ARTICLES
-
Haweeney Hal Million Oo Dollar Siineysa Ninki Guursada, balse waa inuu..
Sacuudiga(Wajaale News):-Haweeneey Maalqabeen ah oo u dhalatay wadanka sacuudi Carabiya ayaa Balan qaaday in Ninkii guursadaa ay siin doonto bilyan iyo Sadaxboqol iyo Sodon kun oo Doolar.
Majalada (SAYIDATII ) ee Sacuudiga ayaa...
Sunday, May 11, 2014
-
War Deg Deg Ah: Manchester City Oo Ku Guuleysatay Horyaalka Premier League Iyo Reds Oo Niyadjabtay Inkastoo Ay Badiyeen.
Hargaysa(Wajaale News):-Kooxda Manchester City ayaa ku guuleysatay koobkeedii labaad ee Premier League muddo seddex sanno gudaheed ka dib markii ay 2-0 ugu awood sheegteen kooxda West Ham United oo kulankii ugu danbeysay ee xilli ...
Sunday, May 11, 2014
-
Iskaashigu Waa Wadada Horumarka. W/Q: Farhan Mohamed Sultan Nur (Rakad).
Muhiimada ugu wayn ee iskaashigu wuxuu soo hoos gala qodobo muhiima oo ay United nationku 1995 kaga doodeen
Waxaan markasta u mahadnaqayaa ALLAH oo ii suuro galiyay inaan wax soo gudbiyo.
Waxaan kaloo aad u salaamayaa dhamaa...
Sunday, May 11, 2014
-
Gudoomiyaha Xusbiga Ucid Mudane Faysal Cali Waraabe Oo Si Cad U Bartelmaameedsaday Muuse Biixi Hadii Looga Hadho Musharaxnimada.
Gudoomiyaha Xusbiga Ucid Mudane Faysal Cali Waraabe Oo Si Cad U Bartelmaameedsaday Muuse Biixi Hadii Looga Hadho Musharaxnimada Inay Ka Guulaysan Karaan,Waxaanu Kaloo Cadeeyey Haddii Mudane
Axmed Siilaanyo Uu Tartamo Markan...
Sunday, May 11, 2014
-
Qudbadii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Dulmiga Haysta Askarta iyo Shaqaalaha Hoose ee reer Somaliland
Madaxweyne Waad Ku Faani Kartaa, Wasiirkii 2010 Mushaharkiisu ahaa ($800)Maanta Waa ($ 2,350). Laakiin Faan Kuu Noqonmayso Askarigii 2010 Mushaharkiisu Ahaa ($ 44)Maanta Waa ($ 106).Mushaharka, Askariga, Wasiirka, Xildhiba...
Sunday, May 11, 2014
-
Let us stop insulting our selves by calling one of us ‘Morgan’
HARGEISA(Wajaalenews);Matters which should be off-limits are no longer off limits in Somaliland these days.
Undesirable things come from all sides, from the opposition as well as from the government. Calling a Somaliland citize...
Sunday, May 11, 2014
-
Warka Faasiqa Iyo Dhibaatadiisa!!!! W/Q:Qoraalkii: M J Farah.
Qofka muslimka ah ee Ilahay rumeeyey waa inuu ogaadaa jidka uu hayaa ma kii Alleh(SWT) fareybaa mise wuu ka leeday jidkii toosnaa.
Ereyo ka miisaan culisi ma jiro Hadalka ALLEH (SWT) kana xaq iyo runimo badan, taasi waa xaqiiq ...
Saturday, May 10, 2014
-
Siilaanyo Iyo Xukuumadiisa : Dad U Eg Ajaanib Aan Dalka U Dhalan.
Wadaninimadu waa waxa uga qaalisan ee qofka muwaadinka ihi leeyahay ama ku suntanyahay,wuwaadinku waa ka dalkiisa iyo dadkiisa jecel ee u hora naftiisa iyo maalkiisaba hadii loo baahdo,muwaadinka waa ka xaraan in uu ku kaco khaayi...
Saturday, May 10, 2014
-
Waxaan Ku Hanbalyeynayaa Madaxweynaha Is Sharaxaada Marka Labaad Ee Uu Xaqa U Leeyahay
By Abdinaasir Maxamed Cabdi.
Waxa si qurux badan ku so dhamaday Shirwenihii kulmiye laguna doortay Gudoomiyaha xisbiga kulmiye Muse Biixi Cabdi , taaso uu ahaanayo Gudoomiyaha shanta sano ee so
Loolan badan oo taagna hadal badan oo jiray waxa so afmeeray...
Saturday, May 10, 2014
-
Nin iinloow, daa gujada! Qalinkii faysal cumar madar (faysal Qumuj
HARGEISA(Wajaalenews);Salliga nabiga iyo suuradaha quraankaan ku furayaa, waxaan ugu holaday qalinka qormadan, in aan raygayga ka dhiibto dhawaaqii kazoo yeedhay wasiirka warfaafinta Somaliland oo meelo badan ka hadalay. Aan ku ho...
Friday, May 9, 2014
-
Shaxdii KULMIYE Ciyaaray Waxay Ku Dhamaatay Siilaanyo oo Taagan Marti Dharagtay Haday Kii Lahaa Maaalka Kula Doodo Midh Subxaanaliyo Sow Waxaan meesha Qaban Maaha (Kanaan Degay)iyo Muuse Biixi Oo Ku jawaabay
Ninbaa arkay laba wadaad oo aad isku dhunkanaya markaasuu yidhi sidaa iskumay dhunkadeene lexojeclaan dhex marin,hadaba marka laga hadlayo arinta xisbiga KULMIYE siilaanyo iyo Muuse Biixi midba dhinac ayuu ka taaganh yahay.
Sii...
Friday, May 9, 2014
-
Xuska Maalinta Qaran Ee 18May Si Heer Qaran Ah Waxaa Looga Xusi Doonaa Xarunta Gobolka Cayn Ee Buuhoodle
BURCO(WAJAALENEWS);Xuska Maalinta Qaran Ee 18May Si Heer Qaran Ah Waxaa Looga Xusi Doonaa Xarunta Gobolka Cayn Ee Buuhoodle
Wararka Naga Soo Gaadhay Magaalda Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn oo uu Ku Sugan yahay Wasi...
Thursday, May 8, 2014
-
Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa, oo ah Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada ahna Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani ayaa sheeko baraley ku tilmaamay Khudbadii
Hargeysa(Wajaalenews)-Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa, oo ah Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada ahna Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani ayaa sheeko baraley ku tilmaamay Khudbadii Madexweynaha Somaliland Ax...
Thursday, May 8, 2014
-
Ahmiyada iyo Qiimaha Akhrisku u leeyahay bani aadamka
Waxaan Qalinka Warqadda U Duldhigay Si Aan Kalmada Kooban Uga Qoro Ahmiyada Iyo Qiimaha Akhriska Aniga Oo Kala Dooranaya Kalmadaha Waxaan Isku Dayay Inaan Si Kooban Uga Hadlo, Markaan Arkay Inaanu Hal Maqaal Koobayn Faaidada Akhri...
Tuesday, May 6, 2014
-
Maxaa kala Haysta roobka iyo Qashinka buux Dhaafiyay Caasimada????
Tan iyo markii ay curteen xili roobaadku ama wakhtiga gugu ayaa caasimada somaliland ee hargaysa u muuqataa lagana dareemi karaa mid qashin badani buux dhaafiyay oo meel walba ay fadhiyaan biyo wasakhaysani marka loo eego biyaah...
Monday, May 5, 2014
-
Waxgaradka Reer Saaxil Oo Taageeray Xilka Loo Igmaday Gudoomiyihii Hore Ee Gobolka Saaxil.
Hargaysa(barbera) Qaar Ka Mid ah Aqoonyahanada Deegaamada Gobolka Saaxil Ayaa Maanta Waxaa Ay Ka HAdleen Isku Shaandhayntii uu Madaxweyne Silanyo Ku Sameeyey Habeenkii Xalay Golahiisa Xukuumada Isla Markaana uu Xil Ka Qaadista I...
Sunday, May 4, 2014
-
XUKUNADA DILKA AH IYO FULIN LA’AANTOODA
Marka hore waxan salaamayaa dhamaan warbaahinta madaxa banaan ee ka hawl gasha Somaliland, intaas ka ka dib waxaan wax yar oo kooban ka odhanayaa maxkamadahan Somaliland ee marwalba xukumaya xukunada dilka ah ee aan hadana fulayn....
Sunday, May 4, 2014
-
Ururka Samafalka Ah Ee Dal-dawan Oo Tabarucaad Adeeg Caafimaad Ah U Fidiyey 200-qof Oo Ku Dhaqan Dagmada Go’da-Weyn
HARGEISA(WAJAALENEWS);Ururka Samafalka ah ee Dal-Dawan oo ka shaqeeya arimaha Bulshada ayaa barnaamij Taburacaad adeeg Caafimaad ah u fidiyey 200 oo qof oo ku nool dagmada Go’da weyn ee Ka tirsan Gobalka Saaxil.
Ururkan Samaf...
Saturday, May 3, 2014
-
Wasiir cukuse oo lagu oryey madal uu hadal ka jeediyey+af-laagadooyin uu kula dul-kufay siyaasiyiin uu ka mid yahay cabdi raxmaan cabdi qaadir.
Hargeisa()wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland cabdilaahi maxamed Daahir cukuse ayaa manta uu ad-keysan waayey dhaliilo tiro badan,oo ay siyaasiyiinta mu-caaridka ahii jeediyey xukuumada uu ka tir-san yahay.
Wasiirka warf...
Saturday, May 3, 2014
-
Wasiirka Warfaafintu Muxuu Ku Haystaa Baashe iyo Wasiirka Macdanta Waakan Saaxiibkii Gaboobe Bisha Dhan Kusoo Dirayee
Muran kama taagna in Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi
Maxamed Daahir(Cakuse), uu si adag u maagsan yahey Wasiirka Macdanta
Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale, iyo Wiilka Madexweynaha Somlailand uu
sodoga u yahey, Mujaahi...
Friday, May 2, 2014
-
Dhayalsiga Warancade Ee Dhacdada Wajaale+Dheel-Dheelka C/Laahi Black+Dhoola Ka Qosolka Samaale Iyo Go,aan Qaadashada Beesha
ugu horeyn waxan tacsi u dirayaa eheladii uu ka baxay allaha u naxariistee marxuun c/naasir oo ka mid ahaa macallimiinta Dugsiga hoose ee MUJ Mahdi cali,oo maanta rasaas lala beegsaday isla goobtaasna ku geeriyoodey,wax wax lala y...
Friday, May 2, 2014
-
Somaliland Iyo Saxaafada Maxaa Kala Haysta?By: Mohamed Hamud Ali
su.aalahaas hadaan isku dayo jawaabahooda, wuu jira sharic qabanaya saxaafada laakiin horjoogayaasha saxaafadu ma ogala in sharcigu qabtoMarka hore waxaan salaamayaa dhamaan warbaahinta madaxa banaan ee ka hawl gasha Somaliland no...
Thursday, May 1, 2014
-
Intaan Dugsanayn Yiqiin, Rabbow dumi Waa Hungee.Qalinkii;Ahmed Adam Cali (Haybe)
Intaan Dugsanayn Yiqiin, Rabbow dumi Waa Hungee.
Suuqa Maydka Lagu Kala Iibsado.
Ahmed Adam Cali (Haybe)
Marka la kala fogeeyo damiirka iyo akhlaaqda, caqliguna aanu shaqayn, xikmadduna tahay wax baaba’y, diinta iyo no...
Thursday, May 1, 2014
-
DHAQAN XUMADU WAA HOOYADA BURBURKA
Waxaa ilahay kitaabkiisa inoogu sheegay inaan noqono umad wanaga is farta xumaantana iska reeba waana siraha muhiimka ah ee umada fahamta ee sidaa ku dhaqantaa ay badhaadhe iyo barwaaqo helayaan ilahaya ugu naxariisanayaa.
ha...
Thursday, May 1, 2014
-
Maxaynu Ku Maamuusnaa Madaxweyne Cigaal? Mustafe M. Khayre
3d may 2002 12 sanno ka hor, waxay warbaahinta adduunka iyo ta dalkeenuba si lama-filaan ah u weriyeen dhimashada Madaxweynihii labaad ee Somaliland, Alle ha u naxariisto’e, Maxamed X. Ibraahim Cigaal. Waxaynu xusuusan karnaa in...
Thursday, May 1, 2014
-
Weyneynta Munaasabadda 21 Oktoobar Ma Digashaa? Qalinkii: Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd
Colaaddii dheerayd iyo iyo burburkii weynaa ee soomaali ku dhacay ka dib, is ku dhimashadii iyo ka la dhimashadii ka dib, maanta kolkii arrimuhu yara xasileen waxaa la rajayn karaa in la isu soo dhowaado, oo xitaa haddii aan dhula...
Wednesday, April 30, 2014
-
HAMBALYO MEHER WACAN Naasir Yuusuf Daahir iyo Marwadiisa Hoodo Siciid Shukri
HAMBALYO MEHER WACA
30/04/2014
1. Wasiirka Madaxtooyada JSL Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan
2. Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Md. Maxamed Muuse Abees
3. Wasiiru-dawlaha Nabadaynta iyo Horumarinta ...
Wednesday, April 30, 2014
-
Muuse Biixi waa nin aad u geesi ah oo dadkiisa iyo dalkiisa u huray naftiisa isaga iyo rag kale
Waxaan salaamayabahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah , waxaana salaamaya muwadiniinta Somaliland. Muuse Biixi waa nin aad u geesi ah oo dadkiisa iyo dalkiisa u huray naftiisa isaga iyo rag kale oo fara badan,...
Tuesday, April 29, 2014
-
18ka May kaalay oo nala tuways! by fardawsa maax
Xaqiiqdii waa maalin mudan qiimaheeda, waa maalin ummadi isku sara taagtay in ay yeelato jiritaan u gaar ah oo ay kaga go’day soomaali inteeda kale. Waa maalin lagu kalifay in ay ummadda reer Somaliland sidaa yeesho kadib markii...
Tuesday, April 29, 2014
-
Maxamed Biixi Ma Usii Adkaysan Karaa Doc-Ka-Wareerarka Ay Madaxtooyadu Ku Hayso Xidhiidhadii Dibada Ee Dalka
Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo mudadii uu xilkan u magacawnaa gaadhayso sanad ah ayaa waxay dad badan oo ah kuwa indha-indheeya arimaha siyaasada dibadu ay hada qabaan inuu yahay nin soo lug go’ay maa...
Monday, April 28, 2014
-
” Xuskeeda dambi mooyee, miyaan darajo laga korodhsan karin?”. W/Q: Dr.Mohamed-Culimo,
18 MAY: Maalin U Baahan In Laga Xoreeyo Dadka Sida Khaldan U Xusa
“ Xuskeeda dambi mooyee, miyaan darajo laga korodhsan karin?”.
Dr.Mohamed-Culimo, mculimo@yahoo.com.
18 may oo ah maalinta qaranimadda somaliland waa maa...
Sunday, April 27, 2014
-
Rukunnada Dublammaasiyadda!!!! W/Q: Garyaqaan Cabdale Dahir Adan
HARGEISA(Wajaalenews);Bulsho wada dhisatay qaran, waxa hubaal ah in ay u baahan tahay cid si dhaba ugu istaagta dhawrida danaha ay leeyihiin, kana celisa cid kasta oo u soo holata in ay danahaas dhaawacdo ama meeshaba ka saarto, w...
Sunday, April 27, 2014
-
Citiraafkii Sheffield Iyo Cibaaradii Ka Dambaysay
Magaalada Sheffield ayaa asal ahaan qayb libaax ka qaadatay horumarka iyo dhaqaalaha dalka Ingiriiska. Waxay caan ku ahaan jirtay khayraadka dabiiciga ah ee birta, waxaana marmar loogu yeedhaa (Steel City). Inkasta oo ay w...
Sunday, April 27, 2014
-
Dhamaan reer xirsi qayre waxay tacsi u dirayaan Caasha baxsane oo hooyadeed ku geeriyootay magaalada gabiley marxuumad DHOOL CISMAAN
Dhamaan dadka hoos ku qorani waxay tacsi tiiranyo leh udirayaan ilma baxsane oo hoyadood ku geeriyootay magaalada gabiley marxuumad
Aabo jaamac xirsi qayre iyo hooyo mako muuse ibraahim
Cabdi jamac xirsi iyo xaasaskiisa iyo ...
Thursday, April 24, 2014
-
DHAMAAN WAXAA DADWAYNAHA REER SOMLILAND LA OGAYSIINAYAA IN HABEEN DANBE LADHIGI DOONO SIYAARADII SH, XUSEEN XASAN (SH,XUSEEN NUURIYE) LAGUNA QABAN DOONO LAFTA BOQOR
GABILEY(WAJAALENEWS);Dhamaan dadwayanaha ree Somaliland waxaa la ogaysiinayaa inla qaban doono habeen danbe oo bishu tahay 25/04/2014 siyaaradii sheikh xuseen xasan good(sh,xuseen nuuriye) iyadoo lagu qabto meelo badan oo kamida d...
Thursday, April 24, 2014
-
Taarikhda ma guurtada ahi way xusi doonta wasiir ka duulista iyo hawada somaliland maxamuud xaashi. (Taarikhdu wax-waxbay qortaa dadkuna wuu higsada)
Waxaa markhaati ma doon ah oo aan maanta la deedi karin,inay taarikhdu tahay shay soconaya kalna saara aadamaha kiisa xun iyo kiisa wanaagsan, kiisa waxqabtay iyo ka aan wax-ba qabene dulinka dadka ku-dul nool-ba aduunka.waxaana m...
Thursday, April 24, 2014
-
Xayiraadda HAATUF Iyo HUBAAAL Waa Fariin Ku Socota Warbaahinta Kale Ee Madaxa-Banaan Oo La Odhan Karo(Si Xunbuu Kacaankani U Galay Sacad Ragiisii Seeftii Abgaal Bay Dul Taal Saawrita Ahayd….
Xayiraadda HAATUF Iyo HUBAAAL Waa Fariin Ku Socota Warbaahinta Kale Ee Madaxa-Banaan Oo La Odhan Karo(Si Xunbuu Kacaankani U Galay Sacad Ragiisii Seeftii Abgaal Bay Dul Taal Saawrita Ahayd Annaga Iyo Saleebaanadii Way Na Sidataa...
Thursday, April 24, 2014
-
Ina Xaashi Kala Daadi, Duli-nimona May’seegin Dayaxiina Wuu Dhacay! Qalinkii Calimahdi Jibriil Xasan Shiikh
HARGEISA(Wajaalenews);Somaliland waa dal ku dhisan isku duubni iyo deegaano kala duwan oo isku tashaday waa dal yar oo doorta madaxweyne, kaas oo deegaanada iyo gobolada kala duwan ee dalka ka soo xusha xubno wasiiro ah oo uu ku...
Wednesday, April 23, 2014
-
Quruxdeeda ku qaddo!!!!!! w/q: ismail c.qadir ismail “maslax”
Maalintii aan kaa keenay miyiga waxa kaliya ee aan kuusoo kexeeyay waxa ay ahayd inaad wax barato. Kaaga maan keenin miyigii dhibta badnaa inaad kolba laydha sidii baal u raaacdo. Malcaamadii aan ku geeyay adiga oo aan ka sal ...
Tuesday, April 22, 2014
-
Madaxda Gobolka Gabiley Iyo Xildhibaanada Baarlamaanka Gobolku Ma Oga Ayax Biqilka Jaray
HARGEISA WAJAALENEWS ;Waanu joogaa ilaa lix bilood-ba, sidaasi awgeed ayaxu waa mucjiso dalalka caalamka ku wareega oo raxmaanku diray
Wali lama hayo golaha xukuumadda iyo wasaarada beeraha iyo hay’addaha masiibooyinka dabiicig...
Tuesday, April 22, 2014
« Previous Page — Next Page »
|
|