo Oo Xoojiya Awoodda Difaaca Jidhka Aadamaha,
Marba marka ka dambaysa waxaa adduunyada ku soo kordhaya xaaladaha caafimaad darro ee aadamaha dhibaatada ku haya, waxa aanay taasi kor u qaadday waxsoosaarka dawooyinka. Inkasta oo ay dawadu tahay shayga keliya ee aynu kula tacaa...
Tuesday, May 19, 2020
-
H a m b a ly o H ambalyo;Xuska Maalinta Qarannimad Jsl Ee 18may.
18 MAY Waa malin ka Tilmaaman maalmaha kale, Waa maalintii Dib ula soo noqoshada hungawgii midawga Koonfur, waa maalintii aynu yagleelnay calanka saddexda midab ah xidigtu wehiliso kuna xardhan yahay tawxiidku, waa maalintii aynu ...
Tuesday, May 19, 2020
-
Dulucda Go’Aanadii Shirkii Laga Dhawaaqay Gooni Isku-taaga Qaranimada Somaliland!W/Q:-Miyir Cali Xuseen.
Qormadeenan maanta, waxa aynu ku soo gudbin doonaa, go’aanadii shirkii aayo ka tashiga iyo walaalaynta ummadda reer Somaliland ee Burco, ee ay iskugu tageen, dhamaan, Madax dhaqameedka , Waxgaradka, Ganacsatada , Siyaasinta So...
Tuesday, May 19, 2020
-
Jidka Ugu Dhow Ee Somaliland Lagu Aqoonsanayo Iyo Sharciyada Somalia Oo Muran Ku Jirta.
Dhul kasta Oo Uu Qabsaday Gumaystihii Reer Yurub waxa loo aqoonsaday inuu yahay dal Afrika ku yaal oo uu maamulayo quwadaha reer yurub, markii ay timid dhaqaaqii xornimo doonku waxa dalalkii reer Yurub dhulkii ay xukumayeen marka ...
Monday, May 18, 2020
-
Bulshada Somaliland Oo Ka Dhur-Sugaysa Gudida Heer Qaran Ee Ka Hortaga Xanuunka Covid19 Inay Samayso Gurmadkii Looga Baahnaa Wakhtigan!
Gudida Heer Qaran Ee Ka Hortaga Xanuunka fayriska koronaha Madaxwaynaha Somaliland umagacaabay ayaa mudadii ay Shaqada bilaabeen Waxay qaadeen talaaboyin iyo dadaalo ku jahaysan sidii dadka looga wacyigalin lahaa xanuunka dilaaga ...
Sunday, May 17, 2020
-
Dilaaga Covid19 Iyo Dabaaldegga Ciidda!W/Q:Mustafe Maxamed Khayre.
28kii September 1918, magaalada Philadelphia ee ku taalla Maraykanka waxa ku soo fool lahaa dabaaldeg muhiim ah oo loo yaqaan Socdaalka Xorriyadda, kaas oo qaadhaan loogu ururinayey ciidamadii Maraykanka ee ka qaybgalayey dagaalki...
Saturday, May 16, 2020
-
Siyaasada Somalida Iyo Saameynta Qabiilka!W/Q;Maxamed Dhimbiil.
Siyaasada somalida salkeedu waa qabiilka oo wax lagu doortaa, la isku ixtiramaa, lagu xisaabtamaa, wax lagu qaybsadaa, marka aynu ka hadlayno xaqiiqda siyaasasada somalida dhamaanteed, Somaliland, Djibouti, Somalia , Somalida Ethi...
Wednesday, May 13, 2020
-
Ma Lala Wareegi Karaa Baabuurta Qaadka Sida Sharci Darada Ah Dalka Usoo Galiya?
Cudurka Dilaaga ah Ee KAROONA FAYRASKA waa mid caalamka Oo dhan sameeyay, dadban dilay, dadbadana laga yaabo in ay u Dhintaan. Haddaba, si looga badbaado waxaa la isku racay, in la kala fogado. Tasina waxay sababtay in albaabad lo...
Wednesday, May 13, 2020
-
========OORI KULULAATEY!!=======
Maantana miyaan idiin muquursiiyo mowjadaha badweynta suugaanta moolka hoose intaan u daadago miyaan idinku maaweeliyo gabayo aad Moogan tihiin.
AUN Faarax daad waxa laga hayo gabayadiisii waa kooban yihiin taasina waxaa sobab ...
Wednesday, May 13, 2020
-
Waa Kuma Ciyaaryahan Liibaan Maxamed Nuux “Liibaan Toti”?
Liibaan Maxamed Nuux waxa Uu ku Dhashey Magaalada Baladweyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan Ee dalka aynu Jaarka nahay ee Somaliya 12 April 1980, Waxbarashadiisii Malcaamad Quraanka iyo Waxbarashadiisii Dugsiga Hoose qayb ka mid ah Wax...
Tuesday, May 12, 2020
-
Halkan Ka Akhri Maansada “Baxsaneey Wajaalaay”
1.Baryartiyo agoomaha hoyga biilka siiyaa baxsaneey wajaalaay.
2:Beerihii hadhuudhkoo intuu roob barqadii helay bilicdii naftaydaa baxsaneey wajaalaay
3;Boholyowga noloshiyo beryo taan ku korayeey baxsaneey wajaalaay
4;...
Tuesday, May 12, 2020
-
Qiimeynta, Qorshaha Iyo Qaadhaanka Iyamaa Horeeya?!!W/Q;Mahamed Dhimbiil.
( Daah furnaanta iyo qorshuhu waa laba meelood oo aynu u baahanahay in aynu aad isaga hagaajino, waxii ku soo dul dhac ah ee yimaadaa ama aan lagu talogalin wax uun baa laga yeeli doonaaye )
Dadkeenu way wanaagsan yihiin ma...
Tuesday, May 12, 2020
-
US ambassador In Somalia/Somaliland Yamamoto Has a Magic Wish of uniting Somaliland with Somalia which is Typically an Attempt Construct Highways In The Air.
Dream cannot become reality through magic or miracles. US ambassador in Somalia and Somaliland Yamamoto had the dream to unit Somaliland with Somalia through magic or by miracles which mean more than impossible. The ambassador b...
Monday, May 11, 2020
-
Muwaadin Kala Garo Amuuraha! W/Q;Sakiye Raabi.
Tan iyo markii ay dheceen dagaaladii dib-u-xoraynta dalka Somaliland, waxa ummada soo food saaray dhibaatooyin iyo caadooyin aan la soo koobi karin. Dhibaatooyinkaa oo ay dhaxalsiiyeen dagaaladii, bay-hoofkii iyo barakacii ku dhac...
Monday, May 11, 2020
-
Mahadhooyinkii Muuse Igarre.W/Q:Cali C. Coomay.
Duullaankii Hobyo
Muuse Igarre wuxuu ahaa sarkaal sare oo si toos ah ula shaqeeya Ingiriiska, waxaanay derejadiisu ahayd (Major). Wuxuu ahaa nin dagaallada hoodo ku leh oo inta badan dagaallada uu galo libin ka keeni jiray. Sid...
Saturday, May 9, 2020
-
Dhibaatada Dhaqaale Ee Handaraabka Iyo Kala Fogaanshaha Bulsheed!
HORDHAC;
Digdig iyo mutuhis iyo
Dul-ka-xaadis mooyee
Bal si daawo loo helo
Darsa eelka lama odhan — GAARRIYE (AHN) — Daba Taxan— (05/01/1997)
Dawladdo badan oo Yurub ah iyo Mareykanka ayaa si ay u xoojiyaan kala fog...
Friday, May 8, 2020
-
“Fulin La’Aanta Go’Aamada Xukuumadu Waxay Fursad Siinaysaa Fafitaanka Xanuunka Covid19”Gaacayte,
Guddida Heer Qaran Ee COVID19 way dadaalayaan runtii balse fulinta go'aan kasta oo guddidu soo saarto waxay u baahan yihiin dadaal badan iyo dabagal joogta ah si loo dhaqangaliyo. Waxa la yidhi faraska waxa usha loogu dhuftaa haka...
Friday, May 8, 2020
-
Odayga Hala Siiyo Xubin Sharafeed Golaha Guurtida Ah! Qalinkii;Abiib Iimaan Xasan.
Dhawaanahan Waxa Baraha Bulshada kusoo Noqnoqonayey Hadal Muuqaal ah Oo laga Duubay Oday Maxamed Xasan Cali Waji Aakhirkiina hadalkaasi waxa laga baahiyey warbaahinta somaliya isagoo u muuqda rinji sifool xun loo marinayo Wajahada...
Wednesday, May 6, 2020
-
Somaliland’s Battle Against Coronavirus: Rhetoric Or Reality!By Jibril Jirde.
The invisible Coronavirus first reported in Wuhan, China December 2019 which has promptly spread across the world. The new outbreak has disrupted the world, regardless of the countries’ economy, development and technological a...
Monday, May 4, 2020
-
Will Somaliland leaders Rise To The Challenge, Or Play Political Games?By Aadan Deeq.
On Sunday The President tried to shift the blame elsewhere blaming Dr. Gaboose on social distancing, focusing on Political rivalry motivated attacks that were unnecessary Because blame and hate aren't connected to this pandemic an...
Monday, May 4, 2020
-
Qaadka Iyo Koroona fayrasku Waa Inaynu Is Racino, Oo Labadaba Illahay Ka Barino Inay Sidaa Inagu Dhaafan!
RAMADAN KARIIN.
Inkasta oo si ku meel gadha QAADKA loo joojiyay, hadana waxaanan Illahay ka baryayaa in MAANDOORIYAHA QAADKA IYO CUDURKA DILAGA EE KAROONA FARAYSKU AY IS RACAAN.
QAADKU WAA CANCER-KA Bulshada, wuxuu burburiya...
Sunday, May 3, 2020
-
Somaliland President, Muse Bihi Ears Are Connected To The Immediate Needs Of His People Across Somaliland!
As the most beautiful things cannot be seen or touched, but felt with the heart, President Muse is a person with good heart as good heart is fountain of gladness. President Muse is a person with warm heart as warm heart is like mo...
Sunday, May 3, 2020
-
Sannad Guuradii 18-aad Ee Geeridii Aabihii Jsl Halyeygii,Marxuum Cigaal,Waa In loo Aqoonsado Maalin Qaran, Library & Museumna Loo Dhiso.
Marka Hore waxaan salaan qadarin,sharaf iyo karaamaba leh u dirayaa dhammaan shacabka xariirt a ah ee reer Somaliland iyo inta maqaalkan akhrisataba.Waxaan walaalayaal meel aad joogtaanba, idinku salaamaya salaanta islaamka ee qii...
Sunday, May 3, 2020
-
Dib u milicsashada nolosha aabbihii dhidibada u aasay Somaliland
Muddo 18 sano ah ayaa laga joogaa maanta markii uu geeriyooday Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal oo ahaa madaxweynihii Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaannida ee Somaliland (1993-2002) iyo Ra'isulwasaarihii Soomaaliya (196...
Sunday, May 3, 2020
-
DUCAQABE: MAAYAR CABDISHAKUUR CIDDIN
Reer Berbera hal baan leeyahay, Golaha degaankana halbaan leeyahay Cabdishakuur Cidinna {DUCOQABE} halbaan leeyahay.Reer Berbera waxan leeyahay soo doorta mar labaad iyo seddexaadba.Golaha Degaanka ee imman doonna haddii eebbe yid...
Saturday, May 2, 2020
-
Wax Ka Baro Mashruuca Tog-Wajaale Manfaca Ku Duugan!W/Q:Cabdiraxmaan Jeesto.
Intaanan u guda-galin faa,iidada iyo macnaha uu samaynayo Mashruucu aan horta cilmiyan isla meel dhigno, ( Original Name):Mashruuca tog-wajaale, (Geographical location): Gabiley, W-galbeed, Somalia, East-afica, Africa.( Geographic...
Friday, May 1, 2020
-
Baaq Ku Socda Bahda Reer Sanaag,
Habeenadanba Waxa Dhawr jeer isoo hormaray oo aan daawaday, Muuqaallo runtii aan I farxadgalin, Oo lagu Sheegay Shir Jaraa'id, Odayaal Go' Casayaala iyo Dhalinyaro Geelley u badan ayay ahaayeen, Waxay Nimankaasi ka hadlayaan Colaa...
Friday, May 1, 2020
-
Sadaqadii Amiir Khan Ee Saxaafadu Ka Yaabtay!
Jilaaga caanka ah ee Amir Khan ayaa sameeyey qaab cajiib ah oo uu ku caawinayo dadka masaakiinta ah ee dalka hindiya.waxuu dadka u qaybiyey raashin dhan hal kiiloo oo daqiiq ah oo bac ku jira.Taasi oo meesha ka saartay in qof baah...
Thursday, April 30, 2020
-
Waa Maxay Sababta Qur’aanka loogu Soo Dejiyey Luqadda Carabiga?W/Q:Khadar I, Aar.
Su'Aashani Maaha mid sahlan markay ay iswaydiinayaan dad aan Muslimiin ahayn ama Dad Muslimiin hore u ahaa ,sidoo kale maaha su'aal la fudaydsan karo marka ay maskaxdooda kusoo noq-noqonayso dad Muslimiin dhab ah,balse u baahan Ja...
Thursday, April 30, 2020
-
Guban View: Burco General Hospital Mishandling Of Dead Body Is Unacceptable.
During the first week of the holy of Ramadan, the family and relatives of Mukhtar M. Ceelaabe from Gabiley county, were horrified after his body was left to rot on the dusty grounds of Burco General Hospital, for 48 hours. Acc...
Tuesday, April 28, 2020
-
World Health Organization Puts Politics Above The Coronavirus fight In Somaliland!By Ali Guban.
The Outbreak of Coronavirus has scourged the world since December 2019. The communist Chinese government Concealed the severity of the coronavirus outbreak; they were Slow to share with the rest of the world the spread of the viru...
Sunday, April 26, 2020
-
Caqliga Fayaw Iyo Cilmigu Iskama Horyimaadaan.W/Q:Sheekh Axmed Cali.
In kaste oo da'daydu tahay dhawr iyo afartan jir,oo aanan sheeganayn khibrad nololeed badan,hadana waxan isleeyahay:waxaad haysaa sheekooyin badan oo ay ka baran karaan casharo wax ku ool ah, inta iga da'da yari.
Hadaba aan...
Sunday, April 26, 2020
-
Hambalyo Iyo Taageero Ku Socota Gudoomiyihii Hore Ee Jimciyada Mujaahidiinta Sooyaal Xasan Cabdi Maxamed.
Waxan halkan hambalyo mug iyo miisaan culus uga dirayaa, Gudoomiyihii hore ee Jimciyada Mujaahidiintii dalka xoreysey ee Sooyaal, Muj. Xasan Cabdi Maxamed oo ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan isla markaasina u tartamaa...
Saturday, April 25, 2020
-
Taariikh Nololeedkii Marxuun Dr. Cabdi Ismaaciil Xuseen.
Allaah Ha U Naxariistee marxuum Dr. Cabdi Ismaaciil Xuseen oo Ahaa aqoonyahan bartay cilmiga caafimaadka dadka iyo habka Maareynta ayaa Salaasadii taariikhdu ahayd 21/4/2020 ku Geeriyooday hargeysa, isla markaana waxa Arbacadii ma...
Wednesday, April 22, 2020
-
“Intaan Guriga Gaajo Ugu Dhiman Lahayn Aniga Iyo Caruurtaydu, Karoonahu Hanala Tago Hooyo”!W/Q:Yacquub Kuuriya,
Waxay sheekadeeda iiga bilowday “Subax kasta waan soo kalihi jiray si aan u dhamaystiro dheeli tirnaanta na qabsatay aniga iyo caruurtayda, ta ugu yari waa 5 jir ka ugu waynina waa 8 jir dhamaantoodna waa 4 caruura.
Laga ...
Monday, April 20, 2020
-
President Mustafe Cagjar Has Showed Eloquence And Experience With That Interview from Universal!
Reporter Abdulxafid often take occasional and opportunism interviews that delivers his opinionated ideology quite normally.
The recent invitation and interview of President Mustafe Cagjar was mature and meaningful that shredded...
Sunday, April 19, 2020
-
Laba Qodob Oo Dastuuri Ah:Dowladda Iyo Dadweynuhu Ma Fuliyeen Waajibka Uu Dastuurku Dusha Ka Saaray?
Qodobka 17-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, waxa si cad loogu qeexay inay waajib ku tahay dowladda sidii dalka looga haqab-tiri lahaa qalabka lagaga hortago cudurrada faafa, si dadka muwaadiniinta ah looga ilaaliyo cudur...
Saturday, April 18, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|