BIYO AF-KAAGAA LAGAGA DHERGAA…By Aamina Sulaymaan.
Umadaha Ilaahay dhulkiisa balaadhan ku abuuray qaarba wax ayay ka dhaxleen dadkii ay ka soo tafiirmeen, ha loo kala nasiib badnaado xadaarada iyo horumarka eh. Soomaalidu laba shay ayay dhaxal u heleen, siday aniga ila tahay aqo...
OGAYSIIS DHAMAAN QURBE-JOOGA SOMALILAND EE DAGAN DALKA UK
LONDON (Wajaalenews) ;Ururka samafalka mujaahidiinta SNM ee fadhigiisu yahay magaalada london waxuu dhamaan qurbe jooga reer somaliland ee ku nool dalka uk ugu baaqayaan inay kala soo qayb galaan xaflad balaadhan oo lagu taakulayn...
Wednesday, June 4, 2014
To all stakeholders of the peace and stability of Somaliland
Somaliland Watch Group
Ottawa, Canada
P/N 00016/014
Date: May 30, 2014
Subject: To all stakeholders of the peace and stability of Somaliland
Authentic Cultural elders
Madasha Wadatashiga
Free Parliame...
Wednesday, June 4, 2014
Madaxwayne siiraanyo jidkii Mandela iyo mugaabi keebuu qaadan doona?
“Side xeegana xeego ku noqotaa ilkana u nabad galaan”
Mudane m/wayne waxaad iga gudoontaa talo bixintan badbaado qaran oo tusaalayn iyo taageero xambaarsan ahna waajib qaranka iga saran in aan ka hadlo xaalada taagan iyo ...
Siyaasada iyo Bulshada (Politics and Society).
Hadii siyaasigu la hayn aragti siyaasadeed iyo aqoon ,iyo karti daacadnimo ku dheehan tahay
Hadii aad in badan raadraacdo ama akhrisid qoraalada culuunta siyaasada ee qorayaal badani qoreen ama aqoonyahanadii hore ee philosophy...
Friday, May 30, 2014
Haddii aad ogaan lahayd faa’idada Akhriska!
Ololaha intan le'eg waxa keenay kadib markii bulshada Faransiiska boqolkiiba konton ka jeesteen akhriska! Hadda waa boqolkiiba konton
Cilmi-baadhis lagu sameeyay dalka Faransiiska sannadkii 2003 ayaa shaaca ka qaadday in bulshada...
Friday, May 30, 2014
Siiraanyaw Haddii Aad Sidan Tahay Maxaad Siyaad Barre Ula Dagaalamaysay.
Waxaynu ogsoonahay sababihii ugu waawaynaa ee loo unkay dhaqdhaqaaqan inay ahayd dulmigii faraha badnaa
Waxaa hore loo yiidhi taariikhdu iyadaa dib isku soo celisa. Waana muraayad la iska daawado oo qofku ku qiimeeyo khaladaadk...