ARTICLES
-
Saleebaan Xuquuq Waa Nin Beri Waashey Waana Nasiib Daro In Marwada Siilaanyo ay Kusoo Abaabusho In Uu Ninkaa Waalani Dhagweyne Wax ka Sheego.
Dar Allee Habaarkii Sayidkii Daraawiish Labaduu isdaba Dhigay Dadkan yidhi Idiin Tali Anigu Daaha kama Rogin Dadkuse Waa Yaqaanaa, Horta Saleebaan Xuquuq waala wada garanayaa in uu yahey Nin Bari Waashey oo aniga iyo inta garane...
Tuesday, February 11, 2014
-
Dawaarle Nimaan Ahayn Yaanu Shaadhka Kuu Tolin.
Hadaan Usoo Noqdo Mawduuca Aan Maanta Rabo Inaan Wax Ka Taataabto Waxaan Leeyahay Mudane/Gudoomiye C/Raxman Cirro.
Waana Ku Mahadsan Tihiin Hawsha Aad U Haysaan Umadiina Iyo Sida Aad Noogu Suurto Galiseen Inaan Afkaartayada Ugu...
Tuesday, February 11, 2014
-
Ogow-Hantida-La-Lsticmaalayaana-Waa-Cashuurtii-Laga-Qaaday-Islaanta-Tamaandhada-Gidaarka-La-Fadhida-MUJ Cali-Gurey.
WAJAALENEWS Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Gurey) oo beryahan dembeba socdaal ugu maqan wadanka Boqortooyada Midowday ee Biritayn ayaa ka hadlay xaaladda uu galay golaha wakiilladu iy...
Tuesday, February 11, 2014
-
Bearing witness of the down fall of Somaliland-part two
Mr. Siilanyo and his crew deviated from the noble and virtuous undertaking.They resorted to politics of deception and division to justify the misappropriation of public funds. They embraced belly-politics........
“Biayi thanbin...
Monday, February 10, 2014
-
Is Dhex Boodka iyo Maamul xumadu waata qaradeena Africa qeyrkeed ka reebtay.
Waxaa Hadaba bacadka la soo joojiyey boqolaal arday oo ay hor kacaysay maamulaha Dugsiga hoose Dhexe ee SHeekh bashiir
Bismillah.
Waxaa maanta dalka ku soo laabtay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland. Madaxweynuhu Wuxuu ina...
Sunday, February 9, 2014
-
ILeen Qof Baahani Ma Dhargo ! By:- Sacad Hassan Nour
Taasina waxa ay tilmaan u tahay calamdaha baahida, waayo qofka baahani ma diido wixii la siiyo, hadaba waxa ay ila eeg tahay
Maalin walba waxa aad maqalysaa wax aanay maskaxdaadu qaadi karayn, waxa maalmahan danbe inagu cusbaa ...
Sunday, February 9, 2014
-
Waxyaabaha Caqabada Ku Ah Horumarka , Qore/cilmi baadhe:Abdifatah Basher Hassan.
Ugu horeyn waxaa mahad iska leh ilaahay (SW) marka labaad waxaan u mahad celinyaa shacabka ree Somaliland ee ceebka saliimka ah meel kastoo ay joogaan waxaan kaloo mahad iyo bogaadin usoo jeedinayaa bahda saxaafada
Waxaan halka...
Sunday, February 9, 2014
-
Baaq ku Socda Madaxweynaha JSL Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Iyo Xukuumadiisa
Waa Baaq kasoo baxay qeybaha bulshada reer burco oo ay Madaxweyne siilaanyo ugu sheegayaan inuu ka fiirsado ragga waraaqaha kula wareegaaya madaxtooyada.
Anagoo ah Waxgaradka,Salaadiinta,Cuqaasha,Siyaasiyiinta,Aqoon...
Sunday, February 9, 2014
-
Goormaa Inqliaabku Ka Dhacey S/Land?
Hargeisa Wajaalenews Dib u milicso xaqiiqooyinkii ina soo marey ee sida cad u iftiiminaya in siilaanyo aanu dalka xukumin kuwii ugu dambeeyey kaliya:
Ummaddu waxey codkooda siiyeen madex-weyne Siilaanyo in uu hogaamiyo muddo sh...
Saturday, February 8, 2014
-
HAMBALYO Aroos Yuusuf Cabdilahi Guuleed Iyo Marwadiisa Mahda Hassan Mohamoud Farah
Dhamaan dadkan hoos ku qorani waxay hanbalyo aroos u dirayaa yuusuf cabdilaahi guleed iyo marwadiisa mahda xasan maxamuud faarax
1.mustafe abdiqani nuur
2.Saleebaan cabdiqani nuur
3.Maxamed Xasan nuur
4.S...
Friday, February 7, 2014
-
HADIMADII HALABUURKA (ISBARBARDHIGA XILIGII KACAANKA IYO XUKUUMADA MAANTA)
Waa taxane xiiso badan oo aynu ku soo bandhigi doono hadimooyinkii loo gaystay hal abuurka, waa qormooyin
HORDHAC
Waa taxane xiiso badan oo aynu ku soo bandhigi doono hadimooyinkii loo gaystay hal abuurka, waa qormooyin si...
Friday, February 7, 2014
-
Hanbalyo Meher Wacan yuusuf maxamed cumar iyo marwadiisa ayaan faysal cabdi
Anigoo Ah Mohamed Elmi Hassan (SHIINE) Waxaan halkan hanbalyo Meher wacan uga dirayaa sxbkay Yuusuf Maxamed Cumar iyo Marwadiisa Cusub ee Ayaan Faysal Cabdi oo Maanta Meherkoodu ka Dhacay Magaalada Hargeysa ee Caasima...
Friday, February 7, 2014
-
Durba Miyaad Ilawdeen Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale T irsigii 9aad
HARGEISA WAJAALENEWS Doorkan waxay inagala dhammaan waayeen xasuuqii ayaanu nimankii Wanlo-weyn ka saxeexnay. Wuxu wefdigeennu ka hadlayaa waa wixii dhacay 1988kii. Iyaga xasuuqu waqtigaas ayuu ugu suntan yahay. Xilligaas ayuu uga...
Thursday, February 6, 2014
-
Dhibbaneyaasha iyo Dheefsadayaasha Dimuqraadiyadda Somaliland.
Hordhac: qaybtii 1aad
Waxaynu si xooggan u aamminsan nahay, xaqiiqduna tahay in ALLAAH (SWT) aanu ruuxna dulmiyin, dadkuse ay yihiin kuwa iyagu gacmahooda isku dulmiyaya. Shaki kuma jiro in markaas waayaha kala duwan ee ku gada...
Wednesday, February 5, 2014
-
MAAH-MAAHDA SIYAASADA IYO QALINKII QAAMUSKA QARNIGA LA SOCO
GABILEY WAJAALENEWS
MAAH-MAAHDA SIYAASADA IYO QALINKII QAAMUUS COMING SOON LA SOCO MAQAALKII OO AAN BILAABI DOONO IMIKANA HORDHACA ILA SII EEGA OO KA SOO QAYB QAATA:
HORDHACA MAAH-MAAHDA SIYAASADA
1. MADAXTOOYADA HABAR BAA FA...
Wednesday, February 5, 2014
-
WAXAAN MADAXWEYNHA WEYDIIN LAHAA?
Waxaan dhegeystay barnaamajyo wareysi ah iyo qoraalo uu aqoonyahan Axmed Xasan Carwo lagu wareystay iyo qaar uu qorayba, waxaanan dhegetstay qudbadiisii uu ka jeediyey Liverpool isagoo ka mid ah wafdiga Madaxweynaha. Waxaanan ka m...
Wednesday, February 5, 2014
-
Maxaa ka dambeeya siyaasadda gurracan ee uu wado Cabdiraxmaan Moosko (Cabdiraxmaan Ciro), Guddoomiyaha Golaha Wakiillada JSL ahna Guddoomiyaha Xisbiga WADANI
W/Q: Yuusuf Ismaaciil Maxamed, Hargeisa
Sida ay taariikhdu qorayso ee inta caqliga leh ee xog ogaalka ahi
ogtahay, illaa iyo markii ay Somaliland xorriyadeeda ka qaadatay
dawladda Ingiriiska, intii ay midnimadii la...
Monday, February 3, 2014
-
WAAR KADAA WAA ANAGEE!!!!!
Waxaa waayadan danbe meel xun oo aad u khariban inala marayaa waa qabyaalada waxaanay inala gashay meel aan laga laaban karin waayo xataa waxay gaadhay heer waxyaabaha diinteena lafjabka iyo xanuunka ku ah aan ku faano inagoo raga...
Sunday, February 2, 2014
-
AMIN BAYNU JOOGNAA – AFKA HOOYO NACAS YAHAY!!!
Waxaynu joognaa xili Afkeenii Hooyo noqday wax laga faano
· Waxaynu joognaa xili qofku beyr ka yeeshay inuu afka Hooyo si badhax tiran ugu hadlo
· Waxaynu xili qofku hadaanu odhaahdiisa ku...
Sunday, February 2, 2014
-
DADKA IYO DAAQA IYAMAA DARAN?!
Nasiib wanaag si fiican ayay u baxday dadaal iyo tacab badan oo uu galiyey kadib, meel qurxoon oo indhaha u roon
Daaqa halkan wuxuu ka wadaa dhirta qurxinta loo isticmaalo ee magaaloyinka lagu beero, si kale hadaan u dhigo, War...
Sunday, February 2, 2014
-
Bbc Da Iyo Voa Da Oo Iska Dhaga Tirta Gooni Isutaga Jamhuuriyada Somaliland
Intaa aynu soo dhisnaynay waxaynu ku talaabsanaynay horumar balaaran se ma arkaan horumarkaas iyo gooni isu taagaas shaqaalahan ka shaqeeya BBC, VOA oo inta badan yiraahda maamulka Somaliland
Hadaynu wax iksa waydino habdhaqank...
Sunday, February 2, 2014
-
TAAGEERO, SHIRKA, DAWLADAHA HOOSE, EE CEERIGAABO.
DAWLADAHA HOOSE EE SOMALILAND,, WAXAA KALE OON HANBALYAYNAYAA GUDOOMIYAHA IYO KU XIGEENKIISA, AY DOORTEEN ,MIDOWGA DAWLADAHA HOOSE.SL.
MARKA HORE WAXAAN SALAAMAYAA BAHDA WARBAAHINTA,
MARKA XIGA WAXAAN TAAGEERO USOO JEE...
Sunday, February 2, 2014
-
Hoggaanka Dalka Hanashadiisu Hab Loo Maray Leedahay (Qayb.1-aad)
HARGEISA WAJAALENEWS ;Waxa quman in Xisbiyada Mucaaridka ahi ay fahmaan in Awoodaha Distooriga ah ee Qaranka JSL ay si cad oo qeexan u kala qaybsan yihiin. Xisbiyada Mucaaridka ahi ma laha xaqa hoggaaminta iyo xulidda xubnaha
...
Saturday, February 1, 2014
-
Somaliland delegation to Turkey not only failed to represent Somaliland case as they should, they betrayed the case and the cause. Ibrahim M Mead –
WAJAALENEWS
What happened to the people of Somaliland fits the legal definitions of both genocide as well as ethnic cleansing
Introduction:
“one must call spade a spade” Somaliland case and dignity has been derailed, de...
Saturday, February 1, 2014
-
Israacii Somaliland Iyo Soomaaliya W/Q:Ali Coomay.
Markii la gaadhay 1 juulay ee sannadkii 1960-kii ayuu Raysal wasaarihii Somaliland Maxamed X. Ibraahim Cigaal iyo wefti uu hogaamimiyo u kicitimay dhinacaa iyo Muqdisho si ay uga qaybgalaan dabaal-dega iyo xafladaha ka dhacaye...
Saturday, February 1, 2014
-
Dharaaro xusuustood. Maxamed Siciid Gees.
HARGEISA WAJAALENEWS
Goodiga ban cawl buu
Faqrigu geed ku leeyahye
Gaajada hu’geedii miyaa
Galabta lay saaray
(Ina cawd bayle)
Margaret Lawrence oo Sooomaalilaand joogtay kontonmaadyadiii ,ayaa buugii ay ...
Saturday, February 1, 2014
-
xukumada m/weyne siilanyo oo lumisay kalsonidii iyo tageradi ay g/wakilada ku lahayd
HARGEISA WAJAALENEWS
Markii g/wakiilada jsl la dortay waxaa gacanta Ku hayay m/weyne A/siilanyo g/wakiiladu wax uu ahaa mid hadba Ku sheegay aragtida hogamiye siilanyo mudadasi galahu jiray wax uu khilaf weyn oo xaga Wada shaqayn...
Saturday, February 1, 2014
-
Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Tacsi U Diray Guddoomiyihii Maxkamadda Rafcaanka Awdal Oo Geeriyoday
MADAXWEYNE KU XIGEEN
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha JSL, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), waxa uu tacsi u dir...
Saturday, February 1, 2014
-
BAHDA WAJAALENEWS IYO ASXAABTANI WAXAY HANBALYO IYO BOGAADIN UDIRAYAAN MEHERKA MAXAMED CABDI JAAMAC DHINBIIL IYO MARWADIISA FARAX AADAN SICIID oo manta ka dhacay magaalada burco
HARGEISA WAJAALENEWS ;DHAMAAN MASUULIYIINTA SHABAKADA WAJAALENEWS ; HAWLDANEENADEEDU IYO.ASXAABTANI WAXAY HANBALYO AAN LASOO KOOBI KARIN U DIRAYAAN MEHERKA ;MAXAMED CABDI JAAMAC DHINBIIL IYO MARWADIISA FARAX AADAN SICIID
...
Friday, January 31, 2014
-
Cunista qaadku waxtar maleeyahay???Faalo xuseen siyaad cilmi
Cunista qaadku waxtar maleeyahay???
Xuseen siyaad cilmi {mataan}
Peac143@hotmail.com
Maan dooriyaha qaadka layidhaahdo ama lagu magacaabo ayaa cunistiisu iyo ka ganacsigiisu ku soo badanayaa dalkeena iyadoo qaadku yahay m...
Thursday, January 30, 2014
-
Durba Miyaad Illowdeen Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale
HARGEISA WAJAALENEWS Waxa la isla dhex marayay Golihii Wakiillada ayaa toosay. Anigu qoladii dul joogsatay ayaan ka mid ahaa. Wax daallan oo hurdo dheereyd ka toosay ayay u muuqdeen. Dhulka ayay weli jiifeen
Haro daafta joogtiy...
Thursday, January 30, 2014
-
ALAYE INAMADII QALQAALIGA AHAA FARTAY DHEXDA KA QANIINEEN BY FAISAL FARAFIDIYE
Waxaan salaamayaa dhamaan shacabwaynaha reer Somaliland debed iyo gudeba, waxaanaan ku salaamayaa salaanta ISLAMKA EE ASALAMU CALAYKUM.
Waxaan salaantaa mid la mid ah u dirayaa Bahwaynta reer waddani, waxaan si heer sare ah u s...
Thursday, January 30, 2014
-
Sheeko kale Keen: Cid Aan Ehel U Ahayn! Cabdisalaam Yaasiin
Sheeko kale Keen: Cid Aan Ehel U Ahayn!
Cabdisalaam Yaasiin
Xadiis uu Imaam Bukhaari soo saary, oo uu weriyay Abuu Hurayre, waxa uu inoogu sheegay, “In iyada oo Rasuulki, Naxariista iyo Nabadgelyada Eebbe Kor Kiisa Ha Ahaa...
Thursday, January 30, 2014
-
(HOGAAN LA’AANTA XISBIGA KULMIYE & GARAB LA’AANTA LABADII GUD: KU XIGEN)
Sidaynu ogsoonahay waxaa in muda ah ka jiray xisbiga kulmiye khilaaf xoogan kazoo dhaliyay inuu dhici waayo shirwaynihii xisbiga kulmiye.
Waxaa dhaliyay ayaaynu oran karnaa baarqabo farabadan oo iskugu yimid xisbiga kulmiye iyo...
Thursday, January 30, 2014
-
Kulmiye Isagaa Mucaaridad Iskugu Filan… Cabdilaahi M.Ducaale
Sida la’ogyahay waxa Muddooyinkii Dambe Saxaafadu qaadaa dhigaysay Muranka u Dhaxeeya Hogaanka Xisbiga Taladda Haya ee Xisbiga Kulmiye, iyadoo tiraba Dhawr jeer uu shirweynihii Xisbigu uu Dib dhac ku yimid, Muranka Siyaasa...
Thursday, January 30, 2014
-
CILMI BARATAYE CID MA LEEDAHAY.
waa maqaalo taxane ah oo hadii eebe inagu simo aan kaga hadli doono waayaha iyo duruufaha adag ee ku gadaaman dhalinyarada somaliland oo baryahn danbe la daalaa dhacaya shaqo la'aan baahsan.
Qaybta Koowaad:-
Qaybtan waxan kaga...
Thursday, January 30, 2014
-
KULMIYE MAWAXA UU MARI DOONA WADADII UDUB?
Golaha deegaanka laakiin kulmiye aayaa isagu usoo baxay rag kamida qaybihii UDUB ayaa Markiiba soo galay Kulmiyewaxaana lagu heshiiyay
Dooda iyo khilaafka xusbiga Kulmiye ee talada dalka haya ayaa sii kululaanaysay Ilaa iyo i...
Thursday, January 30, 2014
-
XALKA SHAQO LA’AANTA EE DA’YARTA
Hadaba sida ay ila tahay xalka dhinaca shaqalaanta ee dhalinyarada guud ahaan iyo si gaara kuwa Somaliland waxaan u arkaa sidan:
Marka la doonayo in dhibjirta xal loo helo waa in marka ugu horeysa si qoto dheer loo darsaa arima...
Thursday, January 30, 2014
-
Maahmaahyo-cusub/Kuwii ugu dambeeyey!!! Curiye:C/casiis Maxamed Yoonis(ansaari). Qabyaaladi waxay kaa reebtaa,Qowmiyadaha-Adduunka. Qabyaaladi waxay kaa reebtaa,Qowmiyadaha-Adduunka.
Qabyaaladi waxay kaa reebtaa,Qowmiyadaha-Adduunka. Qabyaaladi waxay kaa reebtaa,Qowmiyadaha-Adduunka.
Argagixiso malaha Abtirsiin.
Ictiraaf raadin,irid walba waa loo maraa.
Gobonimo la lumiyey,Guyaal badan baa la Baadigoo...
Thursday, January 30, 2014
-
Shir aan guul ka sugayaa ma jiro, Ina San-weynoowe Qalinkii faysal cumar madar
HARGEISA WAJAALENEWS
Arin eebbe u daa, da’daalna waa adiga aragtidaydii u danbaysay waxaan kaga hadalayay doorka ay leeyihiin ururada maxaliga ah ama (LNGO’s) iyo Jamacada dalka ee habka aynu u wajahayno aqoonsi raadint...
Wednesday, January 29, 2014
« Previous Page — Next Page »
|
|