Hambalyo Dhalasho Wacan
Waxaa hambalyo dhalasho diraya dhamaanba qayska reer cal iAxmed Qawdhan
nimcaaan cali Axmed xamse cali Axmed idiris cali Axmed hibo cali Axmed fadxa cali Axmed dhamaanba dadkaasi waxay habalyo dhalasho u dirayaan khaalid cali Axm...
Qaswade Noqo Ha Lagu Qiimeeyee.
Carabtu Soomaali ku sallidday, illaa laga soo gaaro kuwa hadda daarta madaxtooyda fadhiya. Intaa aan soo xusay mid aan Soomaali dhimaal iyo u horseedin dhagxuma ma jiro, haddana, waa taayoo Soomaali laga fujin la'yahay
Dhaqamma...
Friday, July 25, 2014
Maxaynu askar u noqon wayney ? Qalinkii; MUSTAFE AHMED ABDILAAHI
Aaraar
Waxa mawduucan isoo galiyey markaan arkey inuu yahay xaqiiqo jirta oo aan indhaha laga qarsan kareyn , oo hadii aan la daba qabateyn noqon kara aafo qaran . waxanan cadeynayaa inaanan ahayn Saxafi ee ahay dadka sida dhow...
Mashariicadda Xanaanaynta Xoolaha ee Qol-Caday iyo Aroori.
Ka faaiidaystayaasha labaad ee mashruuca: Waa dadka jaarka la ah Qoolcaday iyo Aroori iyo deegaamada hareeraheeda ah hadday dool deegaankan u yimaadaan.
Mashariicadda Xanaanaynta Xoolaha ee Qol-Caday iyo Aroori:waa Mushar...
Thursday, July 24, 2014
GABILEY MA WAXAY NOQOTAY XABAASHII XAABADA QURBAHA??
Sida aad wada ogsoon tihiin gobolka gabiley waxuu ka mid ahaa goboladii codka ugu tirada badan siiyay xukuumada kulmiye iyo madaxweyne siilaanyo hadaba iska daa abaal loo celiyee waxaa la yaable in xisbiga kulmiye dib u dhac weyn...
Thursday, July 24, 2014
Fadliga Habeenka Leylatul qadriga.
Allaah ayaa mahad iska leh bishan Ramadaan ka fadilay bilaha kale, walibana nagu galadaystay inuu ku khaas yeelay habeenka Qadriga oo ka khayr badan kun bilood, Nabadgelyo iyo naxariisna korkiisa ha ahaato Nabigeenii suubanaa Muxa...
Wednesday, July 23, 2014
Kulanada Habar-Magaado: Muxu kaga Dawan yahay Habrahii kale…
Waa Hadal Hayn iyo Kulamo Beelaysan, Waa Arin siyaasadaysan, dano Beelo kala dan ahaa ay isu arkeen in ay isku dan yihiin oo waliba dhalasho la xigsanayo markaa abtirsiinta dib loo racay, Sidaa Halku dhiga Shiraarka laga dhigay ab...
Wednesday, July 23, 2014
Xisbiyada Mucaaridku uma bisla Hanashada Hoggaanka Dalka!!
1. Hordhac
Waxa beryahan dambe si is-daba joog ah u soo baxayey hadallo iyo dhawaaqyo isugu jira dhalliilo iyo dhaleecayn xad-dhaaf ah oo aan sal iyo raad toona lahayn oo ay Xukuumadda kula dul kufayaan oo ay wadaan Xisbiyada...
Maalmaha Xanuunka Iyo Murugada( Days Of Pain And Grief).
kana fikiraan cawaaqibka iyo mustaqbalka umadooda iyo caruurtooda is nacaykana ku bedelaan isku tanaasul iyo jaarnimo
Taariikhda waxaan ku soo garaad sadey isnacayka yuhuuda iyo arabta oo ah dad wallaalo ah oo dhalasho ahaan is...
Friday, July 18, 2014
Fadliga 10 danbe ee bisha ramadaan.
Waxa xumaan ka nasahan illaaha baraarujiyay kuwaa ee toosiyay iyadoo dadku hurdaan, illaahay ayaa barako badan
Illaahay ayaa mahadleh ka illaahnimadiisa cidi ayna kulamaanayn ee sharafta badan iyo mulkigiisuna warayo iyo waynid...
Siilaanyo Wuxuu Taagan Yahay Halkii Xabiib Burqiiba,; Qormadii 1 aad:
Xukuumadda somaliland ee maanta jirta waxa lagu tilmaami karaa inay la mid tahay,laba kooxood oo iskugu yimid ciyaarta kubadda cagta ah oo final-ka ,ciyaartaasi garoonka ay ka dhacaysaana ma laha xakam ama garsoore ama siidhi wale...
Friday, July 18, 2014
Habaar Waalid Iyo Hadimo Jaceyl:- Qormaddi 1-aad W/Q Nasser Ahmed Abraham
Nimco waa hooyo sabool ah oo dagan kuna dhalatay magaaladda Hagriesa, waxay carruur dhashay “sadex hablood iyo Afar inamood”, hooyo Nimco waxay ubadkeeda ku korisay nolol aad iyo aad u adag, hooyo Nimco iyadaa qoyskeeda u shaq...
Friday, July 18, 2014
Dulmanayaal ka mid ah Mujaahidiintii Hadhaagii Halgankii Dalka Xoreeyey
Waxaanu si xushmad iyo sharaf ku jirto idiinku soo gudbinaynaa cabashooyinkayaga hoos ku qoran oo aanu kaga cabanayno xukuumdayada.
Nasiib daro xukumada jirtaa may ahayn tii aanu ka caban lahayn maadaama aanu aaminsayn in ay ta...
Thursday, July 17, 2014
Bisha Ramadaan iyo Raashinka; waa qalinkii Fardawsa Maax Xasan
Alxamdulillah waxaynu soo gaadhnay bishii barakaysneyd ee Ramadan. Bishan oo aynu wada ogsoonahay qiimaha ay xambaarsan tahay iyo ahmiyada uu Allaah swt. Siiyey, maadaama ay noqotay bishii uu soo degay Quraanka kariimka ah.
Wax...