SOMALILAND: Milicsi taariikheed iyo faylasha la hilmaamay
Taariikhda Somaliland:
Faaiidada uu qofku ka helo waayo-aragnimada mudadii uu soo jiray, mid u dhiganta ayay umaduhuna ka helaan cibrooyinka taariikhdii soo martay. Bal aynu yara dabagalno doodihii ugu horreeyay ee Go...
Xil Gudasho La’aanti Shalay Iyo Hufnaanta Maanta Halkay Iska Qabtaan!.
Bulshadu waxay ka amakaag san tahay Digreetooyinka is burinaaya ee kasoo baxaaya madaxtooyada, waa xil ka qaadis hadana magacaabis, dhaliil xilgudasho la’aaneed, hadna boogaadin xil magacaabiseed, qof qudha laba jeer marna xilka...
Lagdankii Lammaanayaasha!W/Q Abdi-aziz M. Shidane.
waxaa dhaqan iyo diin ahaan qoran soona arooray in ninku xaaskiisa qoryaha dabka lagu shito u soo guri jiray, dharkana u dhaqi jiray
Nolasha lammaanuhu, waa nolal ku dhisan wax wada qabsi iyo is faham, iskaashi iyo is garabsiin...
= Timirtii horreba Dab loowaa…… Garyaqaan Ahmed Nour Guruje.
Waxa kale oo degmooyinkani wiiqeen , is dhax-galki bulshadda , iyo wax wada lahaanshihii , iyaddoo Degmo waliba ku suntan tahayh ,
Ayaamahan waxaa Soo baxayay , Khilaafyo ku saabsan , Xadka , Degmooyinka Hargaysa Salaxley , Har...
Sunday, July 6, 2014
Magaaladii Berbera Oo Halis Ugu Jirta In looga Qaro Biyo La’aan.
Xildhibaanada golaha degaanka degmada berbera ee u xil saaran arimaha bulshada maxaa ay iyaguna ka yidhaahen biyo
Berbera magaalada berbera iyadoo soo martay marlaxado badan oo kala duwan hadan wali may gaadhin halka ay maanta...
Saturday, July 5, 2014
Maayir Gabey Xilkiisii !!! W/Q:Badri Koosaar.
tan iyo intii uu maayarnimada uu la wareegay c/raxmaan maxamuud caydiid waxa gabi ahaanba istaagay adeegii ay bulshada u haysay dawlada hoose ee hargaysa .
waxaana hadii aad socod ku marto meelo badan oo magaalada hargaysa ah a...
WAR QAD FURAN OO KU SOCOTA MADAXWAYNAHA SOMALILAND
Ku:Madaxwaynaha jamhuriyada Somaliland ahmed mahamed siilaanyo
Ka:Liibaan mahamed cismaan.
Asalamu calaykum marka hore salan ka bacdi anigoo ku hadlaya afka dhalinyarada iyo khaasatanba,waxa madaxwayne in badan soo wada galn...
Thursday, July 3, 2014
Maxaa Aynu Askari u Noqon Waynay WQ Xuseen Aadan Yuusuf(Kurdi)
Mowduucaagu waxa uu ku saabsan yahay dadka sida xad dhaafka ah ugu soo qulqulaya mihnadda saxaafadda, kana shaqo gelaya iyagoo aan u lahayn sadexdan arimood
Hibo eebbe
aqoon dheeraad ah
waayo aragnimo
Aragtidayda waa a...
Wednesday, July 2, 2014
Isbedelka Umaddu Higsanayso Qaybti 1 By Mukhtar Cilmi.
U diyaar garoba inad badashan noolasheena oo doorataan xisbi siyaasadd cad leh oo somaliland qadiyaddeeda u dagaalamaya
Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato.
Waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabak...
Wednesday, July 2, 2014
Hargaysa, ”Hogaamiye” Ma Dhasho! Waayo?, W/Q:Cali Cumar Xasan.
Ma lihi oo hadalkaygu ma daarana Gobolka Marood-jeex (Hargaysa) Siyaasi kama dhalan, xaasha! Siyaasiyiin dad lagu sheegaa waa ay buuxaan daafaha Hargaysa
Tan iyo intii la aasaasay ee la degay magaalada Hargaysa oo haatan lagu...
Wednesday, July 2, 2014
Xil-suge waa maxay Morgan na xil kuu hayaa muxuu yahay by Abdi Mustafe.
Wiilka dalka xukuma ee Silaanyo Sodoga u yahay horta anigu garan maayo halkuu ku noolaan marka dowladani dhacdo
Xukuumadan Silaanyo mid ka kharibani ina may soo marin. Nin wal oo xil laga qaaday ba waxa laga baqay in uu xis...
How can we improve our education system?.
“Our problems are man-made; therefore, they can be solved by man”
J.F. Kennedy “Our problems cannot be solved on the same level of thinking that created them”Albert Einstein
Great education systems focus on improv...