Musuq-maasuq hadheeyay waaxda garsoorka.Q.11.
Qormadii tan ka horaysay waxa aan ku iftiimi-yay waaxda garsoorka,Fulinta(w.cadaalada) iyo guddida cadaaladu inay isku milmayn
Akhristaayasha qadarinta iga mudan waxa aan ku hambalyay-nayaa bisha barakaysan ee Ramadaan.Waxa all...
Tuesday, July 1, 2014
Waano Iyo Wax Sheeg Ramadaan.
Waxa aan salaamayaa umadda Islaamka meel ay joogaan ba Ramadaan mubaarak sannad walba
29 / 6 / 14
Waxa aan salaama-yaa warbaahinta
Madaxa bannaan
Waxa aan salaamayaa umadda
Islaamka meel ay jo...
Tuesday, July 1, 2014
Dhalinyaradu door inta leeg bay ka qadan karan dhismaha qarankooda?
Iyado intaaso dhan aan soo sheegay ,haddaba side bay waxaa u badali karaan , kow waa inaya badalan habkaya u noolyihiin
Waa su'aal is waydiin leh , dhalinyardu inaay waxaa ka badali karan , waxyaabo badan kuna soo kordhin kar...
Xornimo Aamus Lagu Waa:Qallinka:C/naasir Guray Meecaad .
Maalintii jamhuuriyadda jabuuti gobonnimadeeda hanatay dalkii soomaaliya dad iyo dowladba waxay u ahayd maalin weyn oo taariikhda gashay.
Halgankii Gobannimo-doonka J abuuti iyo Kaalintii Halabuurka.
Marxaladdii saddexaad ...
Monday, June 30, 2014
Maxaynu Askar U Noqonweynay !? Cumar Seerbiya.
Dhinac waa ka sixitaan dhanka waa ka madadaalin baal kalena waa ka xog waramid wax loo soo joogay oo waqtigan ku haboon in wax laga sheego
Sideedaba marka laga sheekaynayo arrin aad waaqica deegaankaaga ka jirta a...
Sheeko Xigmadaysan: Ma ila socotaa? Q3aad.
Sidii ayay saddexdoodiba subax kaga socdaaleen Benderkii ay degenaayeen, kaddibna markii muddo laba maalmood ah lugaynayeen
Akhristeyaal waa qayb kale oo ka mid ah Sheekada Ciwaankeedu ahaa MA ILA SOCOTAA.
Waxaana sheekadda ...
Sunday, June 29, 2014
Taxanaha dardaaran xigtada (Qeybta 1aad)Axmed C/samad alwaqaar@hotmail.com.
Arrimaha aan ilmahayga gaarka ah kala hadlayo waa arrimo ay la wadaagan ilmahayga guud; si qoraalku u noqdo mid laga wada faa'iidaysto. Waa qormooyin taxane ah oo aan kula hadli doono qaybo ka mid ah bulshada Sooaaliyeed oo xiriir...
Sunday, June 29, 2014
On the occasion of June 26, 1960, warning to the leadership is in order
Instead of learning from the terrible things that we did or happened to us and do better in the future, Somaliland leaders double it down and took the wrong experience as their way! They practice it; perfect it, and most of the ti...
Saturday, June 28, 2014
Fadliga Bisha Ramadaan.
Illaahay ayaa mahadleh, Illaahay koriyay ee u wanaag falay ee abuuray biyaha iyo ciida, illaaha shay kasta abuuray ee indhihiisa aanay ka qarsoonayn Qunaajada yar ee habeenkii gudaysa ee cilmigiisa ku koobay Samada iyo Arlada “W...
Maxaa aynu Askari u Noqon Waynay W/Q Khadar Nuux Yoonis
Waa shaqo aan xadlahayn oo had iyo jeer waa la socdaa lama nasto,waxa laga shaqeeyaa hadal,aadbaan hadalka u aqaanaa oo waan is daba dhigaa oo xidhiidhiyaa,oo duryamaa,walina ma baran.
Waa shaqo bilaa xuduud ah cidwaliba way ...
Subeer awalow Muse waa kaa by Abdi Mustafe
HARGEISA(Wajaalenews) ;Muse Biixi sidan kuma fayooba oo waxaad moodaa in la sirxay sabab too ah wax yaaba aan looga fadhiyin ayuu ku kacay oo ah in uu keligii ka tashaday aaya hiisa oo uu Subeer Awal oo dhir-baaxada quudheed ee ku...
Sunday, June 22, 2014
Qoyskeygu waa Danyar ;Qalinkii Nimco Baashe Cabdi
HARGEISA(Wajaalenews) ;Wax walba way dhacaan wax ceeba iyo wax aan ahayna wey jiraan saboolnimo iyo duruftuu haday ku hadheysay maruun yaad ka bixin hadaad u samirto oo aad ku dadaasho sidii aad uga gudbi lahayd xaaladaha ca...
CAQABADAHA HAL-ABUURNIMADA
Akhriste weligaa ma is tidhi awooddii alle ku siiyay ma aad isticmaalin?
Ma u malaysay in aad waxbadan soo kordhin kari lahayd?
Hal-abuur nimada qof uu leeyahay waxa in badan saameyn togan iyo mid tabanba ku yeesha degaanka ...
GEGAA LAGU DHEELAYAA ,SHACBIGU KA GAR-SOORE YAHAY”
Duruufaha adagi dadka ayay kala saaraan. Waxay dibada soo dhigaan shaqsiyada dhabta ah ee qofka. Khilaafaadka iyo muranadda siyaasiga ahi waa imtixaan laga qaadayo siyaasiyiinta. Sida ay u dhaqmaan, u hadlaan, u damqadaan ama u is...
What were the two cousins, Siilanyo and Suleiman up to?
Together Somaliland confronted the strongest army in east Africa
Together we suffered and then survived
Together we defeated the genocidal regime of Siyad Barre
Together we triumphed and achieved success
Together we re...