ARTICLES
-
HAMBALYO MEHER WACAN.
1. Wasiirka Madaxtooyada JSL Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan
2. Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Md. Maxamed Muuse Abees
3. Wasiiru-dawlaha Nabadaynta iyo Horumarinta Gobollada Bari ee JSL, Mudan...
Monday, February 24, 2014
-
MA LOOBAN YAHAY BAANANKA AAN ISLAAMIGA AHAYN.?
HARGEISA(Wajaalenews);Waxaa toddobaadadii ugu dambeeyay maqalka dhagaha dadka ku soo ah badanayay hadal haynta xeerka baananka aan islaamiga ahayn oo si loo ansixiyo hor yaala golaha wakiilada Somaliland .
Baananka aa...
Sunday, February 23, 2014
-
Isbarbar dhig dhinaca wararka xukuumadda hadda joogta iyo Tii Hore xukuumaddan siraheedu Banaanka ayay Yaalaan Waa Maxay Sababtu?
WAJAALENEWS ;Qormaddani Waxay ku Saabsantahay Xogaha ay Saxaafaddu hesho ama siraha Qaranka ee suuqa yaala waxaynu odhan karnaa Xukuumaddani hadda jirtaa wararkeedu dibadda ayay ceegaagaan halka xukuumaddii uu rayaale madaxweynaha...
Sunday, February 23, 2014
-
TACSI TALIYIHII HORE CIIDAN QARANKA SOMALILAND GENERAL JIDHIF WUXUU TACSI U DIRAYA MARWADA KOWAAD SOMALILAND MARWO AAMINA WARIS GEERIDII KU TIMID WALAASHEED MARXUUMAD XAAWO LUUL MAXAMUUD JIRDE
HARGEISA(WAJAALENEWS) INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN ;Taliyihii hore ciidanka qaranka Somaliland general maxamed xasan jidhif isagoo ku hadlaya magaciisa iyo umada Somaliland wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa AAMINA MAXAMU...
Sunday, February 23, 2014
-
Dhamaan Shaqaalaha wakaalada dekeda Berbera Iyo masuulinyiintan waxay tacsi tiiraanyoo leh u dirayaan marwada kowaad ee qaranka jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Waris Maxamud Jirde oo ay ka tacsiyadaynayaan walaasheed marxuumad xaawo luul maxamud jirde
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Maareeyaha Dekeda Berbera Eng.cali Cumar maxamed cali xoor iyo xaaskiisa
Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali maxamed Cilmi
Gudoomiye Golaha Deegaanka Degmada Berbera Cabdishakur maxamuud ...
Sunday, February 23, 2014
-
Who won, who lost the executive initiated attempt coup against the legislative branch in Somaliland
Some may say that the executive definitely lost, others my say the legislative won............
The act to buy unconscionable members as to unseat the chairman of the legislature was idiotic and unwise act, however our tradition o...
Saturday, February 22, 2014
-
Hanbalyo Aroos wacan
Aroos wacan
Aabo saleeban omar osmaan( dhakhtar) iyo
Hooyo Cibaado farah kaarshe iyo caruurtooda oo kala ah
Mohamed saleban omar
C/lahi saleban omer
Mubarak salebaan omer
Mewled saleban om...
Saturday, February 22, 2014
-
Bogga Khamiislaha Ah Ee Boobe yuusuf Ducaale Iyo Hadal Haynta Maanta
BOGO KHAMIISLAHA AH EE MUJ CABDIRAXMAAN YUUSUF DUCAALE (BOOBE)
HARGEISA(WAJAALENEWS)
Ilaahay ka-sokowna,
Annakaa leh awoodda,
Oggolaanna ma doonno,
Intuu taago unuunka,
Nin yidhaahda anaa ah,
Af-weynaanu k...
Thursday, February 20, 2014
-
HE Ahmed M.M. Silaanyo: Is the President of the People, by the People and for the People (Part I).
By: |Eng. Hussein Adan Igeh |Hussein Deyr|Hargeysa, Republic of Somaliland|
The choice of the electorate is sometimes a crucial cause for many aspects. It defines the future and destiny of the country, as it determines the parame...
Thursday, February 20, 2014
-
Jacaylka Bilaa Guusha Qalinkii-Qaali Dumar.
marka aad dhex gashid ama aad eegtid waxa burburiyay xidhiidhkii soo jireenka ahaa ama socday mudada dheer waxa uu noqonaya wax aan micno
asc wr wb waxan salamayaa dhamaan umada somaliyeed meel kasta oo ay dunida daafaheda kaga...
Thursday, February 20, 2014
-
Mooshinkii CAANAHA RIYAHA iyo halkii uu ku dambeeyay.
Inkastoo aanay xildhibaanadan sharafta badani kala dhacayn rag iyo dumarba hadana Waxaan si gaara u Xusayaa Geesiyadii ka dhexmuuqday
Marka hore Allaa mahad dhamaanteed iska leh oo xaqa u hiiliyay.
Marka labaad waxaan ugu ha...
Thursday, February 20, 2014
-
Cayaartii Siyaasadeed Ee Guurtidu Garsooaraha Ka Ahayd Waxay Ku Dhamaatay Barbardhac.
taageerayaasha cirro kuma taageerin kooxda sharciyada iyo ansha ciyaareed ee waxay la gashay qaab kal oo aan ciyaaruhu lahayn
ASC
Dhacdo kastaa waxay aadmiga qalbiyadiisa ku reebtaa xusuus, loolankii siyaasadeed ee laysku ti...
Thursday, February 20, 2014
-
Burco Waxay Ubaahantahay Weriyeyaal Ducaale Oo Kale Ah.
waxaa dhawaan magaalda burco yimid weriyaha weyn ilaahbaa weyne,ee ruug cadaaga ah.ducaale
weriyuhu wuxuu markuu magaalda soo galayba diyaariyay warbixin kooban taasoo kusaabsan magaalada burco siday ufiday iyo weliba taariikhd...
Thursday, February 20, 2014
-
“Gobol Ka Aradan Dhamaanba Adeegyadda Bulshadda iyo Dhismeyaasha Maamulka Dawladda”… warbixin weriye Axmed Macalin
WAJAALENEWS Gobolka Salal oo ka mid ahaa todobadii gobol ee uu magacaabay madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin iyo guud ahaanba deegaamadda hoos yimaada gobolkaasi ayaa ah mid xiligan la joogo ka d...
Thursday, February 20, 2014
-
MASUULIYIINTA SHABAKADA WARARKA EE WAJAALENEWS WAXAY TACSI U DIRAYAAN QOYSKA REER XAAJI IBRAAHIM WARSAME IYAGOO KA TACSI YADAYNAYA GEERIDI NAXDINTA LAHAYD EE KUTIMID,MARXUUM AXMED XAAJI INRAAHIM WARSAME oo galabta ku geeriyooday magaalada hargeisa;
HARGEISA (WAJAALENEWS)DHAMAAN DADKA HOOS KU QORAN ,MASUULIYIINTA IYO HOWL WADEENADEEDUBA WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN MARXUUM AXMED XAAJI IBRAAHIM WARSAME OO GALABTA KU GEERIYOODAY MAGAALADA HARGEISA; IYAGOO UGA TACSI YADA...
Wednesday, February 19, 2014
-
Xukuumaddu albaabka wadahadalka ha u furto mucaaridka, mucaaridkuna mucaaridnimadda ha ku daraan muwaadinimo” Dr.Maxamed-Culimo
Khilaafka golaha wakiiladu wuu wajiyo badan yahay. Waxay u eeg tahay inuu hordhac u yahay murano siyaasadeed oo 15-ka bilood ee soo socda dalka hadhayn doona. Haddii aan laga diyaar garoobina, waxay muranadaasi wiiqi karaan qarank...
Wednesday, February 19, 2014
-
Diblomaasiyadda Guddoomiye Cirro oo Guuleysatey
WAJAALENEWS salaan ayaan u dirayaaa warbaahinta iyo bulshada reer somaliland dhamaantood
salaan ka bacdi sida aynu ka war hayno waxa maalmahan ka socdey golaha khilaaf balaadhan oo u dhexeeya xubnaha baarlamaanka, khilaafkaas...
Wednesday, February 19, 2014
-
Jawaab Qoraaga Cuqubo Halkii Lagu Galay Caw Ku Hurudaa By Abdi Mustafe.
Aan kuu horeysiiyo ee goa'an gole ayey ahayd in labada gudoomiye 42 laga dhigo ku darso oo Ciro na maba vooteeyo
Waxaan u sheegayaa Abdilahi Osman oo qorey cuqubo halkii lagu galay caw ku hurudaa isagoo duraaya gudoomiyaha gola...
Tuesday, February 18, 2014
-
Cirrow Ka Leexo Wuxu Shacabku Leeyahay By Khadar Ibrahim.
Barlamaankii somaliland maanta wuxuu maraya marxaladiisi ugu xumayd oo runti u arko inu xaga xukumaddeena iyo shacabkaba uga baahan
Waxaan salaamaya bahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah , waxaana salaamaya muwad...
Tuesday, February 18, 2014
-
Dowladii Dhamayd Ma Daartii Wakiiladay Ka Dhamaan Wayday?
Oo saylici dowlada miyaa ka saarteen ?Sowkan xildhibaanadii Kulmiye gurigiisa ku shirinaya.Hada boqol shaqo oo dadku idinka sugayaa dayacdeene la socda
Dhaqane iyo dhaashane dhalin weeye magaallo.dhaqankoodu mid maaha .Dhaliil ...
Tuesday, February 18, 2014
-
Kii Dhuumanaayee Dhabarku Muuqdaw Waa Dharaar Lagu Dhowrayaaye S/Land Duminta Ka Daa.
Dawlada miciinka baday kala faquuqa, qabiilaysiga, cimiri dhererna ku doonaysa in habkii beelaha ay dalka dib uGu soo celiso nin aad moodo in aanu dalka dan ka lahayn dano gaara fushanayaana uu qori dable kula dhex jiro oo ah mada...
Tuesday, February 18, 2014
-
Aragtiyaha Daalan;;;Qalinkii Garyaqaan Cabdale Dahir Adan
HARGEISA(Wajaalenews) Waa hubaal in wax la iska weydiiyo, aragtiyahan manta dhan kasta inoo dhex-qaaday, waana mid aad u xanaf badan oo ay yartahay cida si dhaba u tidhi waa maxay aragtida dhabta ah ee aan u baahanay, hadii aan na...
Sunday, February 16, 2014
-
Baddbaadinta Dalka, Dadka Iyo Distoorka, W/Q: Cabdiraxman M. Cumar.
Anigoo Ku Hadlaaya Afka Snm Ee Qurbajoogta Reer Sucuud Carabia Dhulka Barakeysan Ee Dalka Laga Xoreeyey Snm Unugeediidna Laga Abqaalay
Ku Wajahan: Xassan Ciise Jaamac
Guddoomiyaha Snm
Nuqul : Ibrahim Dhega...
Sunday, February 16, 2014
-
Madaxweyne Iyo Seylice Oo Noqdey Hagardamooyin: By Ibrahim isse
wadaxweynihi jsl, madaxwene ku xigeenkii, iyo gudoomiyihi golaha guurtidda jsl oo noqdey hagardamooyinkii wadanka ,iyaga oo heshiis ku ahaa shararkii lagu qabtey london, Uae, turkigga
islamrkaana ku soo darsadey dahir riyaale...
Sunday, February 16, 2014
-
Nadaafad Xumada Qaar Ka Mid Ah Xaafadaha Iyo Suuqyada Hargeysa.
waxa kale oo aan arkey in caagado iyo baco laga soo buuxiyo kaadi iyo saxaro kadibna lagu soo tuuro wadooyinka ay marayaan dadka oo dhami cajiib walahi waa wax lala yaabo
sanadkii 2011 oo aan tagey hargeysa waxaan kusoo arkey w...
Sunday, February 16, 2014
-
DULMIGAY WAKIILADU GALEEN, LOOMA DAADEGINE.
Oo degelka caymeed biyaha, laga dabaalsiiyey Oo diinle lagu foofiyoo, dirirku maansheeyey
GABAY DISTOOR,
Doodiisa gabay waan aqiiq, deelka maansada,e
Dibnahayga waataan ka jaray, da,iyo wowgeede
Danigeedu goortuu b...
Sunday, February 16, 2014
-
Xaq (Xaqii) Iyo Baadil (Dulmo + Been ) Ayaa Isqabsaday Oo Dad Isula Tegey
Xaqii Wuu Ogolaadey Arinkan Waanuu U Riyaaqay , Waayo Wuxuu Ogyahay Hubaana In Dadku Xaqa Taageeraan Isna Garab Taagaan
Waxan Maanta Kaaga Sheekeynayaa Oo Aabahay Iiga Sheekeeyey , Aabaheyna Aabihii Uga Sheekeeyey , Sheek...
Sunday, February 16, 2014
-
Madaxweyne Siilaanyo mee ? WQ Sayid-Maxamed Cabdillaahi Xasan.
Burco-27 January ilaa maanta waxaa golaha wakiilada ka aloosnaa khilaaf iyo muran siyaasadeed oo mararka qaar halis galiyay jiritaanka golaha iyo weliba xasiloonidii dalka. Sida la ogyahayna khilaaf kaasi waxa uu salka ku haya...
Sunday, February 16, 2014
-
Maxaa wax looga Qaban laayahay Oromadan buux Dhaafisay dalka ??qalinkii xusen siyaad cilmi(mataan)
HARGEISA(Wajaalenews) Caasimada Somaliland ee hargaysa ayaa waxa buux dhaafiyay oo ku soo badanaya baryahan danbe dadka qoxoontiga ah ee ka yimaada dalka aynu jaarka nahay ee itoobiiya, suuqa wayne ee shiraa...
Saturday, February 15, 2014
-
Tirada Bangiyada Reer Yurub Ee Joojinaya Wada Shaqayntii Bangiyada Israel Oo Si Wayn U Kordhaysa
By: Faysal M. Xasan
Tirada bangiyada qaadacaya wada shaqayntii ay la lahaayeen, baananka dalka Israel ee waddamada reer Yurub, ayaa sii kordhayay wakhtiyadii u danbeeyay, kuwaas oo ka cadhaysan siyaasada degaamaynta dadka ...
Saturday, February 15, 2014
-
jaaliyada Somaliland Dalka UK Waxay Hambalyo u dirayaan Maayirka Magaalada Hargeisa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid
LODON (WAJAALENEWS jaaliyada Somaliland Dalka UK Waxay Hambalyo u dirayaan Maayirka Magaalada Hargeisa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid
Iyadoo ay ugu hanbalyeeynayaan doorashda loo doortay maayirka maayirada Somaliland ahna gudo...
Friday, February 14, 2014
-
Ma Xildhibaanaa Mise Waa Xil-Dhibayaal Xubnaha Sifooyinkan Lihi?faallo Maxamed Sagax
HARGEISA WAJAALENEWS Wariyaha Maxamed Sagax, oo kamid ah Wariyayaasha sida Weyn xogogaalka u ah Golaha Wakiilada Somaliland, Islamarkaana, aad u kala yaqaana Xildhibaanada iyo sida ay ugu kala Qiyam adag yihiin Mowqifkooda,
Ha...
Thursday, February 13, 2014
-
War baahintu ma faan ayey mooday in ay soo dhigaan masuulka ka danbeeya aas aas kooda ama maalgelintooda bal u fiirso wasiirkan lagu sharaxay mid ka mid ah Web-site yada afka somaliga lagu daabaco!!!!
War baahintu ma faan ayey mooday in ay soo dhigaan masuulka ka danbeeya aas aas kooda ama maalgelintooda bal u fiirso wasiirkan lagu sharaxay mid ka mid ah Web-site yada afka somaliga lagu daabaco!!!!
Hadaba intaanan ...
Thursday, February 13, 2014
-
Maxaad Ka Taqaan Labaatanka Dilaal Ee Hore Ugu Saxeexnaa Mooshinkii Wax Ka Bedelka Xeer Hoosaadka Maantana Safka Hore Kaga Jira Mooshinada Xukumaddu Wadato?
WAJAALENEWS Maxaad Ka Taqaan Labaatanka Dilaal Ee Hore Ugu Saxeexnaa Mooshinkii Wax Ka Bedelka Xeer Hoosaadka Maantana Safka Hore Kaga Jira Mooshinada Xukumaddu Wadato?
Baayac Mushtaraynta Qaawan Ee Dalka la...
Thursday, February 13, 2014
-
Haween Gobobollada Sool iyo Sanaag-bari ah oo Cabaareeyey Xeer-hoosaadka Awoodda Lagaga Dhimay Guddoomiye-ku-xigeennada Wakiillada
Haween ka soo jeeda gobollada Sool iyo Sanaag bari, ayaa si weyn u cambaareeyey in laga hoosaysiiyo fadhi ahaan Guddoomiye-ku-xiggeennada Golaha Wakiillada kursiga uu fadhiisto Guddoomiyuhu, meeshana laga awooddii wada jirka ahayd...
Thursday, February 13, 2014
-
Durba Miyaad Ilawdeen Tirsigii 10Aad Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale.
HAREGISA WAJAALENEWS Muskii Baarlamaannada markaan, meel isugu geynay,Madaxweynayaal iyo markii, minister loo doortay,
Maskaxdii wacnayd iyo dadkii, meel u wada jeeday,
Nimankii melmelay waa kuwii, maalay keligoode,
Marna...
Thursday, February 13, 2014
-
Warqad furan oo ku socota Beesha Bariga Burco (bbb) qalinkii saalax cilmi
Tariikhda xukuumada siilanyo waxay maskax caafimaad qabta ku shaqaysay 2010 iy0 2011kii laga bilaabo 2012 waxaa taladii dalka maroorsaday cid aan ehel u ahayn, laguna sunti Karin (BBB) beesha bariga burco, hadaba maxaa la gudb...
Wednesday, February 12, 2014
-
Wasiiradii oo awood saraysa yeeshay iyo shacabkii oo cagaha laladulmarayo Xuseen siyaad cilmi {mataan}
Wasiiradii oo awood saraysa yeeshay iyo shacabkii oo cagaha laladulmarayo
Xuseen siyaad cilmi {mataan}
Peac143@hotmail.com
Golaha wasiiirada ee Xukuuumada hada talada dalka haysa ayaa maalmahan danbe la soo baxday dabeec...
Wednesday, February 12, 2014
-
Golaha Deegaanka Hargeisa iyo Hogaankooda ma waxay Noqdeen Qaar lagu Hungoobay Wax qabad la,aanta iyo Hawlahoodii ay Gabeen oo ay Bulshadu baahi weyn u qabto.
Golaha Deegaanka Hargeisa iyo Hogaankooda ma waxay Noqdeen Qaar lagu Hungoobay Wax qabad la,aanta iyo Hawlahoodii ay Gabeen oo ay Bulshadu baahi weyn u qabto.
Wadooyin Burbursan oo aan la mari Karin + Nadaafad xumo Xashii...
Wednesday, February 12, 2014
-
Guriga Saylici: Goob laga soo Cabeeyo Fidnooyinka lagu mijoxaabinayo Qaranimada Somaliland.
Gurigan ayaa gabood u noqday koox wasiiro qawlaysto ah oo madaxweyne ku xigeenku hor boodo oo ah kudlad isku xidhan
Aslaamu Calaykum
Marka hore waxaan salamaya bulshada reer somaliland guddo iyo dibeddba, Waxa arrin aad u fo...
Tuesday, February 11, 2014
« Previous Page — Next Page »
|
|