ARTICLES
-
Baaq (Mujaahid Axmed Xasan Warsame ( Qori Gubtey) Kuna Socda Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland
hFrom: Mujaahid Axmed Xasan Warsame  (Qori Gubtay )
To: Dhamaan Saxaafada Somaliland
Ujeedo/Baaq (Mujaahid Axmed Xasan Warsame ( Qori Gubtey)
Kuna Socda Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland
Waxaan maanta g...
Tuesday, March 11, 2014
-
JAALIYADA SOMALILAND EE BRISTOL IYO CARDIF WAXAY TACSI U DIRAYAAN MAAYIRKA MAGAALADA GABILEY SHUCAYB MAXAMED MUUSE OO WALAASHI KU GEERIYOOTAY MAGAALADA GABILEY
INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAJUCUUN
Dhamaan jaaliyadaha reer Somaliland ee ku dhaqan magaalada Bristol iyo cardif ee cariga ingiriiska waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan maayirka magaalada gabiley Shucayb Maxamed Muuse iyagoo k...
Monday, March 10, 2014
-
Maxaa Sababay In Maanta Dulmiga Iyo Dilku Gaadho Heerkii Ugu Sareeyey Uguna Foosha-Xumaa!!! ? By C/salaam-Abuhurayra
Sida aynu la socono beryahan dambe waxaa aad u soo xoogeystey isla markaana heerkii ugu sarreeyey maraaya dilalka ukaska ah ee guud ahaan ka dhaca dalkan Somaliland.
Dilalkaasi oo haatan la caadaystay dhagaheenana kusoo batay...
Monday, March 10, 2014
-
RAGII AAKHIRO U KACAY HADAAN EEBE KAGA TOOSAY SAW WAXAN ILOOBAB NIN XUMI IMA OGAYSIIYO;MUJ Cali Guray
MUJ cali maxamed yusuf ayaa caawa mar uu bogiisa facebook soodhigay qoraalkooban oo mecno way xanbaarsan uuna ku hogo tusaaleeyay bulshada somaliland gaar ahaan Reer Sh. Isaxaaq laba iskuma helaan eh mid ha doorteen
in ay yihiin ...
Monday, March 10, 2014
-
Xagee Ayuu ku Dambeeyay Gudigii Tacliinta Sare ee Madaxweynuhu Magacaabay……..Guddoomiyihii Hore ee Hay’adda Shaqaalaha Somaliland
Ujeedada qoraalku maaha in la xidho Jamacadaha dalka oo kama maarano, Ujeedadu waxay tahay in aan laga warwareegin in ogolaanshaha laga la noqdo kuwa buuxin kari wayay 50%
Bishii August 2010 dhamaystirkii golaha wasiirada ka ...
Monday, March 10, 2014
-
Xidhiidhka ka dhexeeya Siyaasadda & Shaydaanka;By Sh. Jaabir, Herbalist
Ma gaadhi karo go'aan, habeenkii oo dhan waan soo jeedaa maalintii galinka hore waan hurdaa matooso salaada duhur waxii ka horeeya maalin maalinse waxaan kacaa sagaalka subaxnimo waliba maalmaha ay jirto xaflad meher ama munaasiba...
Monday, March 10, 2014
-
Qaadka Iyo Qabyaaladu Waa Labada Cudur Ee Somaliland La Hadhay.
Qabyaalada oo iyana halis kale ah oo laga soo bogsaday in mudo ah ayey dowladani naxashkii kala soo baxday waxaanaad
Salaan Ku socota shaqaalaha shabakadan iyo dhamaan Somaliland
Walaalayaal labo cudur oo halisa ayaa naa...
Monday, March 10, 2014
-
Baaq :Walaal Ka Qayb Qaado Cusbitaalka Weyn Ee Magaalada Tog-Wajaale Oo Dhawaan Dhismihiisa La Bilaabi Doono.
Hay'adda Samo-Falka ee Tog-Wajaale Foundation (TWF) ,waxay ugu baaqaysaa,kana codsanaysaa, Xukuu madda, Baayac Mushtarka
Hay'adda Samo-Falka ee Tog-Wajaale Foundation (TWF),ka dib mar kay buuxisay dhammaan sharciyadii & shu...
Monday, March 10, 2014
-
Beelaha Gabooye Ee Reer Somaliland Cidna Uma Roona Iyaguna Iskuma Roona}Waa QormadaÂ’Â’MAANTA IYO MR GABOYE”Qaybtii 3-aad” Iyo Xisbiga Kulmiye
Siyaabo farabadan ayaa loo takooraa dadka la hayb-sooco.Iyadoo ay ugu wacan tahay xaaladooda bulsho iyo dhaqaale
ASC/Mark hore waxan salaan xushmad iyo qadriin ku dheehantahay ku salamayaa dhamaan bahda saxaafada xorta ah ee re...
Monday, March 10, 2014
-
Mudane Ma I Maqashaa? (Sir Can You Head Me):Q1 W/Q: Hamse Baashe Muhumed.
Mudane hadii xalada dalku ay tahay mid maalinba maalin kasii daraysa xaga dhaqaalah iyo horumarka ma kula tahay in aad bulshada
Date:09/03/14
“Maqaal(Article) kasta oo aan qoraa wax uu ka turjumayaa xaalada dhabta ah ee ...
Monday, March 10, 2014
-
Wax Waliba Gobanima Leh, Waa;Maxamed Kosaar Faarax Jire.
Ka soo bilow maalinti ayno faraxnay ee ayno xoriyadda ka qaadanay isticmaarki boqortooyaddi INGIRIISKA wixi maalinta ka dambeeyey waxa inoo bilatay yaab murogo waayo ciddi ayno walaal moodnay baa noqotay bahal aan hore loo areg Â...
Monday, March 10, 2014
-
Ceebaha Xukuumada Dul-Hoganaya Wasiirka Arimaha Dibada Oo Bugaag ka Gudoomay Dhalinyaro iyo Maraaxilka Xiligan Dunidu Mareyso(Faallo)
Tusaale ahaan waxaad moodaa marka uu ka hadlayo Wasiirka Arimaha Dibadu Arimaha Soomaaliya iyo Somaliland ee wadahalada in aanu ka haynin xogo sidaa u badan islamarkaana, aanu guud ahaan ajandayaasha nuxurka wadahalada, waxaana da...
Sunday, March 9, 2014
-
Universal TV: Karis Xun Iyana Wax Ku La’Qalinkii; idiris muxumad xasan
WAJAALENEWS ;Sida aynu la wada socono waxa dhawaan xukuumadda Somaliland ay ruqsadii shaqo kala noqotay Telefishanka Universal TV ka dib markii uu ku kacay ama uu baahiyay wax Qaranimada Somaliland ku lid ah oo maamuuska iyo shara...
Sunday, March 9, 2014
-
Tacsi tiiraanyale oo ku socota qowskii iyo eheladii uu ka baxay, Allah ha u naxariistee, oday Daheeye Daqare Kaahin
Dr Mohamed Ali Hure iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa iyo dhamaan dadka hoos ku xusani waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ..........
Tacsi
Dr Mohamed Ali Hure iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa iyo dhamaan dadka hoos ku xusani waxa...
Sunday, March 9, 2014
-
Xisbiyadda Mucaaradku Dib u Habeyn Badan ayay u Baahan Yihiin. W/Q: Maxamed Yuusuf Cumar.
Xisbiyadda mucaaradka ee Somaliland oo kala ah WADANI iyo UCID ayaa la moodaa in ay wax badani ka dhiman yihiin,iyadoo labada xisbiba aysan u dhsineyn sidii loo baahnaa oo wax badan ayaa ka dhiman,waayo waxaa loo baahnaa in ay han...
Saturday, March 8, 2014
-
Haweenayda muslimada ah Maaha mid xuta 8 MARCH, W/Q :Faysal sahal jama.
Waxaan halkan inta alle iga garan siiyo aan wax Yarka tilmaami doonaa maalinta 8 march maaha maalin ka duwan maalmaha kale ee bisha march waa isku imid 1 bisha march iyo 8 march maalina ma dulmiyin islaamku haweenka maalina sadb...
Saturday, March 8, 2014
-
Xirsi Xariiftuuloow Xagle Toosiya Xaal Sii.
Madaxtooyada Somaliland Somaliland oo dhan kama dhex muuqato ama si dhexe dadku uma galaan oo beelaha qaar wax lagu balamiyaa dadka awoddaku leh in aanay sii daynin, ama aanu ahayn qof Guulwadayntu ku weyn tahay haddii aani Xirs...
Saturday, March 8, 2014
-
Hambalyo Meher Wacan Boqorka Iyo Boqorada Sacad Cabdiraxmaan Ibraahin Iyo Marwadiisa Hibo Cabdiraxmaan Mohamed.
Waxaan halkan hambalyo kal iyo laab ah oo aan lasoo koobi karin hawada u marinayaa sxbkay indrkayÂ
Sacad Abdirahman Ibrahin Â
       IyoÂ
Marwadiisa Hibo Abdirahman MohamedÂ
oo maanta meherkoodu ka dhacay ma...
Saturday, March 8, 2014
-
Xarumaha Dawladu Maqaaxiyo Shaahbaa Mise Waa Xafiisyo Dadka Loogu Adeego
WAJAALENEWS;waana afmiishariin aan hawl-karnimo lahayn hadal mooyee, waxaynu ognahay goobkasto oo ay shaqo muhiimi ka socoto
Astaamaha iyo calaamadaha dawladnimo ayay ka mid tahay xafiisyada iyo xarumaha dawlada oo si habsami l...
Thursday, March 6, 2014
-
Universal Tv Waa Cadawga Somaliland, Ganacsatada Reer Somaliland Ee Aanu Aragno Iyagoo Macaamil La samaysa Cadawga Dalka Talaabo Ayaanu Ka Qaadi-Doonaa” Wasiir Cakuse!!!. I
Universal Tv Waa Cadawga Somaliland, Ganacsatada Reer Somaliland Ee
Aanu Aragno Iyagoo Macaamil La samaysa Cadawga Dalka Talaabo Ayaanu Ka
Qaadi-Doonaa" Wasiir Cakuse!!!.
Hargaysa (WAJAALENEWS) Wasiirka Warfaafinta Somali...
Thursday, March 6, 2014
-
Daalin Samafale,Digtoor Cudur Sida Iyo Deeq Halaag Ah.W/Q Weriye Mohammed Aden Dirir
Hargaysa(Wajaalenews )Hayada Barnaamijka Caafimaadka Aduunka Oo Marka Magaceeda La Soo Gaabiyo Loo Yaqaan WHO Waxay Mid Tahay Hayadaha Samafalka Ee Dalkan Somaliland Ka Shaqeynayey Mudada Dheer Iyadoo Sanad Walba Sida Ay War Bixin...
Thursday, March 6, 2014
-
Dharaaro Xussustood Prof. Maxamed Siciid Gees – Qeybtii 22aad
WAJAALENEWS;Dhincan Somaliland magaalooyinka Saylac iyo Berbera ayaa lahaa dayrka ku wareegsan iyo irido loo xidho. Bashiir Xaaji Hasan Geellee oo aan isku fac ahayn saaxiibna ahayn, Wasiirrana aanu ka wada noqonay Dawladdii Marxu...
Wednesday, March 5, 2014
-
Maareeyaha Madbacadda Qaranka Waxa Uu Noqday Musuul Gutay Waajibaadkii Shaqo Ee Loo Egmaday.
Waxa la odhan karaa maanta madbacada qaranku waxa ay maraysaa halkii ugu wanaagsanayd ee ay abid gaadho,isla markaana waxay ay ku talaabsatay horumar balaadhan oo dhinacyo badan leh
Maareeyaha Madbacadu waa shaqsiga maareeya sh...
Tuesday, March 4, 2014
-
QAWDA MAQASHII WAXNA HA U QABAN!! By: FAYSAL CUMAR MADAR (Faysal Qumuj)
Rabow noo barakee dalka  , Rabow Balamaheena haka dhigin kuwii Xukumadan,Rabow dimiquraadiyadeena ha ka dhigin tu  laysku yeedhiyo sida Xisbi Xaakimka. Akhriste aamiin ii dheh.
Sanadkii 2000 waxa laga hirgaliyay Som...
Tuesday, March 4, 2014
-
Xukuumaddu wax haka qabato Caddaalad darrida ka taagan Maxkamaddaha dalka iyana faraha ha kala baxdo
WAJAALENEWS;Waxaynu La soconaa inay Caddaalad wanaagsan in la helaa ahayd Ballanqaadkii Xisbigii Kulmiye oo ahaa in Caddaalad lahelo laga Tago Laaluush Wax isadaba marin iyo Waxyaabaha lahal maala oo Daashatay dadkii Masaakiinta...
Tuesday, March 4, 2014
-
Sheeko Gaaban Cigaal iyo Cambarkii Waa Qalinkii Maxamuud Cumar Taleex
Baddu waa kacsan tahay oo shamaal baa ka qarxay, guuxa iyo gariirka ka baxayana waxaad moodaa kaare cartamaya oo cadow cudud leh cagta marinaya,
Miyaw, miyaw, miyaw… Daafaha tuuladda oo dhan waxa laga maqlayaa bisado ciyaya, ...
Monday, March 3, 2014
-
Goormuu qofku noqdaa murashax madaxwayne ???
Lama arag qof marqudha damcay in uu salaanka dhakada kafuulo markaa waanu odhan lahay (MURASHAXOW HADEGDEGIN)!!!!!
Waxaan salaan qiimo iyo qaayo leh udirayaa dhamaan shacabka somaliland intaa kadib .
Siyaasada somaliland...
Monday, March 3, 2014
-
DAD CADAALAD WAAYEYE SIDII CAWSHA KALE YAACYEEÂ….. !!!! Abdirisaaq Alyoos.
Waxaa maalmaahii u denbeeyeye bulshada caasimadu aad u hadal haysay marxuumada haatan taala hospitaalka hargeisa
Bulsha kasta oo caalamka ku nooli waxay leedahay ,xeer iyo madaxkabado,iyo waliba garsoor,waxaa looga den leeyahay...
Monday, March 3, 2014
-
Tacsi KU SOCOTA REER SICIID AYAANLE
Tacsi
Wasiiru Dawlihii Hore ee Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Farxaan Jaamac Ismaaciil,Madaxa HAwlgelinta Ciidanka Ilaalada Xeebaha Col. Cawaale Axmed Galaal,Maayarkii Hore ee Degmada Waridaad Cilmi Jaamac Cawad Indh...
Monday, March 3, 2014
-
QARSHO WEEYEE QALBIGU ARMUU NAGGA QARXAA! Qalinkii;Fardawsa Maax Xasan(Nimco)
QARSHO WEEYEE QALBIGU ARMUU NAGGA QARXAA!
W/Q: Fardawsa Maax Xasan(Nimco)
WAJAALENEWS;Maskaxdeenna ayaa ah xubin ka mid ah xubnaha ugu mihiimsan jidhkeenna. Waloow xubin kasta oo kale qofka loo galin karo ama uu badhkeed ku no...
Saturday, March 1, 2014
-
Shaadhka Ii Yaree W/Q: Jamaal Cabdilaahi Muxumed.
waxaad arkaysaa wiilkii ama ninkii oo kici kari waayey oo butuc noqday isla markaana dharkii ka yaryaraaday oo hiin faadhaaya
Sida aynu lawada socono dadka intooda badan noloshoodu ama habnoleedkoodu waxaa uu isla badalaa hadba...
Saturday, March 1, 2014
-
Godob-Godob Waa Maxay Horta Godob? By Abwaan fardowsa nuura.
wuxuu Salka ku hayaa badownimo iyo cawaanimo, waxa loo baahan yahay i ay culimada oo kaashanaya Hadba xukuumada jirta
Inbadan waxan maqla Hebel wuxuu ku dhintay godob, taas oo macnaheedu yahay qof xaq daro ku dhintay, Bilaa sab...
Saturday, March 1, 2014
-
Wax ka baro Waayihii Kubada Soomalida Qalinkii xamze jirde .
Kubada soomalida ayaa ah mid aan wax macno ah ugu fadhiyin dhalin yarada Somaliland  hada waxanu wax yar ka sheekaynaynaa taariikhdii mid ka mid ah dhalin yarada Somaliland sidoo kalena had iyo jeer waxaynu ka hadalnaa ciyaatoo...
Saturday, March 1, 2014
-
Siyaasi Mahad-Naaq Balaadhan Uu Jeediye Madaxweynaha Dalka Djibouti iyo Marwaaddiisa
HARGEISA(WAJAALENEWS);Af-hayeenki hore ururkii Xaaqsoor kana mid ah xubnaha shirkii hoodaalle ee degaanka hawdka-badhataamaha iyo Waqoyi galbeedka gobolka maroodi jeex siyaasi Rashid Jamac Dheeri,
 ayaa mahad naaq balaadhan ...
Friday, February 28, 2014
-
TACSI ;DHAMAAN CULIMADANI WAXAY TACSI U DIRAYAAN QOYSKII IYO QARAABADII U KA BAXAY MARXUUM AW DAAHIR DUGSIIYE MADAR
INAA ILALAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUN.DHAMAAN CULIMADAN HOOSKU QORANI WAXAY TACSI U DIRAYAAN DHAMAAN UMADA REER SOMALILAND IYO QOYSKII EHELKII UU KA BAXAY MARXUUM AWDAAHIR DUGSIIEY MADAR OO KU GEERIYOODAY MAGAALADA HARGEISA LAGUNA...
Thursday, February 27, 2014
-
TACSI DHAMAAN MASUULINTANI WAXAY TACSI U DIRAYAAN QOYSKA UU BAXAY MARXUUM AWDAAHIR DUGSIIYE
TACSI INAALILAAHI WA.INAA ILAYHI RAAJUCUUN
DHAMAAN MASUULIYIINTA HOOS KU QORAN WAXAY TACSI U DIRAYAN QOYSKII IYO QARAABADII UU KA BAXAY MARXUUM AW DAAHIR DUGSIIYEÂ OO KU GEERIYOODAY MAGAALADA HARGEISA LAGUNA AASAY TUULADA LOO ...
Thursday, February 27, 2014
-
MAXAA KA SI AH DADWEYNAHA REER GABILAY; qalinkii,A. E.Abdilaahi
GABILEY (Wajaalenews)Mawduucan  aan qalinka u qaatay waxa uu iftiiminayaa ama daboolka ka qaadayaa caqabadaha dhaqan dhaqaale ama horumarineed ee ku gadaaman dadwaynaha ku dhaqan guud ahaan Gobolka Gabilay gaar ahaan Degmada Ga...
Wednesday, February 26, 2014
-
Shacab Wax soosaarle iyo Qaran isku filan ayaa horumar hiigsada;by fu,aad cabdisalaan
Haddaan saracu taam noqon umadi ta'akhur weeyaane,
Waxbana kuuma taro raashin aad dibad ka tuugtaaye!''
Abwaan Xaaji Afqallooc.
Horumarka dowlad iyo shacab higsado waxaa saldhig looga dhigaa arrimo badan oo ay kow ka tahe...
Wednesday, February 26, 2014
-
Birtaa Ducaysay…… Qormo ku Saabsan Horumarka Wadooyinka Somaliland
HARGEISA; WAJAALENEWS)Jididka ayaa ah halwlayaasha uu wadan leeyahay Dalkan Somaliland oo hada saddex iyo labaatan jirsaday waxaa sanadkii 2011- hogaanka dalka qabatay xukuumad shacbiga Somaliland ay kusoo doorteen gacmahoodauuna ...
Tuesday, February 25, 2014
-
Marwada Ma Farageliso Wasaaradaha Waxaan Xaal Ka Siinayaa Hadalkii C/laahi Caarshee ahaa In Marwadu Amar Ku Bixisay In Lagu Celiyo Shaqadii
Wasiirka Duulistu Ka Joojiyey Markii U Bixiyey Sirtii Madaarka Hargaysa… Qalinkii: Muna Jaamac Yuusuf
Todobaadkii hore ayay ahayd markii wasiirka duulista somaliland mudane Maxamuud Xaashi Cabdi uu shaqadii madaarka Hargaysa ka...
Monday, February 24, 2014
« Previous Page — Next Page »
|
|