ARTICLES
-
Tacsi Ku Socota Qoyska Uu Ka Baxay Marxuum Suldaan Cismaan Suldaan Cali Kooshin, Oo Ku Geeriyooday Imaaraadka Carabta.
Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun.
Rabi naxariistii jano haka Waraabiyo waxa Magaalada Dubai ee dalka isu-taga Imaaraadka Carabta ku Geeriyooday Alle ha u naxariistee Suldaan Cismaan Cali Kooshin. Waxa Tacsi Tiiraanyo badan...
Thursday, September 10, 2020
-
Faallo Kooban Oo Ka Hadlaysa Halka Ay Iskaga Dhaceen Madaxwayne Biixi Iyo Siyaasi Maxamuud Xaashi!Khadar Aar.
“Siyaasiyiintu Waa Dukaamo Oo Is Camiraaya.W/Q: Khadar Ibrahim Aar.
Hadalkii dhawaan kasoo yeedhay Siyaasi Maxamuud Xaashi muu ahayn lama filaan,ee waxa uu ahaa mid la filaayay,sidan uu u hadlay iyo qaabka uu khudbadiisa u dh...
Wednesday, September 9, 2020
-
Da Danaha Shacbiga Ayaan Ka Door-Biday!W/Q:Suxufi Xuseen Cali Nuur.
Qarni kastaa wuxuu leeyahay qaab dhaqan dhaqaale iyo Siyaasadeed oo ka duwan qaababkii ka horeeyey. Qarnigii 19-Aad iyo kuwii ka horeeyey waxa dunida ka jiray guumaysi iyo Addoonsi midabyo kala duwan leh, dhaqankaasina qarnigan ...
Monday, September 7, 2020
-
TACSI; Ku Socota Qoyska Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Maxamed Cismaan Ismaaciil Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.
INAA LILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN
Dhamaan Dadka Halkan Hoose Magacyadoodu ku qoran Yihiin Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaa Qoyska Iyo Qaraabadii uu Ka baxay Marxuum Maxamed Axmed Ismaaciil Samatar oo Habeenkii xalay a...
Sunday, September 6, 2020
-
Kala Soocnaanta Shaqo Ee Hay’adaha , Wasaaradaha Iyo Goleyaasha Qaranku Waxa Ay Lagama Maarmaan U Tahay Dawladnimada!
Somaliland Dawladnimadeeda iyo dhismaha koboca qaranku Waxa uu da' tirsanayaa 29 sanadood, hadii uu qaybaha Qaranka badhkood dheeli ku yimaado waxa xagal daacaya Qaybihii kale ee qaranka oo ku mashquulaya in ay buuxiyaan Kaalint...
Tuesday, September 1, 2020
-
Faa’Iidada Caafimaad Ee Geedka Tiinku U Leeyahay Maqaarka!
Waxaa Hore Loo Ogaa in Dheecaanka geedka dacartu uu Daryeel caafimaad oo heersare ah u leeyahay maqaarka, dhibaatooyin badanna ka daweeyo. Waxa se hadda soo baxay geed kale oo faa’iido taas ka sii badan u leh ka hortagga coodhco...
Monday, August 31, 2020
-
Tacsi; Ku Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii U Ka Baxay Marxuum Axmed Aw Cali Xuseen (Aw dheeli) Oo Ku Geeriyooday Magaalada Qaahira.
INAA LILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN,
Dhamaan Dadkan Magacyadoodu Halkan hoos ku Qoran yihiin Waxay Tacsi Tiiraanyo leh Udirayaan Qoyskii Iyo qaraabadii Iyo Guud ahaan shacabka Reer Somaliland Ee Uu ka baxay Marxuum Axmed Aw...
Monday, August 31, 2020
-
Sida Qof Somali Ah Oo Aragti Ahaan, Siyaasad Ahaan Iyo Aqoon Ahaan Xor ah Lagu Helaa Way Adkaan Doontaa Qarnigan 21Aad!
"Geeska Africa iyo Somaliduba waxa uu noqday Gobol iyo umado la isku dhex haysto oo aan iyagu is haysan , isla markaana aan dhaadanayn in la isku dhex haysto "
Waa lagama maarmaan iyo wax aas-aas u ah nolosha marka ay ummadi ho...
Sunday, August 30, 2020
-
Waa Sumcad-xumo Ee Si Innaga Dhaha!W/Q:Suxufi Xuseen Cali Nuur.
Sannadkan lagu jiro ee 2020, haddii Illaahay idmo, wuxuu noqon doonaa mid taariikhda Jamhuuriyadda Somaliland gala, jiilasha dambe ee soo socdaana ay ku xusuustaan si u dhow sida ay u xusuustaan sannadaha 1960-kii iyo 1991-kii.
...
Thursday, August 27, 2020
-
Somaliland’s 2021 Legislative Elections: The Dangers Of Pandering To Clannish, Identity Politics!
The last Time Somaliland Held Legislative Elections Was In September 2005 since then two consecutive presidential Elections took place in Somaliland. For over a decade, Somaliland leadership's attitude toward the repeated delays o...
Tuesday, August 25, 2020
-
Aduunka, Geeska Africa, Jaamacada Carabta Iyo Somalida ba Waxa U Wanaagsan Somaliland Oo Loo Aqoonsado Qaran Madax banaan!
KOR KA XAADIS TAARIIKHDII HORE
Dawladnimo soomaaliyeed oo hindisaheegu yahay in ay Somaalida Bariga Africa ku nool oo dhami hal dal isku noqdaan waxa bilaabay oo hamuunteeda iyo jacaylkeegu iyo jibadeedu hayey dadka Jamhuuriyad...
Monday, August 24, 2020
-
“Luuqdu Tii Madaxweyne Biixi Ayay Ahayd Laxanka se Laabsaalax Baa Lahaa!”W/Q;Cabdinaasir A, Abraham.
Xalay Haddii Aan Maansada wax ka idhi caawana waxa aan lama huraan u Arkay in aan munaasabadda lafteeda wax ka idhaa. Siddeeddan qodob bal ila eeg haddii RABBI kuu samo-ogolaado.
▪Lacag Aan Toban kun ka yarayn ayaan ku ma...
Saturday, August 22, 2020
-
Waa Maxay Shaqadda Guddida Qaban-Qaabadu?Qalinkii; Kayse Amare.
Waxaan Xalay ka daawaday baraha bulsha muuqaal duuban oo La soo dhigay kaasi oo lagu sheegaayo in GUDIDII QABAN-QAABADA SHIRWEYNAHA XISBIGA KULMIYE ay soo saartay SHURUUDAHA ay ku imanayaan hogaanka xisbiga KULMIYE …. Sida Guddo...
Saturday, August 22, 2020
-
Erey Aan Ka Idhaahdo Xafladdii Bandhigga Maansada Baraarug! W/Q;Cabdinaasir Abraham.
"Guud Ahaan Maansada Abwaanku Goobta ka tiriyay waan u Riyaaqay, Haddii Laga tagi Waayo Erey baan Saluugay Kaas oo Ahaa;
1;In maansada BARAARUG oo dhalliil dusha uga tuuraysay idil ahaan hal-doorka bulshada taasi oo aqoon-yaha...
Saturday, August 22, 2020
-
Xuquuqaha Ugu Mudan Ee Muwaadiniinta Waxa Kamid Ah Xuquuqda Siyaasadeed!
“Xisbiyadu Iyaga Oo Siyaasadii Dalka Kooto In Loogu Xidho Raba Ayaa Ay Dhexdooduna Kooto Kale Sii Tahay Oo Aan Qofku Hankiisa ka Dhex Xaqiijin Karin”Siyaasi Dhimbiil.
Ilaa Hadda maxaa loo laayahay cid difaacda xuquuqda Siya...
Friday, August 21, 2020
-
Muuse Ma Boorbaa Mise Waa Dhiin?W/Q; Maxamed F. Qoti.
“Mid ka mid ahaa Kaadiriinta Xisbiga Mucaaridka ah ee WADANI ayaa ku dhawaaqay in aan lagula tartami karayn magaalada Burco ee Gobolka Togdheer, balse, halka lagu tartamayaa codkeedu uu yahay Degmada Gabilay, wakhtigii lagu jira...
Thursday, August 20, 2020
-
Aragtida Dr; Nafiisi Ee Heshiiska! Eray Tabintii:Axmed Cali Kaahin.
Wuxuu Ku soo koobay Afar Qodob oo Yuhuudu doonayaan dhinacooda kaliya.
Qodobka 1aad: Waxay doonayaan Shidaalka Khaliijka.
Waayo waxay isticmaalaan lana soo dagaan Shidaal badan oo meelo fog fog laga keeno taasi oo qiime ba...
Wednesday, August 19, 2020
-
“Dad Badan Ayaa Is Waydiiya Sababta Qofku Wuxu Diidanaa, Haddana Isla Isagii U Sameeyo?!Prof Cabdi Cali.
Su'aasha Jawaabteeda Waa Lagu hayaa kitaabka Psychologiga Mana aha cilmi cusub; sababtu waxa weeye qofka Bani'aadamka ah waxa ku abuuran wax ay culimada Cilmi Nafsigu u bixiyeen Narcissistic element oo macnaheedu yahay In qofku wa...
Monday, August 17, 2020
-
Sheeko Kale “Yuusuf”, “Yuusuf Laguma Yidhaa”!W/Q;Maxamed F, Qoti.
Nin Bare ka ahaan jiray dugsi lagu baran jiray Aqoonta Islaamka iyo afka Carabiga oo ku yaalay Dalka Jabuut.
Maalin maalmaha ka mid ah oo amintu ay ahayd goor barqo ah, Barahaas oo ku guda jiray hawl-maalmeedkiisii wax-dhig...
Saturday, August 15, 2020
-
“Ninka Yidhi Somaliland Go’itaan Xaq Uma Laha War Mooge Dheh-1!!W/Q;Axmed C. Sabayste.
Wuxu Abwaan CabdiQays: "OGOW SELELKA TAAHIYO SAKARAD LOLKABA SOWTKEENA SAMEEYO MID SAACAD WEEYE..."
Maalin dhoweyd ayaa waxan ka halacsaday mid ka mid ah bar kulanada bushada nin tabliiqi siyaasadeed ah oo koox madal ilyartu is...
Thursday, August 13, 2020
-
Aqoonyahan Mustafe A Habane Oo Shaaciyay Inuu U Tartami Doono Doorashada Aqalka Wakiilada JSL 2020
Hargeisa(WJN):-waxa isa soo taraya qaybaha bulshada ee hanka siyaasada leh oo maalinba maalinta ka dambaysa baraha bulshada ku soo bandhiga hankooda siyaadeeda.
tiraba inta la ogyahay waxa maalmihii ugu dambeeyay baraha bulshad...
Thursday, August 13, 2020
-
Wakhtiyaddii Dugsiga Sare Iyo Ciyaaraha + Fariinta Maanta Ee Dhalinyaradda! Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.
Sawirka Aad Halkan ka Aragtaan Waa Jamaal Cali Xuseen oo 17 Jir ah Dhigtana dugsiga sare ee Faarax Oomaar (Secondary School) ee ku yaalla magaaladda Hargeysa. Waa Sideetamaadkii. Magaaladda Hargeysa waxay ka soo Kabanaysey kacdoon...
Wednesday, August 12, 2020
-
Abiy Ahmed: Midho Guntiga Kuugu Jira Looma Daadiyo Midho Geed Saaran”
Ra’isal wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed wuxuu aamminsan yahay Soomaaliya oo xasillooni lagu soo dabaalo in dalkiisu dhaqaale ahaan ka faa’iidaysan karo iyo in muwaadiniintooda 100 milyan kor u dhaafay ay fursado shaqo ka heli...
Wednesday, August 12, 2020
-
Dhibaatooyinka Caafimaad Ee Maraq Digaagga.
Khubarada Caafimaadku waxa ay ka digaan inta badan dhibaatooyinka caafimaad ee ay leeyihiin walxaha farsamaysan Ee cuntooyinka lagu darsadaa waxaanan maanta qormadan caafimaadka ku eegi doonaa dhibaatooyinka caafimaad ee Maraq Dig...
Tuesday, August 11, 2020
-
Who Involved Corruption And Why? By: Khalid Ali.
Who Involved Corruption And Why?
(Poverty Causes Corruption And Corruption Causes Poverty)
Actually we live in world where corruption and misuse of power is relatively common, referring to standard survey data conducted by I...
Tuesday, August 11, 2020
-
“Waxa Aynu U Dhaxaynaa Shakhsiyadda Iyo Sumcadda!Prof Cabdi Cali.
Character VS reputation!
Dadku way kala wada duwan yihiin; qof baa abuurtiisu tahay in uu muuqashda iyo madaxnimada jecel yahay; mid kale wuxu jecelyahay tumashada iyo raaxaysiga xagga jinsiga, macnaha waxaynu u jeednaa xad-dha...
Monday, August 10, 2020
-
Dib U milicso Qudbadii Saylici Ee Wareejinta Warshada Laydhka Iyo Sidii Loo Kala Qaatay Saamiyada!
Xukuumadda SL oo Shirkadda Korontada Hargeysa 80% ka iibisay Ganacsato
Halkee buu ku danbeeyay saamigii 20% ee xukuumada kaga soo hagaaagay saamigii wakaalada korontada.
Bal su'aashaa keliya ...
Monday, August 10, 2020
-
“Cabqarigii Faqrigu Curdan-Dhadhiyey!!;Abwaan Weedhsame.
“Cabqarigii Faqrigu Curdan-Dhadhiyey!!;Abwaan Weedhsame.
ax⁵ + bx⁴ +cx³ +dx² +ex = 0
Sanadkii 1817-kii ayaa la dareemay awoodda maskaxeed ee Alla ku galladay, xilligaas oo uu dhiganeyey Dugsi “Cathedral School” a...
Sunday, August 9, 2020
-
Siyaasada Gobolka Geeska Africa; Somaliya Doorasho Qof Iyo Cod Ahi Ma Ka Dhici Kartaa?
Waa Su'aal Aad la Isku Weydiinayo Suurtagalnimada iyo Sida Loo Hirgalin karo ha yeeshee bal waxa aynu ku horeyn doonaa in aynu ogaano doorashada qofka iyo codka ah ta looga jeedaa xiligan nooca ay tahay.
Waxa Jirta doorasho muu...
Friday, August 7, 2020
-
Horumarka Dekeda Berbera: Dhismaha Dekeda Cusub, Tabobarada Shaqaalaha, Keenista Taagag Casriya,Dhisme Laba Dabaq Ah, Doonyo Casriya,Nalalka Bada Ee Habeenkii..
Taarikhda Somaliland, gaar ahaan Dekeda Magaalada Berbera waxa ka muuqda sadexdii sanadood ee u dambeeyey horumar baaxad leh oo dhinac walba ah. Guulahana waxa ku suntan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi i...
Friday, August 7, 2020
-
Key Projects Require Foreign Direct Investments (FDI)
Somaliland’s recent alliance with Taiwan has sparked a demand for optimizing Foreign Direct Investments (FDI). Emerging economies rely on FDI as an indispensable funding source for the essential building blocks to achieve tangib...
Wednesday, August 5, 2020
-
Sheekada Dhankeeda Kale!Qalinkii: Axmed Cali Kaahin.
Qalbiga Aadamigu Wuxuu isku labba rogaa si ka dhakhso badan Biyaha karaya taasina waaba ta magaciisu sito Qalbi is rogroge. Sidaa daraaddeed in qalbiga hanashadiisa iyo la socodkiisa inla joogteeyaa waa mid kamida guusha uu qofk...
Wednesday, August 5, 2020
-
Goobaha Taariikhiga Ah!W/Q;Mustafe Adam.
Taariikhadu keliya maaha in lagu garto dhacdooyinkii hore iyo dadkii hore. Taariikhu waa baadi-soocda bulsho, dhinaca dhaqanka, dhaqaalaha, siyaasadda iyo guud ahaan isbeddeladii noololeed ee ay bulshadaasi soo martay, si wax loog...
Wednesday, August 5, 2020
-
Tartanka Quwadaha Aduunka Ee Qaarada Africa, Iyo Ku Soo Ururka Marin Biyoodka Badda Cas!!
Waa Maxay Sababta ay dawladaha aduunku u danaynayaan Africa, Geeska Africa iyo marin biyoodka badda cas ?
Waa su'aal qofkasta oo la socda xaaladaha siyaasadeed ee Gobolka Geeska Africa iyo Guud ahaan siyaasada aduunkuba isweydi...
Monday, August 3, 2020
-
Shirkada Sompower Maxaa Daarey, Halkeyse Kala Soo Baxdey Awooda Muquuninta Shirkadaha Leydhka Ee Somaliland?
Waxaa kasoo Wareegay Muddo Toddobaad ah Kadib Markii, Qaar Kamid ah Saraakiisha iyo Hawlawadeenada Shirkada Korontada Somepower ay Weerar ku Qaadeen, Goob ay Xadhkaha Leydhka Marinayeen Qaar Kamid ah Shirkada Korontada TEC oo ah G...
Sunday, August 2, 2020
-
Dhalinyarada;Dhiig-bax Aan La Dhaadayn”W/Q;Mohamed Alja.
Markasta Oo Ay Ufada Doorashadu soo carafto waxa bata buuqa, borobagaandada iyo isbahdilka u dhexeeya reeraha dhexdooda, reer walba wuxuu iska dhigaa ka la dulmiyay ee xaqiisii ka maqan yahay ha u horreeyaan walaalahayga reer Boor...
Wednesday, July 29, 2020
-
Somaliland;Siyaasada Huursan,Saluuga Beelaha, Sawaxanka Doorasho Doonka, Sigib Tirnaan La’aanta Xukuumada Madaxweyne Biixi Iyo Saadaashaa La Filayo!
Somaliland Mudo Laba sano iyo Badh ah oo uu hogaanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland uu hayey Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Muuse Biixi cabdi iyo xaaladaha ay ku sugan tahay ayeynu wax ka soo qaadan doonaa iyo waliba...
Sunday, July 26, 2020
-
Toban Guuradii Ka Soo Wareegtay Xadhigii Siyaasiyiinta Ururka Qaran!
Waxay Taariikhdu ka marag kacaysaa,in siyaasiyiintii ku dhawaaqday urur siyaasadeedka Qaran ee lagu muransanaa sharciyadiisa in xabsiga loo taxaabay,maallin taariikhda ku beeggan 26.7.2007,saddexda Siyaasi ayaa xabsiga loo taxaaba...
Saturday, July 25, 2020
-
Wax Ka Baro Taariikhda Dimuqradiyadda Somaliland Bilowgii Iyo Burburkii Xisbigii Udub?
Waxaa Taariikhda ku xusan in Urur siyaasadeedkii u horeeyay ee Somaliland yeelato uu aasaasay Madaxwayne Maxamad X Ibraahin Cigaal Alle ha u naxariistee,isagoo si rasmmiya ugu dhawaaqay guddiga qaban qaabbada shirweynaha aasaaska ...
Friday, July 24, 2020
-
Miyaanaan Tolow Isku Taariikh Ahayn?W/Q;Maxamed-Ugaas.
Dadka Somaliland intiisa badani 1991kii Waxay isku raaceen la soo noqoshadii madaxbanaanida Somaliland. Walow ay jireen dad fara-ku-tirisa oo go'aankan ka soo horjeestay, kuwaa soo intooda badani markii midawga la ahaa, soo qabtay...
Wednesday, July 22, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|