Afriki Way Toosaysaa, Ee Goorma Ayuu Cimlaqani Toosayaa? Q,2aad.
Qaybtani Waa Qaybti labada ee warbaxinta ‘Afriki way Toosaysaa ee goormay toosaysaa’, ee uu soo bandhigay Professor Jagdish N. Sheth. Hadaba, si uu kobaca dhaqaalahu qaaradu u hirgalo, wuxuu Professor Jagdish soo jeediyay 10-k...
Sirta Noloshu waa Fahamka Nolosha
“Markabkan aynu saaranahay ma’dabeylahaa wadhfinaaya, mise, si fiicanbuu bad-weynta dusheeda u dhex-mushaaxayaa? Are we on board the ship plying nicely in the high seas or winded navigation?,.” Waa Qormo Xiiso Badan oo uu qo...
Thursday, June 18, 2020
ISLA-XISAABTANKU WAA FURAHA MAAMUL WANAAGGA ! ! !
Hoosta Ka Akhri Faa’iidooyinka Isla-Xisaabtanku U Leeyahay Bulshada Iyo Dawladda
Gorfayntii iyo Qalinkii . Abwaan Sacad X Maxamuud Gadhle
Guud ahaan dadwaynaha Somaliland deegaan kasta oo ay joogaan bari...
Thursday, June 18, 2020
Hadii aad astaamahaan ku aragto way ku Jeceshay
Had iyo jeer dumarku waxay ku dadaalaan inaan si sahlan ragoodu u o’gaan sirahooda jaceyl oo iyaga oo qudha ay ku koobnaato
Haddaba astaamaha lagu garto haweenayda wax jeceli aad ayay u fara badan yihiin, laakiin daryeelmagazin...
Thursday, June 18, 2020
Riyadii Ramadaantii Dhawayd!W/Q;Prof Cabdi.
Hordhac!
Sida Quraanka Kariimka ahi inoo sheegay riyadu waa laba: mid waxa la yidhaa Axlaam oo waa midda aan u baahnayn tafsiir; waa iska ciyaar ka socota maskaxdaada, ka dib marka uu hoos u dhaco soo-jeedkaagii iyo miyirkaagii...
“Ma Go’I Kartaan, Waa Gef”Cali Mareexaan.
"Somaliland lama mid aha koonfurta suudaan laba sababood labada:
1;Koonfurta Suudaan waxay ka mid ahayd Sudan xuduud ahaan markii gumaysiga lagala wereegey, taas macnaheedu waxa weeye Axtigii OAU ee 1963 ee sheegayey in aan xud...
Monday, June 15, 2020
Shacbiga Somaliland Maxay ka Filayaan Shirka Djibauti?WQ: Xuseen Cali Nuur
Muddo soddon sannadood ah, sannadihii halganka ee hubaysnaa, cadaadiskii iyo gummaadkii keligii-taliyihii iyo caddaalad-daradii ay kala kulmeen is-raacii 1960-kii, maalintii Julay kowdeedii, ayaa riyadii Soomaaliwayn burburkeeda u...
Sunday, June 14, 2020
Abiy Ahmed Waa Axmaar Shaadh Oromo Xidhan!WQ:Cali C. Coomay.
Hadal kama taagna inuu Raysal wasaaraha Itoobiyada wakhtigani uu ku shaqaynayo siyaasaddii guunka ahayd ee ay aaminsanayd qoomiyada ugu damaca badan dalka Itoobiya ee Axmaaradu. Marka la eego hadalladaasii intii uu xilka hayey wux...
Saturday, June 13, 2020
Madaxweyne Guclada Jooji!W/Q; Cabdirasaq Askar.
Waxay Ku Beegnayd 11 February 2020 markii ay ku kulmeen Madaxweyne Biixi iyo Farmaajo magaalada Addis-abab Ethiopia. Waxaa Madaxweyne Biixi laga hayey hadal ahaa “ Waxaa ila soo hadlay Raysalwasaare ABIY kadib Guclaan ugu tagay...
Saturday, June 13, 2020
President Muse Bihi And His Delegation Heading To Djibouti!By Xusein Dayr.
At A Time of Increasing hostility and animosity towards the existence of our nation aimed seriously at destabilization and destruction of our home country, there is no doubt whatsoever that President Muse Bihi is fully committed a...
Sirta Noloshu Waa Fahamka Nolosha! W/Q;Maxamed F, Qoti.
“Markabkan aynu saaranahay ma’dabeylahaa wadhfinaaya, mise, si fiicanbuu bad-weynta dusheeda u dhex-mushaaxayaa? Are we on board the ship plying nicely in the high seas or winded navigation?,.” Waa Qormo Xiiso Badan oo uu qo...
Friday, June 12, 2020
Xogaha Ku Duugan Buurta Wagar!Qalinkii; Mustafe Dheereeye.
Buurta Wagar waxay ka mid tahay buuraha Allaah Koreeye uu ku dhaabay carrada dalka Jamhuuriyadda Somaliland, waxayna 35km dhinaca bariga kaga beegantahay Degmada Sheekh ee Gobolka Saaxiil, iyadoo marka aad dhinaca bari uga dhaqaaq...
Thursday, June 11, 2020
“Aqoonsi Maantuu Inoogu Dhawyahay…” Axmed Nuur Guruuje
Dagaalkii Webiga Niil Wuu Sii xogaystay , Sodan konfureed iyo soodaan waqooyi waxay la safteen Masar , xaaladda jabuuti iyana waa qasan tahay , sidoo kale Kenya iyo Itoobiya iskuma wanaagsana , Qaahirina Mogdisho ayay hubaynaysaa....
Saturday, June 6, 2020
Curadkaygii Caddaanka Ahaa!W/Q; Amal M.M Kastam.
Carruurtu waa quruxda kaliya ee aan is leeyahay indhahaagu kama qadi karaan dunida intaad joogto, hadiyad ka qaalisanna ilaa immika laguma hayo qaamuusyada taariikhda lagu uruuriyo ee caalamka oo dhan. Markaan quus dareemo ee aan ...
Shukaansigii Waddaadka!W/Q; Amal M.M Kastam.
Guurku Inuu nolol iyo naruuro yahay haddaad hesho qof aad nolosha isla fahantaan baan niyada ku hayay, laakiin nin gaar ah oo aan naawilayay muu jirin. Kolba kii iga hela ayaan anna nacam odhan jiray oo aan la sheekaysan jiray.
...
Hassan Gure Jama; An Obituary! By Ahmed Ibrahim.
Most Somalis over the age of 60 years can not specify the exact date--and sometimes in the exact place--they were born. In our traditionally nomadic life, these birth details used to be so minor and thus of a family’s least worr...