ARTICLES
-
Ninkii ay Xukuumadda Siilaanyo Sawirtoow Salaama.Qalinkii A/hakiim M. A/rahmaan
Aduunyada waxa lagu xisaabtaa waa dadka, hogaaminta waxa yaabaha lagu qiimeeyo waxa ka mida sida ay dadka iyo qoomiyadaha ay maamusho ay isugu wado isla markaana ay uga shaqayso midnimadooda iyo wada jirkooda, iyada
Inta Badan ...
Monday, April 21, 2014
-
Dhaqdhaqaaqa Ictiraaf-dhabaynta Ee Oslo Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare
HARGEISA(Wajaalenews);Waxa furmaya albaab kale oo fursad siinaya qaddiyadda ictiraaf-raadinta Somaliland. Waa dhaqdhaqaaq u muuqda inuu ku bilaabmay dardar iyo niyad-hufnaan lagu raadinayo arrin badhi taaraysa jiritaanka iyo isu s...
Sunday, April 20, 2014
-
Faraqa u dhexeeya Hibada iyo Dabeecadda,W/Q: Cali Cabdi Coomay
HARGEISA(WAJAALENEWS);Hibadu way qarsoontahay waxaana fiican in la soo shaac-saaro. Caruurta iskuulada dhiganaysa waxa ogaan kara macalinka waxbaraya
Hibada (gift) qeexid
Hibadu waa awood shaqsiyadeed oo dhalasho ah, waxay k...
Saturday, April 19, 2014
-
Khataraha Maldahan; qalinkii Muxiyadin Jamac Xirsi
HARGEISA(WJN);Siddii cadada inoo ahayd waxaynu mawduuceena kubilaabaynaa, bisinka ilaahay iyo saliga nabiga(CWS) oo ah shay waajiba inaynu wax kasta oo aynu qabanayno uga dhigno furitaan.
Sida lagawada warqabo waxa dhawanahan...
Saturday, April 19, 2014
-
Hambalyo Aroos Wacan Ciise Cali Xasan Iyo Marwadiisa Ayaan Mohamed Aadan
Aabo Xasan Nuur Xirsi
Iyo Hooyo Sahra Cabdilaahi Xaashi
Cabdiqani Nuur Xisi
1. Mustafe cabdiqani Nuur iyo Xaaskiisa
2. Saleebaan cabdiqani Nuur iyo Xaaskiisa
3. Jaamac Cabdiqani Nuur iyo Xaaskiisa
4. Maxamed Xasan Nuur...
Friday, April 18, 2014
-
Fadeexadii Abid Uu Xumay Ee Ay Ku Kaceen Shir-kadaha Bixiya Adeega Internet Kadib Markii Ay Ka Qayb-Qaaten Cabudhinta Xoriyatul-qawlka
Subaaxi la jooga waxaad arkaysaa wax ka yaabiya taaso ka duwan waxyaahabi aad hore uga baratay waayaha aduunyada intaad usoo joognay.hadaba waxaa aan la yaabay dawlad aqoon la”aani hayso iyo shirkado ka baxay sharciga ganacsig...
Friday, April 18, 2014
-
Aragtidii-Hoggaamiye-Cigaal-Ee-Qalalaasaha-Soomaaliya-Iyo-Mawduucyo-Kale-Oo-Xiiso-Leh-Qormada-1aad-iyo-2aad-Qalinka-Boobe-Yuusuf-Ducaale.
HARGEISA(WAJAALENEWS)
Xaq la duudsiyi maayee,
Dalalkeennan is-raacay,
Haddaan lays dafireynin,
Nin kastaa ha dumaalo e’,
Madaxweyne la doortana,
Adigawgu da’ weyn,
Sida doollida hoorta,
Ni...
Friday, April 18, 2014
-
DHEERAAD NIN HAYSTOO AQALKIISU DHALO YAHAY;qalinkii faysal cumar madar
HARGEISA(Wajaalenews);Waxa Somaliland kusii badanaya ficilada aan cilmiga ku dhisnayn ee aan laga fikirin waxa ka imanaya ama sawirka ay aduunyadu ka qaadan karto, waxaynu ognahay oo xidhan wargaysyadii HAATUF iyo HUBAAL iyo wal...
Friday, April 18, 2014
-
Baananka Ganacsiga In La Furo Maxaa Loo Diidan Yahay?Cabdiraxmaan Cadami
HARGEISA(Wajaalenews);Guddoomiyii hore ee hay’adda shaqaalaha S/land ayaa ka hadlay baananka ganacsiga iyo muhiimada ay u leeyihiin dalka iyo dadkaba isaga oo ka hadlay maal gashiga Somaliland waxaana uu yidhi
Muwaadin hadaba s...
Thursday, April 17, 2014
-
Dharaaro Xusuustood Waxyi iguma soo dego Haddana wax ima seegaane Prof. Maxamed Siciid Gees Qeybtii 27aad.
HARGEISA(WAJAALENEWS);Dharaaro Xusuustood Waxyi iguma soo dego Haddana wax ima seegaane Prof. Maxamed Siciid Gees Qeybtii 27aad
Waqtigii ay socotay fadeexaddii gabadhii tababarka ku qaadanaysay Aqalka Cad ee Madaxtooyada Maraykan...
Wednesday, April 16, 2014
-
Niyad jabka ardayda iyo waxbarshadii oo hoos u dhacday ??
HARGEISA(WAJAALENEWS)
Waxbarashada dalkeena ayaa tobansano kohor laga gaadhay guul aad u saraysa iyadoo hatan u muuqta mid wax ka sii dhacayaan ama isbadal wayni ku yimid sidoo kale wax meesha ka baxday boskii tartan Aqoonedka ay...
Wednesday, April 16, 2014
-
Wakaalada Biyaha Burco Oo Tahli Kariwayday Inay Daboosho Surmiga Iyo Haraadka Burco;qalinkii Mohamed elmi hassan
Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka togdheer waxay ka mid tahay magaalooyinka rabi ku manaystay biyaha, waxaana jira baahi badan oo biyo la,aaneed taasi oo ka taagan gudaha magaalada burco ayna cabasho xoogan ka muujiyeen qaar ...
Wednesday, April 16, 2014
-
XISBIGA WADDANI OO BILAABAY DHISMAHA MAXKAMADDA DEGMADA CADAADLEY
Cadaadlay(Wajaalenews)- Xisbiga Mucaaridka ah ee WADANI ayaa Wax-qabad dhisme ah ka bilaabay Degmada Cadaadlay ee Gobolka Marood-jeex, iyada oo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo xoghayaha xanaanada xoolaha Md. Xasan Axmed Muuse (G...
Tuesday, April 15, 2014
-
Af-hayeenno Aakhira-Sabbaan!Qalinikii Maxamed Daahir warsame
Haddii qoys agoon yahay
wixiisii rag qaybsaday
qaangaarna sare kaco
qabyadooda raadshaa,
" Qori sii!" ha joogtee,
Wallee quuso kuma diro!
Waxaruhu sidaan qabo,
weligoodba qoor-qabad
biyo kuma qurquriyaan,
anna qiiro moo...
Tuesday, April 15, 2014
-
Hambalyo Dhalasho Farxadle Siciid Maxamuud Gahayr iyo Xamda C/llaahi Faarax
Hambalyo Dhalasho Farxadle Siciid Maxamuud Gahayr iyo Xamda C/llaahi Faarax
Guddoomiyaha Ururka Suxufiiyiinta Somaliland Xasan Maxamed Yuusuf,
Guddoomiye Ku-xigeenka SOLJA Maxamed Cabdi Curad,
Xoghayaha guud ee SOLJA Ma...
Monday, April 14, 2014
-
Madaarka Cigaal International Airport Ee Magaalada Hargeysa Oo Halis Ku Jira.. Warbixin Wariye C/risaaq Terra
HARGEISA(Wajaalenews);Halis iyo khatar ayuu ku sugan yahay madaarka caasimada hargeysa ee Cigaal Airport, Sahal iyo si basiid ah ayey suurtagal u tahay in cidkasta oo cadaw ku ah somaliland in ay weeraro iyo falal amni daro intaba...
Monday, April 14, 2014
-
Xildhibaan Qabile Waa Xalaal Cun Oo Marna Khasab Kuma Balweyn-Karo. Qalinkii A/Rahman Fidhinle UK.
HARGEISA(Wajaalenews);Hadaba Su'aasha ay reer Saaxil is weydiinayaan ayaa ah, Hadii ay maanta Gobolka Saaxil ka bilaabanto sidaa hada dhacdey Wanjalaad
Waxaa ceeb iyo fadeexad qaawan ku ah xukuumada Siilaanyo in ay ku fashi...
Sunday, April 13, 2014
-
Wasiirka Madaxtooyadda Waxaan Leeyahay Kartidu isma-Qarisee Qoddobaddan Hirgeli!! Qaliinki: Mowliid Adan Cumar
HARGEISA(WAJAALENEWS);Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo saxaada maamulka dowladnimo ka bilaabay Komishankii labaad ee Doorashooyinka Qaranka Somaliland,
isla markaana noqday guddoomi...
Sunday, April 13, 2014
-
Jaaliyada reer Somalilamd Ee U,S,A Oo Soo Dhaweyse Xoghayaha arimaha dibeda xisbiga mucaarid , WADDANI Dr. Mohamed Osmaan Fadal
HHARGEISA(WAJAALENEWS);Jaaliyada reer Somaliland ee kudhaqan gobolka OHIO ayaa maalintii bishu ahayd 4/5/14 siheersare aha ugu soo dhaweeyey gobolka xoghayaha arimaha dibida Dr.Mahamed Osman Fadal
Taasoo uu habeenimad...
Sunday, April 13, 2014
-
Maanta wado ayaa layna tusay aynu u marno ICTIRAAFKA ;QALINKII AHMED RASHEED
dowlada waxa aan ka codsanayaa inay miisaaniyad u sameeso maalinta 18 may.”
AHMED RASHEED oo ah siyaadsi yar oo ka waramaya ama wax ka sheegaya ictiraafkan la ina ictiraafay waxaanu ku bilaabay:”HAMBALYO HAMBALYO jaaliyada re...
Saturday, April 12, 2014
-
GANERAL.MAXAMED XASAN CABDILAAHI (JIDHIF) WUXUU TACSI TIIRANYO LEH U DIRAYAA SODOGII MARXUUM XAAJI AADAN XASAN MUUSE OO KU GEERIYOODAY MAGAALADA NASIYE EE GOBOLKA TODHEER
INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN TALIYIHII HORE EE CIIDANKA QARANKA SOMALILAND GENERAL MAXAMED XASAN CABDILAAHI JIDHIF) OO KU HADLAYA MAGICIISA IYO KA QARANKA SOMLILAND WUXUU TACSI UDIRAYAA QOYSKII IYO QARAABADII UU KA BAX...
Saturday, April 12, 2014
-
,ALLAHAYOW GURACANAA’ MARTI GOOR XUN SOCOTOOD GOBANNIMO KU SOORTOOD KUGU TIDHI GUN BAAD TAHAY! By faysal cumar (faysalqumuj)
HARGEISA(Wajaalenews);Sidii waajibka iyo caadadaba inoo ahayd bisinka iyo saliganabi ayaan ku bilaabay, waxa soonoqnoqnaysa guuxa iyo isgaluumida reer maroodi-jeex ee ku aaddan xukumada kulmiye,oo salka ku haysa damaca doqonimadu ...
Friday, April 11, 2014
-
Dariiqa guusha iyo xaqiijinta himilada! Q.4aad.qalinkii suleiman bashir omar
Alla mahad leh, ammaan oo dhan isaga ayaaleh, qofku hanuuniyo ayaa hanuunsan, ninku ulumiyana wax hanuuninkaraa ma jiraan.
Waxaynu qaybheenii hore ka ga soo hadalnay guushu waxay tahay, iyo sida dadku u arkaan, waxaynu wali ku ...
Thursday, April 10, 2014
-
Falalkii Argagixisada Xambaarsanaa Ee Hadhaagii NSS tii Siyaad Bare 7 Sano Kadib Mar Kale Ay Ku Ekeeyeen Wargeyska Haatuf
Falalkii Argagixisada xambaarsanaa ee ciidamo ka amar qaata Wasiirka Arrimaha gudaha oo ka mid ahaa hadhaagii hay’addii lagu magacaabi jiray Nabad Sugida Somaliyeed ee NSS ay doraad ku galeen xarunta Wargeyska Haatuf ayaa dad ba...
Wednesday, April 9, 2014
-
Siilaanyo Seddex Xaalo Uun ha Kala Dooro:
HARGEISA(WAJAALENEWS);seddexda arrrimood waxaa haboon in aad adigu akhrisato haadii aad tahay siilaanyo oo aad ka radiiso archv siyasaadeed ee wadamaada aan soo sheegey
Sida ay tarrikhdu qoreyso waxaa calaamka seddexaad jirji...
Wednesday, April 9, 2014
-
Dhaqan aan dhoofin! W/Q: Cali Cabdi Coomay
Wuxuu xidhan yahay surwaal aad moodo in loogu talogalay toban jirka, oo labada lugood laga dhigay laba miiq. Garan ku dhagan oo jidhiisu ka muuqdo ayuu ka dul gashan yahay. Muraayad u eeg kuwa cimriga oo balaadhana wuu gashan yaha...
Wednesday, April 9, 2014
-
Madaxweyne Morgan Wasiir Noogu Magacow, Mar Haddad War-Cibraana Dhagax Noo Dhigtay
HARGEISA(WAJAALENEWS);Sidaa daradeed , haddanu nahay qurba joogta reer war- cibraan waaxnu kaa codsanaynaa in aad MORGAN nooga dhigto wasiir awood badan
asc, waxaan salaamaya dhamamn shacabka somaliland iyo warbaahinta
waxa...
Wednesday, April 9, 2014
-
Somaliland oo laga dalbaday inay fasaxdo Wargayska Haatuf iyo 11 Wariye
WAJAALENEWS;Wariyayaasha aan xaduudda lahayn ayaa maamulka Somaliland ku canbaareeyay falkii lagu xiray wargayska Haatuf oo ka soo bixi jiray magaalada Hargaysa ,waxaana ka hor intii aan albaabada la isugu laabin xarunta wargays...
Wednesday, April 9, 2014
-
Gogoll Dulin Badan; Qalinkii Garyaqaan Cabdale Dahir Adan
HARGEISA(WAJAALENEWS);Bulsho meel eebe wada dhigay, oo isku yool iyo higsiba wadaagtaa, kama maaranto, mid iyaga ka mida oo caynaanka u qabta kuna hogaamiya halka ay u xadhko xidhatay, iyada oo taasi tahay rukunka guusha ee bulsha...
Wednesday, April 9, 2014
-
Gabadhii Naxariista Badnayd…!! Qalinkii Mustafe Cabdiraxmaan Sharmaake
HARGEISA(Wajaalenews)Waxay igu odhan jirtay hooyadaa waa ehel u jano, hooyadaa qof fiiican ayay ahayd . Hooyadaa u ducee, ducadu way gaadhaysaaye.
Waxay ahayd subax hore, Sida caadada ii ahayd, waxaan ku kallahayey malcaamada q...
Tuesday, April 8, 2014
-
Aqoonsiga sheffield Maxaa Loogu Dabaal Dagi Waayey Mise Xukuumada Siilaanyo Ayaan Raali Ka Ahayn; Qalinkii Mahad Cumar
HARGEISA(Wajaalenews);Waxa aan salaamayaa marka hore dhamaan akhristayaasha, salaan ka bacdi. Somaliland waa dal inbadan raadinayey sidii uu mar uun beesha caalamka uga heli lahaa citiraaf caalimiya, waxa arin la soo dhaweeyo muda...
Monday, April 7, 2014
-
HANBALYO AROOS WACAN DHAMAAN MASUULINYIINTAN WAXAY HANBALYO U DIRAYAAN MUDANE.CABDILAAHI MUXUMED BILE IYO MARWADIISA.; NADIIRA MAXAMED FAARAX
HARGEISA(Wajaalenews);Dhamaan dadkan hoos ku qoran waxay hanbalyo aroos oo aan lasoo koobi Karin udirayaan Arooska Cabdilaahi Muxumed bile iyo Marwadiisa Nadiira Maxamed Faarax oo caawa Arooskoodu ka dhacay magaalada hargeisa Gaar...
Sunday, April 6, 2014
-
Xukumadii Kulmiye waxay noqotay Hal-Abasaxday Jiilaal horaantii!
HARGEISA(Wajaalenews);Ugu horayn waxaan salaamayaa dhamaan shacbiga aragtida dheer ee Somaliland gude iyo dibadba: Asalaamu calaykum. Intaas ka dib, waxa loo ham-iyo-digleeyay, ee dawladii la miyir doorsoontay hadana shacbigii fah...
Sunday, April 6, 2014
-
HAMBALYO MEHER WACAN: RIDWAAN CABDI XASAN (XARAARO) IYO HOODO CILMI XASAN
Hambalyo Meher Wacan : Hawl-Wadeenada Iyo Maamulka Shabakada Wararka Wajaalenews.com Iyo Dadka Hoos Ku Qorani Waxay Hambalyo Meher Wacan U Dirayaan Ridwaan Cabdi Xasan (Xaraaro) iyo Hoodo Cilmi Xasan Oo Shalay 05/04/2014 Meherk...
Sunday, April 6, 2014
-
Taariikh kooban oo ku saabsan Madaxweyne Maxamed X.Ibraahin Cigaal,Maxaase lagu xasuusan karaa!.
HARGEISA(WAJAALENEWS);;Max’ed Xaaji Ibrahim Cigaal wuxuu ku dhashay magaalada Oodweyne ee gobolka daad madheedh 15kii bsihii August sanadkii 1928dii,
Max’ed Xaaji Ibrahim Cigaal waxaa uu ahaa hoggaamiyihii ururkii...
Saturday, April 5, 2014
-
Shirkaddii Shidaalka Ee Deegaanka Nabaad-guurisey Halkey Ku Dambeysey?
Hargeisa.Wajaalenews;
HADAAN GUGII KUU KORDHAA
GABOW MOOYEE KU TARIN
GARAAD IYO WAAYO ARAG
ILEYN WAX MA DHAANTID GEED ( Maansadii GURMAD ee Abwaan Gaariye).
Qalinka qoraalkiisu ma istaago ilaa uu khadku ka dhamaado inta Qar...
Saturday, April 5, 2014
-
Saamayn intee leeg ayuu Aqoonsiga Sheffield yeelan karaa? ;Eng. Hussein Adan Igeh |Hussein Deyr
HARGEISA(WAJAALENEWS)
[“Jumlad iyo Rubuc-Miisba” waa lagu iib-geynayaa Qadiyadda Ictiraaf Raadinta Jam. Somaliland!!]
Waxaan halkan Hambalyo iyo Bogaadin aan xad lahayn uga soo gudbinayaa dhammaan JAALIYADDA Jam. Somal...
Saturday, April 5, 2014
-
Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Oo Mukhtaar Mure U Magacaabay Afhayeenka Qurbejoogga, Golaha Fulintana Ku Daray
HARGEISA WAJAALENEWS
Warsaxaafadeed uu ku saxeexanyahay kusimaha gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ahna gudoomiye ku xigeenka koobaad Md. Axmed Muumin Seed ayaa lagu sheegay in Mukhtaar Mure Warsame loo magacaabay Af...
Saturday, April 5, 2014
-
Ficilada Guracan Ee Xukuumada Kulmiye Ee Shacbiga Somaliland Ay La Dhakafaarsan Yihiin Ee Mugdiga Gelin Kara Taariikhda Mustaqbal Ee Hoggaaminta Madaxweyne Siilaanyo
HARGEISA(WAJAALENEWS);Warbixin: Maxamed Sagax
Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa ‘waari mayside war hakaa hadho’ qofkastaana ficil kasta oo uu sameeyo raad baa ka hadha oo lagu xasuusto wanaag iyo samo kolba ta uu ku tallaabs...
Friday, April 4, 2014
-
Waxaa Soo If-baxay Faladhihii Aqoonsiga, Qalinkii: Mustafe Abdirahman Habane
haddii aad cariga iyo ciida aamintaano caqliga iyo murqiyo cudud isku gaysan, ictraafku wuu iman, ictraafku wuu iman”. (Abwaan cali seenyo)
Somaliland waa dowlad taariikh dheer leh oo lagu dhaadan karo, waan dowladihii ugu hore...
Wednesday, April 2, 2014
« Previous Page — Next Page »
|
|