ARTICLES
-
Khamiisle-horaad Markii Baadi ‘Pago’ loo qoray:Boobe.Y.Ducale
HARGEISA(Wajaalenews);Sheekooyinku meel kasta oo ay ka dhacaanba si uun ayay isugu eg yihiin. Ma-hadhooyinka aynu beryahan dambe u nool nahay waxa ka mid ah sheeko-baraleyda ku aroorta hanka iyo himilada Ictiraafka ee Somaliland. ...
Tuesday, April 1, 2014
-
Muwaadin Reer Somaliland ah oo sheegey inuu 18 May ku Xusi doono Muqdisho
WAJAALENEWS;18ka May , waa maalin ay xusaan shacabka Somaliland, maalintan oo ay u aqoonsan yihiin maalintii dib ulasoo noqoshadda qaranimaddooda, waxay ahayduun 18kii May 1991kii markii ay Burco kaga dhawaaqeen inay ka go’een S...
Tuesday, April 1, 2014
-
Dawlad Degaanka Somalida Ethiopia: Horumar iyo Hiigsi Rumoobay!
HARGEISA(WAJAALENEWS);Mudadii uu xukunka hayay Madaxweynaha Dawladda Deegaanka Somalida Ethiopia Mud. Cabdi Maxamud Cumar wuxu deegaanka Somalida ka muujiyay horumar iyo inay noqdaan kuwo aan ka hadhin horumarka guud ee ka socda...
Tuesday, April 1, 2014
-
Taariikh Kooban Oo Ka Hadlaysa Madaxweynihii Ugu Horeeyey Ee Somaliland Mudane C/raxmaan Axmed Cali Tuur
Cabdiraxman Axmed Cali oo loo yaqaaney Cabdiraxman Tuur ahaana siyaasi weyn oo Soomaaliyeed, jagooyin badanna ka soo qabtey Soomaaliya iyo Somaliland ayaan halkan maanta ku soo qaadan doonaa wax yar oo kamida taariikh nololeedkiis...
Monday, March 31, 2014
-
Caddaalad-darada Weriyeyaal Qaadashada idaacadaha VOA SOMALI iyo BBC SOMALI. Eeg liiska. W/Q: Cali Cabdi Coomay
HARGEISA(WAJAALENEWS);Weriyeyaasha ka hawlgala istuudyaha labadan idaacadood waxay ku hadlaan Af-soomaali lagaga hadlo muqdisho oo dadyowgii kale
Gobolkiisa
Ibraahin Xasan
Daandurey........................................
Monday, March 31, 2014
-
XILDHIBAAN IBRAHIM AXMED HAYBE ISAGOO KU HADLAYA MAGACA UMADA SOMALILAND IYO KA GOBOLKA GABILEY WUXUU TACSI TIIRANYO LEH U DIRAYAA BEESHA BIYOMAAL OO UU KA TACSI YADAYNAYO GEERIDII NAXDINTA LAHAY EE ODOYAASHA DHAQANKA BEESHAA IYO GUUD AHAANBA BEELAHA DIR
HARGEISA(WAJAALENEWS);Xildhibaan ibraahim axmed haybe (Ibrahim kacaan) oo katirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray beesha biyomaal oo dhawaan sided oday oo kamida lalaayay iyadoo jidgooyo lagu dilay od...
Monday, March 31, 2014
-
Bisaarada Dalka Ka Jirta iyo Basaskii oo Iska Reebay Wiilashii u Shaqaynaayey (kirishboygii)qalinkii Maxamed Cali SH,Cumar
HARGEISA(WAJAALENEWS);Waa markii ugu horeysay abid Somaliland ee ay dhacdo sidan oo kale ama bisaarad intan leeg ama shaqo la’aan intan leeg waxa aynu wada naqaanay ama aynu arki jirnay basaska oo wata wiil u shaqeeya oo la socd...
Sunday, March 30, 2014
-
WAX KA BARRO HABKA IYO HANAANKA LOO BANDHIGO WAANADA IYO NASTEEXADA W/Q:Fardawsa Maax Xasan(Nimco)
HARGEISA(Wajaalenews);Nasteexo ama waano, talo bixin ama Caqli-celin qofba siduu u yaqaan ayaa ah ficil uu dadku sameeyo si uu wax isugu sheego, iskuna saxo haddii uu mid u arko in qofka kale qaldanyahay ama koox u arkayso in ko...
Sunday, March 30, 2014
-
Mid Ka Mid Ah Ayaxii Hargaysa Diirtay Oo Ka Xog Waramay Ujeedada Safarkooda.
Hargaysa (Wajaalenews) Iyadoo Maalintii doraad magaalada hargaysa ee caasimada Somaliland uu ku Habsaday Ayax Farabadan oo Guutoguuto u Soconaya uu Duufaan ku Miray Dhamaanba Dhirta Doogan ee uu Ubax U Arko Ayaa Sidoo Kale la sh...
Saturday, March 29, 2014
-
Hanbalyo Aroos Wacan;Weriye Mohammed Aden Dirir Iyo Marwadiisa Fahiima Saalah Osman Oo Aqal Galkoodu Ka Dhacay Magaalada Hargaysa
Dhamaanba Asxaabtan Sharafta Leh ee Hoos Ku Qoran Waxaa Ay Halkan Hanbalyo Aroos Farxadi Ku Dheehan Tahay Ay Hawada U Soo Marinayaan Arooska Lamaanaha Kala Ah Weriye Mohammed Aden Dirir Iyo Marwadiisa Fahiima Saalah Osman Oo Aqal ...
Saturday, March 29, 2014
-
Caruusad Dishay Ninkeedii Xilli Ay Ku Jireen Bishii Ugu Horaysay Ee Arooskooda
WAJAALENEWS;Caruusadan oo kasoo jeeda dalkaasi Masar ayaa dishay ninkeedii iyadoo ay daldashay ninkeedii waxaana caawiyey walaalkeed mar ay ku jireen aqalgalkii,iyadoo sheegtay in aanay jeclayn ninka la aqalgalay.
Caruusadan ay...
Thursday, March 27, 2014
-
Bogga Khamiislaha ah ee Boobe iyo Hadal-haynta Maanta (Xisbi iyo Xukumadba waa xakab jabay)
HARGEISA(WAJAALENEWS);Kulmiye, xisbi ahaan ma u jiraa? Maxaad ku sababaynaysaa? Immisa jeer ayaa Shirweynihiisa dib loo dhigay? Yaa u dhigay? Yaa awood dastuuriya u leh in uu Shirweynaha dib u dhigo? Haddii uu Shirweynihiisa qabsa...
Thursday, March 27, 2014
-
Dharaaro Xusuustood Prof. Maxamed Siciid Gees (Q/25aad)
HARGEISA(Wajaalenews);Haybadle Boqor Haille Salassie: “Warkiinu ma aha mid toos looga jawaabi karo, waayo waxa uu u baahan yahay feker badan. Taariikhda Itoobiya waxay caddaynaysaa in soodimaheedu ay gaadhsiinaayeen Geeskan Afri...
Thursday, March 27, 2014
-
Xukuumadda Siilaanyo Oo Is Wada Qabsatay!!!
XUKUUMADDA SIILAANYO OO IS WADA QABSATAY.
Weli taariikhda Somaliladn kamay dhicin intii dawlad soo martay garsoor iyo fulin cirka islu baxay. Garsoorkii waxay ka cabanyaan sid xun ee ay fulintu faro gelinta ugu hayso, iyo amara...
Wednesday, March 26, 2014
-
Maxaa Ka Jira Hablaha Heerinka Ah Ee La Sheegay Inay Hindiya Uga Yimaadeen Guur?xaga somaliland
(Wajaalenews)Rag badan oo tahli karri waayay guurkan qaali-garoobay ayaa ku farxay….hablo badan….”
Boorama, (wajaalenews) - Qaar badan oo ka mid ah haweenka iyo gabdhaha Boorama ku nool ayaa cadho ka muujiyey ...
Tuesday, March 25, 2014
-
Hogaamiyeyaashii Soo Maray Ururka Ikhwaanu Muslimiin. W/Q: Cali Cabdi Coomay
WAJAALENEWS);Laanta ikhwaanu muslimiin maaha qaar firfircoon oo sucuudiga ayaa cadaadis saaray jiritaankooda. Laakiin waxa loo ogolaa inay dalka joogi karaan
Xasan Al-Banna………………………………………………...
Tuesday, March 25, 2014
-
Siiraanyo Shaqsiyan iyo siyaasiyan toona uma shabaho Nelson Mandela
WAJAALENEWS;siiraanyo waa nin uur xun oo caloosha dadka wax ugu qabta qofka ay mar is qabtaana aan waligii ilaawin,waa nin kursi jecel oo mar walba dan dalka ka hormariya masaalixdiisa gaarka ah, waa qabiili, waxana uu aad
Siir...
Tuesday, March 25, 2014
-
Madaxweynayaasha Ilbaxa ah Amaankooda sidaa looma Ilaaliyo;C/raxmaan Cadami
HARGEISA(Wajaalenews);Dalkasta wajibaadka Hay’adaha amniga waxa ka mid ah sugida amaanka Madaxweynaha, ilaalada iyo la socodkiisa waxa kor loo sii qaadaa markasta oo uu dalka ka baxayo ama kusoo noqonayo ama dalka gudihiisa ku d...
Saturday, March 22, 2014
-
HADAY DHIMATO WAAN CUNI, HADII EEBE ISKA DAAYANA WAAN JIQI DOONAA.
WAJAALENEWS ;QALINKII. Faysal cumar madar (qumuj81@hotmail.com)
madaxweyne hala ii kordhiyo inaad noogu badasho dib ii doorta, oo aad u sheegto kuwan dadka kugu diraya ee meel walba ka leh waa kaa dabaashay ee haloo kordhiyo ...
Friday, March 21, 2014
-
Aniga oo ku hadlaaya magacayga Naasir Yuusuf Daahir (Nasir Naska) Waxa aan halkan Tacsi Tiiraanyo leh uga Dirayaa Dhamaan Reer CAAQIL MAXAMED CAAQIL CIGAAL CAAQIL QAALIB (HADOODIL)
Aniga oo ku hadlaaya magacayga Naasir Yuusuf Daahir (Nasir Naska) Waxa aan halkan Tacsi Tiiraanyo leh uga Dirayaa Dhamaan Reer CAAQIL MAXAMED CAAQIL CIGAAL CAAQIL QAALIB (HADOODIL) IYO Qayskii, Qarabaadii, Ehelkii iyo Asxaabtii uu...
Friday, March 21, 2014
-
XISBIGA WADDANI: TACSI WAFTIGA MADAXWEYNAHA SOMALILAND
Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI isaga oo ka tiiraanyeysan Shilka ku dhacay waftigii Maxadaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ee booqashada ku marayey gobolada dalka Jamhuuriyada Somaliland.
Xisbigu ...
Thursday, March 20, 2014
-
Dhamaan Wasiiradan Iyo Suxufiyiintani Waxay Hambalyo U Dirayaan Cabdiqaadir Cabdilaahi Nuur (Cabdiqaadir Al-mis) iyo Amran Sheekh Axmed Nuur Oo Meherkoodu Ku Qabsoomay Magaalada Hargeysa
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse)
Wasiirka Diinta Awqaafta Somalilad Sheekh Khaliil Cabdilaahi Cabdi
Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka i...
Thursday, March 20, 2014
-
Khamiislaha Boobe: Hadal-Haynta Maalmahan: Tirsiga 6aad “Timir Laf Baa Ku Jirta” (Dhulka Iyo Maammulladii U Kala Dambeeyay) “Wadaamaha La Dawdabay,
HARGEISA( WAJAALENEWS);Hadal-haynta Maalmahan: Tirsiga 6aad
“Timir laf baa ku jirta”
(Dhulka iyo maammulladii u kala dambeeyay)
“Wadaamaha la dawdabay,
Danyartay ka maqan tahay,
Raacdadu ma daallana,
Dorraad iy...
Thursday, March 20, 2014
-
TACSI Dhamaan Hoganka Xusbiga kulmiye Waxay tacsi u dirayaan marxuum Chief Caaqil Cabdi Maxamed Cigaal
XISBIGA MIDNIMADA & HORUMARINTA SOMALILAND
(KULMIYE)
...
Thursday, March 20, 2014
-
Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Tahli Kari La’ Wax Ka Qabashada Sarifka Lacagaha Qalaad Oo Qaaliyoobay
Hargaysa(Wajaalenews)mar.20.2014:-Bangiga Dhexe Ee Somaliland ayaa mudooyinkii udanbeysay waxaa uu tahli kari la’aa wax ka qabashada Sarifka Lacagaha Qalaad oo Maalmihii u danabaysay gaadhay abid qiimahii ugu sareeyey,waxaana $1...
Thursday, March 20, 2014
-
Shinbirayaw Heesa..Heesa..Hees..Wanaagsan Qaada Halkan Soo Fadhiistoo Kaalaya Hortayda Shibirayaw Heesa…Hees ..Wanagsan Qaada Halkan Soo FadhiistooKaalaya Hortayda
"Shinbirayaw heesa heesa,hees wanaagsan qaada halkan soo fadhiistoo
kaalaya hortayda shibirayaw heesa hees, wanagsan qaada halkansoo
fadhiistoo kalaya hortayda
hawlaha ilaluraaya hibatoyikooda hibo aanku gaadhiyo hoodo wa...
Wednesday, March 19, 2014
-
Maantana Maxay Odhan?! W/Q: Eng. Hussein Adan Igeh (Hussein Deyr) |Hargeysa, Somaliland
Shacbiga oo Qira waxqabadka iyo horumarka ay Xukuumaddu ku tallaabsatay, waa Daliilka Guusha iyo Garowshiiyaha ugu sarreeya ee uu Hoggaamiyaha iyo Xukuumaddiisu ka heli karaan Ummadda. /Q: Eng. Hussein Adan Igeh (Hussein Deyr) |Ha...
Tuesday, March 18, 2014
-
Dariiqa guusha iyoXaqiijinta Himilada! Q.1aad.Qalinkii Suleiman Bashir Omar
Allaa mahadleh, ammaanoodhan isagaayaaleh, qofka uu hanuuniyo ayaahanuunsan, ninkuulumiyana wax hanuuninkaraa ma jiraan.
Waxaan kaga hadlidoonaa qormadeenan oo ka koobnaandoonta dhawrqaybood rabitaankaguusha, sida ugu fududee l...
Tuesday, March 18, 2014
-
Ma dhabaa in hagbadii ay mar kaliya isku badashay in la iskugu diro adeega ZAADka-:Wariye Kamaal Sh Ismail
Kadib dhacdo fool xun oo ka dhacday Somaliland gaar ahaan hargaysa ayaa hadal hayntii ugu badnayd noqotay seddexdii todobaad ee aynu soo dhaafnay taasi oo dadkii goob jooga ahaa iyo kuwoo looga sheekeeyayba ay ku noqotay fajac iyo...
Tuesday, March 18, 2014
-
Rayisle La Xidhay Kadib Markii Uu Timaha Ka Xiiray Gabadh
WAJAALENEWS ;Dalkaasi Sucuudiga ayaa bileysku xidheen nin carab ah oo raysle ah kadib markii lagu qabtay isagoo timaha ka xiiraya gabadh 20 jir ah,isagoo lagu eedeeyey inuu ku xadgubay sharciga guud ee xannibaya in aanu ragga ...
Tuesday, March 18, 2014
-
ENG CALI XOOR XOOR Masuul Ku Dayasho Mudan Dakeda Barberana GaadhSiiyay Horumar AY Caalamka Kula Tartami Karto;
HARGEISA(WAJAALENEWS Mareeyaha dekada Barbera ayaa mudadii uu xilka dekada hayay ku talaabsaday horumar lataaban karo isagoo dekeda Barbara ee caalimiga ah kusoo kordhiyay adeegyo casriya dekaduna aad ugu baahnayn islamarkaana wux...
Sunday, March 16, 2014
-
Kala xadeynta gobolada iyo degmooynika Dalka jsl waa hawl uu taal siilaanyo.
HARGEISA(Wajaalenews);Waxaa aynuu manta arkeynna in ay dawladii dhexe in ay ku duushey madaxdii xukumeysey dawladaha hoose ee magalooyinka waaweyn ee jsl,
Sida u qorayo distoorka u yaal jsl waxaa lagu heshey shirweynihi lagu qa...
Saturday, March 15, 2014
-
WASIIR SAMSAM CABDI AADAN OO NOQOTAY WASIIRKA UGU WAXQABADKA BADAN WASIIRADII LA SOCDEY WEFDIGII MADAXWEYNAHA SOMALILAND QALINKII: CABDIKAKARIIM MUXUMED CADDE(QAAMUUS)
GABILEY(WAJAALENEWS);Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland marwo samsam cabdi aadan ayaa noqotay wasiirkii ugu waxqabadka badnaa dhamaan wasiirada madaxweyne axmed maxamed maxamuud (Siilaanyo) ku wehelinaya socdaalka uu ku ma...
Friday, March 14, 2014
-
Maxaad Ka Taqaana Taariirkhda G/Crimea Ee Colaada Dhex Dhigay Ruushka Iyo Reer Galbeedka Maanta
WAJAALENEWS);Crimea waxay ahayd markasta goob muhimad weyn ugu fadhida, boqortooyadii Ruushka, Midawgii Soofiyeet ee burburay, iyo dawladda Ruushka ee hadda joogta intaba, waayo gacan ku haynteedu waxay u ahayd Ruushka markasta s...
Friday, March 14, 2014
-
QAARKAMIDA CULIMADA DALKA SOMALILAND WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN QOYSKII IYO QARABADII UU KA BAXAY MARXUUM MAXAMED SALEEBAN TUBEEC
DHamaan dadkan hoos ku qorani waxay tacsi u dirayaan qoyskii I,qaraabadii iyo dhamaan umada somlida gaar ahaan bahda fanka geeridii ku timid marxuum maxamed saleebaam tubeec oo ku geeriyooday dalka garmalka iyadoo lagu aasi do...
Thursday, March 13, 2014
-
Hadal-Haynta Maalmahan: Tirsiga 5aad, Diiwaan-Gelinta Cod-Bixiyayaasha
HARGEISA WAJAALENEWSDoorashooyinku in ay qabsoomaan waa xil dastuuriya oo saaran hadba inta xilka dawladeed haysa. Waa hawl ka dhexeysa: Xukuumadda, Xisbiyada qaranka, Xeer-dejinta, Komishanka Doorashooyinka, dawladaha taageera di...
Thursday, March 13, 2014
-
Jimciyada Waxbarashada Diinta iyo Qabanqaabbinta Xafladaha & Xusaska Diiniga ah ee (Jimciyatul Axbaab) oo Qaban Doona Siyaaradii Sheekh Aw Barkhadle
HARGEISA(WAJAALENEWS);Gudoomiyaha (Jimciyatul Axbaab) Sayid Maxamed Sayid Cabdilaahi X.Cilmi Nuur
WAR-SAXAAFADEED
Jimciyada Waxbarashada Diinta iyo Qabanqaabbinta Xafladaha & Xusaska Diiniga ah ee (Jimciyatul Axbaab) xarunte...
Wednesday, March 12, 2014
-
Wasiir Cabdi Waaxid Cabdi Qaadir Oo Noqday Siyaasiga Ugu Hadalka Wanaagsan Gollaha Wasiiradda Somaliland Waa Maxay Sababtu?
HARGEISA(Wajaalenews);Waxaan uu boggay hadal uu maanta ka jeediyey madal ku habooneyd wasiirku xigeenka wasaaradda warfaafinta cabdi waaxid cabdi qaadir cabdi raxmaan oo ah siyaasi da”yar isla markaasna la yimmi siyaasadda fur-f...
Wednesday, March 12, 2014
-
DHAMAAN DADKA HOOS KU QORAN WAXAY HAMBALYO IYO bogaadin U DIRAYAAN Boqorka: C/rixiim Sheekh Maxamed Ibrahim Boqorada: Umalkhayr cali Nuux
Hambalyo Meher Wacan
Sheekh cabdillahi cabdi cali (makaawi)
Xildhibaan Cabdillahi xuseen cige (balaaki)
c/samad sheikh mahamed Ibrahim
c/nasir c/lahi cabdi (nasir dhagalaab)
Mustafe c/kariim cali (mustafe future)
...
Wednesday, March 12, 2014
-
Waxqabadka Xukumada Waxaa Ka Mid ah in 8 Boos Oo Shaqo ah ay Soo Xaraystaan 5000 oo Shaqo Doon ahi….Meeday wax Qabadkii Dhaliyarada ee Shaqo la’aantu.QALINKII Maxamed cali sh, cumar
Waxa aynu wada ognahay markii uu kulmiye ku jiray ololaha doorashooyinka ee uu ahaa mucaaridka in uu in badan ku cel celin jiray waxaan wax ka qaban doonaa camal la'aanta haysata dhalinyarda oo waxaan u abuuri doonaa shaqooyin oo ...
Tuesday, March 11, 2014
« Previous Page — Next Page »
|
|