Akadamiga Suugaanta Oo Xogo Dheeraad Ah Ka Ka Helay Xaaladda KULMIYE:
Macangagnimda Siilaanyo, Maansamida Xirsi, Meehannawga Guddiga iyo Guusha Mujaahid Muuse ee berri ! Warar lagu kalsoon yahay oo laga helayo Qasriga Madaxtooyada Somaliland ayaa xusaya in Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud uu si wey...
Dhacdadii Faransiiska Gilgishay.
muddo kooban kadib ayaa meesha waxa ka dhacay oo soo muuqday sawir aanu filanayn
Maalin maalmaha ka mid ah anigoo dhex mushaaxaya Aalada internetka ee ay maanta uumiyuhu wax isku waydaarsadaan,ayaan isha la helay sheeko ...
Thursday, May 29, 2014
Qalooca Cirro Iyo Waddani W/Q Khadar Ibrahim
Gudoomiye cirro wuxuu ku maqna safer dheer oo runti aha mid nabaro fara badan soo gaadhayn, khaastan aqoonsigii sheefiled
Waxaan salaamayabahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah , waxaana salaamayamuwa...
Muj Musa, Now you see it, now you hear it;Ibrahim M Mead
Kulmiy is a crime scene to day, it was a crime scene yesterday and it will remain a crime scene for ever! Kulmiye is the domain of betrayal of trust.
I told you, but you did not listen, I showed you, but you looked the other wa...
Yaa Hogaamin Kara Somaliland?Qalinkii Garyaqaan Cabdale Dahir Adan
HARGEISA(WAJAALENEWS);Waa weydiin in badan oo bulshadeena ka mid ah ka dhex guuxaysa, se lagu kala gadisan yahay iyada oo cid kastaaba ay ka eegayso dhanka ay u badinayso in ay noqon karto, waxan ugu badan in lagu eego muraayada q...
Maamul xumada wakaalada biyaha iyo biyo la aanta haysa hargaysa
HARGEISA(WAJAALENEWS) Sida lawada ogyahay ilaaahada bushada ku dhaqan caasmiada hargaysa mahayso jaaab sugan oo ku sahabsan biyo la,aanta haysata hargaysa. Runtii waa su,aal iswaydiinleh sababta ay caasimada hargaysi u b...
Monday, May 19, 2014
What does May-18-1991 stands for and what does it mean to you?
May 18- is a Remembrance Day as it should be however, it means different things to different people:
It is supposed to be the day of reflection and remembrance and commemoration of those who made this day different than the other...
Ha Layga Daayo Dilmada!W/Q:Mukhtaar Cabdi Sheekh
Wuxuu ka ooyayaa beerka, hiq..hiq..hiq, annoo arkaaya wuxuu isku dayaaya inuu iga qariyo oo wajigiisa hoos buu u dhigaaya. Soo dhaweyn ayaan u sammeeyay oo gacantayda intaan ku soo qabtay ayaan ku idhi ii kaalay bal huuno, walaal,...
18 ka May 1991, Qoraalkii: M J Farah.
Waxay ahay Maalin Sabti ah taariikhduna waxay ahayd 18 may 1991 Markii dhamaan wax garadkii Somaliland ay wada jir u saxexeen in laga bilaabo maalintaasi
aaney waxba ka jirin Midow la moodkii Somaliland iyo somaliya.
Arintaa...
Somaliland oo laga Dareemayo Dhaqdhaqaaqa Xuska 18may FAALO
HARGEISA(WAJAALENEWS); waxa guud ahaan dalka Somaliland ka socda dhaqdhaqaaq lugu dabaal dagayo xuska sanad guuradii 23aad ee ka soo wareegtay markii soomaaliland xornimada kala soo noqotay somaliya dadweynaha ku dhaqan caasim...
lmo Mataano ah oo iyagoo isa salaamaya ku dhashay Mareykanka
Haweeney u dhalatay dalka Maraykanka ayaa isbitaal ku yaal gobolka Ohio ee dalka Maraykanka ku dhashay mataano gacmaha is haysta.
Warbaahinta Maraykanka oo sheekadaan si gaar ah u hadal haya ayaa sheegaya in ilmaha yar yare e m...